Xaaji Xunjuf

Nomad
  • Content Count

    29,836
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    77

Everything posted by Xaaji Xunjuf

  1. Samafal bingo if there is no proper reconciliation this will continue we have seen it in the past during general siad bares regime that one tribe has tried to claim complete supremacy using the state resources. Reaction tribal rebel movements who want to claim the throne and than do the exact same thing equals distrust between the various communities and ofcourse ended up with the establishment of tribal homeland states. More and more Somalis are seeing Somalia needs real reconciliation instead of waving the blue flag and act as if nothing happened.
  2. Somaliland: Khatumo rebels defect to national army Army Cheif Ismail Shaqalle HARGEISA-According to press statement released from the office of Somaliland Army Chief Brigadier General Ismail Mohamed Osman ‘Shaqalle’ has announced that battle wagon where 14 soldiers onboard have defected from the separatist movement of Khaatumo on Thursday. The battle wagon along with 14 soldiers defected have surrendered to Somaliland National Army stationed in Gambadha in Sool region on Thursday at around 5 in the afternoon. The army chief further added in the press statement have decided to leave the rebels having bases in Taleeh after having seen that the rebels have no plans and hopes. The army chief reiterated of providing warm welcome to any young individuals that the Khaatumo rebels have brainwashed. Somaliland and militia men loyal to Khaatumo clashed on numerous occasions in Taleeh Which claimed the lives of many and the lost of properties. Somaliland signed peace deal with SSC rebels that resulted the head of the rebels to given ministerial positions in the president Silanyo’s cabinet.
  3. ^^^ War cuqaasha beelaha Somaliyeed wax haka sheegin cuqaashu wa dad la qadiriyo sharaf iyo karamo ku dhex leh Buslhada Somali.
  4. War anigu warka ma sheegin eeh wa wax hada jira bal jawaabteeda uun baynu sugayna
  5. listen to the elder here http://saadaalnews.com/2013/04/11/dhagayso-afhayeenka-odayaasha-beelaha-******-kismaayo-hawiyaa-iskaleh-maxaa-ka-galay-puntland/
  6. Dhagayso:- Afhayeenka Odayaasha Beelaha HAG Kismaayo HAG iskaleh Maxaa ka galay Puntland Apr 11, 2013 - Iyadoo Maalmihii ugu danbeeyay erayo kul kulul ay Saxaafadda isku marinayeen Odayaasha dhaqanka Beelaha Muqdisho iyo Isimada Puntland, ayaa waxaa si kulul oga jawaabay hadal shalay kasoo yeeray Nabadoon Xarago oo kamid ah Nabadoonada Puntland. Nabadoon Xarago oo Saxaafadda kula hadlay Magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari ayaa ugu baaqay odayaasha dhaqanka Beelaha Muqdisho inay ka daayaan faragalinta arimaha Maamul u samaynta deeganada Jubbooyinka iyo Gedo. Guddoomiyaha odayaasha Dhaqanka Beelaha Muqdisho Xaaji Axmed Diiriye Cali oo Saxaafadda Maanta la hadlay ayaa jawaab kulul ka bixiyay hadalkii kasoo yeeray odayaasha dhaqanka Puntland. “Maxaa u gaynaya ninka kasoo kacay Boosaaso ama Garoowe inuu yiraahdo Jubbaland baa la yiraahdaa meesha Kismaayo la yiraahdo maxaa u gaynaya Kismayo anagaa iska leh Ummadda joogta ee ku abtirsata Beelaha Muqdisho umadda le eg oo kale ma joogto Kismaayo, marka uu leeyahay Calankii Jubbaland baa laga taagayaa Kismaayo maxaa ku wata gardaradaas iyo ma garanaysaa dulmigaas maxaa ku wata” ayuu yiri Axmed Diiriye oo ka jawab celinayay hadalkii Nabadoon Xarago. Nabadoon Axmed Diiriye ayaa kamid ah odayaasha dhaqanka beelaha Muqdisho sida wayna oga soo horjeeda arimaha Maamul u samaynta deegaanada jubbooyinka ee ka socda Magalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada Hoose.
  7. No because Somaliland is built on compromises and healthy cooperation between its leaders the opposition of yesterday was Kulmiye and they had a say about the future of Somaliland. The same way wadani and ucid are opposition to the goverment but when national affairs as these come up they are one nation one people thats the beauty of Somaliland.
