-
Content Count
29,836 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
77
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Xaaji Xunjuf
-
Somaliland is moving forward the proper voter registration will be implemented soon
-
Wasiirka Madaxtooyadda Oo Ku Mabsuuday sidii Loogu soo dhaweeyay Boorame May 11th, 2013 Wasiir Xirsi Oo Xadhiga ka Jaray Jidka laamiga ah ee isku xidha Boorame Illaa Dilla Hargeysa (Somaliland.Org)- Waxa maanta soo gaadhay magaalada Booraam wafdi wasiiro ah oo uu hogaaminayo wasiirka Wasaarada Madaxtooyada Mud. Xirsi Cali Xaaji Xasan isla markaana ay ku weheliyaan wasiirka Shaqada iyo Arimaha Bulshada Mud. Maxamuud Bare Garaad iyo Wasiir ku xigeenka Warfaafinta Mud. Cakuse. Waftiga ayaa markii ay soo gaadheen gobolka Awdal loogu soo dhaweeyay si balaadhan iyada oo a ka qayb qaadanayeen maamulka gobolka Awdal kan degmada Boorama, salaadiin waxgarad culaamu’diin iyo dadwayne aad u tiro badan. Badhasaabka Gobolka Awdal Mud. Cabdoo Axmed Aayar ayaa ka waramay ujeedada wafdiga kua soo dhaweeyay gobolka Awdal waxana uu yidhi “ Wasiir ku soo dhawaada gobolka Awdal, waan idin soo dhawaynaynaa, waxana ay tahay wafdigan ujeedada uu u yimid Boorama inuu dhagax dhig yo xadhig ka jaris ku sameeyo wadoda isku xidha Boorama iyo Dila, waana maalin taariikhi ah oo ku suntanaan doonta bilawgii dhamaytirka jidka laamiga ah ee isku xidha labadan degmo. Wasiir Xirsi ayaa waxa uu xadhiga ka jaray Jidka isku xidha Boorama iyo Dila 3km oo kamid ah, waxana uu isla halkaasi dhagax dhigay 5km oo kale oo jidkaasi dhamaystiri doonta, waxan halkaasi warbixin ku siiyay Maareeyaha hayada SRA ee Somaliland Prof. Xasan Cali Cismaan waxana uu yidhi “ Mudane Wasiir jidkan aad xadhiga ka jaraysaa waa 3km oo ay xukuumadu maal galisay taasi oo ay fulisay hayada Asarda, waxana ay noqonayaa mid wax badan ka tartay baahidii jidadka ee gobolka Awdal, sidoo kale wadadan aad dhagax dhigtay waa 5km oo kale oo dhamaystir u noqonaysta jidka Dila ilaa Borama oo ay baahi badan u qabeen dadka ku nool gobolkani inay helaan” Sidoo kale Xaaji cabdiqaadir Aadan Nuur oo ah gudoomiye ku xigeenka Hayada ASARADA ayaa waxa uu sheegay in talaabadan maanta la qaadayaa ay tahay mid si gaar ah ay sharafteeda uleeyihiin xukuumada Kulmiye waxana uu yidhi “ Mud. Wasiir jidkan waxa loogu yimid iyada oo aanay xukuumadii Siyaad Bare waxba ka qaban sidoo kale, xukuumadihii dalka isaga daba xigayna wax macno leh kama qaban, maanta waxa aad dhagax dhigaysaa dhamaystirkiisii, waxana ay tanu tahay talaabo guul u ah xukuumada Madaxwayne Siilaanyo oo aan abaal balaadhan u hayno”. Wasiirka Madaxtooyada oo isaguna halkaasi ka hadlay ayaa yidhi “ Alxamdulilaah eebe ayaa nagu simay inaan jidkan dhamaytirkiisa maanta dhagax dhigno, waxa aan ku rajo waynahay inuu dhamaan doono, waxana an sheegayaa hashu intan oo kaliya ma aha oo dhamaan mayso balse waxa nooyaala wax qabad badan oo u baahan inaan hiigsano oo ay umadu naga sugayso, isla markaana qayb ka ah waxyaabihii aan balan qaadnay, anaga oo marwalba ku xisaabtamayna tamarta xukuumada hadana waan dadaalaynaa waxqabadkuna waa astaanta xukuumada uu maanta hormuudka u yahay Mud. Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo.” Markii ay Boorama soo gaadheen ayaa waftigani waxa ay booqdeen biriishka xaafadaha Sh. Cusmaan ee magaalada Boorama oo ay roobabku waxyeeleen isla markaana ay dawlada hoose ee Boorama sheegay inay u maaro wayday, waxana sidan qiray Maayarka Boorama Mud. Saleebaan Xasan Xadi “ Waxa aan idiin balan qaadaynaa inaan waxii tabashooyin ah ee aad noo soo gudbisaan wax ka qabano, waxana aan ku dadaalaynaa inaan waxii naga awood bata xukuumada dhexe kula galgalano, wana sababtaas mida aan u keenay Wasiirada maanta goobtan. Wasiir Xirsi iyo weftigiisu waxa ay isla duhurnimadii maanta soo booqdeen ugaas Cabdirashiid Ugaas Rooble Ugaas Doodi oo ay ugu tageen guriga uu ka dagan yahay magaalada Boorama.
