-
Content Count
29,976 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
78
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Xaaji Xunjuf
-
UNSOM chief Nickolas Kay arrives in Somaliland+PICS
Xaaji Xunjuf replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
^^ You are wrong no one feeds Somaliland , Somalilanders see the UN not as a friend the UN was never a friend of SL Ingriiska waxa aad u sheegtey idinka isku khuukhiyaa wax nin reer SL tiriye maha. Waxaas idinka tiiriyey. ila yawma na hatha waan raadiya gabayga cidi tirisay aw jamac marka la weydiiyey wuxu yidhi wa nin reer hargeisa. Magacisa wu diiday inu inoo sheego:D The pirates are angry because , Somaliland shows that they dont need any one but themselves, war xiiniyo isu yeela oo dalkina dhista ,oo dadkan afrikaanka ka marmaa. Somaliland cali lahayn eh, -
UNSOM chief Nickolas Kay arrives in Somaliland+PICS
Xaaji Xunjuf replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
Somaliland is already independent no koonfurian rules Somaliland ,its free and independent something no one can take away from Somaliland. Just the world refuses to acknowledge this officially. Because they believe if they do that , than Somalia will further collapse into anarchy, because the world knows its physiological struggle problem for the koonfurians.The Koonfurians are emotionally attached to Somaliland. See the world the IC the fat guys in Washington and Brussels promised the Koonfurians if they behave very well and create something that resembles a government. They will help Somaliland to be brought back to Somalia so that Koonfurians can rule Somaliland once again. This was done to keep their self esteem intact and to level it up a bit. so that they make something of their lives. Every year that passes by they cant get it together although now they made some progress. But with the whole Kismayo thing it shows how fragile the situation is. See the Koonfurians need to have something to fight for to live for and to talk about , also Somaliland not officially recognized by the international community was also a blessing for Somaliland.Because it reestablished it self with in its own vision with out much support from the west.Somaliland will not trust ic completely and it will have a home grown foreign and economic policy when it gets its recognition. Also its helped shaped the nationalistic goals of the people of Somaliland, decades from now people will still be committed to their hard earned republic. And always will remember back, remember when we stood in the cold protesting to have our recognition. So that the unity between afro hashimite citizens stays in tact for centuries to come, because they struggled like no other nation did. Because they experienced the same plight and problems and misery. -
Finally, The Federal Government is Doing what It supposed to Do
Xaaji Xunjuf replied to xiinfaniin's topic in Politics
Carafaat;961689 wrote: Abtigiis, Good suggestions.this would solve the regional Jubba issue. But does not adress the 'federal' issue that is underneath this political conflict on the table. How would you suggest Faroole, Madoobe and Culusoow deal with eachother? Who is in charge of Somalia, the States or the central goverment? Legally hassan is in charge but practically faroole is in charge of the garowe clan enclave, and Ahmed madobe rules kismayo with the help of the Kenyans. If hassan manages to get rid of the Kenyans in a political way and he sorts out some kind of deal with madoobe, and hassan gains territorial control in the jubba regions. He can build an entity from Galkacyo to the Kenyan border with strong governmental institutions. He can later create federal states in those regions , but first there must be a government in charge of the country. Faroole should remain an autonomous leader for now until the federalism issue is brought up by the Parliament again. Right now yaa federaal ah no one knows. -
Madaxweyne Xasan SH iyo wafti uu hogaaminayo oo u ambabaxay magaalada London Muqdisho(RBC Radio) Madaxweynaha Jamhuuriyadda federaalka Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafti uu hogaaminayo ayaa maanta galinkii danbe ka ambabaxay magaalada Muqdisho ee caasimadda Soomaaliya.madaxweynaha ayaa u kicitimay magaalada London ee caasimadda dalka ingieiiska halkaas oo uu kaga qaybgali doono shirka wadamada horumaray ee G8-ka. Madaxweyne Xasan Sheekhg Maxamuud iyo waftiga uu horkacayo ayaa waxaa gagida diyaaradaha magaalada Muqdisho ee caasimadda Soomaaliya si diiran ugu sii sagootiyey,gudoomiyaha golaha baarlamaanka Soomaaliya Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari,R/wasaare Cabdi Faarax Shiirdoon Saacid iyo masuuliyiin ka tirsan labada gole. Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa lagu marti qaaday shirka wadamada G8-ka oo 15-ka bisha ka furmaya magaalada London ee caasimadda dalka Ingiriiska,waxaana la filayaa inuu halkaa kula kulmo madaxweynayaasha dalalka wadamada G8-ka oo uu ka dalban doono taageero ay siiyaan dowladda uu hogaaminayo. Madaxweynaha dowladda Soomaaliya ayaa safaro badan oo uu dalka kaga ambabaxay waxa uu kusoo hooyey guulo la taaban karo,waxaana la filayaa in marka uu soo idlaado shirka G8-ka ay kasoo bixi doonaan go’aanno quseeya arimaha dalka Soomaaliya.
