-
Content Count
29,836 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
77
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Xaaji Xunjuf
-
https://www.youtube.com/watch?feature=player_embedded&v=H-gAV6HzrHk#!" frameborder="0" allowfullscreen>
-
SIILAANYO: “Somaliland kama laabanayso Moqifkeeda gooni-isu-taaga, balse diyaar ayaan u nahay wax wada-qabsi” Axad, Abriil 14, 2013 (HOL) — Madaxweynaha Somaliland, Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa sheegay in heshiiskii ay isaga iyo madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud kala la saxiixday uu nuxukiisu ahaa sidii ay labada dal uga wadashaqeyn lahaayeen danahooda. Heshiiskan ayaa wuxuu dhigayay in dowladda Soomaaliya iyo Somaliland ay kawada shaqeeyaan dhinaca ammaanka, la dagaalanka burcadbadeedda iyo Al-shabaab iyo weliba inay wadaagaan deeqaha dibadaha ka imaanaya. “Heshiiska aan saxiixnay nuxurkiisu wuxuu ahaa sidii looga wada-shaqeyn lahaa danta iyo maslaxadda labada dal,” ayuu yiri Siilaanyo oo u waramayay idaacadda VOA-da isago intaas ku daray in Somaliland aanay marnaba ka laaban doonin go’aankeeda ku saabsan gooni-isku-taagga. Su’aal ahayd qaabka deeqaha loo wadaagayo iyo sida ammaanka ay labada dhinac u wada-sugayaan ayuu kaga jawaabay: “Sidii markii hore looga wada-shaqeyn jiray ayaa looga shaqeynayaa, waxaana laga hortagayaa wax walba oo dhibaato u keenaya sida burcadbadeedda iyo in wadahadallada lasii wado iyo in wax walba oo dhibaato ku keenaya gobolka la iska ilaaliyo.” Madaxweynaha Somaliland ayaa sidoo kale sheegay in Somaliland ay ka go’an tahay inay hesho aqoonsi caalami ah, isagoo sheegay in kulammada ay la yeelanayaan dowladda Soomaaliya ay tahay si ay caalamka u tusaan sida ay diyaarka ugu yihiin inay mandiqadda nabad kula noolaadaan. “Caalamka ayaa ogaanaya mowqifka Somoaliland ka taagan tahay gooni-isku-taageedda oo aan laga laabanayn ayna ku adag tahay inay madax-banaanideeda hesho, balse ay diyaar ayaan u nahay wax wadaqabsi iyo wixii labada dal dan u ah,” ayuu Siilaanyo kaga jawaabay su’aal ahayd faa’iidada Somaliland ugu jirta wadahadallada mar haddii aan laga hadlin gooni-isku-taaggooda. Dhanka kale, guddoomiyaha xisbiga mucaaradka ah ee UCID, Faysal Cali Waraabe oo isaguna la hadlay warbaahinta ayaa sheegay in Somaliland ay ka go’an tahay inay hesho aqoonsi caalami ah, isagoo sheegay inaysan dhici doonin in dib ay ula midoobaan Soomaaliya.
-
-
Dr_Osman;937974 wrote: The agreements at this meeting were no different to what Puntland signed with the PM. Move on boys Puntland is not impressed with this copycat meeting Puntland doesn't need to meet with SFG anywhere outside Garowe. Waxas wa gobinimadeena iyo kalsoonida aanu isku hayno. It seems somaliland needs mediator hold your own down waryaa rather then having another country hold your hand like a wife to protect u from the SFG. The DR is officially back UNLEASHING Ditoore your enclave is a mere province of Somalia , your leaders agreed with culusow to have one central army, remember the last agreement saacid signed with faroole that army will be controlled from Xamar. Your prime minister visited his region and signed a deal with his province you were part of the road map you helped built this government but ditoore ,cabdi cawar got sidelined matter infact the Puntlanders lost their influence in Xamar.
