Xaaji Xunjuf

Nomad
  • Content Count

    29,836
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    77

Everything posted by Xaaji Xunjuf

  1. Saalax;942454 wrote: Somalia parliament speaker becomes a obstacle to their attempts . Jeweeri oo isbaaro u dhigtay Mooshinkii Heshiiskii Turkiga Gudoomiyaha Baarlamanka Soomaaliya, ayaa isbaaro fool xun u dhigtay in baarlamaanka la hor keeno mooshin ah heshiiskii beelaha SNM iyo USC ay dhowaan ku heshiiyeen dalka Turkiga oo ahaa Khiyaano Qaran. Gudoomiyaha Baarlamaanka ayaa sheegay in labad Beelood ee SNM iyo USC heshiiskoodii uu qodobka todobaad dhigayey sidan: Halkan Riix Warkan Oo Faahfaahsan http://horufadhi.com/2013/04/24/jeweeri-oo-isbaaro-u-dhigtay-mooshinkii-heshiiskii-turkiga/ Xita oday jawaari ma loo so dhigtay kulaha isbaaro dadkanu ma xishooodaan
  2. Daqane;942453 wrote: Maybe elect another 4 presidents to bring a grand total of 8 and another party in edmonton canada will be in order. :D magaci madaxweyne inflation ba ku dhacay looool
  3. Qabil is identity people identify with their tribe so i dont see how people can get rid of it
  4. Professor ibi is in full support of the talks between the 2 countries , and he called galaydh a trouble maker.
  5. “Shirkii Turkigu Ididiilo Wanaagsan Ayuu Labada Dawladood U Sameeyey, Wuxuu Runtii Tusaayey Walaaltinimada Labada Shacab, Markaa Waxaanu U Arkaynaa Inuu Wado Cali Khaliif Wax Aan Loo Joogin” Cabdiraxmaan Aadan Ibraahim “Ibi” Muqdisho, April 24, 2013 (W.Wararka) –Khilaaf iyo Xiisad faraha la iskula tagay ayaa shalay ka dhalatey ka dib markii Baarlamaanka Somaliya la horgeeyey Mooshin ka dhan ah Heshiiskii toddobada qoddob ahaa ee dhawaa Madaxwaynayaasha Somaliland iyo Somalia ku kala saxeexdeen Magaaladda Ankara ee Xarunta Dalka Turkiga. Sidoo kale Kalfadhiga ay shalay u balansanaayeen Xildhibaanadda Baarlamaanka Somalia ayaa baaqday ka dib markii halkaas la keenay Mooshin ka dhan ah heshiiskii Ankara, kaas oo ay wateen Xildhibaano uu hogaaminayey Cali Khaliif Galaydh iyo xildhibaano kale oo ka soo hor jeedsaday, taasina ay dhalisay in la isku khilaafo oo xiisadii ay gaadho in kulankaasi baaqdo. Fadhiga Golaha Baarlamaanka ee shalay loo balansanaa in la hor dhigo mudanayaasha si ay uga doodaan Mooshinkaas ayaa dib loo dhigay, waxaanu Guddoomiyaha Baarlamaanka Somalia Maxamed Cismaan Jawaari oo la hadlay saxaafaddu sheegay in dib loogu dhigay kulan ay u balansan yihiin Xildhibaanadii ka qayb galay shirkii Ankara iyo kuwa Mooshinka wata. Sida uu noo xaqiijiyey Xildhibaan Cabdiraxmaan Aadan Ibraahim “Ibi”oo khadka telefoonka ugu waramay Waramay Wargeyska Haatuf isagoo ku sugan magaalada Muqdisho. Ugu horayna isaga oo aintaasi ka hadlaya waxa uu yidhi “Maanta Baarlamaanka dib ayay uga dhacday arintaasi, gudoomiyuhuna waxa uu soo jeediyey in arintaa ay ka wada hadlaan mooshinkii muranka watay kooxdii