Xaaji Xunjuf

Nomad
  • Content Count

    29,970
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    78

Everything posted by Xaaji Xunjuf

  1. Aqoonyahan Cismaan Badawi” Heshiiskii Soomaaliya iyo Somaliland waa mid qatar ku ah Midnimada Soomaaliya [Dhageyso] | ON APRIL 23, 2013 Aqoonyahan Cismaan Xaaji Xasan Cumar [badawi] 00 ku mid ah Aqoonyahanada Soomaaliyeed ayaa wareseysi dheer ee uu maanta siiyay Warbaahinta Horseed Media Xarunta ay ku leedahay Magaalada Bern ee Dalka Switzerland ayaa waxa uu kaga hadlay arimo fara badan oo Soomaaliya ku saansam. Aqoonyanka ayaa waxa uu ka jawaabayay su’aalo dhowr ah oo uu weydiiyay Wariyaha Horseed Media ee Switzerland oo ku saabsanaa isbadala dalka Soomaaliya ka dhacay, Heshiiskii dhowaan Turkiga ku dhex maray Dowlada Federaalka ee Soomaaliya iyo Maamulka Somaliland iyo su’aale kale oo dhowr ah. Aqoonyahan Cismaan Badawi, waxa uu dhaliilay socdaalkii uu dhowaan gobolada Soomaaliya uu ku marayay isagoo sheegay in uu ka baaqsaday in uu booqdo deegaanada Sool, Sanaag iyo Ceyn. Sidoo kale waxa uu sheegay in uu soo dhoweynayo isbadalka Soomaaliya ka dhacay balse waxa uu walaac ka muujiyay heshiiskii dhowaan Turkiga ku dhex maray Dowlada Soomaaliya iyo Maamulka Somaliland. Cismaan Badawi ayaa sheegay in heshiiska Somalila iyo Somaliland uu yahay mid lidi ku ah Midnimada Soomaaliya uuna yahay mid uu dhaliilsanyahay. Sidoo kale waxa uu aqoonyahanku soo dhoweeyay shirka ka soconayo Magaalada Kismaayo, ee lagu doonayo in Maamul Goboleed loogu dhiso Gobolada Jubooyinka iyo Gedo. Wareysigaan aynu la yeelanahay Aqoonyahanka Cismaan Badawi oo dhameystiran halkan ka dhageyso:- " frameborder="0" allowfullscreen>
  2. i never prayed against anyone, Xiinfaniin its all in your head now care to explain how this will help the Jubbaland project:D
  3. ^^ Hate how can i hate my own people you are a crazy Pirate Xiinfaniinow. Ma qof tolkisa naca ba jira. How is this a good development for Jubbaland:D
  4. ^^ She is from the Garaad clan which makes her automatically a Somalilander
  5. Malika;942001 wrote: Congrats to the sister - she has worked hard to get where she is! Lol@ Somalilanders..waryareen, you didnt celebrate this much when Fowsiya got appointed maxaa gabadhaan aan wax idhiika galin aad uu darbaan tumeysaan? lol Way naga galeen wa gabadhayadi just like you are Malika We wish her all the best luck Fawziya sheekadeedu wa long story but i am happy for her 2 , the 2 girls from Somaliland origin foreign ministers of Somalia and Kenya.
  6. xabad;941992 wrote: what does the acroynm M.O.D stand for ? 3 specific clans who dominated the former kacaan goverment the clan of the President Siyad bare from gedo the clan of his maternal uncles from Ethiopia. And the clan of Axmed selebaan dafle from eastern sool region.
  7. Wadani dont get worked up adeer you have play it smart with the defeated lot , you actually named the name of a clan you should not do that because its against the rules. APO did not name the clan if he does that it would have been deleted to. Insulting clans is allowed as long as you do it indirectly. Dont be direct wadani with the defeated lot.
  8. ^^ Cibaadada alleh ma da'a bay ku xidhantahay. The last guy suaal mu hayn eeh sheeko dheer bu galay Many questions were asked very interesting and well answered by the SL delegation
  9. Ninki apophis beryaha aad bu noogu kacsanyahay cadhadi culusow bu nugula kacay. War Somalilanders are your brothers and sisters and you have no conflicting interests, Unless you are a pirate but i doubt you are. Especially NFD Somalis and the Somalilanders are very good friends people like farax macalin and others. But i dont think you are from Kenya, Kenyan Somalis do like Somalilanders allot. Maybe you are just from Ethiopia i think and you grew up in Kenya. The Somalis particularly the Azanians from Ethiopia and the ethnic Somalilanders have a bad history but not the rest.
