Xaaji Xunjuf

Nomad
  • Content Count

    29,836
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    77

Everything posted by Xaaji Xunjuf

  1. Listen from 2:50 look at the hate she is spewing against some Somali tribes.
  2. http://www.youtube.com/watch?feature=player_embedded&v=OA2_8j39QYI" frameborder="0" allowfullscreen>
  3. Raysul Wasaare Saacid: Dowladdu Waxay Aad uga Xuntahay Sida Loo Jah-wareershay Masiirka Hogaan Ee Shacabka Jubbooyinka Muqdisho (RBC) War saxaafadeed ka soo baxay Xafiiska Raysul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Cabdi Faarax Shirdoon ayaa lagu sheegay in dawladu ay aad uga xun tahay doorashooyinkii lagu sheegay inay ka dheceen magaalada Kismaayo, taasoo dawladu ay sheegtay inaysan aqoonsan doonin. War saxaafadeedka ka soo baxay xafiiska Raysul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Cabdi Faarax Shirdoon ayaa u qornaa sidan: Ayadoo Ia llaalinayo dastuurka dalka ee qeexaya qaab-dhismeedka dawlad-goboleedyada dalka ee nidaamka federaaliga ah. Lana dhawrayo geedi socodka dawladaynta ee uu qeexayo Dastuurka Fedaraalaynta Qodobkiisa 49 aad. Ayadoo lagu guda jiro dhamaystirka go’aankii dawladdaha urur goboleedka IGAD ee shirkii Addis Ababa Maajo 3, ee lagu go’aansaday in guddi dhiirigalin oo ka socda wadamada IGAD loo diro magaalada Kismaayo. Ayadoo la tixgalinayo rabitaanka rasmiga ah ee shacbiga Soomaaliyeed, gaar ahaan kuwa gobolada Gedo, Jubbada Hoose iyo Jubbada Dhexe. Isla markaana laga taxadarayo xasiloonida iyo dib-u-xoreynta deegaanadada weli gacanta ugu jira kooxaha nabad-diidka ah. Dawladda Faderaalka ah ee Soomaaliya waxay aad uga xuntahay sida loo jaah-wareershay masiirka hogaan ee shacabka Jubooyinka iyo in Kismaayo looga dhawaaqo labo madaxweyne 15 Maajo 2013. Sidaas daraadeed dawladdu waxay caddeynaysaa inaysan suurto gal u ahayn inay labo madaxweyne u aqoonsato maamulka Jubbaland. Dawladdu waxay mar kale caddeynaysaa inay soo dhawaynayso dhismaha maamul goboleedyada ku yimaada qaabka sharciga waafaqsan kuna dhisan rabitaanka iyo midnimada shacabka deegaanka. Dawladda Federaalka ah ee Soomaaliya waxay xoojinaysaa hawsha Guddiga Labada Golle ee loo xilsaray wada-xaajoodka iyo dib-u heshiisiinta gobolada Jubbooyinka. Waxayna maamulada degmooyinka, hogaamiyeyaasha dhaqanka iyo wax-garadka deegaanka ugu baaqaysaa inay si buuxda la shaqeeyaan gudigaas dawliga ah. Dawladda Federaalka ah ee Soomaaliya waxay ku baaqaysaa in la illaaliyo xasiloonida, lagana dheeraado wax kasta oo caqabad ku noqon kara amniga iyo dib-u xoreynta dalka, iyo in loo hogaansamo sharciga dalka. DHAMAAD Ahmed Adan Prime Minister’s Media Office Mogadishu, Somalia
  4. Classified;951157 wrote: So, the Freedom and Independence gained in June 26, 1960 from close to 100 years of British colonization of "Somaliland" is far LESS important than May 18, 1991, "the independence that was gained from Somalia, which only existed for 30 years at the time" ? 26 june was important day , but 26 june Somalilanders didn't declare their country as a sovereign state, its not as significant as 18 may , on 18 may Somaliland restored its statehood as a sovereign state. Somaliland did not gain independence from Somalia , because it was never part of Somalia , it was part of the Somali republic and it was a member of the union of that republic. So 18 may is part of the new Somaliland republic and its very important.
  5. Ninkan nuune waxa ka galay numberka Somaliland qaracayso baan garan la'ahay. Ma mar ba isaga lala so hadlaya?
  6. Mursal new song Somaliland 18 may 2013 http://www.youtube.com/watch?feature=player_embedded&v=PrQANd7ZZl4#!" frameborder="0" allowfullscreen>
  7. This is looks more serious than i thought , i was thinking gabbal and dabrow were joking Barre was really inaugurated.
  8. Apophis;951120 wrote: If you're not a script of Xaaji habar then let my eyes boil away to nothingness. Like him, you're poison. Apophis why are you so against the xaaji i am not against madoobe nor for every neutral adeer.
  9. ^^ You didnt answer the first question by the way i have only 2 questions
  10. I wonder why he picked SL he didn't answer no i did not ask for him visa but i have other questions.
  11. Just asking is Somaliland the only nomadic land u know u can go to Somali galbeed u can go to Puntland galmudug , Why Somaliland? What is your business in Somaliland i am wondering?
  12. Why do you want to come to Somaliland?
  13. The good old days when Somali politicians were honest nationalists and noble and god fearing. Ilaahay idin naxariiso
  14. But guys this is a joke, kalsoonidanu kala laabayna if they do that what will change nothing really its not like they were cooperating before. Wa naag qawan oo kale ,oo leh walahi maradaan dhiganaya makes no sense.