-
Professor samatar its time for the world to listen to Somaliland.
Xaaji Xunjuf replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
Guys dont be so harsh on the professor the man lived 30 years abroad, he thought Koonfurians would be honest people who would support the country. He had to see for him self. -
As news and analysis emerges from the second UK-Somalia conference in London, the absence of the government of Somaliland is noticeable. Somalia and Somaliland are bound by many longstanding ties, but over the past two decades their political trajectories have diverged. As institutions in Somalia have crumbled under the weight of protracted sectarian violence, Somalilanders have made considerable headway in building a functioning democratic system of government. While political developments in Somaliland should not be romanticised, they are worth examining and reflecting upon. Elections in Somaliland have been an integral ingredient in establishing an inclusive system of representation. They are not mere formalities, conferring a thin veneer of legitimacy on a permanent incumbent; nor are they conducted solely as a sop to foreign donors insisting on greater democracy; nor is the prime motivation to further the pursuit of international recognition of Somaliland as a sovereign state. For most Somalilanders, elections are an essential component of internal peace and security. They present clans, sub-clans and individual voters with important choices and provide a forum for free expression of views. Elections involve complex reshaping of relationships between regions and groups. The November 2012 local elections were of particular significance. Only the three political associations which attracted the most votes would win, or retain, legal status as political parties until the next local elections - which may not occur for another decade. The previous local elections, in 2002, had established UDUB, Kulmiye and UCID as political parties. Ten years on, it was by no means certain that two of these three would exist beyond the November polls. By July 2012, many of UCID's supporters and MPs had transferred their allegiance to the new political organisation Wadani, led by the Speaker of the House of Representatives, Abdirahman Mohamed Abdillahi "Irro". UDUB, the party of two previous presidents, was widely thought to be dissolving. New alliances were being forged, old ones were being redefined - and competition was intensifying daily. It was against this backdrop that Africa Research Institute interviewed ten prominent Somalilanders, including the three Speakers of the House of Representatives, two government ministers, MPs, civil society activists and representatives of women's organisations. The product of these conversations is published in "After Borama: Consensus, representation and parliament in Somaliland" http://www.africaresearchinstitute.org/publications/policy-voices/par liament-in-somaliland/. The accounts focus on how political stability has been maintained in Somaliland - and present assessments of representation, the role of political institutions and national development priorities in the country.
-
Culusow iyo USP oo Kulmay: The president is feeling the heat!