-
UNSOM chief Nickolas Kay arrives in Somaliland+PICS
Xaaji Xunjuf replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
Nickolas -
Xogaha laakin this Xassan sheikh ba loogu qaatay wixi madax eeh Soo mara beelaha HAG.. HAG karti la aan ma hayso eeh farsamo xuma ku dhacday since the early 90s hada wa ka so kabteen , Xassan weye ninki la sugayey.
-
^^ Abtigiis could be right , but this pirate might give the HAG political strategists a few idea's:D HAG supremacy very funny lol
-
Jigjiga: Somali Capital of the West [Photo Thread]
Xaaji Xunjuf replied to Mad_Mullah's topic in General
^^ Waligay Somali ma kala qeybin -
UNSOM chief Nickolas Kay arrives in Somaliland+PICS
Xaaji Xunjuf replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
Somaliland oo Dalka ka mamnuucday xafiiska Qaramada Midoobay ee siyaasada iyo Wakiilkeedaba June 13, 2013 Hargeysa(Waaheen) kulan ay caawa Qasriga Madaxtooyadda ku wada yeesheen safiirka Qaramada Midoobay u soo magacawday xafiiskeeda siayaasadda Somaliya iyo Xukuumadda Somaliland ayaa ku dhamaaday is af-garan waa kadib markii ay isku mari waayeen qorshayaashii ay kala wateen. brekingWasiirka Arrimaha Dibeda Somaliland Maxamed C/laahi Cumar oo saxaafadda la hadlay ayaa sheegay Xukuumadda Somaliland in ay joojisaya gabi ahaanba wada shaqayntii Xafiiska Qaramada Midoobay ee UNSOM, isla markaana ay ka mamnuucday dalkeeda. Wasiirka Arrimaha Dibeda Somaliland waxa uu sheegay xafiiska cusub ee qaramada midoobay ee UNSOM inaanu mudnayn in lala sii shaqeeyo, isagoo ku wargeliyay Mashruuca WFP oo kali ahi in uu dalka ka shaqayn doono, kaasoo ay Somaliland shuruud ka dhigtay marka ay dalka imanayaan in ay la soo xidhiidhaan Xukuumadda, oo ay ogolaansho ka qaataan. Safiirka cusub ee ay qaramada midoobay u soo magacawday xafiiskeedan cusub ee siyaasadda oo ay hoos imanayaan dhamaan xafiisyada kala duwan ee qaramada midoobay ayaa manta dalka yimi hase yeeshee wax war ah saxaafadda muu siinin, inkasta oo uu booqday dhawr meelood oo ay ka mid yihiin Dugsiga tababarka shaqaalaha dawladda iyo xabaalaha xasuuqa. Kulanka caawa ka dibna wax war ah saxaafadda muu siinin waxaana la filayaa in uu soo gaabiyo socdaalkiisa oo marka hore u qorshaysnaa in uu Somaliland ku joogo muddo laba cisho ah. -
UNSOM chief Nickolas Kay arrives in Somaliland+PICS
Xaaji Xunjuf replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
Xukuumadda Somaliland Oo Dalka Ka Mamnuucday Xafiiska Ka Qaramada Midobayd Ee UNSOM Ka Dib Markii Uu Ergayga Cusubi Maanta Dalka Yimid Hargeysa( Ramaasnews) June13, 2013kulan ay goordhawayd Qasriga Madaxtooyadda ku wada yeesheen safiirka Qaramada Midoobay u soo magacawday xafiiskeeda siayaasadda Somaliya iyo Xukuumadda Somaliland ayaa ku dhamaaday is af-garan waa kadib markii ay isku mari waayeen qorshayaashii ay kala wateen. Wasiirka Arrimaha Dibeda Somaliland Maxamed C/laahi Cumar oo saxaafadda la hadlay ayaa sheegay Xukuumadda Somaliland in ay joojisaya gabi ahaanba wada shaqayntii Xafiiska Qaramada Midoobay ee UNSOM, isla markaana ay ka mamnuucday dalkeeda. Wasiirka Arrimaha Dibeda Somaliland waxa uu sheegay xafiiska cusub ee qaramada midoobay ee UNSOM inaanu mudnayn in lala sii