Xaaji Xunjuf

Nomad
  • Content Count

    29,836
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    77

Everything posted by Xaaji Xunjuf

  1. Dabrow i know there are two Presidents its only appropriate to call them both Presidents since the seat is contested by the 2 leaders, col barre and Sheikh Axmed madobe. Mogadishu approved unofficially that hiiraale is the President. While the Clan of Ahmed Madoobe recognize Ahmed madoobe as the President also Puntland recognizes Ahmed madoobe as the Preisident. While the gedo Administration recognizes Barre hiiraale as the President.Its a bit complicated and the Kenyan government unofficially recognize Ahmed madoobe as the President.
  2. Carafaat its a zero sum political game , Hassan and Mogadishu refused to cooperate with Ahmed madoobe so closer ties will be established with kenya i was expecting this. Lets see the reaction of Mogadishu we know Hassan and his government are now trying to import more weapons from Sudan. They are busy building their army so that they will be taken serious inside Somalia.
  3. Madaxweynaha Jubbaland oo Kenya u Duulaaya Published: May 20, 2013 Kn:Sh. Axmed Madoobe, madaxweynihii ugu horeeyay ee abid ay yeelato maamul goboleedka Jubbaland ayaa safarkiisa ugu horeeya ku bixinaaya dalka Kenya. Madaxweynaha ayaa safar shaqo ku tagaaya caasimadda dalka Kenya ee Nairobi maalmaha ina soo aadan, waxaana la filayaa inuu sidoo kale halkaasi kula kulmo bulsho weynta reer Jubbaland ee ku dhaqan dalka Kenya. Sida ay noosheegeen ilo wareedyo ku dhaw xafiiska madaxweyne Axmed, socdaalka uu madaxweynuhu ku tagaayo dalka Kenya waxaa ugu muhiimsan inuu madaxda dalka Kenya kala hadlo arimo ay kamidyihiin sidii dib loogu soo celin lahaa shacabka xerooyinka qaxootiga ku xaraysan intooda ka soo baro kacday gobolada maamul goboleedka Jubbaland iyo sii adkaynta iska kaashiga dhinaca arimaha amaanka iyo nabadgaliyada. Lama oga in Sh. Axmed u gudbi doono magaalada Addis Ababa ee caasimadda dalka Itoobiya iyo in kale, ayadoo ay jiraan hadal hayn ku aadan qorshe lagu wada hadalsiinaayo madaxweynaha qaranka Soomaaliyada, Xasan Sheekh iyo madaxweynaha maamul goboleedka Jubbaland, Sh. Axmed Madoobe kaasi oo la filaayo in dalalka IGAD ay gogol, magaalada Addis ugu dhigaan labada masuul.
  4. Daawo Sawiro iyo Video Shirkii Ka Dhacay Xarunta Eu Ee Brussels Ee Aqoonsiga Loogu Raadinaayey Somaliland Iyo Dr Adna Aadan Ismaciil Oo Khudbad Tariikhi Ah Ka Jeedisay (Hadhwanaagnews) Tuesday, May 21, 2013 Kulan kadhacay maalintii Jimcaha 17.5.13 xarunta Yurub ee Brussels oo ictiraaf loogu raadinaayo Somaliland ayaa shalay ka dhacay Kulan kadhacay maalintii Jimcaha 17.5.13 xarunta Yurub ee Brussels oo ictiraaf loogu raadinaayo Somaliland ayaa shalay ka dhacay xarunta EU oo aykasoo qaybgaleen qaarka mid ah Golaha Wasiirada iyo aqoonyahano reer Somaliland ah oo ay ugu horeyso Dr Adna, Waxa kale oo ka hadlay madax ka socday EU iyo Turkey. Kulanka oo aysoo abaabuleen qaar ka mid ah jaaliyadda reer Somaliland ee degan Belgium oo dedaal balaadhan u galay in xarunta qaaradda Yurub lagaga hadlo arimaha Somaliland. Waxa