Xaaji Xunjuf

Nomad
  • Content Count

    29,974
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    78

Everything posted by Xaaji Xunjuf

  1. xamar is not neutral ground nairobi is is marka laga hadlo siyaasada hassan two would not like to meet in garowe
  2. why so who will be contesting her for that seat if she was to run for that seat
  3. So if it isnt fawzia its is likely raile odinga or maybe the small jabuuti u never know
  4. the last 25 years the Puntland leaders never ever mentioned uttered something as treasenous as leaving Somalia ever they never done that never mention it , xidhiidka way ka jaran xukuumadaha ka jira bunkerka from time to time. But they never questioned the unity of somalia ever no matter. what but this seems different , now offficials in garowe are saying the unity of somalia is danger they never said such thing ever
  5. Puntland: Haddii Soomaaliya ay kala tagto waxaa masuuliyaddeeda qaadaya madaxweyne Xasan Sheikh Khamiis, April, 11, 2024 (HOL) - Madaxweyne ku-xigeenka ahna ku-simaha Madaxweynaha Puntland Ilyaas Cismaan Lugatoor ayaa sheegay, in wax ka bedelka dastuurka ay horseedi doonto kala taga midnimada Soomaaliya. Madaxweyne Ilyaas Lugatoor ayaa sheegay, haddii Soomaalidu ay kala qaybsanto in madaxweyne Xasan Sheekh uu keligiis mas'uuliyadeeda qaadayo. Hadalka madaxweyne ku xigeenka Puntland ayaa yimid, xilli Puntland dhawaan ay shaacisay inay u dhaqmayso sida dowlad madax bannaan, iyagoo kalsoonadii kala noqday dowladda federaalka. Maalmo kadibna maamulka Puntland ayaa bilaabay inuu wafdi u diro Ethiopia, si ay ulasoo yeeshaan wada xaajoodyo ku saabsan in Ethiopia ay iskaashi dhow la yeelato maamul goboleedka Puntland. Sidoo kale, Puntland ayaa ka hortimid go’aan kasoo baxay dowladda federaalka Soomaaliya, kaasoo ku saabsanaa in la xiro qubsuliyadda ay dowladda Ethiopia ku leedahay magaalada Garowe. Geesta kale, madaxweyne Xasan Sheikh ayaa sheegay tabasho kaste oo la qabo in aysan cudur daar u noqon karo in shisheeye loo raadsado kaalmo. Wuxuuna sheegay in dowladda Soomaaliya ay ka go’an tahay in ay ku dhaqanto wax ka beddelka lagu sameeyay dastuurka dalka.
  6. So what will be discussed at the Afysooni tent , and who will be forced to concede , do u think hasan will back down from his new constitution if he backs down he will never be taken serious again, it will be a major win for the garowe people , How ever it will show him the world and his clan that he has no real power
  7. He is right though the country is basically 3 countries plus Alshabaab for the past what 25 years or so the only thing they agree is on in deeqa calaaamka si si siman loo qeybsado hahaha ,, hada xita dastuur heshiis lugu ma aha
  8. Labbada nacas eeh ugu weyn kan abiib eeh caloosha weyn leh eeh hebel ooyaya la yidha kan kale muraayadaha mad madow xidhan wa ka reerkayaga ugu doqonsan waxan ya barlamaanka geye horta war qaranka wal difaacaya dagaal na wa iman goor ay timada ba
  9. What is the altarnative though if Hassan Sheikh manages to Hijack the country and abolish Federalism will reer Puntland keep their heads down and bow for a centralist state thats where its headed the Premier position has been turned into a meaningless position inkastow marxuumka Hamze meyd hadaba yahay lax la qalay oo aan waxba iska waabin karayn isagu xil dastuuri ah haya. What will happen when the power of the president is in the hands of one man, Reminds me of the late General afweyne. Well there is an option for Puntland a new civil war fighting the Mogadishu establishment a long war i guess Puntland will continue to call Hassan madaxweynihi hore eeh Somalia as they do now, it can only go from worse to worse unless Hassan is stopped Killed or what ever
  10. Puntland is heading towards secession what will happen when hassan abolishes the whole federalism thing
  11. And the same way u are opposed to fawziya just because of her qabil are u mad and u want a foreign country Djibouti to win it and oppose Qof kula Somali ah
  12. is that discrimination ur doing based on region hmm interesting fawzia is going to win one way or the other or raile odinga either way its a win for Somaliland
  13. Hassan sheikh is the one who alienated the Garowe clan enclave , really he made a whole new constitution with out consulting them and the Garowe clan eclave is the biggest and by far the most important autonomous state in Somalia. So the legitimacy of the Bunker solely needs the approval of the Autonomous states and so far The Garowe clan enclave is the most influantial and most important followed by Galmudug controlled by the Isbaaro crew. And then Followed by Jubbaland controlled by the not so bright long Foot Community .. Hirshabelle and May may State kooorumka uun ba lugu buuxiye they dont really matter. What galbeedi Fails to understand one can say i am gonne fight Alshabaab but will he win can he destroy them. That is what is important saying i am going to fight shabaab every one can say that its meaingless.
  14. u also forget to mention that Walanweyns do Qudbe sireed temporarily marriages This is unheard in any part of Somaliland. You are right the shaxaad culture in Somaliland is bad i do agree with this part and the reason there is no shaxaad in Xamar is because reer xamarku waxba isma siiyan so they learned the hard way
  15. interesting it seems djibouti is aiming High so far Kenya way ka adagtahay Jabuuti , not sure if they can beat somalia though
  16. Real madrid is going to win the next match difficult but madrid is going to give everything arsenal is a rubbish team they cant win from Bayren Munchen and Bayren is very bad to be honest , they dont have a good defense.
  17. It was still a very good operation well calculated besides the toothless government can’t defeat the youth it has been proven before they are no. Match for them
  18. MPs from the UK Parliament visited Somaliland by Qaran News | Apr 5, 2024 MPs from the UK Parliament visited Somaliland Hargeisa (Qaran news) A delegation from the British Parliament visited Hargeisa, the capital of the Republic of Somaliland. The Deputy Minister of Foreign Affairs of Somaliland, Mrs. Rooda Jama Ilmi welcomed him to the runway of Cigaal International Airport in Hargeisa. This delegation includes Alexander Stafford and Tim Loughton, both members of the UK Parliament, who are among the members who support the cause of Somaliland. They are going to meet the president of Somaliland Md. Muse Bihi Abdi and the parliament as well as the senate and the opposition parties
  19. Baarlaannada Somaliland iyo UK Oo Isku Horfadhiistay Kulan Arrimo Xasaasiya Lagaga Hadlay iyo Qodobbo Laysla Qaatay April 7, 2024 Hargeysa (SLpost)- Guddoomiye-ku-xigeenka Kowaad ee Golaha Wakiillada, ahna ku-simaha Guddoomiyaha Golahaas, Md Siciid Mire Faarax (Giirre) oo ay weheliyaan dhowr mudane, ayaa maanta qaabilay wefti ka socda dalka Ingiriiska oo ay hoggaaminayaan xubno ka tirsan baarlamaanka Dalka UK. Xildhibaannada Baarlamaanka UK oo u ololeeya Qadiyadda Somaliland, waxa socdaalkooda ku wehelinaya suxufiyiin ka hawl-gala warbaahinta dalka Ingiriiska iyo khubaro ka tirsan Ururka College Green Group oo ka shaqeeya u ololaha doorashooyinka iyo Qadiyadaha dowladaha. Kulanka oo ku qabsoomay Xarunta Golaha Wakiillada, waxa ay labada dhinac isweydaarsaadeen aragtiyo, talooyin iyo guudmar lagu iftiimiyey xidhiidhka qotada dheer ee ka dhexeeya Somaliland iyo Ingiriiska iyo doorka dowladdoodu ka qaadan karto taageerada qadiyadda madax-bannaanida Somaliland, gaar ahaan xaaladaha ged-geddoonka siyaasadaha dunida iyo Gobolka, sooyaalka dimuqraadiyadda ee Jamhuuriyadda Somaliland iyo sii-horumarinta dedaallada aqoonsi-raadinta Somaliland, sida lagu sheegay war-saxaafadeed lagu faahfaahiyey arrimaha lagaga hadlay kulanka. Qoraalka ka soo baxay Golaha Wakiillada, waxa lagu yidhi, “Guddoomiye Giirre wuxuu u dul-maray wafdiga hannaanka iyo geeddi-socodka Jamhuuriyadda Somaliland u soo martay hanashada dawladnimeeda iyo doorashooyinkii siddeeda ahaa ee ah hal-qof iyo hal-cod ee ka soo bilaabmay 2001 iyo aftidii Dastuurka Qaranka ilaa kuwii natiijadooda ay xilalalka si nabdoon kula kala wareegeen saddex madaxweyne, laba Gole-wakiillo – oo uu ka mid yahay kan hadda fadhiya oo xilka loo dhaariyey Ogost 2021, iyo saddex golayaal deegaan oo dalka oo iidil ah.Waxa Guddoomiye Giirre ku nuuxnuuxsaday sida Jamhuuriyadda Somaliland ugu fara-adaygtay taabbagelinta maamul-wanaaggeeda iyo hannaanka dimuqraadiyadeed ee ay ku dhaqanto,” “Waxa Guddoomiyuhu taabtay doorka Golaha Wakiillada Somaliland, oo ah ah aqalka hoose ee labada aqal ee Baarlamaanka Somaliland, uu ku leeyahay sharcidejinta, korjoogtaynta iyo metelaadda bulsha, iyo sida muddadii uu xilka hayey u ansxixiyey xeerar halbowle ah oo uu ugu dambeeyey kaabistii iyo wax-ka-beddelkii Xeerka Guud ee Doorashooyinka iyo Diiwaangelinta Codbixiyeyaasha, oo saxal tiray suurta-galnimada qabsoomidda doorashooynika isku sidkan ee Madaxweynaha iyo ururrada siyaasadda ee loo ballamay sannadkan dabayaaqadiisa,” sidaa ayaa lagu sheegay war-saxaafadeedka. Xildhibaan Tim Loughton iyo Xildhibaan Alexander Stafford oo Baarlamaanka UK ugu jira Xisbiga talada dalkaas haya ee Conservative-ka, ayaa sida war-saxaafadeedka lagu sheegay si mug leh uga mahad-celiyey qaabilaadda iyo soo-dhaweynta lagu qaabilay, waxaanay iska daba-mareen sida ay ugu heelan yihiin isbarbar-taagista dimuqraadiyadda iyo dawladwanaagga Jamhuriyadda Somaliland. Waxa xildhibannadu tilmaameen ahmiyadda jiritaanka iyo joogtaynta nabadda iyo ganacsiga mandaqaddani u leedahay dunida iyo sida ay muhiimka u tahay in dhidibbada loo adkeeyo saaxibtinimada iyo danwadaagga ka dhexeeya Somaliland iyo saaxiibbadeeda Caalamka.