Xaaji Xunjuf

Nomad
  • Content Count

    29,836
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    77

Everything posted by Xaaji Xunjuf

  1. Islam Somali and the Somali language all are intertwined, its weird to see a Somali who is not Muslim who doesn't believe in Allah , prophet Muhammads is the messenger and the last day.
  2. Ethiopias best fighter jet Su27 its a good plane it has the best doppler radar it can carry a wide range of weaponry in the air,Ethiopia has about 20 of these. It has 15 mm Gatling gun on both of the wings Egypt on the other hand has F16S now this baby can do allot of damage F-16 can carry a heaviest load and more variety of weapons and missiles. With modern target data, it has 4 hard points on each wing . And it has AN/APG-68 radar. It has more than 50 of those
  3. ^^ Egypt has superior air force and more modernized military arsenal trust me Egypt is not the Egypt that fought against israel in the 60s. They are well trained and ready to annihilate the Ethiopians if it came to a war. The Ethiopians are low equipped badly trained Ethiopia can only take on Eritrea it was even struggling with Eritrea. The Ethiopian way of fighting is belligerent way of fighting against all odds and dont matter how many casualties. They dont care how much man power they lose. They dont care about casualties they dont fight a strategic war the Eritreans fought a strategic war very tactical. Egyptians will do the same to and the Egyptians are much more advanced military wise.
  4. Not really thats how it is , Ethnic Somalilandish people do not take pride of Arab , because Arab doesn't mean usually they are good,or better there are Arab of low ancestry there are many Arabs who were turned into Arabs oo jin iyo jaan ka yimi.. Arabs are not all related to Ethnic Somalilandish people. Only a small portion and the people of SL do not talk about that. Physical appearance says little its about the origin people.. Africa aad baan u jecelahay because its part of the SL heritage. i embrace it with both Harms. I am proud about Africanism But African is not an identity or an origin its a continent i am very proud of.
  5. ^^ I dont think there will be a war, but if it came to it Egypt can destroy Ethiopia.
  6. warsamaale;956478 wrote: XX, another question ? how come SL'ers are the blackest ? where is the arab light skinness, like the tuaregs Ancestry kuma xidhna madoowga ama cadaanka , Madoowgu wa wax fiican , eeh assaliyada muhiim ah qofka assaliyadisa iyo cidi yahay. Warsamaale we are not Arabs we are afro hashimites , Mustacarab and Qaxdaani skinny legs from yemen manihin. Imam Muse Al kadim inu nin Madow aha so ma ogid wa imamyadi malaaigtu u duceysey. Kaladhka qofku muhim maha waxa muhiim ah assaliyad.Waxad noqon karta qof cad laakin assaliyadu inanay wanagsayn ba laga yaaba.
  7. Hadanay wax ba inaga baahnayn hadal hayntooda ba maxa keenay dunidu waxay ku kala hormartay strategic partnership Aana ku sheegaya. Waxa dantena ku jirta in koonfurta Yemen ka go'odo north Yemen. South Yemen ethnic Somalilandish badan ba ku nool qaar xita qurumihi lagaga tagay meesha. Dadkaas wa allies of Somaliland republic. Itoobiya kala Go'ogeda dan ba inoogu jira dalka ay inaga haysato wa inaynu so ceshana, dalki ingriisku xayle sellasie siiyey. Xita Harar inaga iska leh oo dhisnay. Qotida afraanqallo wa inaynu meeshay ka yimadeen ku celina.. Dadkan shabeelooyinka ku nool na dadkooda ay la degenyihin bay wax la yihin waxa ka masuul ah Sheikh indhocade al markaawi, wa sidu no sheegey. Markaynu inta samayno wa inaynu xuquuqda walaalaheen isiolo ku nool u doodna , eeh Kiiniya degan oo run ahaanti dadkeeni ah. Waxas oo dhan ba talaabo ina sugaya , energy iyo resources uma hayno dad webiyaal fadhiyaa, prioritygu wa inad kala baratid. Markaynu inta ka dabaalano , Qolyahaaas shabeelooyinka wa wada xajoon karna , Laakin hada wax ay nugu so kordhin karan ma jirto
  8. Tallaabo dadkaas aad baan u kala aqaana siday xita shabeelooyinka u dega qaar ba xita tuulooyin ka degan galguduud. Laakin Somaliland dan ugu ma jirto in dad iyagi ba meel ay seexdan hayn inaynu shuraako la noqono. Adeer Duni dhan ba la ino soo diray waxa la inooga bahanyahay inaynu Afro hashimite people eeh itoobiya ku nool xoreyno ila iyo harar. Waxa la inoogu bahanyahay inaynu Koonfurta Yemen qabsana oo aynu gacansiina imamyadi anu wax isu ahayn. Wax badan ba ina sugaya waxa la inooga bahanyahay inaynu Ukrain iyo wadamada wax soo saarka leh la xidhano. Adna fadhatayaal baad nugu wareerinaysa adeer hawla badan ba ina sugaysa. Horta Jamhuuriyada Somaliland aynu dal xor ah oo meel walba laga aqooonsanyahay ka dhigno , dabeedna hawlihi kale banu u gudbi karna.