aad looga hadlay arimha Somaliland ee intii ay jirtay iyo wax qabadka muuqda ee ay sameysay,Wasiirada Somaliland ee kasoo qaybgalay oo ay ugu horeyeen Gudoomiye Kuxigeenka Barlamaanka Somaliland Baashe Maxamed Faarax,Wasiirka Qorsheynta Somaliland Dr Sacad Cali Shire, Wasiirka Kaluumaysiga iyo khayraadka Badda Cabdilaahi Geeljire iyo Dr Adna waxa aykudbado aad u taabtay dadkii kasoo qaybgalay kasoo jeediyeen kulanka ictiraafka loogu raadinaayo Somaliland,Waxa aan idiinsoo gudbin donaa Video ku saabsan hadaladii wasiiradu soo jeediyeen. Waxa iyana ka hadlay wakiiladda Dawlada Turkey u fadhiya EU, Ingiriiska iyo qaar ka mid ah barlamaanka Belgium oo aad ugu waramay sida ay ula dhacsan yihiin shirka noocan oo kale ah ee ictiraafka loogu raadinaayo Somaliland Xamse Axmed Salaan
  5. Wasiirka Ingiriiska U Qaabilsan Afrika Oo Sheegay Inay Aqoonsan Yihiin Himilada Somaliland, Balse Kala Gurashada Hargeysa Iyo Muqdisho Ay Somalida U Taalo. London(Ramaas) May21, 2013 - Dawladda Ingiriiska ayaa sheegtay inay aqoonsan tahay himilooyinka shacabka Somaliland, balse ay Somalida u taalo sida uu noqonayo xidhiidhka mustaqbal ee Somaliland iyo Somaliya. Wasiirka Ingiriiska ee Afrika Mark Simmonds, oo shalay galab ka jawaabayay su’aalo lagu weydiinayay barta uu ku leeyahay Twitterka, ayaa waxa kale oo uu ka hadlay khilaafka dhinaca hawada ee u dhexeeya Somaliland iyo Somaliya. Mid ka mid ah dadkii su’aalahaas weydiinayay ayaa wasiir Mark Simmonds su’aalay mar haddii uu Ingiriisku aqoonsaday dawlada federaalka Somaliya, bal in la gaadhay wakhtigii uu Ingiriisku ka shaqayn lahaa aqoonsiga Somaliland, ayaa wasiirku wuxuu ku jawaabay, “Waxaanu aqoonsanahay himilada Somaliland, laakiin Somalida ayay u taalaa inay ku heshiiyaan xidhiidhkooda mustaqbal.” Su’aal kale ayaa la weydiiyay wasiirka oo uu nuxurkeedu ahaa in khilaafka dhinaca hawada ee ka dhex oogmay Somaliland iyo Somaliya uu waxyeelaynayo wada hadalkii u socday labada dawladood ee Somaliland iyo Somaliya, waxaanu Wasiirka oo su’aashaas ka jawaabayaa uu yidhi “Arrimaha hawdadu waa dhab ahaan sababta ay Somaliland iyo Somaliya ugu baahanyihiin inay wada hadlaan.” Wasiir Mark, ayaa waxa la su’aalay bal qiyaas ahaan wakhtiga uu filayo inay Somaliya lugaheeda dib isugu taagi karto, waxaanu yidhi “Labaatan sannadood oo colaado ah ka dib, Somaliya waxay samaysay horumar balaadhan labadii sannadood ee u dambeeyay. Waa inaynu ilaalinaa dedaalkaas.” Mar la su’aalay sababta uu Ingiriisku u cambaarayn waayay dilalka ciqaabta ah ee uu maamulka Puntland ee Somaliya sida deg dega ah u fuliyo, wuxuu yidhi “Ingiriisku wuu ka soo horjeedaa dhammaan ciqaabta dilka ah meel kasta oo dunida ah. Dib u habaynta cadaaladu waa ahmiyada madaxweynaha [somaliya], waxaan rajaynayaa inuu dhinacaasna eego.” Mid ka mid ah dadkii su’aalaha weydiiyay ayaa su’aalay in dawladda Kenya ay dhibaato ku hayso dawladda Somaliya iyo dedaalka Ingiriiska ee nabadaynta Somaliya, wuxuu sheegay in gobalku ka shaqaynayo degenaanshaha Somaliya, Ingiriiskuna uu dhammaan dhinacyadaas oo ay Kenya ka mid tahay kala shaqaynayo sidii xal loogu heli lahaa Somaliya.