  8. Full house the Somaliland speaker of parliament wadani opposition party is also on board the Kulmiye chairman is there Sultan Faisal cali Waraabe is there to. The beauty of Somaliland all leaders and stakeholders are on board mashallah
  9. xiinfaniin;937506 wrote: source ? xaaji habaar which site posted this nonsense Allidamaala Garowe clan enclave website Xiinfaniin beryahaan aad baad igu kacsantahay maxa dhacay awoow Xaajigu wa Xaaji Wanaagsan oo kheyr ka shaqeya , inkastow siyaasada la isku af garanayn hadana xeer iyo dhaqanki soojireenka yaan laga tegin wa iga talo
  10. Khatumo rejects the talks " frameborder="0" allowfullscreen>
  11. Dadweynaha PL oo ka horyimd shirka ka furmaya Turkiga. Last update 12-04-13 Dadweynaha deeganada Puntland Aragtiyo ka dhiibtay shirka Turkiga ee Soomaalida ee inta badan umada Soomaaliiyeed ay ka bixinayaan aragtiyo kala duwan iyo fikiro isdhaafsan laga, taas muram weyn u ka dhalisay maamulada ka jira Soomaaliya. Shirka Soomaalida loo qabanayo ee wajigiisa labaad lagu qaban doono maalinta Isniintaa ee soo aaddan Qaar kamida Aqooyahanada soomaaliyeed oo aragtiyo kala dwan ka dhiibtay bilaabashada wajiga labaad ee wadahadlada dawladda Federaalka ee soomaaliya iyo maamulka Soomaliland oo ka furmaya dalka Turkiga. Iyadoo Maalinta sabtida ah ee taariikhdu ku beegantahay 13 bisha afaaraad, waxaa la qorshaynayaa in irdaha loo furo wajigii labaad ee wadahadalada soomaaliland iyo dawalda federalka soomaaliya, waxaana shalay magalada ankara gaaray wufuud kakala socday Labada dhinac. Waxaana Soo baxaya argtiyo kala duwan iyo muran weyn ka dhex qarxay Dadka siyaasiiinta ah iyo aqooyahanada soomaaliyeed bilabashada wajiga labaad ee wadahalada somaaliland iyo somaaliya, Prof. C/salaan yuusuf aadan (Dhoola yare) oo ka mid aqoonyahanada siyaasadda ka faalooda kuna sugan Puntland ayaa sheegay in rajo wanaagsan laga qabo shirkaasi miro dhalna uu noqon doono, balse wuxuu timaamay hadii dadkeeda iyo saaxibul wanaag wal caqli ay hogaamin waayaan aysan waxba kasoo baxeyn. Shirkaasi ayaa la filayaa in lagu jeexjeexo arimo kala duwan, kuwaas oo umada Soomaaliyeed qaarkeed ay u arkaan inuu soo kordhin doono dhibaato iyo muran
  12. laasqoray Somaliland deputy minister of mines and resources touring eastern sanaag laasqoray 3 subclans of maakhir the past 4 months declared their support for Somalilands government they held 3 different clan conferences Not only that the former governor for sanaag Mr dabayl for the garowe clan enclave recently joined Somaliland
  13. Madaxweynaha Somaliland Iyo Weftigiisii Oo Si Weyn Loogu Soo dhaweeyay Ankara April 12th, 2013 Ankara(Somaliland.Org)-Madaxweynaha Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) iyo weftigii uu hogaaminayey ayaa maanta gaadhay caasimada dalka Turkiga ee Ankara. Sida lagu sheegay qoraal ka soo baxay xafiiska Afhayeenka, waxa weftiga Halkaas si balaadhan loogu soo dhaweeyey garoonka Diyaaraha oo ay kaga horyimaadeen masuuliyiin sar-sare oo ka socda dawlada Turkiga. Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) iyo weftigiiisa waxa lagu qaabIlay Hab-maamuus sare, waxaana la filayaa in 48-ka saacadood ee soo socda uu ka qayb-geli doono shirka wada hadlalada Somaliland iyo Soomaaliya ee sida rasmiga uga furmaya dalka Turkiga gaar ahaan magaalo madaxdiisa Ankara.
