-
Content Count
29,836 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
77
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Xaaji Xunjuf
-
Somaliland.Org UNSOM oo Shaaca ka Qaaday in ay si Diiran ula Shaqeyneyso Jamhuuriyadda Somaliland June 10th, 2013 Hargeysa (Somaliland.Org) Xafiiska cusub ee QM u qaabilsan Soomaaliya iyo Somaliland ayaa shaaca ka qaaday inay si diiran oo dhaw ula shaqeyn doonaan dawladda Somaliland. Ergada Qaramada Midoobay kaalmada u qaabilsan Soomaaliya iyo Somaliland UNSOM ee uu hoggaamiyo Brit Nicholas Kay waxa ay ballanqaadeen in ay si dhaw ula shaqeynayaan dawladda Somaliland oo la mid ah sidii ay ula shaqeyn jireen ergadii ka horreysay ee xafiiskii siyaasadeed ee QM ee uu madaxda ka ahaa Ambassador Augustine Mahiga. Arrintan waxa caddeeyay afhayeenka UNSOM, Mr Aleem Sidique mar uu wareysi siiyay suxufiga Maxamuud Walaaleeye oo ka tirsan Somalilandsun, waxa kale oo uu wareysigan ku sheegay inay ergada QM ay ula shaqeyn doonaan si daacad ah oo u dhexdhexaad ah masuuliyiinta Hargeysa iyo Muqdisho, gaar ahaan marka ay tahay gacan siinta masuuliyiinta oo ay xafiisyadeedu ku taageerayaan wada hadallada Soomaali ka Soomaalida. Mr Sidigue, waxa kale oo uu diirka ka qaaday in ergayga cusub ee Nicholas Kay oo u dhashay Ingiriiska, kaasi oo uu xoghayaha guud Ban Ki Moon u soo magacaabey dhawaan madaxa UNSOM inuu wada tashi la leeyahay masuuliyiinta Somaliland, isla markaana uu booqasho ugu iman doono Hargeysa sida ugu dhaqsaha badan ee UNSOM u howlgasho. Afhayeenka oo la weydiiyay sida uu xafiiskoodu ula shaqeynayo Somaliland iyo dalabkeeda, waxa uu sheegay inay UNSOM tahay ergay cusub oo ka socota QM oo la shaqaynaysa Soomaalida oo dhan meel kasta oo ay joogaan, ayna UNSOM dawladda Somaliland ula shaqeyn doontaa si aad u dhaw iyada oo ka taageeraysa dhismaha nabadda, degganaanshaha iyo barwaaqeynta. Waxa uu sheegay UNSOM, in ay go’an tahay in ay gacan u fidineyso haddii laga codsado oo ay dhexdhexaadiye daacad ah u noqoneyso masuuliyiinta soomaalida. Isaga oo ka jawaabaya inay khubarada la keenayo Somaliland ay awood u yeelanayaan wax ka qabashada heerka horumarka Somaliland u gaarka ah maadaama uu xoghayaha guud uu hore uga hadlay in tixgelinteeda la siinayo xaaladaha u goonida ah, waxa uu yidhi “Haa. UNSOM ergaygii QM ee Amb Mahiga xafiiskiisii Somaliland waxa ka shaqaaleysnaa xubno takhasusaad u leh iyo khubaro si gaar ah looga baahnaa Somaliland, kuwaasi oo ay ku jireen khabiiro dhexdhexaadinta ah, dhismaha hay’adaha sharciga ah, qorshaha booliiska iyo isu duwidda kaalmada caalamiga ah ee Somaliland.” Su’aal kale oo ahayd doorka UNSOM ee wada hadallada mustaqbalka u dhexeeya Hargeysa iyo Muqdisho, waxa uu ku jawaabay; “UNSOM waxa ka go’an inay gacan ka geysato haddii laga codsado iyada oo dhexdhexaadiye daacad ah oo u dhexeeya masuuliyiinta Hargeysa iyo Muqdisho. UNSOM, waxa ay diyaar u tahay inay ka caawiyaan masuuliyiinta oo ay taageeraan xafiisyadeedu wada hadallada Soomaalida si ay wax ugala qabtaan loolanada la xidhiidha samaynta maamullada gobolleed.” Afhayeenka oo ka jawaabaya in ay madaxa UNSOM u qorshaysan tahay inuu booqdo Somaliland, waxa uu yidhi “Haa, sida ugu dhaqso badan ayuu Mr Kay u booqan doonaa Somaliland. Waxaanan ka wada hadleynaa dawladda Somaliland taariikhda ugu habboon.” XIGASHO: WARGEYSKA DAWAN
-
Won't bow to Egyptian pressure ova Nile dam: Ethiopia
Xaaji Xunjuf replied to burahadeer's topic in Politics
Ethiopia is not for Somaliland independence matter in fact countries such as Ghana and Rwanda did more for Somaliland in the African union they raised the SL issue to be discussed at the AU. Ethiopia is not for Somaliland independence, it wants maintain and cooperate since its a neighbor but they are not for it. Egypt just wants to support the old union , because it believes thats the only way it can keep pressure on Ethiopia.There is no real difference Ethiopia does not recognize Somaliland and its not willing to do so. But Somalia will be no use for Egypt, there are Ethiopian troops in Somalia , Somalia will be no threat to Ethiopia for years to come. So its useless if you ask me. -