  6. Prof. Axmed Ismaciil Samatar Annigu Waxaan Ahay Somaliland Waanan Ku Faraxsannahay Horumarka Ay Gaadhay. Copenhegan(Ramaas) May 21, 201-Prof, Axmed Ismaciil Samatar Ayaa Maanta Jaliyadaha somaliland iyo Somaliya Ee Ku Dhaqan Dalak Denmark, Gaar Ahaan Casimada Copenhegan Iyo Nawaaxigeeda Kulan Balaadhan La yeeshay. Kulankan oo ahaa Xog waraysi Uu Kaga Waramaayay Safarkan Gaaban ee Ku Yimi Skandeniavianka Isagoo Prp, Samatar casumaad ka Helay wasarada Arimaha Dibada ee Dalkan Denmark. Prof Samatar Oo Halkaasi kasoo Jeediyay Qudabad qiimao badan oo Uu kaga waramaayo Xalka Siyaasada Iyo Qadiyada Dalka hooyo Iyo Marxaladaha hada Lagu Jiro Isagoo Pro, Samatar Ay Kamid Ahaayeen Hadaladiisa Waxaan Ka Mid Ahaa aas aasayaasha Ururka Siyaasiga Ah ee Hiil Qaran Ujeedada Ururkan aanu U Aas Aasanayna waxay Ahayd In La Helo dad Soomaliyeed Oo Isku Duuban Walina Kumaanan Guulaysan. Mar uu ka hadlayay Prof Samatar Qadiyada Somaliya Iyo Somalilabnd Waxaan Ku talinaya Sonmaliland Inaanay Marnab u debcin Somaliya, Waxaan Taas U Leeyahay Somaliland maanta Waa Laba Iyo Labatan Jir, Somaliyana wali qas ayaa Ka jira kamana Muuqato Inay U dhalatay dawlad Adagi Waayo Talooyinkii aanu xasan Usoo Jeedinay ee Ku Wajahnaa Somaliland Iyo Soo Dhawaynteeda Muu Yeelin Kuwii Ka Horeeyayna may Yeelin. Waxa kale oo hadalada Profka, Kamida Ahaa Anigu Axmed Ahaan waxaan ka qayb Qaatay 30 Sodonkii Sano ee U dambeeyay Shirar Badan oo Muhiima oo calamak Iyo Somaliba aan kala qayb qaatay Xag Siyaasadeed Iyoxag ganacsiba Maan Arag Meel Ay Somaliya Ku Amaanayso Sonmaliland Waxaan Leeyahay Somaliland Reer Sonmaliya ma soo gaadhi Karan waayo dawlad Iyo Maamul ayaa ka jiray 22 Laba Iyo Labatan Sano ee Horta xaqiiqada Ogaada Reer Somaliyaw, tan kale waxaan Leeyahay reer Somaliland markaad Shirarka Imanaysaan Somaliyan Aad Isa soo Hor Fadhiisanayasaan waa Inaad Qodobo Adag wadataan, Waxa uu Pro samatar Hadaladiisii Ku Soo gaba gabeeyay Anigu waxaan Ah Somaliland waxaan Ka oo Jeeda Somaliland Waan Ku farxsanah Horumarka iyo wanaaga ay Muujiyeen Waxana Jeclahay In Dhibka Kajira Bariga Somaliland La xaliyo Laysna Af Garto Gebogebadii waxa hadalka la wareegay siyasiga da´da yar cabdirizaq afqaraf oo iftimiyey in dalka Somaliland uu shalay u dabal degay 22 guuradii ka so wareegtay maalintii dadka reer Somaliland ay tashadeen. Waxanu cabdirizaq aad ugu hanbalyeyey madaxweyne axmed maxamed maxamuud siilanyo cafiska aan kala joogsiga lahayn ee uu u fidiyey qof kasta oo ree somaliland ah ku so hungoobay ama la qalday. Cabdirisaq o sii wata hadalkiisa wuxu dhahay qof dawlada somaliland ay iska xirta ma jirto ila uu ka hor imaado shuruucda u dajisan gooni isu taaga jamhuriyada somaliland Waxana farxad no ah in prof axmed ismaaciil samatar uu bishan so socota bilowgeeda tagi doono dalkiisi iyo dadkiisi, waxanan le yahay so dhowoow prof wa dalkaagi cidna marti ugama tihid.