wadatay iyo koox diidan oo leh mooshinkani kumaba haboona in Baarlamaanka la keeno, wakhtigeediina maaha in Baarlamaanka la keenana maaha, wax dan umada Soomaaliyeed ugu jirtana maaha. Kooxdan mooshinka wadataana waa group yar oo Cali Khaliif wato weeyaan, markaa kooxdaasi ayuunbaanu ilaa hadda ognahay in Cali Khaliif uu ka hadlay Baarlamaanka dhexdiisa maalin dhexdaa ah, markaa gudoomiyaha Baarlamaankuna waxa uu yidhi in Ajandaha Baarlamaanka lagu soo dari karo iyo in aan lagu soo dari Karin ayaanu ka hadlaynaa, markaa inta aan la gaadhin iyaga ayaa yidhi aanu dib iskugu noqono oo aanu wada hadalno, markaa xafiiska gudoomiyaha ayay ku wada hadlayeen, saasaana looga saaray Ajandihii Baarlamaanka Maanta”. Xildhibaan Ibi ayaa mar aanu waydiinay in Cali Khaliif uu sharciyan xaq u leeyahay inuu golaha Baarlamaanka Somalia horkeeno mooshin ka hadlaya heshiiskii Somaliland iyo Somalia ay ku gaadheen Turkiga, ayaa kaga jawaabay “Haba yaraatee, waayo shirkani ididiilo wanaagsan, barnaamij fiican ayuu labada dawladood u sameeyey, isu soo dhawaansho wanaagsan iyo is afgarad wanaagsan ayaa laga gaadhay, wuxuu runtii tusaayey labada shacab inuu yahay wada hadal dhisi kara walaaltinimada labada shacab iyo kalgacayl balaadhan iyo kalsooni dheeraad ah, markaa waxaanu u arkaynay inuu wado Cali Khaliif Barnaamij wax aan loo joogin, laakiin dimuqraadiyada Baarlamaanka lama cabudhin karo oo xaq ayuu u leeyahay inuu fikradiisa keeno”. Waxa kale oo aanu xildhibaanka waydiinay in mooshinka Cali Khaliif ay ujeedadiisu tahay inuu ku xumaynayo dawlada Xasan Sheekh Maxamuud oo la hadashay Somaliland oo ay ku ladhan yihiin arimo qabaa’ileed oo uu reer ahaan u diidan yahay arintaasi. “Runtii horta qofka uurkiisa lama fiirin karo oo wixii qarsoon illaahay SWT ayuunbaa ogg, balse hadii uu isagu fikradiisii sheegtay anaguna aanu diidnay oo aanu nidhi haba yaraatee arintaa iyada ah wax macquul ku ah maaha in Baarlamaanka la keeno, Baarlamaankana waxay dani ugu jirtaa in aanu ku kala qaybsamin wax aan dani ugu jirin dadka iyo Baarlamaanka ummada Soomaaliyeed, hadii uu keenana kolay cod ayaa loo qaadayaa, balse anagu diyaarba uma nihin in laga doodo arintaa Cali Khaliif wato. Markaa gudoomiyaha Baarlamaanku wuxuu yidhi arintaa lagama hadli karo ilaa laga heshiiyo ama la isku khilaafo, maantadana xildhibaano ayaa ka hadlay oo yidhi maba la keeni karoba, taasina waxa ay ku tusaysaa in aan raali laga ahayn waxaana istaagay koox dhan oo yidhi lama keeni karo oo dhamay 160 tiro ka badan ay leeyihiin lama keeni karo, iyagoo waafaqsan sidii shirku u dhacay”.
  6. i have a good feeling Professor Axmed ismaciil samatar is coming home, one of the best professors of Somaliland.
  7. Jacpher no they are bragging about how fantastic the Kikuyus are and how despicable the siere leone troops are. They are so happy to be the water boys of General Karangi.