-
Somali dee waligood waxay ahayeen qawmiyad aad u kala fog waligood dowlad ma wadaagin wadaagi mayaa. Magaca somali eeh magac u yalka uu ba ka dhexeya laakin dawlad yeelan mayaaan ay u dhan yihin because isticmaarka ka hor xita dawlad may lahayn marka wa caadi
-
Somaliland:Turkey Meeting Set Issues Straight Letting be all rumours peddled within and without, it is noteworthy to shade a logical light on the Turkish SL/Somalia talks to put things straight. It is quite well known that the last time the Somalia question was delved into abroad, and by extension vis-à-vis the Somaliland factor, both the London Chevening and Dubai communiqués were dealt with and addressed by the TFG while in her twilight. With the exit of the TFG (and after a two decade hiatus), a centralized federal oriented government enters the scene. It is therefore natural for the incumbent Somalia President to reiterate the objectives of the subjects set at the stage hence formally acknowledge the status quo of the scenes of the episodes that are both abound and expected to unfold. Again, it is against this background that both sides had/have to meet and face and live up to the expectation; however sensitive, fragile or grey matters they may be. A plus for the SL as per the Turkey meeting is that that which off-sets the wishes of anti-Somalilanders who wanted to see SL at the May 7th London round-table. While both the world and this country acknowledge the “more legit” Hassan regime, the fact is that the impending future talks would have to continue whatever the case. This Turkey party puts to rest the upcoming London one thus validating our difference as an entity very distinct from the southerners. It also underscores the importance of the British non-invitation of Somaliland. In other words what has been clarified is the UK acknowledgment of the real issue at stake hence respected our stand by not inviting us to an exclusive Somalia affair. Every mind, small ones notwithstanding, ought to know that the London one would undermine our status if we do attend. We are happy that, as for starters, Hassan swiftly conceded the two state (at par) setting, a bone of contention that shouldn’t have been in the first place. These are contained in the earlier meetings signed by Sh. Sharif, hereafter (now) reiterated by the incumbent president. M A EGGE Somalilandpress.com
-
" frameborder="0" allowfullscreen>
-
Ethiopian Liyuu Boolis kill famous doctor in Cabuudwaaq, Galgadud
Xaaji Xunjuf replied to Saalax's topic in Politics
^^ i care for all Somalis. -
Che but this is a permanent goverment not a transitional one it doesn't have much control on the ground domestically its still disorganized but its still regarded as the legitimate of government of Somalia.There is also a parliament and they have to approve what ever agreement the 2 sides agree on in the near future. The implementation on the ground will be a bit difficult but they still could agree, not saying SL and Somalia will agree any time soon but there is still a chance as long as the talking continues.
-
-
Turkey’s Contribution to Efforts to Overcome Problems between Somalia and Somaliland 13.04.2013 President Abdullah Gül met with President Sheikh Mohamud of Somalia and President Ahmed Mohamed Silanyo of Somaliland at the Çankaya Presidential Palace. During the talk among the three Presidents, which was held at the invitation of Turkey, the “Ankara Communiqué”, which aims at overcoming the existing problems between the Federal Republic of Somalia and the Republic of Somaliland through dialogue, was signed. The three Presidents discussed how to overcome the current conflicts between Somalia and Somaliland, reviewed Turkey-Africa relations which have considerably gained momentum in recent years and tackled other regional issues during their talks which Foreign Minister Ahmet Davutoğlu also attended. This meeting between Presidents Gül, Mohamud and Silanyo is regarded as the first step toward the resolution of the existing problems between the two African countries by means of dialogue and good will. As part of this objective, the “Ankara Communiqué” was signed. The three Presidents underscored that Turkey’s contribution to this dialogue process between Somalia and Somaliland will continue and they also decided to hold another trilateral meeting in Istanbul within 90 days. President Mohamud of Somalia, who took office in September, 2012, had paid his first foreign visit to Turkey in December last year.
-
-
Ankara Communiqué 13 April 2013 Following the meeting at Chevening House (UK) of June 20-21, 2012 and the Dubai (UAE) of June 28, 2012, President Hassan Sheikh Mohamud of the Somali Federal Republic and President Ahmed Mohamed Silanyo of Somaliland Government met on 13 April 2013 in Ankara. The meeting is hosted by the Government of Turkey at the request of the two parties. The purpose of this meeting is to reopen the dialogue after the change in the leadership of the Somali Federal Republic, and to establish a way forward for the dialogue. The two parties: 1. Expressed their commitment to the continuation of the Dialogue. 2. Endorsed the content of the Chevening house Declaration agreed on 21 June 2012, and the Dubai Statement signed on 28 June 2012. 3. Stated that the Dialogue is between the Federal Government of Somalia and the Government of Somaliland. The international community that is supporting this process will only provide facilitation when is needed. 4. Agreed to encourage and facilitate International aid and development provided to Somaliland. 5. Agreed the need to consolidate a cooperation on security sector through sharing intelligence, training as well as sharing scholarships for security sector professionals in order to become more effective in the fight against terrorism, extremism, piracy, illegal fishing toxic dumping, maritime crime and serious crime. 6. Proposed to meet within 90 days in Istanbul at a date later to be agreed by the parties. 7. Agreed to refrain from using any inflammatory language and any other act which may put the continuation of the Dialogue at risk.