  7. ^^ What do you mean Sudan has a fine army?
  8. Alpha you pick oke these are the alliances between the various groups entities countries in the region. Barre hiiraale + PM saacid+ Press Hassan+ Uganda+Djibouti+ Galmudug+Ximaniyo Xeeb+Gedo Governor+ Gedo Elders+ Burundi+HAG VS Puntland+ Ahmed madoobe +Kilil5 President+ Kenya+ Garisa governor+ Khatumo+ONLF + SAHAL
  9. Interesting so the Jubbaland Barre hiiraales Admin will use that flag instead of the other flag.
  10. Sudan Oo Somalia Ku Caawisay Saanad Milatari Khartuum, May 21, 2013 (W.Wararka) - Waarka ka imanaya dalka Suudan ayaa sheegaya in dawlada kumeel garka ah eeSsoomaliya ay ugu deeqday hub iyo rasaas noocyo kala duwan leh, kuwaas oo ay ku jiraan qoryaha Ak47 nooca dabajeexa loo yaqaano, kuwa dhexe iyo rasasta qoryaha kala duwan ee hubka. Waraka ayaa waxaa uu intaa ku daryaa in wasiirka gashandhiga soomaliya uu haatan joogo khartuum isagoo ka gudoomay hubkaas iyo rasaastaa ay dawlada suudan ugu deeqday dawlada Soomaliya. Wafdigan oo ay ka mid yihiim Mas’uuliyiin Dhanka Ciidanka Qalabka sida ah oo kala ah, Ganaraal Xasan Maxamed Xuseen Muungaab Gudoomiyaha Maxkamada Sare ee Ciidanka Qalabka Sida ee Soomaaliya, Ganaraal C/qaadir Macalin Nuur Abaanduulaha Saadka iyo Taakulaynta, iyo Madax kale oo dhanka Amaanka ah. Wasiirka gaashaandhiga Mudane C/xakiin Maxamuud Xaaji Fiqi oo warbahinta u waramayay ayaa sheegay in Safarkooda uu ka dambeeyay kadib Markii ay Marti Qaad rasmi ah uu ka helay Wasiirka Wasaarada Gaashaandhiga ee Dalka Sudan. Sidoo kale Wasiirka ayaa Carabka ku dhuftay in Dowladda Sudan uu kala Hadli Doono sidii iskaashi Dhanka Milatariga ah u dhex mari lahaa labada Dowladood. Dhanka Kale Kulan ay yeesheen Safiirka Safaarada Soomaaliyeed ee Dalka Sudan Madane Maxamed C/laahi Ugaas Faarax iyo Wasiirka Gaashaandhiga Dowladda federaalka ah ee Soomaaliya ayaa waxa uu ugu warbixiyay Safiirka Xaalada Siyaasadeed ee Dowladda Sudan inta Badan kula dhaqanto Soomaaliya kaasoo aan ku dhisnayn Dano gaar ah oo ay Soomaaliya ka leedahay hasayeeshee uu ku dhisan Walaaltinimo iyo Jacayl ay u qabaan Umadda Soomaaliyeed. Safiirka ayaa Xusay in Dowladda Sudan ay tahay Dowladii inta Badan garab istaagtay Shacabka Soomaaliyeed markii dhibaatadii Gaajada ku habsatay Qaar ka mid ah Gobolada Koofureed ee Soomaaliya Taasoo aan Abaalkooda loo gudi karin. Safiirka ayaa Sidoo kale uga warbixiyay Xaalada Ardayda Soomaaliyeed ee Dalka Sudan kuwaasoo ah Ardayda ugu Badan ee Wadan Soomaaliya ka baxsan ay wax ka bartaan. Waxaa lagu wadaa Wafdiga uu hogaaminayo Wasiirka Gaashaandhiga Mudane C/xakiin Fiqi in ay Sudan kusii sugnaan Doonaan ilaa maalinta Khamiista ah ee nagu soo fooda leh. Waa markii ugu horeyey ee dawlada suudan ay ugu deeqdo sanad meletari, waxana dhawaan ay sheegtay dawlada suudan in ay soomaliya ku caawinayso aduun dhaqaale kaas oo la sadalinayo in shixnadan hubka ah ee haatan la siiyey dawlada soomaliya ay ka mid tahay macawinadii ay ugu deeqday dawlda soomaliya,waxana la filayaa in dayaarado lagu gayn doono sanadan todobadka soo socda magalada muqdisho Hore ayuu wasiiirka gashandhiga soomaliya sheegay in dawladiisu anay haysan wax sanad meletari oo ay isku difacaan iyo wax rasaasaba.