Won't bow to Egyptian pressure ova Nile dam: Ethiopia
Xaaji Xunjuf replied to burahadeer's topic in Politics
^^ I dont know about you but i support Egyptian Nile waters i believe they need the Nile waters more than the Bug eyed Xabashis. Actually if Egypt completely annihilates Ethiopia. They have no reason to be anti Somaliland, The best thing now for SL is that they should remain very neutral and stay away from the Ethio and Egypt conflict. it doesn't concern Somaliland. -
Saudi Arabia donates 72 million dollars to Mogadishu
Xaaji Xunjuf replied to Saalax's topic in Politics
^^ The money goes in the pockets of the Politicians the Saudi give direct aid to the government of Somalia no one sees a penny the money goes right in the bank accounts of the close associates of the government. Yes its sad Somalis live on aid but there is nothing else -
Saudi Arabia donates 72 million dollars to Mogadishu
Xaaji Xunjuf replied to Saalax's topic in Politics
At least Arabs are giving something to Somalia. -
Wasiirka Khaarajiga S/land Oo Ka Hadlay Dagaalka Kismaayo, Wada-Hadalada Turkiga, Kana Gaws Qabsaday Ka Hadalka Socdaalka Axmed Samatar Ku Yimid Dalka Hargeysa, June 9, 2013 (Haatuf) – Wasiirka Arrimaha Dibada Somaliland Dr Maxamed Cabdilaahi Cumar ayaa ka hadlay Colaada dhiiga badan ku daatay ee ka socota magaalada Kismaayo, waxaanu sheegay inuu ka xunyahay oo uu ugu baaqayo dhinacyadu inay dagaalka joojiyaan oo arrimaha la isku hayo lagu dhameeyo wada hadal. Maxamed Cabdilaahi Cumar ayaa sidoo kale ka hadlay Wada-hadalada Somaliland iyo Somalia uga furmaya mar kale dalka Turkiga, kuwaas oo uu sheegay in labada geesood ee Somaliland iyo Somalia ay wadaan arrimo ku saabsan wadahadaladaasi Turkiga. Wasiirka Arriamaha Dibada Somaliland, Maxamed Cabdilaahi Cumar waxa uu sidaasi ku sheegay Waraysi uu siiyey Idaacadaha Muqdisho ee Radio Sky iyo Shabeele, kaas oo sidoo kale ka gaabsaday inuu ka hadlo xiliga Socdaalka Proffesor Axmed Ismaaciil Samatar oo mudo Somaliland diid ahaa uu dalka ku yimid. Ugu Horayna Dr Maxamed oo ka hadlaya Colaada Kismaayo waxa uu yidhi “Colaada Hubaysan ee dhiigu ku daatay ee dhawaan ka curatay deegaanka Kismaayo waanu ka xunahay, waxaananu ugu baaqaynaa dadka in arinta ay isku hayaan ay ku dhameeyaan siyaasad iyo wada hadal oo aanay dan moodin dagaal, waa la ogyahay mushkilada ay Somalia Colaadu u gaysatay mudada 20-ka sanadood ka badan, uma arangno in la sii wado waxaanu ugu baaqaynaa inay joojiyaan dagaalka. Anaga waxa ay nala tagay in dadka deegaanku ay helaan fursad ay xor u yihiin oo danahooda iyo mustaqbalkooda ay kaga tashadaan karaan. Anagu Somaliland hadaanu nahay waxaanu ku gaadhnay nabadgalyada aanu haysano wada tashi, isku tanaasul iyo in danta shacabka laga hor mariyo danaha gaarka ah. Waxa noo muuqata inay halkaasi ka jirto nidaam siyaasiya oo aan fadhiyin waxa noo muuqata in aanay nabadgyalyadu sugnayn, waxa noo muuqata in aan la tixgalinin la tashi guud deegaamada halkaasi wada dega, waxaad moodaa in arimahaasi oo dhami ay meesha ka maqan yihiin, in dadka halkaasi ee deegaamadaasi maamulaa aanay wada tashi lahayn ayaad moodaa, arimahaasi waa arimo aan loo baahnayn oo nabadgalyada xumayn kara”. Maxamed Cabdilaahi Cumar oo la waydiiyey halka ay ku dambeeyeen wada hadala Somaliland iyo Somalia ee la filayey inay Turkiga uga furmaan ayaa waxa uu yidhi ““Arrimo wada hadaladaasi ku saabsan ayaa socda oo labada geesoodba ay wadaan, dawlada turkiga oo marti galinaysay wada hadaladaasi waxa ka muuqda daal badan oo in lada dhinac ee isku hadhay aanu cayino wakhtiga la kulmayo”. Sidoo kale Wasiirka Arrimaha Dibada Somaliland oo la waydiiyey Sida uu u Arko Socdaalka uu Somaliland ku yimid Proffesor Axmed Ismaaciil Samatar oo isku soo sharaxay Madaxtinimada Somalia ayaa waxa uu ku jawaabay in aanu doonayn in uu arintaasi hada ka hadlo waxaanu ku jawaabay “Waxaan jeclahay in aan mar kale ka hadlo arintaasi”.
