-
Content Count
29,836 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
77
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Xaaji Xunjuf
-
^^ Haven't they tried that already weren't some of the political elites of eastern sool and eastern sanaag in bed with the pirates in the past but, the pirates are Somalia remember. But it all failed so there is no point for you to ask questions you already know the answer.
-
DHAGEYSO COD: Odayaasha Puntland “Xamar Caasimad Soomaaliyeed ahaan mayso inta Oday Xaad iyo Axmed Diriye colaadda ka hurinayaan, Madaxweyne Xasan Culusow-na uu ka aamusan yahay” Odayaasha iyo Nabadoonada degaamada Puntland ayaa dulqaadkii tuuray kana hadlay dhowr qodob oo ay u arkeen inay muhiim tahay in loo bayaamiyo Dowladda iyo dadka Soomaaliyeedba. Qodobo kala duwan bay ka hadleen waxaana ka mid ah: Waxa ay dowladdu ka damacday Odayada sheeganaya odayaasha dhaqanka ****** ee maalin walba saxaafadda hortaagan ee hurinaya colaadda qabiilka kusalaysan marmarka qaarkoodna kuba hadla afka dowladda, dowladduna dhegaha ka furaysato, islamarkaana shirarka qaranka dhex fadhiya iyagoo is tusay inay yihiin odayaal wakiil ka ah dadka soomaliyeed. Odayadu waxay kaloo caddeeyeen nimankan caadaystey aflagaadada iyo kala irdhaynta ummada Soomaaliyeed hantidii ummadana Xamar ku haysta oo aan lagala xisaabtimin welina aan aqbalin oo aan garoowsanayn Xamar inay tahay Caasimaddii Soomaaliyeed ee u haysta goof ay iyagu leeyihiin dadka joogaana iyaga magan uyihiin. Odayadu waxay Madaxweyne Xasan Sheekh ugu baaqeen inuu ku shaqeeyo dastuurka, dhexdhexaadna u noqdo ummadda Soomaaliyeed kuna hago Dastuurka Federaaliga ah iyo rabitaanka ummadda. Waxay ugu danbeyntii odayadu ugu baaqeen dadka wada howsha Maamul usamaynta Jubbooyinka inay u caddaalad falaan ummada ku nool saddexdaa gobol qof walbana xaqiisa marsiiyaan. Waxay kaloo intaa ku dareen inay dedejiyaan maamulka Jubbaland si aanay fursad usiin kuwa ku howlan inay carqaladeeyaan. Halkaan hoose ka dhageyso Nabadoonada Puntland:
-
Ururka HAG Action Group oo Qabtey Shir Looga Soo Horjeedo Maamulka Jubalan,Kicin iyo Nacaeyb qabiila Looga Hadlayo (Daawo) London(Allssc): Tvga lagu magacaabo Royal TV ayaa dhawaan soo daayey d´shir weyn oo uu qaban-qaabiyey ururka uu ka mid yahay madaxweyne Xasn Culusoow ee HAG Action Group (HAG) kuna qabtey hool weyn oo ku yaala magaalada London ee cariga ingiriiska. Shirkan ayey waxey kusoo ururiyeen dad u badan gobolada bay iyo beesha muqdisho degta, waxaana loo bixiyey shir ay shireyeen dadka koonfurta somalya dega, iyagoo kasaarey dad badan ooy ku jiraan dadka dega gobolada jubooyinka iyo gedo, sababtoo ururkan HAG wuxuu qabaa ineysan dadka goboladaa degaa xaq u laheyn iney dhuk´lkaa degenaadaan lagan qixiyo mustaqbalkana somaliya oo dhan laga saaro, waa sidey qabaane. Markaad eegto Sida ay waxuwadaan Xasan Culusoow, Odayaal Sheegta iney magaca beesha Muqadishu ku hadlayaan, ururkan HAG action group iyo isxulufeysigii dhawaan lagu dhawaaqey ee SNM iyop Maamulka Culusoow waxaa kuu soo baxeysa ineysan weli dadkaasu ka daalin wixii ay wadeen ilaa 91-kii, ayna soomaali mustaqbalka u wadaan ineey qabiil walba gobolkuu dego la go’o, ulana galo wadamada deriska ah soomaaliayan aysaa ku burburiyaan hadaan wax garadkoodu qaban, mana muuqato arintaasu. Watch here !