-
Goldogob Clan of the jubbas reject jubbaland
Xaaji Xunjuf replied to oba hiloowlow's topic in Politics
lol@ u used to have brains -
Shirkii Qaaxo Ee Xassan Culusow Iyo Jabhada SNM Uga Socday Dalka Turkey Oo Qodobo ay Ku Heshiiyeen Kasoo Saareen (Dhagayso). Ankara(Allssc): Waxaa goor dhaw Magaalada Ankara ee Xarunta dalka Turkiga lagu soo gaba gabeeyay, wada hadalo maalintii 2-aad uga soconaayay Somalia iyo iyo jabhada SNmta. Xasan Sheekh Maxamuud(Culusow) iyo Axmed Maxamed Maxamuud “Siilaanyo”, ayaa waxay maanta isku arkeyn shirkaan, oo goor dhaw la soo gaba gabeeyay Shir saacado badan oo maanta ka soconaayay Magaalada Ankara kadib, ayaa waxaa laga soo saaray War Murtiyeed ka kooban 7 qoddobo, oo ay labada dhinac ku wada heshiiyeen. Goobta War Murtiyeedkaan laga akhrinaayay ayaa waxaa goobjoog ka ahaa Raa’isal Wasaaraha dalka Turkiga Recep Tayyip Erdoğan, oo isugu dadaal ugu jira sidii labada dhinac, ay isugu soo dhawaan lahaayeen. Halkan Hoose Ka Dhagayso Halkan Ka Dhagayso War Murtiyeedka laga soo saaray wada hadalada Ankara 1-In la sii wado wada hadalada labada dhinac u soconaaya 2-In heshiisyadii hore ee London iyo Dubai la tex geliyo/dhawro. 3-In labada dhinac ay wada hadalada sii wadaan, iyadoo markaasi ay Beesha Caalamka ka caawin doonto dhinaca farsamada 4- In ammaanka ay iska kaashadaan labada dhinac. 5-In la wada wadaago, deeqaha ay heleyso Somalia 6-In muddo 90 maalmood ah lagu qabto wada hadalo kale, oo markaasi lagu sii wadayo wada hadaladaan, laguna qabto Magaalada Istanbul. 7-In labada dhinac ay joojiyaan hadalada xanafta leh, ee wax u dhimi kara wada hadalada u soconaaya. Hadaba Shabakada Allssc ayaa waxay u aragtaan bayaanka xambaarsan 7 qodob mid baadil ah iyadoo asalka wada hadaladan ay yihiin kuwo ay qol gooni ah isku soo xirteen labo jabhadood. Hadaba akhristayaasheena sharafta leh waxaa u balan qaadeynaa in aan idiin cadeyno hagardaamada ay ku tashanayaa labadan jabhadood oo kala jooga Muqdisho iyo Hargeyso.
-
Madaxweyne Siilaanyo Oo Ka Hadlay Ahmiyadda Ay Somaliland uu u leeyahay Heshiiska Ankara April 13th, 2013 Hargeysa (Somaliland.Org)- Madaxweynaha Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo), ayaa caawa ka hadlay heshiiska Somaliland iyo Soomaaliya caawa ku kala saxeexdeen Magaalada Ankara ee dalka Turkiga. “Waxa heshiiskan looga wada shaqaynayaa sidii kuwii horeba looga wada shaqaynayay. Waxa laga wada shaqaynayaa wixii danaha maslaxada mandaqada ku saabsan sida budhcad badeeda iyo wixii waxyeelaya in lala wada dagaalamo oo meel looga soo wada jeedsado ayaa loo baahan yahay,”ayuu yidhi Madaxweynaha Somaliland oo u waramayay laanta Afsoomaaliga ee VOA-da. Madaxweynaha oo la weydiiyay su’aal ahayd waxa faa’iido ah ee ugu jirta Somaliland wada hadaladan maadaama oo aan kulankii sadexaad Somaliland iyo Soomaaliya lagu soo qaadin qadiyada Somaliland, waxaanu madaxweynuhu yidhi “Faa’iidada ugu jirtaa Somaliland waxa weeye caalamkii ayaa Somaliland mowqifkeeda ogaanaya, waxaanay mar walba fursad u helaysaa inay u cadayso mowqifka ay taagan tahay oo aan ahayn mid is bedelaya.” “Waxay cadaynaysaa Somaliland inay ku adag tahay,kuna dagaalamayso inay madax-banaanideeda hesho.balse ay diyaar u tahay wax wada qabsi iyo wixii mandaqadda maslaxad u ah iyo labada dalba in meel looga soo wada jeedsado, sida budhcad badeedda iyo wixii la mid ah,”ayuu yidhi intaas raaciyay Madaxweyne Axmed Siilaanyo.
-
" frameborder="0" allowfullscreen>
-
STOIC its a process it also shows the international community that Somaliland is willing to hold talks with Somalia, and that its very flexible to clarify the future relations between the 2 sides. The top Turkish leaders president gul and erdogen were present at the press conference the 2 president held after the conference. If Somalia gets millions of dollars in aid , than Somaliland get its bilateral aid equally shared since Somaliland doesn't get much aid from the world only from Denmark and Britain.The Koonfurian brothers just need some time to let it sink the idea of Somaliland particularly their leaders. Since 5 decades ago the agreement between SL and Somalia was quickly signed this time it takes a little bit more time to agree on a final settlement.
-
Its a process Che this was the first ever official meeting between Somalias permanent goverment and Somalilands government, ofcourse they wouldn't agree on the first meeting. But its going some where as long as there is a will to continue these talks i am optimistic they will agree in the near future.