-
This iftiin guy his clan is considered a laangaab in Kismayo yet he caused so much trouble.
-
Won't bow to Egyptian pressure ova Nile dam: Ethiopia
Xaaji Xunjuf replied to burahadeer's topic in Politics
Ethiopia has no chance really they cant threaten Egypt's life line like that, i think in the long turn there will be a conflict maybe it will not be as dramatic as many make it sound. But Egypt cannot afford to lose the waters of the Nile. -
Somaliland: The Uniqueness of Being a Lander
Xaaji Xunjuf replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
Yes its the most popular Somali folklore dance of this current era, Buraanbur is not a folklore dance but a form of poetry. not just abdi ileey but its preformed every where. -
Naxar Nugaaleed;960386 wrote: some times i thinks landers have sense of irony. presenting darwiish leaders for clannish and separatist proposes :confused: Its just part of the history i was looking for this picture for a while, but i dont think there is anything clanish about it nor using for Somaliland interests even though i cant make the Link.
-
Some info of Haji sudi shabelle born as Ahmed warsame also known As Haji Sudi Shabelle born in 1842 is one of the founders of the dervish movement and the leading and longest serving commander.He belonged to the 5 men who fired the first shots against the brits. In 1901 The British government called for the heads of the following men dead or alive haji Sudi, Muhammad abdullah hassan diririye araale Diiriye guure, And Sultan Nur, only Sultan nur life could have been spared the British imperial government said because he was a sultan.I think he took part of all the raids and died in Taleex at the last battle at the battle of Hagoone. Before the dervish movement started he brought Sunuusi Sudanese dervishes he introduced the traditional dervish clothing. He worked in Sudan and Adan before dervish movement was established. He spoke English Somali Arabic and Swahili.
-
Not sure about the distinct History what these guys are parading here , but they are just part of the ictraaf searching team, anything that helps the cause of recognition as an independent state. But the Brits have never added anything of History to Somaliland Somalilanders, speak their language and not English as their first language are 100% Muslims So what history did they add lol We lived and had a history before the English men came to the shores of Somaliland and certainly after. The British didn't even care much about their colony it was just a strategic route for them. Do you think if SL was recognized people would demonstrate on the streets in the rain. Read the message 30 years of chaotic union and the last message 20 years of working democracy. By the way brits only colonized SL for 74 years. Before that the ottomans were there.
-
Mad_Mullah;960342 wrote: They can't be Landers, Landers were working with The British and they were proud of it. Both were Somalilanders and if you want to know their Tribe Haji sudi belongs to the same sub sub sub clan of President Siilaanyo. You do know the highest members of the dervish movement were mostly from the SNM clans. Not that it matters because the dervish movement was not a clan organization.They were an islamist crew.
-
Yeah the right is ducaale my bad the left is Haji sudi shabelle. Salax i have also the Picture of the legendary Sultan Diiriye and Xaji Waraabe and his hagoone crew. Did you know haji sudi was the brother inlaw of Chief Ducaale idris The man with the turban is Haji Ahmed warsame the highest serving dervish Military commander.
-
Somaliaan sounds so weird Just say Somalis
-
Sheikh Ahmed Madoobe: grab the moment of greatness beckoning!
Xaaji Xunjuf replied to Abtigiis's topic in Politics
Apophis;960292 wrote: If you recall, I said " I spit on them.... two faced bast@rds". I never said I hated them. So you spit on people you love, lucky bast@rds:D -
Sheikh Ahmed Madoobe: grab the moment of greatness beckoning!
Xaaji Xunjuf replied to Abtigiis's topic in Politics
Apophis;960284 wrote: My freethinking brother, I do believe we, at least on SOL, can work out this thing in a few easy steps. This is how I see thing: you agree to Jubbaland and in return you get a slice of future oil shares It's a good deal, so lets shake on it and focus on the true rebels in Hargeisa I thought you hated Somali nationalists maxa is badalay