-
Content Count
29,998 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
78
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Xaaji Xunjuf
-
Mooge;958899 wrote: horta xaaji ninyoow, did this guy say Somaliland is an independent country and it must be recognized by the international community? or is he playing his usual book project games? When he arrived he said he always supported Somaliland and that he is a Somalilander he also said that Somaliland is older than him And was a nation and is a nation. But he hasn't specifically said he support its quest for recognition statehood we shall see.
-
Maamulka iyo shacbi weynaha kudhaqan Gobolka Gabiley oon Maanta u kala hadhin soo Dhaweyntii prof Axmed ismaaciil samater prof samater"Gabiley waxay ahayda meesh aqoonta iyo ciyaaraha kaalinta koowaadka gasha tartanka gobolada, maalin dhaweyda waxaa la tiriyey dadka reer gabiley ee qaatey shahaadad phd ,........ . Daawo Sawirro Aad U Tirro badan Gabiley(GNS) Maamulka gobolka gabiley iyo shacbiweynaha ku dhaqan gobolka gabiley, ayaa manta si layaableh u soo dhaweeyey prof axmed ismaaciil samater, oo saaka soo gaadhay gobolka gabiley. Waxaan kaantaroolka Tuulada caabudla kaga hortagay Maamulka heer gobol iyo heer degmo, ee gobolka gabiley, oo lulayey calanka qaranka somailand iyo astaanta ay caanka ku yahay gobolka gabiley, kumaanaan kun oo qof ayaa iskugu soo baxay wadooyinka waaweyn ee Halbawlaha u ah magaalada gabiley, waxaaney dadweynuhu iskugu biyo shubten barxad weyne ee jaamacada Timada ade, halkaasi oo xaflada balaaadhan lagu qabte Ugu horeyn waxaa halkaasi ka Hadley Gudoomiye ku xigeenka jaamacada iyo Dhiinka jaamacada Maxamuud maxamed , waxaaney sidiiran jaamacada ugusoo dhaweeyeen prof axmed ismaaill samater, waxaaney u soo bandhigeen Taariikhdii kala duwaneyd ee ay soo martey jamacadu, waxaaney ku wareejiyeen calanka jaamacada Tima-ade. Suldaan ibraahin jaamac samater, oo ka mid ahaa Gudida jaamacda, oo halkaasi hadalkooban ka jeediyey, ayaa u mahadnaqay dadweynaha reer gabiley waxaanu yidhi” Axmedoow ku soo dhawow jaamacadaadii Tima-ade , ee gobolka gabiley, jaamacadu adey ku baahan tahay, adey ku sugaysay,Waxaa lagaa rabaa inaad hiil iyo hooba la garab istaagto, waxaan u mahadanaqayaa dadweynaha reer gabiley ee sida wanaagsan u soo dhaweeyey.” Ayuu yidhi suldaanku Maayerka degmada gabiley shucayb maxamed muuse waxaanu u mahadnaqay dadweynaha reer gabiley sida wanagasan ee ay usoo dhaweeyeen aqaoonyahankoodii,waxanu yidhi”manta guul iyo sharaf inoo ah ardeygii koowaad ee faslka koowaad la qorey ,waxaynu usoo dhaweyneynaa aqoonyahankii reer gabiley, gabiley waa halkii dugsiga laga qorey ee uu waxbarashada ka bilaabay, waxaan leeyahay kusoo dhawow gobolkaagii, waxan u mahadnaqayaa ardeyda jaamacada Tima-ade .” Wasiirki hore ee warfaafinta Somaliland boobe yuusuf ducaale oo halkaasi ka ahdley ayaa sidiiran usoo dhaweeyey prof axmed ismaaciil, waxaanu sheegay inay sugayaa marka uu noqdo, jawaabta uu bixiyo waxaanu yidhi “ hadii aynu nahay dadweynaha reer gabiley prof axmed ismaaciil afka iyo indhahaba weynu kala hadleynaa , marka uu noqdo jawaabta uu bixiyona weynu sugayanaa.”ayuu yihi boobe yusuf Badhasabaka gobolka gabiley yuusuf ibraahin geedi,oo halkaasi hadal kooban ka jeediyey “ prof axmed kusoo dhawow degmadaadii, gobolkaagii, degmada gabiley waa halkii xidintaadu ku aasneyda, manta gurigaagii jaamacada ayuu yeeshay, waxaanu ka codsaneynaa inaad jaamacada aad masuulka ka tahay aad mataaneyso jaamacada TImada-ade.”ayuu yidhi badhasaabku Prof axmed ismaaciil samater oo halkaasi ka Hadley,ayaa ka dhawaajiyey ina dadweynaha reer gabiley ay qaadeen koobka soo dhaweynta , waxaanu sujuudey oo uu dhunkadey