  15. Baashi;950989 wrote: That's not the way to go about this and you know it awoowe If and when the planned election of 2016 materializes that's when folks can exercise their vote. As it stands now the government of president Hassan will stay put in office till that date. What JL can do is to recall their MPs from the capital. That move will probably not do much from legislative point of view as the quorum of the parliament will be met by the presence of the remaining MPs. But what it could do is show solidarity of the representative of JL with the local government. Politics is a serious business but it is also an art and those who perfected in its compexity can use it very efficeintly. What makes you think in 3 years time there will be one time one vote elections??
  16. Carafaat lets not blame the Kenyans for everything, Somalis love to blame every one but themselves.
  17. No they are still there eventhought they lost allot
  18. Madaxweyne Ku-xigeenka Somaliland Oo Gaadhay Magaladda London Ee Dalka Ingiriiska London(Ramaas) May 16, 2013 Madaxweyne ku-xigeenka Somaliland Mudane C/raxmaan C/laahi Ismaaciil (Saylici) iyo weftigii uu hogaaminayay ayaa maanta gaadhay magaalada London ee caasiamda wadanka Britian, waxaana weftiga uu madaxwayne ku xigeenku hogaaminayo si balaadhan u soo dahweeyay jaaliyada Somaliland eek u dhaqan magaalda London. Madawxeyne ku-xigeenka Somaliland Md Saylici oo warbaahinta la hadlay ayaa ka warmay u jeedada socdaalkooda waxaanu sheegay inuu kala qayb geli jaaliyada Somaliland ee dalka Ingiriiska dabaal dega xuska sanad guurada 22-aad ee 18 May. Isaga oo arrintaasi ka hadlayana waxa uu yidhi “waxaan u imid halkan (London) in aan kala qayb galo jaaliyada Somaliland UK oo ah jaaliyada ugu badan xuska sanad guurada 22-aad 18 May, waxaanu halkan joogi doona muddo laba todobaad ah”. Madawxeyne ku-xigeenka Somaliland waxa kale oo uu sheegay in Somaliland ay xidhiidh qoto dheer la leedahay dawlada Ingiriiska isla markaana ay suurtagal tahay in ay kulamo la yeeshaan masuuliyiinta dawlada Ingiriiska. Weftiga uu hogaaminayo Madaxweyne ku xigeenka Somaliland waxa xubno ka ah Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Somaliland C/casiis Maxamed Samaale, Wasiirka Ganacsiga C/risaaq Khaliif Axmed , Xildhibaan C/laahi Xuseen (Balaaki), Maxamed Kaahin Axmed, Amaal X. Miisaan iyo Marwada Madaxweyne ku-xigeenka Somaliland. Weftigan uu hogaaminayo Madaxweyne ku Xigeenka Somaliland ayaa qayb ka ah wufuud ay xukuumada Somaliland u kala dirtay daafaha dunida si ay ugala qayb galaan jaaliyadaha Somaliland ee ku dhaqan wadamada aduunka sida USA, UK, Bilgimka iyo Holanad, iyada oo munaasibada xuska sanad guurada 22-aad ee 18 May oo sanad ay xukuumadu shaacisay in si wayn looga xusi doono dalka iyo dabadba.
  19. Waranle_Warrior;950890 wrote: We welcome the support of the President of the Somali region in Ethiopia. Xx looks to pour more fuel as always but this has nothing to do with clan, Ethiopia, Kenya and IGAD have supported the conference in Kismayo from the get go and President Abdi would have supported the successful end of the process and congratulated the President even if he was someone from Gedo. Also on the other hand we know that, HAG's Culusow and Ghele of Djibouti refused the conference from the get go and would have opposed anyone elected in the conference. Markaas, this is no difference and everyone is actually sticking to their old stance. You talk about IGAD as if Djibouti and Somalia are not members . ofcourse this was Ileeys reaction the statement came from Jigjiga and not from the meneliks palace in addis ababa. The Ethiopian government tries to stay very neutral but Ileey for clanish reasons supports his kin taasina ceeb maha , because clan is everything.
  20. Yes that is true the garaad clan has nothing to do with the Pirates the clan confederation means nothing , when they don't share ethnicity culture tradition nor tribal origin nor history.. For example the Pirates dont have the same folkore dance as the Garaad clan, i believe some where in the 14 century they signed a cooperation deal the garaad clan and the pirates, and started living side by side to fight against the gallas. But are from different ethnic origin. Evidence is very simple the garaad clan are by nature poetic people like the rest of the Somalilanders.While the pirates are goat herders and fishermen and have no poetic history. The garaad clan are camel raiders the Pirates are not, even in their physical appearance they dont look a like the garaad clan are much taller and have a lighter skin complexion than the pirates. By the way President siilaanyos grandmother is from xaabsades sub sub sub clan and Xaabsades Mother is from siilaanyo sub sub sub clan. These people are the same people.
  21. Miyir are you saying Hassan sheikh guarded by 19.000 African union troops could unite the country with in six months. Come on lets be realistic.Somalia never held a reconciliation conference for the people by the people. And people are just started building states, and hassan just stayed around the regions he is getting full support. I mean hassan is not a messiah he is just like the rest of the Somalis. U are expecting to much my friend.
  22. Carafaat Jubbaland has 3 Presidents today All claimed to be elected democratically