  11. Qaranimadda Jamhuuriyadda Somaliland Waxba Laga Waydiin Maayo Nin Beebeeyadda Ciidamadda AMISOM Magan U Ah, Nin Aan Quusanina Isagaa Quus Ah - Boqor Muxumed Geelle (Hadhwanaagnews) Tuesday, May 21, 2013 Kampala-(HWN)-Waxaan leeyahay nimaan quusta aqoonin isagaa quus ah. S/Land Allah mooyee aadami uma baahna Kampala-(HWN)-Boqor Muxumed Geelle Seed, oo ka mid ah madaxdhaqameedyada Somaliland ayaa sheegay in madaxweynaha Somalia Xasan Sheekh Maxamuud uu ku riyooday midnimadii Soomaaliya ee dhamaatay, kuna tilmaamay hadalada ka soo yeedhay doraad kuwo aanu u miidaan dayin, isagoo intaa ku daray inuu yahay nin beebeeyada ciidamada amisom ee Muqdisho ku sugan u magan ah. Boqor Muxumed Geelle Seed oo shalay wargeyska Haatuf khadka Telephone-ka kula soo xidhiidhay isagoo jooga magaalada Gabilay, ayaa sidoo kale shacbiga Somaliland iyo ciidamada dalkaba hambalyo iyo bogadin uga diray sidii hagar la?aanta ahayd ee ay uga qayb qaaten xuska 22 guurada ka soo wareegtay ku dhawaaqistii madaxbanaanida Somaliland ee Sabtidii doraad looga dabaaldegay dalka gudiisa iyo daafaha dunida. Boqor Geelle isagoo arrimahaa ka hadlaya waxa uu yidhi ?Marka ugu horaysa waxaan shacabka Somaliland ee ku kala dhaqan dalka gudihiisa iyo dibadiisaba aan hambalyo iyo bogaadin uga dirayaa sidii ay shucuurtooda wadaninimo ugu muujiyeen xuska 22 guurada ka soo wareegtay ku dhawaaqistii madaxbanaanida Somaliland ee doraad la xusay, sidoo kale ciidamada kala duwan ee dalka ayaan iyagana hambalyo u dirayaa. Hadalada xanafta leh ee ka soo yeedhay madaxweynaha Somalia ee uu ku sheegay in dawladiisu ay doonayso in Somaliland iyo Somalia ay dib u midoobaan, waxaanu u aragnaa hadalo hawaawiya iyo kuwo riyo ku dhisan, qaranimada Somaliland waxba kama sheegi karo nin magan u ah beebeeyada ciidamada amisom ee Somalia ku sugan, oo xaafada kaliya oo muqdisho ku taala aan xukumin, waxaan leeyahay nimaan quusta aqoonin isagaa quus ah. Somaliland Alle mooyee aadami uma baahna, sidaa darted waxaanu leenahay shakhsiyadka Somalia eek u riyoonaya midnimo dambe oo Somaliland iyo Somalia dhexmarta, kala quusanee qoomamo la?aada?.Xigasho/Haatuf.
  12. ^^ I was asking that my self to there is no threat coming from Somalia, There is the garowe clan enclave between Somaliland and Shabaab militants. And the Government in Mogadishu is guarded by African union troops. This is much about nothing.
  13. Cleaning is good they are patriotic Somalilanders, they choose to clean during the great 18 may , dhulka jacaylka ay u hayaan bay tusayan calaamka. Somalilanders show different way to express themselves during that great day SL statehood was re established.