ciida gabiley waxaan hadaladiisii ka mid ahaa” waad mahadsantihiin walalayaal intaanan hadalka bilaabin waxaan doonayaa inaan dhulkaygii hooyo ee gabiley inaan dhunkado ee halkaa ha iii baneeyo,waxan ka kasheekeeyo Taariikhda gabiley, Gabiley waxay ahayda meesh aqoonta iyo ciyaaraha kaalinta koowaadka gasho tartanka gobolada, maalin dhaweyda waxaa la tiriyey dadka reer gabiley ee qaatey shahaadad phd , waxaaney gaadheen 20 qof gobol intaasi lihi majiro,waxaa dooneynaa inaau soo celino taariikhdii hore, ardeyda jaamacadawaxaa looga baahan yahay ina tartan adag u gaaan sidii ay gobolka gabiley sharftiisa iyo karaamadiisa ilalaiya.”ayuu yidhi prof axmed ismaaciil Gabogabdii waxaa halkaasi ka Hadley Wasiirka wasaarada warfaahinta Somaliland abiib diiriye nuur ayaa u mahadnaqay dadweynaha reer gabiley soo dhaweynta wanaagsan ee ay ku qaabileen prof axmed ismaaciil samater waxaanu yidhi “dadweynaha reer gabiley waa lagu yaqaaney soo dhaweynta iyo gobanimada , manta waxaa ku qiyaaso ma garanayo, runtii axmed ismaacil aad iyo aad baan u soo dhaweyneynaa waa nin dadkiis aiyo dadkiisii u yimid, oo agtooda qiime ku leh ninwalbaaba dadkiisa ayuu qiimo ku leeyahay.”
-
A Stern Message to Hassan Sheekh From Mogadishu
Xaaji Xunjuf replied to xiinfaniin's topic in Politics
Source? -
Chimera;958686 wrote: LMAO, they're both sh1tty, come down to earth, unless they look like this you need to STFU: looooooooooooooooooooooool This is a good one.
-
Breaking news:Barre Hiraale residency attacked with hand grenades
Xaaji Xunjuf replied to Saalax's topic in Politics
^ Thats not important but Barre hiiraale once said he will bring Israel to cleanse Ahmed madoobes shabaab from Jubbaland . So barre could be allied to Israel and Madoobe is Hamas lol. -
Breaking news:Barre Hiraale residency attacked with hand grenades
Xaaji Xunjuf replied to Saalax's topic in Politics
Classfied me and u both know that uniting Ahmed madoobe with barre hiiraale is like forming unity and an agreement between hamas and the Israeli government. -
Breaking news:Barre Hiraale residency attacked with hand grenades
Xaaji Xunjuf replied to Saalax's topic in Politics
Was his presidential palace attacked? -
Metta You cannot sideline entire communities u will just create a more divided Somalia and it will for ever remain a weak country divided nation.i dont see how this can be achieved u need to have one man one vote system and let the people decide.
-
They visited Mogadishu and met the President of Somalia ,, but they dont have a base in Somalia yet.
-
Chimera;958644 wrote: Speaker Jawaari must come down hard on these crappy action groups, and outlaw them immediately in parliament. They are not even in the country but based in the diaspora lol
-
Well since the HAG thing is a tribal organization like Sahal . it promotes political HAGISM the same as Sahal. But i dont think people need to take tribal groups based outside the country to serious.
-
I dont know u mean oday xaad?
-
I wonder though if they will crown Axmed diiriye as the supreme HAG Sultan like the ceremonial spiritual leader. Like in the form the of the Cultural leadership. Similar like our Xaaji Cabdi waraabe. And the Tigrays had in the 90s Abay Yohannes.Who would open the ceremonial gatherings of the Tigray leadership.
-
They want to be like the Kikuyus of Kenya and the Tigrays of Ethiopia and the Jesus tribe of Djibouti
-
Sahal is a diaspora tribal organization its like HAG also a tribal diaspora organization LOL Sahal supports Jubbaland Puntland Khatumo wardheernews ileey the Somali Kenyan politicians HAG supports the Somali government damuljadiid galmudug ximan iyo xeeb , Barre hiraales Jubbaland Keydmedia.