  10. Soon the foreign minister of Djibouti will also be from Somaliland and from Yemen to
  11. We must congratulate the Somaliland politicians doing it very good in neighboring countries Fawziya Yusuf Haaji adan Foreign Minister of Somalia Foreign Minister of Kenya Amina Muhammad Edna adan ismael former Foreign minister of Somaliland
  12. She is an ethnic Somalilander she is from Kenya but an Ethnic Somalilander Salaax dont divide the great people of SL.
  13. Ma wax ba i dhaafay i thought the Zack liked Kenya and hated Ethiopia mise wax ba is badalay war ma sheekadi jubbaland ba wax iska badaleen.
  14. The list is accurate well for the most part i can atleast say about 15 ambassadors are correct , but was it a secret we all know the former kacaan goverment in the last decade was dominated by the M.O.D.
  15. Somalilanders doing it big in the horn well done congratulations Amina allow dhowr
  16. Oba they are a minority they are not quiet they are a minority how can a majority be oppressed its not like we have oromos in Somalia. We are talking about Somalis.
  17. Dee daahir calasow maxa ka cadheysiiye cagmadhige wuu ku yara dhago hadlay wa iska duur xul nin kun KM ka yimi. Haba ahaadan isku qabil hada daahir calasow wuxu ku doodaya , inu ururka sahal u shaqeyo cagmadhige oo laga saaray beesha habr gangster.
  18. No 4.5 is oke .5 is oke they are to small to be considered as one block the big clans will not agree to that. 4.5 is the best formula.
  19. if you just look at the Forum all the HAG members are opposed to clan federalism Oba Abwaan Malistar Metta, now are you saying they were brainwashed if you want to insult the HAG members just do so. But why are you associating Somalilanders with all of this. They are just taking part of these discussions on these boards. Meesha waxa ka so hadhay blease hanaga hadlina blease hana sheegina blease hanaso qaadina blease blease hala baroorto sidi habar dhalay weyday. The point of the video was about pointing out hassan sheikh maxamuuds policies towards clan federalism since he is the President if we go by what the President does than that is a good thing. Hassan sheikh Maxamuud clearly stated that federalism is not about 2 qabil oo isu tagay he said that when he was in England.
  20. Maaday ma waxad leedahay daahir calasow isaga is kashifay
  21. its called the good old days for some for others it was not , dhulkanada diyaaradanada safaradana dawladanada ciidankanada:D Oba you would think though 4.5 brought some justice i am always a supporter of 4.5
  22. Wadani;941524 wrote: Man, no wonder my forefathers and these people have been mortal enemies since the 17th century. The last few days have been sort of an eye opener for me here on SOL. I seriously didn't know people were harbouring this kind of hate. Alhamdulillah Somaliland is independent and stronger than ever, cid wax ka qaadi kartaanaa majirto. TAKBIIR! ALLAHU AKBARRRRRR!!!!!!!! Hahahahaaaaa Wadani remember when you first joined and you were singing Somaliyey tooso An eye opener Never forget udubkaa cidhiidhiga u degey ma cidkalaad mooday so cududa reer sheikh iyo ciidankooda maha.
  23. *Blessed;941528 wrote: LoL carrying it on your I.D. is hardly going to reduce its impact? Anyway, I prefer the names of my beloved aabe and awoowe. Blessed in Rwanda on their ID it said Hutu or Tutsi:D