  14. Madaxweynaha Soomaaliya iyo Wafdi uu Hoggaaminayo oo Maanta u dhoofay Dalka Turkiga si uu ula kumo Siilaanyo Jimco, Abriil 12, 2013 (HOL) — Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa Jimcaha maanta ah u dhoofay dalka Turkiga halkaasoo uu uga qaybgalayo kulan uu Turkigu garwadeen ka yahay oo la isugu keenayo Soomaaliya iyo Somaliland. Wafdiga madaxweynaha ayaa u badnaa xubno ka tirsan xafiiskiisa iyo dhowr wariye, waxaana horay dalka Turkiga ugu sugnaa wasiirro ay aad ugu dhow madaxweynaha oo ay ka mid yihiin: wasiirka arrimaha gudaha iyo amaanka Qaranka, C/kariin Xuseen guuleed iyo wasiir u dowlaha madaxtooyada, Faarax Sheekh C/qaadir. Dowladda Turkiga ayaa waxay dhawaanahan ku howlahayd sidii ay isugu keeni lahayd madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh iyo madaxweynaha Somaliland, Axmed Siilaanyo, iyadoo kulankoodan uu noqnayo kii ugu horreeyay oo ay yeeshaan tan iyo markii Xasan Sheekh xilka loo doortay. Siilaanyo oo horraantii toddobaadkan u ambabaxay dalka Turkiga wuxuu ka sheegay Hargeysa inuu farqi weyn u dhexeeyo Somaliland iyo Soomaaliya, balse ay iyagu diyaar u yihiin inay la hadlaan haddii maslaxad la helayo. Madaxweynaha Soomaaliya ayaa horay u sheegay inay diyaar u yihiin inay la hadlaan Somaliland iyo cid walba oo wadahadallo doonaysa, balse wuxuu ka soo horjeedaan in Somaliland ay tahay maamul ka go’ay Soomaaliya inteeda kale. Kulanka labada madaxweyne dhexmaray ayaa wuxuu furmi doonaan berri oo Sabti ah, iyadoo madaxweynaha Soomaaliya ay horay u sii raaceen markii ugu horreysay wariyeyaal Soomaaliyeed oo madax-bannaan si ay wararka shirka u soo tabiyaan. Turkiga ayaa wuxuu galaan-gal weyn ku leeyahay Soomaaliya tan iyo markii ay abaartu ka dillaacday Soomaaliya muddo hadda laga joogo laba sano, markaasoo ra’iisul wasaaraha Turkiga Recep Tayyip Erdogan uu yimid Muqdisho si uu u arko xaaladda dadkii abaaraha kusoo barakacay.
  15. Horta what ever happened to awdal state is it still canada how come we havent heard anything the past2 years
  16. Long live the republic of somaliland long live its people and may allah continue to bless their Land Never ever shall these proud people be ruled by foreigners
  17. Somalia, Somaliland presidents to visit Turkey for proximity talks (Medeshi) - The presidents of Somalia and Somaliland will visit Turkey on Saturday at the invitation of Turkish Foreign Minister Ahmet Davutoğlu for talks to mitigate problems the two sides are facing. Map of Somaliland in shown in the Horn of Africa A statement the Turkish Foreign Ministry released on Friday said Somali President Hassan Sheikh Mahmoud and Somaliland President Ahmed Silanyo will visit Turkey on Saturday. The presidents will have talks with Davutoğlu, President Abdullah Gül and Prime Minister Recep Tayyip Erdoğan. The statement noted that Turkey will continue to lend its support to finding a peaceful solution to the problems between Somalia and Somaliland through dialogue. Zaman - Turkey
  18. To be honest kenya and uganda is same either we get rid of both of them, or let them stay, you cannot call out kenya while uganda is there and you cannot oppose uganda, while kenya is there. They are both amisom and both of these countries are not somali countries
  19. What is this nonsense , xiin ma wax kalo u meesha so galiyu wayey War waxani wa sheekoyinki xawalayda By the way all the oromos are deported
  20. Well they are dowlad rasmi as they call it shouldnt they act like one according to baashi the new government can impose sanctions on somaliland.
  21. The talks are happening between Somalia and Somaliland i will not be surprised if they the 2 sides agree to have a 3rd party involved in the process of these talks in the later talks as an outcome. As they did in the previous talks requested to have legal experts in the upcoming conference these talks are a process and they are heading towards the official dissolution of the failed union. You have to understand where hassan is coming from,hassan from his point of view and the HAG clique wants a union but not at all cost ,but not even from hassans perspective the international community wants a peaceful solution, and they will put it in such a way that hassan and co will not be linked to insubordination so that he will be seen as some one who tried his best. It will not even get to the parliament of Somalia as they themselves were grouped together and organized by the IC with a strict mandate. You guys have to see these talks as a way to solve the long conflict between SL and Somalia, the IC was busy fixing Somalia the past 21 years while Somaliland continued to exist as a defacto state, with minimum support the IC was fine with that the IC was always very neutral when it came to the SL case , but since Somalia was in turmoil. The other side had to have something that resembles a goverment in order to reach a final settlement between SL and Somalia.
  22. http://allidamaale.com/article.php?id=2893