  9. Xiinfaniin hanjabaad weyna hada ma waxad leedahay culusow baanu ka takhlusayna because faroole u dhoofay Kenya.. Culusow still has the majority in the Parliament backing him.
  10. Johnny B;956460 wrote: What happened to the " Hashinite " , or was it " Hashimite " ? Hashimite and Arab kala saar. Hashimite Arabs wa ka sareyaan ethnic Somalilandish people are of higher pedigree, than Arabs, because they have the best of both. Dadka Carabta loo soo diray banu nahay.
  11. War waxasi wa sheekooyinka qurba joogta loogo sheekeyn jiray , tageero maxay ah, SNM had a better ally with the USC, or the Unuka Pilots who refused to bomb Somaliland. Dadkan iyagi ba socon kari lah maxay dad kale tari, xaajiyad ba qada gebigooda ba. Anigu waxan odhan laha dadka productiveka Somaliland hala xidhato sida Ukrain iyo wadadamada hormaray oo wax badan hala is weydarsado dhaqaalaha ciidanka wax wada qeybsiga ganaciga Dad webi ag fadhiya wax ba inugu so kordhin mayaan eh.
  12. Wax wada qabsigi wuxu fiicanyahay marka wax la kala faiidaysanyo anigu runti waxan odhan laha , dadkaas iska masaakinta meeshooda inta lo dayoo. inagu inaynu la xidhano dalkaas la yidha Ukrain, Ukrain , wax so saar fiican dad wax ku ool na wa leeyihin Ukrain qeybo ka mid ah ha inala so degan. Dadka shabelooyinka ku noolna oo ba iyo ta toona karin inaynu wakhtiga iskaga lumino maha. Umadda waxa wax lala qaybsada dadka productive ka sida reer Ukrain.
  13. Warsaamale the clan of ismaciil Cumar geele. Wayahay tallaabo adigu so gurguro inay wax ku taraan:D Warsaamale no no arab Descent for me.
  14. Tallaabo they are not our cousins, they are koonfurians whom SL and them had great relations with it. These people are no use to us , waxba inugu so kordhin mayaan. Draculas in Djibouti are much closer to us in terms of culture. Eventhought they are not ethnic Somalilandish either.
  15. These people are no use to us ,i am more interested in isiolo that place has real Ethnic Somalilandish people living there. They cant even defend their land from rag tag HAG militia. Somalilanders should not waste their energy on those folks.
  16. ^^ Anigu ma human rights organization baan ahay, ormos wadan bay leeyihin called itoobiya wadankooda ha ku eekadan maan odhan inay xoolo yihin laakin dal bay leeyihin.
  17. Burahadeer the Koonfurians are disunited on all fronts there is no balancing factor in Somalia. The 4.5 tribal formula was so perfectly set by our neighbor Ismaciil Cumar geele. That that one sides take the lead the HAG the Presidency and the capital all in their hands.The negative part is only that they don't have much control over the rest of the country. Their opponents are day in day out trying to create an autonomous state south of Mogadishu to gain leverage and political influence.The leaders in Mogadishu are fiercely opposed to a state free of Mogadishu influence in the south their elders day in and day out are threatening the jubbaland supporters. Burahadeer ask your self why the elders in Mogadishu are threatening those in kismayo every time Ahmed madoobe speaks. But when Sultan faisal calls them that they and their ancestors never ruled an inch of a village no response. Because they know Somalilanders are no threat to their interests and its just a political talk. And apophis believes the koonfurians will form a team against Somaliland , yawmal qiyaamaha:D
  18. Nuune Somalis cant agree on anything i believe in this its a fact Somalia and Somaliland cant agree on their future relationship Somaliland and the garowe clan enclave cant agree border conflict Somaliland government and khatumites cant agree Somalis in the Somali galbeed region cant agree on one approach to get rid of the xabashis Alshabaab and xassan sheikh cant agree Somali government and the Jubbaland admin cant agree Ahmed madoobe and barre hiiraale cant agree who is the President Puntland and and Galmudug cant agree in galkacyo. Xiinfaniin and Gabbal cant agree on who is the president of Jubbaland So i stand correct Somalis cant agree Me and you dont agree all the time although Sometimes we understand each other but that doesn't mean we agree. For instance you believe oromos have a right to stay in Somaliland i disagree i believe oromos belong in addis ababa and adama and Wollo.
  19. Where is detoore to tell us why faroole is accusing Gen cade muse of destabilizing the region are the trinity boys at each other throat again.
  20. Burahdeer our friend from Garisa is playing fear tactics its not working he wants us to believe there are unified Koonfurians on a mission.He should know that Somalilanders know those in the south the best and their mentality.
  21. Apophis you sounding very desperate man i am just posting the latest that the President of Somalia wants the Kenyans out. He made it clear the question is what can you do to stop him. It has no value really if you agree on a greater Somalia and what not when u cannot agree on who is going to administrate a port city Now Hassan is on a diplomatic mission to get rid of the Kenyans. Apophis stop focusing on me i am not holding the cards what are you going to do next? Forget about war , war is not going to happen aslong as the Kenyans are there, maybe militia's can clash but i doubt it since the place is secured by the Kenyans its a political war, no one is going to use weapons.
  22. Xukuumadda Puntland oo Gen,Cade ku eedeysay khalkhalgelinta amaanka 29. maj 2013 APL Xukuumadda Puntland ayaa ku eeedaysey madaxweynihii hore Puntland Gen.Maxamuud Muuse Xirsi (Cade)inuu ka wado deegaanada Puntland qalaalaase siyasadeed iyo nabadgelyo darro. Wasiirka warfaafinta Puntland Maxamuud Caydiid Dirir oo maanta Saxaafadda kula halday Garowe ayaa sheegay in Gen.Cade Puntland ka wado xasarad iyo xaalad iyo amaan darro uu ku doonayo inuu khalkhalgeliyo nabadda Puntland. ''Cade Muuse wuxuu masuul ka yahay gadood ciidan iyo jidgooyo dhowaan ka dhacay meelo ka mida ah gobolada Bari iyo Karkaar,isagoona haatandoonaya inuu abaabulo kuwo kale'' Ayuu yiri wasiirku. Dirir ayaa intaas ku daray in xilligan uu ku hawlanyahay Cade Muuse majaxaabinta hanaanka xisbiyada badan ee waqtigan ka socda Puntland. Wasiirka ayaa gabagabadii sheegay in ololaha Cade Muuse ku khalkhla gelinayo amaanka uu masuuliyadeeda iyo cawaaqib xumada ka dhalata qaadanayo Cadde Muuse. eedaymahan ay xukuumada Puntland u jeedisay Cadde Muuse weli kamuusan jawaabin,balse Cadde ayaa dhawaan xukuumada talada Puntland haysa ku eedeyey inay qaab khaldan ay u wado hanaanka Axsaabta badan wuxuuna soo jeediyey in Baarlamaanka ay soo xulaan odayaasha si ay Janayo 2014 ay doortaan Madaxweyne iyo ku xgeenkiisa.
  23. WAR DEG DEGA : Dhagayso Xasan Sheekh 48 saac Uqabtay Ciidanka Ethopia Iyo Kenya ! May 29, 2013 - Wararkii caalamka iyo soomaaliya Madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa waxa uu amar ku bxiyay in ciidamada Kenya ay ka baxaan dalka Soomaliya kadib markii ay soo bateen dhibaatada ay ku hayaan siyaasada murugsan ee dalka. “48 saac gudahood dalka ha uga baxaan ciidamada Kenya, sidoo kale ciidamada Ethiopia dalka haka baxaan”, war-saxaafadeed ka soo baxay xafiiska madaxweynaha ayaa lagu sheegay. “Dowlada Soomaaliya uma dul qaada karto xad-gudubyada ciidamada Kenya iyo Ethiopia ay ka wadaan gudaha dalkeenna sidaa darteed waxa aan amreynaa in 48 saac ay uga baxaan gudaha dalkeenna oo ay xuduudaha dalkooda ku tagaan”, hadalka kasoo baxay xafiiska madaxweynaha Soomaaliya ayaa lagu sheegay. HALKAN RIIX DHAGAYSO MADAXWEYNAHA Hadalkan kasoo baxay xafiiska Madaxweynaha Soomaaliya ayaa waxaa lagu yiri, “Soomaaliya waa ka dhamaaday dul-qaadkii, Ciidamada Kenya markii horaba waxa ay ku soo galeen Sharci Darro. Hadana in badan ayeey u diideen saraakiil dowlada ka socota in ay galaan gudaha Kismaayo”.
  24. Madaxweynaha dalka Kenya oo walaac ka muujiyay Weerarada ay Xoogaga Al-shabaab ka Geysanayaan Gudaha Kenya Arbaco, May 29, 2013 (HOL) — Madaxweynaha Kenya ayaa walaac xooggan ka muujiyay dilalka ay Al-shabaab ka geysanayso gudaha dalkiisa ugu geysanayana dadka Kenyanka ah, isagoo sheegay in dowladdiisu ay qaadi doonto taallaabooyin ay dadkeeda ku difaacayso. Hadalkan ayuu madaxweynaha Kenya ka sheegay shirkii Midowga Afrika eek ka dhacay Addis Ababa, isagoo xusay in mas’uuliyaddiisa koowaad ay tahay inuu difaaco nolosha iyo hantida dadka Kenyanka ah, si ay u helaan nabad-galyo ay howl-maalmeedkooda ku qabsadaan. “Dowladda Kenya waxay diyaar u tahay inay ka qaybqaataan xaslinta iyo nabad kusoo dabaalidda Soomaaliya iyo geeska Afrika oo dhan,” ayuu yiri Uhuru Kenyatta oo la hadlayay madaxii Midowga Afirka. Sidoo kale, wuxuu sheegay in dowladda Soomaaliya ay mas’uuliyad iska saarto sidii kooxaha dhibaatooyinka geysanaya aysan dalkooda uga soo bixi lahayd, sida ay dowladda Kenya uga qaybqadato xoojinta amniga iyo nabadda Soomaaliya. “Nabadda iyo deggenaashaha Soomaaliya ma ahan mid dan u ah Soomaalida oo keliya, balse waa mid ay dani ugu jirto dadka Kenya iyo kuwa Geeska Afrika ku nool oo dhan,” ayuu hadalkiisa ku daray. Kenyatta ayaa sheegay in go’aanka Kenya ee ay ku caawinayso Soomaaliya uu salka ku hayo waajibaadka shaqo ee AMISOM iyo midka ururka IGAD oo ay ku mideysan yihiin dalalka Geeska Afrika. Madaxweynaha Soomaaliya ayaa shirkii Midowga Afrika ka sheegay in ciidamad Kenya ay u dhaqmeen si ka duwan sida uu yahay qorshe-howleedka ciidamada Midowga Afirka ee AMISOM oo ay Kenya qayb ka tahay. Ugu dambeyn, madaxweynaha Kenya wuxuu sheegay in dalkiisa ay go’an tahay inay gacan ka geysato nabadda iyo xasilinta Soomaaliya oo dan ay ugu jirto dalalka geeska Afrika oo dhan. Maalmo ka hor ayay xoogag taabacsan Al-shabaab waxay weerareen saldigyo ay ciidamada Kenya ku lahaayeen deegaanno ku dhow xuduudda ay wadaagaan labada dal, kaasoo ay ku dileen shan qof oo ay ku jireen lab aka mid ah saraakiisha booliiska Kenya.