  14. Dr.Farole oo ka hadlay Jubaland 20 May 20, 2013 - 2:42:40 AM GAROWE ONLINE Madaxweynaha Puntland Cabdiraxman Maxamed Farole ayaa sheegay in wadada keliya ee Somali dib iskugu soo noqon karto ay tahay in la qaato nidaamka Federaalka ah. Maamulka Jubaland ee dhowaan laga dhisay Kismayo ayuu ka hadlay madaxweynuhu xili uu furayay guryo barakacayaasha Garowe loogu talogalay maanta. ''Wadada keliya ee u furan dib u heshiisiinta waatan Federaalka ah Cidii wax kale ku riyoonaysa iyadaa cirka biyo ku og'' ayuu yiri Dr.Farole oo rajo wanaagsan ka muujiyey inay soo dhamaystirmaan dhismaha maamulada kale ee dalka sida Bay ,Bakool ,Shabeelooyinka iyo weliba gobollada dhexe. Dhanka kale waxa uu ka hadlay dastuurka Federaalka oo horey June,2012 saxiixayaashu ugu heshiiyeen ka dibna ergo 825 gaaraysa ay ku ansixiysay Muqdisho August2012 ,waxana la sheegay in 13 wax laga badalay lana horgeeyay Barlamanka. Jubaland tan iyo doorashadii Axmed Madoobe ayaa waxa xaflado kala duwan ay ka dhaceen dalka gudihiisa iyo dibadda taasi oo lagu soo dhoweynayo doorashadan iyo dhismaha maamul goboleedka ay ku mideysanyihiin Jubooyinka iyo Gedo. Halkan ka dhageyso codka Madaxweynaha Puntland oo ka hadalaya Jubaland
  15. Detoore daarahan cawl cawlan maha booming ehe wa iska wax la iska dho dhoobay.
  16. Classified;952863 wrote: I think if Oodweyne, Saalax, Xaji Xunjuf were given a choice, "Be banned from SomaliaOnline in exchange for Somaliland's Independence" or "Stay in SomaliaOnline and and forfeit Somaliland's claims to Independence", they would choose the former. if Somaliland was given recognition tonight i would no longer post on SOL it will be inappropriate to post on a site that you re not from
  17. There was a party in London that was pro president madoobe And here we have the hiiraale supporters.
  18. Dr osman Puntland goormay dadka welfare u samayneysa hada bay guryo dhisaan?
  19. This is fake news detoore thats not the Australian ambassador thats just one of farooles old Buddies from Australia they used to cabby drivers together.
  20. “Somalia Waxaan U Soo Jeedin Lahaa In Aanay Ku Riyoon Somaliland” May 20th, 2013 HARGYESA (Somaliland.Org)- Guddoomiyaha Golaha Wakiiladda Somaliland ahna Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaridka ah ee WADDANI Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro) ayaa jawaab ka bixiyay hadalkii ka soo yeedhay Madaxweynaha Somaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ee uu ku diray Qaranimadda iyo Jiritaanka Somaliland. Guddoomiyaha Golaha Wakiiladda Cabdiraxmaan Cirro oo maanta Shir Jaraa’id ku qabtay Xafiiskiisa ayaa Shacabi-weynaha Somaliland uga mahad-naqay siddii waddaniyadda lahayd ee ay uga qayb-qaateen xuska laba iyo laabaatan guuradda dib ula soo noqoshadda qaranimadda Somaliland ee 18 May. Guddoomiyaha Golaha Wakiiladda Cabdiraxmaan Cirro waxa hadaladiisii ka mid ahaa “Waxa aan ku celinaya ama Madaxweynaha Somalia ha noqdo ama Wasiir Somalia ah ha noqdo ee in aanay arimaha Somaliland mid iyaga u taala ahayn oo ay ka arimin karaan iyaga (Somalia)ayaa looga baahan yahay inay mideeyaan wax Somaliland kaga jirana ma jirto,si cad ayaanu arinta u canbaareyneyna oo wax kasta oo Qaranimadda Somaliland ka soo horjeeda cida ku kacda waanu canbaareyneyna waayo Somaliland waa dal Somalia ka duwan oo gobanimadoodii qaatay marka waxa aanu Qaramadda Midoobay ka codsaneyna inay