shaqeeyo, isagoo ku wargeliyay Mashruuca WFP oo kali ahi in uu dalka ka shaqayn doono, kaasoo ay Somaliland shuruud ka dhigtay marka ay dalka imanayaan in ay la soo xidhiidhaan Xukuumadda, oo ay ogolaansho ka qaataan. Safiirka cusub ee ay qaramada midoobay u soo magacawday xafiiskeedan cusub ee siyaasadda oo ay hoos imanayaan dhamaan xafiisyada kala duwan ee qaramada midoobay ayaa manta dalka yimi hase yeeshee wax war ah saxaafadda muu siinin, inkasta oo uu booqday dhawr meelood oo ay ka mid yihiin Dugsiga tababarka shaqaalaha dawladda iyo xabaalaha xasuuqa. Kulanka caawa ka dibna wax war ah saxaafadda muu siinin waxaana la filayaa in uu soo gaabiyo socdaalkiisa oo marka hore u qorshaysnaa in uu Somaliland ku joogo muddo laba cisho ah. kulan ay caawa Qasriga Madaxtooyadda ku wada yeesheen safiirka Qaramada Midoobay u soo magacawday xafiiskeeda siayaasadda Somaliya iyo Xukuumadda Somaliland ayaa ku dhamaaday is af-garan waa kadib markii ay isku mari waayeen qorshayaashii ay kala wateen. Wasiirka Arrimaha Dibeda Somaliland Maxamed C/laahi Cumar oo saxaafadda la hadlay ayaa sheegay Xukuumadda Somaliland in ay joojisaya gabi ahaanba wada shaqayntii Xafiiska Qaramada Midoobay ee UNSOM, isla markaana ay ka mamnuucday dalkeeda. Wasiirka Arrimaha Dibeda Somaliland waxa uu sheegay xafiiska cusub ee qaramada midoobay ee UNSOM inaanu mudnayn in lala sii shaqeeyo, isagoo ku wargeliyay Mashruuca WFP oo kali ahi in uu dalka ka shaqayn doono, kaasoo ay Somaliland shuruud ka dhigtay marka ay dalka imanayaan in ay la soo xidhiidhaan Xukuumadda, oo ay ogolaansho ka qaataan. Safiirka cusub ee ay qaramada midoobay u soo magacawday xafiiskeedan cusub ee siyaasadda oo ay hoos imanayaan dhamaan xafiisyada kala duwan ee qaramada midoobay ayaa manta dalka yimi hase yeeshee wax war ah saxaafadda muu siinin, inkasta oo uu booqday dhawr meelood oo ay ka mid yihiin Dugsiga tababarka shaqaalaha dawladda iyo xabaalaha xasuuqa. Kulanka caawa ka dibna wax war ah saxaafadda muu siinin waxaana la filayaa in uu soo gaabiyo socdaalkiisa oo marka hore u qorshaysnaa in uu Somaliland ku joogo muddo laba cisho ah. kulan ay caawa Qasriga Madaxtooyadda ku wada yeesheen safiirka Qaramada Midoobay u soo magacawday xafiiskeeda siayaasadda Somaliya iyo Xukuumadda Somaliland ayaa ku dhamaaday is af-garan waa kadib markii ay isku mari waayeen qorshayaashii ay kala wateen. Wasiirka Arrimaha Dibeda Somaliland Maxamed C/laahi Cumar oo saxaafadda la hadlay ayaa sheegay Xukuumadda Somaliland in ay joojisaya gabi ahaanba wada shaqayntii Xafiiska Qaramada Midoobay ee UNSOM, isla markaana ay ka mamnuucday dalkeeda. Wasiirka Arrimaha Dibeda Somaliland waxa uu sheegay xafiiska cusub ee qaramada midoobay ee UNSOM inaanu mudnayn in lala sii shaqeeyo, isagoo ku wargeliyay Mashruuca WFP oo kali ahi in uu dalka ka shaqayn doono, kaasoo ay Somaliland shuruud ka dhigtay marka ay dalka imanayaan in ay la soo xidhiidhaan Xukuumadda, oo ay ogolaansho ka qaataan. Safiirka cusub ee ay qaramada midoobay u soo magacawday xafiiskeedan cusub ee siyaasadda oo ay hoos imanayaan dhamaan xafiisyada kala duwan ee qaramada midoobay ayaa manta dalka yimi hase yeeshee wax war ah saxaafadda