  8. Illyria;942084 wrote: Are these people for real? Where were you when your lot come dressed in shorts marching along the British vagabonds invading and killing innocent indigenous Somalis in their own homes? were those killed not Somalis? were the ones killing not foreign enemies? And using planes! or was that an omen from the heavens? Or where the British your cousins who painted their faces white? I forgot they do not teach that at schools, do they? What was the Dervish movement? Unpopular? Our you seriously saying the Colonial forces who were from all tribes in the entire horn belonged to a single tribe I guess these in jubbaland sitting behind the British chief are also Somalilanders. Tallow kuwani yey ahayeen
  9. Mintid in other words walaalkeen Xiin wuxu ku leeyahay qod qodista iga daa , eeh maha wala i necebyahay meesha cid is neceb ma jirto eeh dadku siyasaday isku afgaranayn. Mintid inta badan wuxu ka hadla saaxada siyaasada , sido kale xaajigu saaso kale. Laakin Xiin ma ogala in siyasada si dhab ah looga hadlo oo aan waxba la isu qarin, Markay xaajadu xasaasi noqoto wuxu la so booda wala i necebyahay:D
  10. Ethiopia says preparing to pull troops out of Somalia By Aaron Maasho | Reuters – 55 minutes ago Ethiopian Prime Minister Hailemariam Desalegn attends the African Peer Review Mechanism … Should Canada close its borders in the face of terrorism? What’s behind the killing and beheading of West Coast sea lions? One suspect in violent Toronto bank robbery arrested Image of normalcy surrounds Canada’s terror plot suspects Liberals think Tory policies are root cause of terrorism, say Tories More Canada news » By Aaron Maasho ADDIS ABABA (Reuters) - Ethiopia will withdraw its troops from Somalia soon, its prime minister said on Tuesday, voicing frustration with the Mogadishu government and African Union peacekeeping forces that are also battling Islamist militants there. After waging an ill-fated war in Somalia in 2006-2009, Ethiopia in 2011 once again rolled troops into Somalia to fight al Qaeda-allied al Shabaab, opening a third front alongside Kenyan troops and an African Union mission. At the time Ethiopia pledged to stay in the war-ravaged country until Somali government could ratify a new constitution and its ragtag military was able to fend off the Islamist threat on its own. However, last month Ethiopian troops unexpectedly withdrew from Hudur, the capital of Bakool province near the Ethiopian border, enabling al Shabaab to retake the dusty town. Hailemariam Desalegn, who replaced Ethiopia's long-serving Prime Minister Meles Zenawi in September, stopped short of announcing a full withdrawal but voiced concern with the pace of progress in Somalia, recovering from two decades of civil war. "It has taken them (African peacekeepers and Somalia) a year already and they repeatedly assure us each month but fail to deliver so we pulled out," said Hailemariam, referring to pledges by African Union's Amisom force to replace Ethiopian troops. "The main issue now is to accelerate our complete withdrawal towards our border. This is what we are fulfilling," he told Ethiopia's parliament. Hailemariam said Addis Ababa was paying for its military mission in Somalia from its own coffers and Western diplomats say financial issues are one of the main reasons behind Ethiopia's discontent, along with strained relations with Mogadishu and Amisom. African countries which sent troops into Somalia under the Amisom banner are compensated by the African Union but Ethiopian troops do not operate within that framework. Al Shabaab has been greatly weakened since late September when Kenyan troops forced it to withdraw from the port of Kismayu, its last major urban stronghold. But analysts say they doubt Ethiopia is set for a full withdrawal and Hailemariam suggested Ethiopia could continue its fight against al Shabaab, but in other parts of Somalia. "Somalia is one of Ethiopia's main security interest zones, so I don't think they would change policy drastically," said one Nairobi-based Western diplomat. "It's in Ethiopia's own interest that Somalia stays in tact and that gains achieved are not lost once again." (Additional reporting by Drazen Jorgic; Editing by Robin Pomeroy)
  11. :D he is also the self appointed Khatumo foreign minister
  12. Mintid farayar was correct this lad also supports the Kismayo conference but yet wants sympathy from hassan sheikh maxamuud?