Ixtiraamto Axdiga iyaga u yaala oo si cad ayay u qeexaysa inay umad kasta xaq oo dawladd iyo Nidaam shaqeynaya lihi ay aaya hooda ka tashan karaan” Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaridka ah ee Wadani Md Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi(Cirro) waxa uu intaas ku daray “Xukuumadda Somalia-na waxa aan u soo jeedin-laha in aanay ku riyoonin inay Xukuumadda Somaliland ay qayb ka tahay waxanu dal kasta xaq u leeyahay in uu is daafaco marka lagu soo xad gudbo oo ilaashado Xuduudahiisa,lana hadlo qaramadda Midoobay iyo dawladdaha jaarka la ah,Marka Somaliland dhinac kasta way ka dagaalamaysa runtii mana qabo arimaha ay wadaan inay yihiin qaar ay ku guulaysan karaan runtii oo anigu waxa aanan hubin uun in gabi ahaan lagu wixii lagu heshiiyay burburay balse dhaawac wayni wuu soo gaadhay qodobadii shirkii Ankara ka soo baxay,Somaliland-na inay is difaacdo ayay xaq u leedahay si Diblomaasi ah inay dawlad kasta iyo qaramadda midoobayba la hadasho ayay xag u leedahay waanay sameyneysa sidaasi” Gddoomiye Cirro oo hadalkiisa sii wata, waxa uu yidhi “Faysal Saaxiib ayaanu nahay mana jecli in aan arintiisa aad ugu dheeraado laakiin Mawqaf kaygu waxa weeyaan in uun wax kasta oo wax u dhimaaya Qaranimadda Somaliland in layska ilaaliyo,aniguna labad xil een isku hayo bal u fiirsada oo tiro koob ku sameeya cid kastaaba laba xil ayay isku haysa waana iska gabo gabo cidii Xiiseyneysaana ha soo diyaar garowdo,in kasta oonan anigu arimaha Somalia xogogaal u ahayn Heshiiskii sida aad aragteen laba dhinac ayuu aha oo ay wada galeen Jamhuuriyadda Somaliland iyo Federaalka ah oo Cali Khaliif iyo Xildhibaano kaleba way saluugeen marka Qolada Somalia waxa aan odhanlaha uun Mooshinadda Xildhibaanadaas iyo Baarlamaankooda Muqdisho ka socdaana iyaga ayay gaar u yihiin laakiin waxa aan filayaa uun inay arintaasi(Mooshinka Muqdisho ka socda) inay Culeys weyn ku tahay Xukuumaddaasi” Guddoomiye Cirro waxa kale oo uu Shacbi-weynaha Somaliland uga mahad celiyay Sidii Wadanayada lahayd ee ay uga qayb qaateen xuska laba iyo labaatan guuraddii Qaranimada Somaliland ee 18-ka May ee ay u muujiyeen dareenkooda dhabta ah ee gooni isu-taaga Somaliland.
  21. Safferz Ethiopias derg regime made officially peace with Somalia in 1988 April they restored relations before that there were no relations. Somalia dropped all of its claims to the Somali galbeed region. The WSLF was about to be officially disbanded the Afaraad brigade already united with the SNM, the 8th brigade joined the Djiboutians in diredawa. President siad bare was feeling the heat because from 1986 there were so many attacks on Siyad bares officers in from attacking in the interior Kidnapping Military officers and hijacking planes. Siyad bare had to do something. And the SNM was the only Somali rebel movement still in Ethiopia ssdf gave up in 1984. But you are right Mengistu and the derg needed peace to the Eritrean rebels in march in 1988 they completely destroyed 65% of the derg forces at the battle of Afabet in Eritrea the EPLF fighters made great victory against the derg. And they were closing in and Mengistu needed peace to and few months later the battle of shire began led by the Tigrean peoples liberation front. And in begin 1989 the SPM group of O'gaden officers started a new rebellion. Because of what President siad bare did signing a peace deal with colonel mengistu.