-
Madaxweynaha Dawladda Federaalka Ah Ee Somaliya Oo Ugu Sii Jeedda Magaaladda Addis ababa Kulan Lagu Dhexdhexaadinayo Isaga Iyo Hogaamiyeyaasha Itoobiya Iyo Kiiniya. Muqdisho(Ramaas) Apr.18, 2013 - Wararka aan ka helayno magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in Madaxweynaha dowlada Federaalka Somalia ku wajahan yahay wadanka Itoobiya halkaas oo uu kaga qayb galayo shir ay isugu imaanayaan wadamada Itoobiya, Somaliya, Kenya iyo Jabuti. Kulankaan ayaa wararku sheegayaan inuu qaban qaabqaabiyey Madaxweynaha Jabuuti Ismaaciil Cumar Geele. Madaxweynaha Jabuti oo gadh-wadeen ka ah kulankan ayaa xogaha laga helayo xusayaan inuu ku dhexdhexadinayo Madaxweyne Xasan Shiikh iyo Madaxweynaha Kenya iyo Ra'isal wasaaraha Itoobiya. Xidhiidhka dowladaha Itoobiya iyo Kenya ay la leeyihiin dowlada Federaalka Somaliya ayaa maraya heerkii ugu hooseeyey, kadib markii labadan wadan saluugeen siyaasada Madaxweyne Xasan Shiikh ee ku wajahan wadamada dariska ah. Wadanka Kenya ayaa ciidamadoodu ku sugan yihiin gudaha Somaliya, gaar ahaan gobolka Jubada Hoose, halka dowlada Itoobiya dhawaan ciidamadeeda kala baxdey qaybo kamid ah gobolada Bay iyo Bakool. Dowlada Kenya oo ciidamadeedu ku sugan yihiin magalada Kismayo ayaa tageersan shirka maamulka loogu dhisayo gobolada Jubooyinka, halka ay ka biyo diidsan tahay dowlada Federaalka ee uu Xasan Shiikh ka yahay Madaxweynaha. Dhinaca kale, cilaqaadka Itoobiya iyo dowlada Federaalka ah ayaan wanaagsaneyn, kadib markii guddoomiyahii hore ee Bay oo xidhiidh dhaw la lahaa ciidamada Itoobiya ee gobolka ku sugnaa in la badaley, kuwaas oo degaanadaas ka qabsadey xooggaga Al-Shabaab. Wadanka Itoobiya ayaa dhinaca kale, ka biyo diidan iskaashiga sii kordhaya ee u dhexeeya Xukuumadda Xasan Shiikh iyo dawladda Masar. Si kastaba, ha ahaatee kulankan ayaa la filayaa in diirada lagu saaro sidii la isugu soo dhoweyn lahaa Uhuru Kenyata oo dhowaan la doortey, Ra'isal wasaraha Ethiopia iyo Madaxweynaha Somaliya, kuwaas oo aan ku faraxsaneyn siyaasada Xasan Shiikh ee ku wajahan wadamada dariska la ah Somaliya, wadamadan oo qayb libaax ka qaatey dagaalka lagula jiro kooxda Al-shabaab.