muu siinin, inkasta oo uu booqday dhawr meelood oo ay ka mid yihiin Dugsiga tababarka shaqaalaha dawladda iyo xabaalaha xasuuqa. Kulanka caawa ka dibna wax war ah saxaafadda muu siinin waxaana la filayaa in uu soo gaabiyo socdaalkiisa oo marka hore u qorshaysnaa in uu Somaliland ku joogo muddo laba cisho ah. - See more at: http://www.ramaasnews.com/index.php/News/News/Dawlada-Somaliland-Oo-Dalka-Ka-Mamnuucday-Xafiiska-Ka-Qaramada-Midobayd-Ee-UNSOM-Ka-Dib-Markii-Uu-Ergayga-Cusubi-Maanta-Dalka-Yimid-Iyo-Kulankii-Uu-Madaxwaynaha-Cawa-Kula-Yeeshay-Madaxtooyada-OO-Lagu-Kala-Kacay.html#sthash.Mxit79AJ.dpuf -
UNSOM chief Nickolas Kay arrives in Somaliland+PICS
Xaaji Xunjuf replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
Somaliland Oo Go’aan Adag Oo Lagu Dhawriyo Qaranimadda Dalka Miiska U Saartay Ergayga QM June 13th, 2013 Xukuumadda Somaliland Oo Gaashaanka Ku Dhufatay In Hargeysa Laga Furo qeybta siyaasadda UN-SOM “Qeybta Siyaasadda ee UN-SOM Waxay ka Hor Imanaysaa Qaranimadda Somaliland” HARGEYSA (Somaliland.Org)- Xukuumadda Somaliland ayaa caawa *****lka ka qaaday inay gaashaanka ku dhufatay in Hargeysa laga furo xafiiska siyaasadda qarramadda midoobay ee UNSOM oo ay ku dooday inuu ka hor imanayo madax-banaanida qaranimadda Somaliland. Xukuumadda Somaliland waxay caawa sidaasi u sheegtay ergayga Xoghayaha guud ee qarrammadda midoobay u qaabilsan Somaliland/Somalia ee cusub Mr. Nicholas Kay, oo socdaalkiisii ugu horeeyay ku yimid Somaliland isla markaana caawa kulan la yeeshay Madaxweynaha Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) iyo xubno ka mid ah Golaha Wasiirrada. Wasiirka Arrimaha dibadda iyo Iskaashiga caalamiga ah ee Somaliland Dr. Maxamed Cabdilaahi Cumar ayaa kulankaasi ka dib shir jaraa’id oo uu ku qabtay xarunta madaxtooyadda waxa uu faah-faahin ka bixiyay asbaabaha ay Somaliland ku diiday in Hargeysa laga furo qeybta siyaasadda ee xafiiska ergaygan cusub. Wasiirka Khaarajiga oo ka hadlayay ujeedada socdaalka ergayga cusub waxa uu yidhi “Waxa Madaxweynaha Somaliland iyo xubno Wasiirro ah oo aan ka mid ahaa aanu la kullanay wakiilka cusub ee jimciyadda quruumaha ka dhaxaysa Nicholas Kay oo maanta Somaliland socdaalkiisii u horeeyay ku yimid Hargeysa, waxaanu u yimid Somaliland si aanu uga wada hadalno awooda sharci, shaqo , siyaasadeed iyo qorshe ee xafiiskiisan cusub iyo saamaynta uu ku yeelan karo Somaliland.” Wasirka Arrimaha dibaddu waxa uu ka hadlay aragtida Somaliland ee waajibaadka shaqo ee ergayga cusub loo magacaabay, waxaanu yidhi “Waxaanu markii aanu Xukuumad ahaan daraasad ku samaynay ee aanu si balaadhanna u eegnay waajibaadka shaqo ee xafiiskan cusub ee berigii hore la odhan jiray UNPOS imikana loo bixiyay UNSOM, waxaanu u arkaynay inuu iskugu jiro laba nooc ama shaqo oo la isku biiriyay, midi wuxuu ahaa shaqadii Ha’yadaha jimciyadda quruumaha ka dhaxeysa ay wadeen ee ku wajahnaa arrimaha aadaminimo iyo horumarinta ee ay ka mid ahaayeen Ha’yadaha UNDP, WHO iyo kuwa kale ee mucaawimadda iyo horumarka bixiya. Qeybta labaadna waa qeyb cusub oo xagga siyaasadda ah oo gabi-geeduba ku wajahan sidii loo caawin lahaa, loona dhis lahaa dawladda Soomaaliya ee Federaalka