  13. Aqoonyahan Cismaan Badawi” Heshiiskii Soomaaliya iyo Somaliland waa mid qatar ku ah Midnimada Soomaaliya [Dhageyso] | ON APRIL 23, 2013 Aqoonyahan Cismaan Xaaji Xasan Cumar [badawi] 00 ku mid ah Aqoonyahanada Soomaaliyeed ayaa wareseysi dheer ee uu maanta siiyay Warbaahinta Horseed Media Xarunta ay ku leedahay Magaalada Bern ee Dalka Switzerland ayaa waxa uu kaga hadlay arimo fara badan oo Soomaaliya ku saansam. Aqoonyanka ayaa waxa uu ka jawaabayay su’aalo dhowr ah oo uu weydiiyay Wariyaha Horseed Media ee Switzerland oo ku saabsanaa isbadala dalka Soomaaliya ka dhacay, Heshiiskii dhowaan Turkiga ku dhex maray Dowlada Federaalka ee Soomaaliya iyo Maamulka Somaliland iyo su’aale kale oo dhowr ah. Aqoonyahan Cismaan Badawi, waxa uu dhaliilay socdaalkii uu dhowaan gobolada Soomaaliya uu ku marayay isagoo sheegay in uu ka baaqsaday in uu booqdo deegaanada Sool, Sanaag iyo Ceyn. Sidoo kale waxa uu sheegay in uu soo dhoweynayo isbadalka Soomaaliya ka dhacay balse waxa uu walaac ka muujiyay heshiiskii dhowaan Turkiga ku dhex maray Dowlada Soomaaliya iyo Maamulka Somaliland. Cismaan Badawi ayaa sheegay in heshiiska Somalila iyo Somaliland uu yahay mid lidi ku ah Midnimada Soomaaliya uuna yahay mid uu dhaliilsanyahay. Sidoo kale waxa uu aqoonyahanku soo dhoweeyay shirka ka soconayo Magaalada Kismaayo, ee lagu doonayo in Maamul Goboleed loogu dhiso Gobolada Jubooyinka iyo Gedo. Wareysigaan aynu la yeelanahay Aqoonyahanka Cismaan Badawi oo dhameystiran halkan ka dhageyso:- " frameborder="0" allowfullscreen>
  14. i never prayed against anyone, Xiinfaniin its all in your head now care to explain how this will help the Jubbaland project:D
  15. ^^ Hate how can i hate my own people you are a crazy Pirate Xiinfaniinow. Ma qof tolkisa naca ba jira. How is this a good development for Jubbaland:D
  16. ^^ She is from the Garaad clan which makes her automatically a Somalilander
  17. Malika;942001 wrote: Congrats to the sister - she has worked hard to get where she is! Lol@ Somalilanders..waryareen, you didnt celebrate this much when Fowsiya got appointed maxaa gabadhaan aan wax idhiika galin aad uu darbaan tumeysaan? lol Way naga galeen wa gabadhayadi just like you are Malika We wish her all the best luck Fawziya sheekadeedu wa long story but i am happy for her 2 , the 2 girls from Somaliland origin foreign ministers of Somalia and Kenya.
  18. xabad;941992 wrote: what does the acroynm M.O.D stand for ? 3 specific clans who dominated the former kacaan goverment the clan of the President Siyad bare from gedo the clan of his maternal uncles from Ethiopia. And the clan of Axmed selebaan dafle from eastern sool region.
  19. Wadani dont get worked up adeer you have play it smart with the defeated lot , you actually named the name of a clan you should not do that because its against the rules. APO did not name the clan if he does that it would have been deleted to. Insulting clans is allowed as long as you do it indirectly. Dont be direct wadani with the defeated lot.
  20. ^^ Cibaadada alleh ma da'a bay ku xidhantahay. The last guy suaal mu hayn eeh sheeko dheer bu galay Many questions were asked very interesting and well answered by the SL delegation