-
Thursday, April 18th, 2013 | Posted by SEK5 Madaxweynaha Dowladda Federaalka Xasan Sheekh oo dhowaan tagaya waddanka Ethiopia…. Waayo?? Wararka aan ka helayno magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in Madaxweynaha dowlada Federaalka Somalia mudane Xasan Sheikh ku wajahan yahay wadanka Ethiopia halkaas oo uu kaga qayb galayo shir ay isugu imaanayaan wadamada Ethiopia, Somalia, Kenya iyo Jabuti. Kulankaan ayaa wararku sheegayaan inuu qaban qaabqaabiyey Madaxweynaha Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle. Madaxweynaha Jabuti oo garwadeen ka ah kulankaan ayaa xogaha laga helayo xusayaan inuu ku dhexdhexadinayo Madaxweyne Xasan Shiikh iyo Madaxweynaha Kenya iyo Ra’isal wasaaraha Ethiopia. Xiriirka dowladaha Ethiopia iyo Kenya ay la leeyihiin dowlada Federaalka Somalia ayaa maraya heerkii ugu hooseeyey kadib markii labadaan wadan saluugeen siyaasada Madaxweyne Xasan Shiikh ee ku wajahan wadamada dariska ah. Wadanka Kenya ayaa ciidamadooda ku sugan yihiin gudaha Somalia gaar ahaan gobolka Jubada Hoose halka dowlada Ethiopia dhowaan ciidamadooda kala baxdey qaar ka tirsan gobolada Bay iyo Bakool. Dowlada Kenya oo ciidamadoodu ku sugan yihiin magalada Kismayo ayaa tageersan shirka maamulka loogu dhisayo gobolada Jubooyinka halka ay ka biyo diidan tahay dowlada Federaalka ee uu Xasan Shiikh ka yahay Madaxweynaha. Dhinaca kale xiriirka Ethiopia iyo dowlada Federaalka ah ayaa wanaagsaneyn kadib markii gudoomiyahii hore ee Bay oo xiriir dhow la lahaa ciidamada shisheeye ee gobolka sugan la badaley kuwaasoo deganadaas ka qabsadey xoogaga Al-Shabaab. Wadanka Ethiopia ayaa dhinaca kale ka biyo diidan xiriirka sii kordhaya ee u dhexeeya dalka Masar oo ay ka arrimiyaan ururka Akhwaanul Muslimiin iyo koox diimeedka Damul Jadiid kuwaasoo awood siyaasdeed ku leh dowlada Xasan Shiikh. Si kastaba ha ahaatee kulankaan ayaa la filayaa inuu diirada saaro sidii la isugu soo dhoweyn lahaa Uhuru Kenyata oo dhowaan la doortey, Ra’isal wasaraha Ethiopia iyo Madaxweynaha DFS kuwaasoo aan ku faraxsaneyn siyaasada Xasan Shiikh ee ku wajahan wadamada dariska la ah Somalia kuwaasoo qayb libaax ka qaatey dagaalka lagula jiro kooxda Al-shabaab. Puntlandi
-
I believe these regions are not after independence if i am not mistaken and if they were they would come up with it. If sl is not allowed to have an exit way out than the status quo will remain. Oo sheekadu waxay noqon shimbiriooy heesa hees wanaagsan heesa. That its self is not good for both somalia and somaliland. Because it will not unite the country people will be further away
-
Waranle_Warrior;939782 wrote: Scottish or Federal model, SL will remain part of Somalia. No clan is able to call the shots against other Somali clans specially when the SFG is weak and unable too make a decision. If SL gets what most of you are suggesting as referendum so will every other clan state call for the same thing, Ahmed Blacky and Jubbaland guyz will declare themselves a break away region of Somalia. As we all know and see from everyday experiences all Somalis are copy paste, if one tries something and gets away with it so will everybody else copy and boom the SFG in Mogadishu will finally see itself lost control of all the country. There will be no referendum and SL will be part of Somalia, of course there will be other negotiations. Are u saying ahmed blackie wants independence from somalia What is stopping him now from taking the independence route , is he waiting for sl to be recognised or something Last time i checked somaliland made a union with somalia and after thirty years it said good bye So how do you think that will change in the future
-
Nasiib Bunda, a forgotten Somali (1800-1900's)
Xaaji Xunjuf replied to SomaliPhilosopher's topic in General
Halyey may allah bless your soul he deserves indeed a statue is that a pistol what he is carrying rag oo rag dhe. He is a Somali hero. -
Mooge what do you lot call the goverment beryahan dawlada candho wadaag shalay bu nin iga sheekeneye on the floor:D
-
Apophis;939697 wrote: Spare me the platitudes and the propaganda sxb. The "most creative" kulahaa. I'm sure old man Silaanyo could have used that "creativity" while jet lagged in Ankara. The process is in the making i am sure we will reach an agreement soon with the Koonfurians to officially on their side to dissolve the union Every one happy you happy me happy the koonfurians happy. Its also an emotional attachment many koonfurians have with Somaliland that needs to be dealt with and i think bit by bit they are accepting that Somaliland is long gone.