ah. Haddii ay tahay dib u heshiisiintoodii, kaabis lagu sameeyo dastuurkooda iyo dhisida amnigooda. Markaa waxaanu xukuumad ahaan go’aansanay inaanu Jimciyadda quruumaha ka dhaxaysa kala shaqeyno wax allaale iyo wixii xaga horumarinta ku saabsan sida UNDP iyo Ha’yadaha kale ee UN-ka ee dalka degan gacanta ka geysta waxbarashadda, caafimaadka iyo arrimaha sharciga ah Somaliland kala shaqeeya. Waxaanu waliba dalbanay in mucaawimadaasi ay ku salaysnaado baahida iyo qorshaha Somaliland isla markaana la sii kordhiyo. Ergaygana waanu u sheegnay.” “Waxaanu dawlad ahaan go’aan ku qaadanay inaan xafiiska xaga siyaasadda ee qarramadda Midoobay ee UNSOM aan laga furin Somaliland, waxaanu xafiiskaasi sii balaadhinayaa awooda dawladda federaalka Soomaaliya, waxaanu arrintani ka hor imanaysaa qaranimadda Somaliland ee madaxa banaan iyo dastuurka qarankayaga. Sidaasna waxaanu ku war-gelinay Ergayga gaarka ah ee qarramadda midoobay ee maanta noo yimid,”ayuu yidhi Wasiirka Arrimaha dibaddu. Dr. Maxamed waxa kale oo uu sheegay “Go’aankaasna waxaanu u qaadanay markaanu aragnay inaanu ka turjumayn baahida dalka isla markaana uu ka hor imanayo madax-banaanida iyo qaranimadda Somaliland. Wax allaale iyo wixii ka hor imanaya dastuurkayaga iyo xoriyadda Somaliland xukuumaddani ma ogola.” -
UNSOM chief Nickolas Kay arrives in Somaliland+PICS
Xaaji Xunjuf replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
Basheer gave in because he thought and miscalculated that there is still enough resources for sudan he could clean his name he could still make lots of money because he will be exporting the oil. By end 2003 SPLA controlled more than 65% of Southern Sudan. For basheer it was either continue the war and gamble or cleanse them out and lose more men. Or give in and hope that they vote for union. And use Politics to maintain the union and try to delay the referendum. But it had nothing really to do with Christian black and Arab Muslim , it was more about oil there are more ethnically diverse nations in Africa who are forced to remain together. -
UNSOM chief Nickolas Kay arrives in Somaliland+PICS
Xaaji Xunjuf replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
Ergayga Cusub ee QM u qaabilsan Somaliland/Somalia Oo Socdaal ku yimid dalka June 13th, 2013 “Somaliland Waa Jasiirad Nabdoon Oo Ku Taalla Gobol aan Xasiloonayn” HARGEYSA (Somaliland.Org)-Ergayga cusub ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Somaliland iyo Somalia Mr Nicholas Kay ayaa maanta yimid caasimadda Somaliland ee Hargaysa. Ergayga cusub ee Qaramada midoobay waxa madaarka Egal International Airport ku soo dhoweeyey Wasiirka arimaha Dibadda iyo iskaashiga caalamiga ah ee JSL Md Maxamed Cabdilaahi Cumar, iyagoo markii ay madaarka ka soo degeen ay si wada jir ah u booqdeen xabaalo-wadareedyada ku yaalla magaalada Hargaysa, kuwaasoo dhacay xiligii xasuuqii uu dalkan ka gaystay taliskii Siyaad Barre. Ergayga Qaramada Midoobay Nicholas Kay ayaa markii uu Somaliland soo gaadhay waxa uu sheegay inay xilli hore tahay wakhtiga uu yimid Hargaysa taasoo uu ku sifeeyey mid uu ku muujinayo sida ay qaramada midoobay u taageerayso himilada nabadda iyo