Xaaji Xunjuf replied to Garaad Bari's topic in Politics
The truth is kuwan madaxweynaha waxba kama dhimi karaan Waxbana kuma so kordhin karaan. Qurbaha laakin waka qeyl qeylin karaan. But they cant add something of value to his govt. -
^^ No one forced Khatumo matter infact there was no khatumo 18 months ago parts of the sool region could not pick between Somaliland and Puntland and a 3rd group stood up and said we want to have our own admin.There is no force at all
-
Hey thats sultan faisal i didnt know he was in Birmingham and fawziya and culusow lol
-
Prof. Samatar Oo Sheegay in la joogo xiligii caalamku dhegaysan lahaa Somaliland May 10th, 2013 USA (Somaliland.Org)-Prof. Axmed Ismaaciil Samatar oo ah aqoonyahan reer Somaliland ah balse 22-kii sano ee ay jirta Somaliland si wayn u aaminsanaa mabda’a Somaliweyn oo mudooyinkan u muuqday mid ka soo dabcay halkii uu taagnaa ayaa sheegay inuu cadaawad badan dhaxal-siiyey garawshiyo uu hore uga bixiyey rabitaanka iyo dadaalka shacbiga Somaliland, kaas oo tilmaamay in dacaayado raqiis ah laga fidiyo. Prof Samater waxa uu sheegay inaanu shaqsiyan diidanayn Midow danbe oo Somaliland iyo Somalia mar kale dhexmara, balse uu go’aansaday in imika wixii ka danbeeya uu ka shaqeeyo sidii beesha Caalamku u dhagaysan lahayd Qadiyadda Somaliland oo uu si adag u qiray inay dunidu ka dhago adaygaysay mudo dheer. Aqoonyahan Axmed Ismaaciil Samater waxa uu sidoo kale ka waramay sababta uu Somaliland u iman waayey mudadii ay jirtey, kaas oo meesha ka saaray in loo diiday inuu dalka yimaado, tibaaxay inuu isagu markii hore diidanaa inuu yimaado, balse uu imaka uu go’aansaday inuu dalka yimaado. Waxaanu sidaas ku sheegay mar uu ka hadlayey Dood aqoonyahano Soomaalid ah loogu qabtey Magaalada Minnesota ee Cariga Maraykanka. Ugu horayna isaga oo ka hadlaya gooni isku taaga Somaliland, waxa uu yidhi “Hadii ay Somaliland sidaa ku tagto oo aanu ku baxno aduunyaduna Aqoonsato, waxay u noqonaysaa Tusaale Soomaalida kale oo dhan, isla markaana wadadaas hadii la furo Fardihiii kalena markaa way soo baxayaan oo markaa marka waxa ku jira hadii ay Somaliland rabitaankeedaas ku guulaysato faa’ido iyo khasaare-ba way leedahay. Mida kale aniga waxay iila muuqataa hadii Somaliland iyo Somalia ay miiska wada-hadalka soo fadhiisteen inay Muftaax tahay oo hadii ay sidaas Somaliland ku go’dana ay furmayaan daaqado badan, hadii ay dib u soo noqdaana albaabka kala qaybsanaanta Soomaalidu uu xidhmi doono maadaama oo kuwii ugu fogaa ee waqooyigu ay soo noqdeen”. Isaga oo hadalkiisa sii wata, isla markaana ka hadlayey sababta uu Somaliland u iman waayey, waxa uu yidhi “Waligay Cidi iimay diidin inaan Somaliland tago, anigaa diiday inaan tago ee taas sidaas ha la fahmo. Somaliland doodaha waawayn ee yaala gudaheeda ee taagan ama soo socda ee laga hadlayo way badan yihiin laakiin anigu waxaan taageersanahay in dadkaas Somaliland way dadaaleene oo waxbay qabsadeene ha loo qiro waxay hagaajisteen. Mida kale waxyaabaha qaarkood hadii ay muran galaan waa mushkilad”. Prof. Axmed Ismaaciil mar uu ka hadlayey halka uu ka taagnaa Midawga Somalia 30-kii Sano ee ugu danbeyey iyo sida uu u arko gooni isku taaga Somaliland, waxa uu yidhi “Anigu 30 sanadood ayaan ka hadlayey Qoomiyada iyo Midowga Ummadda Soomaalida inaan laga tagin, isla markaana dadka shalay dhashay ama siyaasada soo galay ee meelahaas Sarifka ka wada way ogyihiin inaan 30 sanadood Midowga Somalia inaan ku dagaalamayey oo kuwa meelahaas wax ka wad-wada aan ku lahaa waar naga daaya. Aniga oo aan Midowgii ka tagin oo aan diidanayn inay Soomaali isku soo noqoto, hadana maanta waxa aan joogaa oo aan soo gaadhay meel aan doonayo Qadiyadii dadkii reer Somaliland aduunyadu inay sii wanaagsan u fahanto, mana ah mid gooni u socota oo *****-aysan ama ***-eysan oo waanu wada degnaa Waqooyi