-
How can they bring in a failed politician this party will be a failure if cabdi cawar joins
-
Homunculus;939692 wrote: A Somalia wide referendum is not logical, but even allowing a referendum in Somaliland will be a Pandora box in Africa and open the door for many secession movements that have bigger grievances than Somaliland. Even a framework for a referendum could prove very complicated and and make it impossible especially in the eastern regions. I find the idea quite ludicrous. A referendum for Somaliland is feasible . other secession movements have been defeated by the mother country. Somaliland is quiet different it united with Somalia in 1960 and withdrew from the union in 1991. One side is still not in agreement, for the Somalilanders the union is long dead. Matter infact the AU will support and bless a UN supervised referendum if both Mogadishu and Hargeisa agree on it. In 2005 the African union send a fact finding mission to Somaliland and they said that Somaliland case for statehood should not be considered an open pandora box for other secessionist enclaves in the African continent.
-
Apophis;939689 wrote: why do we (Somalia) insist on keeping this gangrened leg? We should cut it off, blockade it (North Korea style) and keep on rolling. We need nothing from that desert wasteland. Apophis that is all Somaliland want, but in reality the Koonfurians and some segments of the koonfurians some more than others view Somalilanders and the Somaliland republic as people of great value. They know that the Somalilanders are the most creative in the horn the most outspoken people and ofcourse the best organizers may it be building states and very democratically capable. The Somalilanders are trend setter. Apophis you are a rational lad because you did not grew up in Somalia and you are not a pure Koonfurian, so i see where you are coming from.
-
^^ Its a conference on Somalia, carafaat are you a flipflopper in the other thread you said i dont get what Somaliland benefits from the conference and now you are saying the 2 conferences are the same. Maybe you dont know but this upcoming conference is chaired by hassan culusow and david Cameron. There is no room for Somaliland do you think Somaliland will gain anything if it attends a conference for Somalia led by Somalia.
-
AfricaOwn;939661 wrote: Eng. Faisal message needs to be consistent and I hope that he takes a strong stance against the London conference. Indeed Ucid and wadani stance should be no to the London conference and they should prepare organize the masses in SL. The hell with AID and the beggar mentality, Somaliland status as an independent state is much more valuable than any AID.
-
Vice President of Somaliland when and where we in Somaliland are ready for talks with Somalia.
-
“Mar walba oo loo baahdo wada-hadallada Somaliland iyo Soomaaliya diyaar ayaanu u nahay” April 18th, 2013 Hargeysa, (Somaliland.Org)- Madaxweyne ku-xigeenka Somaliland Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici) ayaa soo dhaweeyay qodobadii ka soo baxay wada-hadaladii Somaliland iyo Soomaaliya ku dhexmaray magaalada Ankara ee dalka Turkiga. Madaxweyne ku-xigeenka Somaliland Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici) oo u warramayay Telefishanka Qaranka, ayaa waxa uu sheegay in qodobadii ka soo baxay wada-hadaladii Somaliland iyo Soomaaliya ay muhiim u ahayd Somaliland, waxaanu tilmaamay in shacbiga Somaliand soo dhaweeyay qodobadii ka soo baxay halkaas. Cabdiraxmaan Saylici sidoo kale waxa uu tilmaamay inay fursad qaali ah u tahay shacbiga iyo dawladda Somaliland, isagoo arrimahaas ka hadlaya waxa uu yidhi. “Fursad aad u muhiim ah ayay ahayd sababtoo ah sannadkii hore bishii labaad shirkii lagu qabtay Ingiriiska qodobadkii ka soo baxay aad bay muhiim u ahaayeen, kuwaasoo qeexayay dhibaatadii muddada labaatanka sanadood soo jiitamaysay ee Somaliland iyo Soomaaliya u dhaxaysay oo lagu qeexay in beesha caalamku taageerto wada-hadaladii u dhexeeyay Somaliland iyo Soomaaliya runtii waxay ahayd qodobo aad u muhiim ah waxa daba socday labo shir oo midna London lagu qabtay midna lagu qabtay Dubai, labadaas shirna waxay ahaayeen shirar aynu la yeelanay dawladii ku meel-gaadhka ahayd ee hore waxay daba socotay shirarkii noocaa ahaa oo beesha caalamku go’aansatay in labadii dal ee la kala odhan jiray Somaliland iyo Soomaaliya ama maxmiyadihii Ingiriiska iyo Talyaaniga midnimadoodii dhibaato ka timi oo burburkii Soomaaliya ku yimi qayb ka ahayd, iyadoo reer Somaliland go’aansadeen in xornimadoodii dib ula soo noqdaan, waxaanan qabaa inay ahayd arrin beesha caalamku garowsatay.” Madaxweyne ku-xigeenka oo hadalkiisa sii wata waxa uu intaas ku daray. “Labaatan sanno aanay jirin cid aynu la hadalnaa markay soo dhawaatay dawladii Soomaaliya oo dawladu ka baxday ku meel-gaadhkii wada-hadalkii koowaad dawlada Turkiga oo walaalaheena oo mucaawino ina siisa iyo gacan siyaasadeed ay wada-hadalkii sii wado fursad aad u qiimo badan ayay u ahayd Somaliland oo ay soo dhawaysay.” Madaxweyne ku-xigeenka ahna oo ku simaha madaxweynaha waxa uu sheegay inay mar walba Somaliland diyaar u tahay inay goob kasta oo lagu wada-hadli karo ay tagto “Anagoo tixgalinayna go’aanka beesha caalamku qaadatay mar walba iyo goob kasta oo loo baahdo wada-hadalada Somaliland iyo Soomaaliya diyaar ayaanu u nahay.” Sidoo kale, Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici) waxa uu cambaareeyay weerar ay koox hubaysani ku qaaday saldhig ku yaala magaalada Caynabo, kaasoo lagu dilay taliyihii sirdoonka gobolka Saraar, “Falkaa ummadda Somaliland waa ka tacsidaynaa ciddii ku dhimatayna eheladii iyo qaraabadii samir iyo iimaan Alle ha idinka siiyo, dhamaanteena samir iyo iimaan hay naga siiyo, runtii fal fool xun bay ahayd maanta ummadda Somaliland halka ay marayso karaamada ay caalamka ku leedahay sida loogu soo jeedo loogu soo dhiiranayo in la maalgashado, waxay ahayd fal aad iyo aad sumcadeena wax u dhimaya dad shicib ahi inay weeraraan goob dawladdu leedahay runtii aad iyo aad baan uga tacsidaynayaa ummadda Somaliland, waxaan leeyahay ciddii falkaa ku kacdayna ha ka istaafuruqlaysato ummadda Somaliland ayay meel kaga dhaceene.” ayuu yidhi Madaxweyne ku-xigeenka Somaliland Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici).
-
Voter registrations a year prior to the referendum That way it wil be only somalilanders voting not pirates koonfurians shabaabians defeated lot all will be disqualified And a referendum means only for the somaliland people from lawya cado to yoocade
-
This will fail lol
-
Somaliland Will Attend the London Conference?
Xaaji Xunjuf replied to Che -Guevara's topic in Politics
Tallaabo there is noo parliament they are a bunch of guulwadayaal And. Somaliland will not have a decent parliament next coming two years But siilaanyo knows what is at stake he cant come with. Meeqaam sare kursi macaan ba lana fadhisin doona Boodhkayaga somaliland ba ku qoran Silaanyo will have a problem with the masses in sl. Who would want his head if he makes such a foolish mistake -
Sayid qardho somaliland could only accept thIs if a un supervised referendum is given with in the next 3 years longer than that is unacceptable. South sudan was 5 years eritrea was 2 years somaliland max 3 years.
-
Chaos in Somaliland, intelligence chief killed, clashes in Burco
Xaaji Xunjuf replied to Somalia's topic in Politics
:D