deganaanshaha. “Somaliland waa jasiirad nabdoon oo ku dhex taalla gobol aan xasiloonayn, waxaan rumaysan nahay inay jiraan casharo laga baran karo halkan Somaliland kuwaasi oo ku saabsan sidii nabadda gobolka loo dhisi lahaa,”ayuu yidhi Mr. Nichlas Kay. Ergayga Xoghayaha Guud ee Qaramadda Midoobay oo hadalkiisa sii watay wuxuu yidhi “Ujeedada aanu halkan u nimidna ay tahay inaanu taageerno, hindisayaal horseedaya nabad waarta.)) sidaa waxaa sheegay ergayga qaramada midoobay ee Somaliland iyo Somalia.” -
UNSOM chief Nickolas Kay arrives in Somaliland+PICS
Xaaji Xunjuf replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
You should not read so much into to it the Brits know who to contact if they want Somaliland resources. They know themselves the Amisom guarded government cannot sign anything off, that is under SL. Still Somaliland contacts with the Brits goes through he addis ababa Embassy channel, So they can so much ambassadors to Mogadishu it doesn't change the situation. By the way this Nicholas chap guy is not a bad fella, he helped with the division of the sudan when he was the British ambassador to sudan. -
Jigjiga: Somali Capital of the West [Photo Thread]
Xaaji Xunjuf replied to Mad_Mullah's topic in General
Mad_Mullah;961475 wrote: The Habashis always made sure the Somalis were the poorest of all groups as we are their biggest enemy. Oromos are the majority of the country yet they did not create as many problems for the government as the Somalis. ONLF is still around, I think it was one section of it that joined the government, they're trying to consolidate their power from within by taking over the police/secret services etc. All in all good news, if Independence comes we need to have a sound infrastructure. Resistance does not mean Destruction. The oromo peasants are not an Ethnic group they are the Majority because half of them dont know who their father is, Tigray only 7 Million people is more effective. Being in the Millions and the Millions means nothing if you cant enforce anything. Oromo ethnic group needs to be broken down the one in Jimma should adopt sidamo identity the one in wello should become Amhara because 60% of the population dont speak oromo. The one in shoa should become just Amhara and drop the whole we are partly oromo. The borana should become their own distinct group.The Afraan Qalloo in harar should become harari's and learn the Adari language. What is left is arsi and bale oromo, They should remain the original oromos.in a small Territory. Several OG subclans did more damage to Ethiopia than these people you are talking about Mad mullah. You should never view the oromo as one ethnic group because they are not. -
Jigjiga: Somali Capital of the West [Photo Thread]
Xaaji Xunjuf replied to Mad_Mullah's topic in General
Abtigiis is right Jigjiga made some progress it looks oke because of Somali standards but it looks Sh!tty when compared to bahirdar and Mekelle adama -
Jigjiga: Somali Capital of the West [Photo Thread]
Xaaji Xunjuf replied to Mad_Mullah's topic in General
^^ The on the far right shafkay ka barakaysantahay. -
Ximan iyo Xeeb elects new President and vice President.