oo qabaa’il badan ayaa wada degan Waqooyiga. Hadii la fahmo anigu waxa aan aaminsanahay inay wax ku soo kordhin karto heshiisiinta ummadda Soomaalida”. Isaga oo hadalkiisa sii watana, waxa uu intaas raaciyey “Waxa aan ka qayb-galay 30-kii Sanadood ee ugu danbeeyey Shirar Soomaaliyeed oo aad u tiro badan, isla markaana 20-kii sano ee ugu danbeeyey reer Somaliland way qaylinayeen oo waxay lahaayeen waar anaga xanuunkeedii wuu naga ba’ay oo gooni ayaanu u baxnay. Shirarbaan ka qaybgalayey mudadaasi Walaahi caawa waan dhaaranayaaye inaanan wali ka qaybgalin shir mar uun lagaga hadlay ama lagu soo qaaday ama lagu dhagaysanayo oo banaanka lagu soo dhigay arimaha Somaliland oo la leeyahay waar nimanyahow dadkaasi waxbay qabsadeene ha loo qiro waxay qabsadeen, markaa Walaahi aniga ayey igu kaliftaa mar walba inaan ka hadlo arintaasi”. Prof. Samater mar uu ka hadlayey Cilmi baadhis uu xaqiiqada Somaliland ka jirta ka sameeyey, waxa uu yidhi “Anigu waxaan aaminsanahay Somaliland wadankii la odhan jiray oo aan ahayn wax imika la sameeyey oo ah wax hore u jiray waxaan qabaa waxna ka qoray isla markaana baadhis ku sameeyey wax badan oo wanaagsan inay Somaliland qabsatey oo ay aduunyaduna u markhaati furayso oo ay ku odhanayso Soomaalida cadaalada iyo runta jecelina ay u markhaati furayso, ayaan hadana qabaa inay wax badanina ka dhiman yihiin waxbadana ay qabsadeen. Markaa waxaan leeyahay waar waxaas wanaagsan ee ay qabsadeen reer Somaliland ha loo qiro oo garawshiyo ha laga bixiyo, iyaguna ha is hagaajiyaan oo aan ka mid ah dadka halkaas ka imid oo waxaan leeyahay wixii khaldana ha la saxo.” Somaliland.Org/Hargeysa
-
Very talented niyo nimanki reer Jabuuti fanaanin bey yeesheen
-
D.O.C;948418 wrote: Good luck if awaale could save the blue flag, where owners could not. It is success for the Djiboutian dude to hit the jackpot! Well done awaale. Djiboutian singers are very good kaltuun bacado this guy is also Djiboutian and xanxanteeye Djibouti has nice singers waleh
-
Ooh sh!t Che u didn't now many will call you a hater and call for your head what have u done. Wait till carafaat comes and starts calling you one of the Pirates lol
-
^^ Wadani Somali singers do not really care much about what flag they wave its all about the $$ there are some principled singers though. By the way cawala has a nice voice very nice song.
-
Johnny B;948401 wrote: ^^^^^ One thing we (of the " midnimada Somalia waa muqadas") need to understand is that if Somalia ever gets dismembered , it won't be so because of what the IC thinks about our Nation, it will be so because we hate each other's clan so that our nationahood is on the menu. Hargeisa KNOWS that the IC is not promoting the dismemberment of Somalia, Somalis are, so should we . :cool: Bingo Europeans cannot unite Somalia for Koonfurians they have to do it themselves, they can just support it from the outside but the actual unity needs to come with in if there ever will be a union i doubt it. Because there was never ever really Somali unity and it will never happen. But i like it haa dhakhleyso for now the Europeans and Americans are all indifferent in this though they are happy with the status quo.
-
What ever makes you sleep better at night why does a mere district of Somalia keep you so busy. Than it should not be to much of a worry for you to run them over Gaadhhaye what is stopping you come on lets play. Mise gaadhhaye ma tihid eh Bisad haye baad tahay. Reuters Somaliland ka celin meyse eh maad adigu bada is keentid.
-
GaadhHaye;948390 wrote: No, yes,(which is right?) he is glad to rely on the white man for marking the soo called border The same borders you respect with all your heart the Anglo italian border border between Kenya and Somalia, white man border , mise ayeeyo doonbiro ba xuduuda tallow ku sameysey