Xaaji Xunjuf replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
^^ Ximan iyo xeeb existed before the government so ximan iyo xeeb is the same as Puntland and Galmudug. Why should the government appoint governors. If there is governance in ximan iyo xeeb. -
Madaxweyne iyo Madaxweyne ku xigeen cusub oo kusoo baxay doorashadii Madaxnimo ee Maamulka Ximan iyo Xeeb Khamiis, Juun 13, 2013 (HOL) — Madaxweyne iyo madaxweyne ku xigeen cusub ayaa maanta loo doortay maanta maamulka Ximan iyo Xeeb oo ka tiliya deegaanno ka yaalla bartamaha Soomaaliya, waxaana xubnahan cusub ee la doortay maanta u codeeyay 23-ka xubnood ee baarlamaanka maamulkaas uu ka kooban yahay. Madaxweynaha cusub ee la doortay oo lagu magacaabo, Cabdullaahi Cali Maxamed Kadiye ayaa waxaa la tartamay laba murashax o kale, oo kala ahaa Cismaan Maxamed Cali (Cismaan Dheere) iyo Cali Amiin Sayid Axmed, isagoo codadkiid doorashada oo ahaa kuwo qarsoodi ah ka helay 20-cod, labada murashax ee kale ay kala heleen saddexdii cod ee kale. Sidoo kale, madaxweyne ku xigeenka cusub oo loo doortay Cabdi Maxamed Axmed ayaanay jirin cid la tartantay, isagoo helay 22-cod oo ka mid ahaa 23-kii cod ee xubnaha baarlamaanka maamulkaas, halka codkii kalena uu noqday mid hallaabay. “Waxaan ku faraxsanahay xilka la ii doortay, waxaana ballanqaadayaa inaan ku shaqeyn doono cadaalad, kana shaqeyn doono horumarka deegaannada uu maamulka ka taliyo iyo dadka ku nool,” ayuu yiri madaxweynaha cusub ee maamulka Ximan iyo Xeeb. Labadii murashax ee looga adkaaday doorashada madaxweynenimada oo ka hadlay iyaguna goobta ayaa sheegay inay ku faraxsan yihiin sida uu codku ku dhacay, waxayna xuseen inay u hambalyeynayaan murashaxa la doortay ayna la shaqeyn doonaan. Goobta ay codeyntu ka dhacaysay ayaa waxaa goobjoog ku ahaa Maxamed Aadan Tiiceey oo ahaa madaxweynihii maamulka Ximan iyo Xeeb iyo xubno ka tirsan maamulkiisii, kuwaasoo iyaguna u hambalyeeyay madaxda cusub ee xilka kala wareegaya. Maamulka Ximan iyo Xeeb ayaa ka mid ah maamullada ka jira bartamaha Soomaaliya, inkastoo uusan aqoonsi buuxa ka haysan dowladda Soomaaliya ee cusub, waxaana horay safar ugu tagay madaxweynihii hore ee Somalia, Sheekh Shariif Sheekh Axmed.
-
" frameborder="0" allowfullscreen>
-
Jigjiga: Somali Capital of the West [Photo Thread]
Xaaji Xunjuf replied to Mad_Mullah's topic in General
Looks very good thanks for sharing, we see some progress. -
Nice songs LOL.
-
Muqdisho: Askar ka tirsan AMISOM oo gacanta ula tegey taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliya on June 12, 2013 saacidWaxaa maanta ka dhacay magaalada Muqdisho arrin dadku aad ula yaabeen, kadib markii Taliyaha ciidanka Booliska Soomaaliya Gen. Cabdixakim Dahir Siciid (Saacid), laba askeri oo ka tirsan AMISOM ay gacanta ula tageen, isla markaana jajuubeen. Arrintan ayaa ka dhacdey Garoonka Diyaaradaha ee Muqdisho, halkaas oo ay imaanayeen wefdi ka socdey Midowga Yurub oo kulan la qaadanayey Madaxweyne Xassan Shiikh Maxamuud, Gen. Cabdixakim Dahir Siciid (Saacid) ayaa tegey halkaas ka hor Madaxweynaha waxaana uu watey ciidamo hordhac ah oo u eegayey xaaladda amniga. Laba Askeri oo ka tirsan ciidanka AMISOM ayaa u diidey in ay galaan isku day ay damceena si jajuub ah uga soosaarey, waxaana ay u sheegeen in ay halkaas ka taliyaan, isla markaana sinaba ugu oggolaaneyn in ay galaan. Cod maqal ah oo laga duubey fadeexadii maanta ka dhacdey halkaas ayaa la amqlaaya gen.Saacid oo ku dhawaaqaya in uu yahay Taliyaha ciidanka Booliska, sidoo kale waxaa isla codka laga maqlaayaa iyaga oo dhahaya ciidankayaga oo dhan ayaan la baxaynaa, ha itaaban iyo erayo kale. Wararka aan helayno ayaa sheegaya in saraakiil ka tirsan AMISMO ay soo dhexgaleen arrinta mar danbe taliyaha loo fasaxay in uu galo isla markaana su’aalo la weydiinayo labadii askeri ee falkan la yaabka leh kula kacay Taliyaha Booliska Soomaaliya. Xukuumadda federaalka ah iyo Xildhibaano ayaa horey uga qaylin jirey AMISOM-ta joogta Kismaayo, waxaana ay isticmaali jireen erayo ah Kismaayo waa dhul Soomaali kadib markii garoonka lagu celiyey, waxaase hadda laga hadlaayo waa caasimaddii dalka oo lagu xumeynaayo sarkaalkii u sareeyey ciidanka Booliska. Dhegayso codka maanta laga duubey: