Xaaji Xunjuf

Nomad
  • Content Count

    29,974
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    78

Everything posted by Xaaji Xunjuf

  1. Sayidka oo adisababa ka laabtay kuna sugan Nairobi iyo Shirkii Jubbaland ee adis-ababa oo hakad ku yimid PDF Print Thursday, 27 June 2013 10:09 Kadib markii Madaxweynaha Dawladda Federaalka uu ka cudur-daartay inuu Adis-ababa kula kulmo Wefdigiii Maadxweynaha Jubbaland Axmed Madoobe ayaa sababtay inay dib ugu laabtaan Magaaladda Nairobi,waxaana ka haray saraakiil ka tirsanaa Maamulka Jubbaland oo shir hordhac ah Adis-ababa kula yeelanaya Wefti uu hogaaminayo Wasiirka Madaxtooyadda Faarax C/qaadir (Sakiinta-Cusub)iyo Safiirka Dawladda Federaalka u fadhiya Itoobiya Ambassador Axmed C/salaan (Axmed-Ileey) Lama yaqaan sababta Madoobe uga cudur-daartay inuu Wefdtigan Wasiirka hogaaminayo Adis-ababa kula kulmo,waxaana loo badinayaa in weli inuu ka taagan-yahay shuruudii shirka uu ku xiray ee ahaa inuu qaabilayo Madaxweynaha Dawladda Federaalka oo ay isku dhigmaan dhinaca darjada maadaama uu isagana yahay Madaxweynaha Jubbaland-State. Sayidka ayaa hadda ku sugan Hotel-Serena oo bartamaha Magaaladda Nairobi ku yaal lamana yaqaan inuu dib ugu soo laaban-doono saacadaha soo socda Magaaladda Adis.-ababa oo ay ku sugayaan saraakiil Ururka IGAD ku sugan oo doonaya in la dhex-dhexaadiyo isaga iyo Dawladda Federaalk
  2. Indeed its the will of the people 1960 was a different era Somalilands biggest mistake was the union they are paying the price now. This is good and a clear message for those in Somalia, who dream they once again can will rule Somaliland. The struggle for Independence made Somalilanders who they are today. May God continue to bless Somaliland and its people, President siilaanyo spoke well today.
  3. Naxar Nugaaleed;964627 wrote: looool at he doesn't look like a hag. on a serious note, does anyone have any idea how Hag ended in the middle khatumites? I doubt they are really HAG i think they were just some groups who lived in the region living in the midst of the garaad clan one day they said we are HAG out of know where. They dont even look like the normal HAG
  4. Wiil Cusub;964624 wrote: No he isn't only HAG minster in SL Cukuse the new information minster is also HAG. Check how Qabyaalda Yusuf Garaad Yuusuf Garaad Oo Hambalyo U Diray Wasiirka Cusub Ee Warfaafinta Somaliland Hargeysa (Somaliland.Org) Madaxii hore ee Laanta Afsoomaaliga ee BBC-da Yuusuf Garaad Cumar, ayaa soo dhaweeyay isla markaana Bogaadiyay magacaabista Wasiirka cusub ee Warfaafinta Mudane Cabdilaahi Maxamed Daahir (Cukuse) oo uu ku tilmaamay nin aftahan ah oo u qalma mansabka loo magacaabay. Yuusuf Garaad ayaa waxa uu Fariin Hamblyo ah U Mariyay Barta Xidhiidhka Bulshada Ee Internentka Qaybta Facebooka Isagoo ku Yidhi “Hambalyo Cabdilaahi Cukuse, Wasiirka cusub ee Warfaafinta Somaliland, Cukuse oo aan wada dhigannay Kulliyadaha Gahayr ee Jaamacadda Umadda Soomaaliyeed, waxaa uu berigaa noo ahaa Guddoomiyaha Guddiga Kormeerka. Waxaa iigu dambeysay Madaarka Berbera, sannadkii hore isaga oo u socda in uu soo xajiyo. Sannadkii ka horreeyayna waxaan wada joognay Xajka.” “Waa aftahan, u soo joogay wixii Soomaaliya iyo Jabhadahaba ka dhacay. Waxaan ugu hambalyeynayaa xilka loo magacaabay. Waxaanna ka rajeynayaa inuu dhowri doono xorriyadda iyo horumarinta saxaafadda isla markaana gacan ka geysan doono in la oggolaado idaacado gaar loo leeyahay,” ayuu dhambaalkiisa ku sheegay weriye Yuusuf Garaad Axmed Wasiirka Wasaarada Warfaafinta,Dhaqanka iyo Wacyigelinta Somaliland oo uu Madaxweyne Siilaanyo Xilkaas u Magacaabay ayaa ah Suxufi Muddo badan ku soo dhex jiray Hawlaha Wartebinta Isla Markaana Xilal kala duwan ka soo qabtay Dawladihii isaga kala danbeeyay ee Hogaaminta Talada dalka. People say Cukuse is HAG at the same time he belongs to the Sandwellers of SL, I have asked many people who this guy really is and some say he is an HAG but grew up in the midsts of the Sultans of SL . And thus adopted their lineage and paid diya with them , others say he is HAG but his mother is from Hargeisa. This guy is a mystery he reminds me of the Ethiopian Minister of information Bereket simon some say he is Eritrean some say he is amhara , some say he is Eritreanized Amhara. Very strange the identity of Cukuse.
  5. Madaxweynaha Somaliland oo Farriin kulul u diray Madaxweynaha Somaliya xuska 26-ka Juun June 26, 2013 | In Waaheen News “Madaxweynaha Somaliya waxaan leeyahay Caadifad ma haynee halgan baan ku soo dhacsanay Somaliland” Madaxweyne Siilaanyo Hargeysa(Waaheen) Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo oo ka qudbadeeyay munaasibada Xuskasanad guurada 53 aad ee ka soo wareegtay habeenkii Somaliland Xorriyada ka heshay Gumaysigii Ingiriiska ee ay Calan taagto oo caawa ka socota Madaxtooyadda Somaliland ayaa jawaab ka bixiyay hadalo ka soo yeedhay Madaxweynaha Somaliya. Madaxweyne Siilaanyo oo ugu horayn ka hadalay Munaasibada ayaa shacabka Reer Somaliland Hambalyo u diray “Dadweynaha Somaliland waxaan idinku salaamayaa debaal dega munaasibada 53 aad ee xorriyadii Somaliland, waxay ahay mid aynu ku taamaynay Somali oo dhan in aynu gaadhsiino oo waxaynu la tagnay somaliya Afar cisho kadib” Madaxweyne Siilaanyo isagoo ka hadlaya dhibaatadii dhacday waxa uu raaciyay “Waxa loo galay halgan dheer oo dib loogula soo noqday, kadib markii dadweynaha reer Somaliland laga qadiyay manaasiibtii ugu muhiimsanayd ee Dawladdii la wada dhistay.” Ayuu yidhi Isagaoo u jawaabaya hadalo ka soo yeedhay Madaxweynaha Somaliya waxa uu yidhi “Madaxweynaha Somaliya waxa uu yidhi goosashada Somaliland in ay tahay caadifad, waxaan u sheegayaa in aanay caadifad ahayne in halgan dheer loo soo galay, waxaan leeyahay Caadifad maahee waa qadiyad dhab ah oo ay reer Koonfureedku keeneen, Somaliland-na waa Dal jira oo beesha Caalamku la xidhiidho wakhti kasta oo ay qaadatana waa mid jiraysa.” Ugu danbayna waxa uu Hambalyo markale u diray Shacabka Reer Somaliland “Ummada Reer Somaliland ee Gudo iyo Dibed ba joogta waxaan u hambalyaynayaa munaasibada aan caawa u dabaal degayno oo ah Xooriyadii ugu horaysay ee Somaliland Ingiriiska ka heshay Somaliya oo gumaysi ku jirta, waxaan idin leeyahay sanadka sanadkiisa illaahay Nabad ha inagu gaadhsiiyo” ayuu kaga baxay. Qasriga Madaxtooyadda Somaliland oo Habeenkan oo kale sanad kasta lagu xuso munaasibadan ayaa wax aka socda Dabaal deg balaadhan, iyadoo kooxda Fanka Somaliland ku madadaalin doonaan Marti sharafta xaflada joogta Murti iyo Maaweelo ku saabsan Sooyaalkii Xorriyadda Somaliland.
  6. Aaliyaah do you believe Koonfurians are honest about their nationalism Somali nationalism and greater Somaliweynism. Or do you think they just wanna have their pie and eat ours 2? What we should discuss is how we can find justice colonial boundaries are not in the Qur'an and nothing is holy. The same koonfurians delude themselves with fake nationalism and wave the blue flag when it suits them in the mean time they carve up Somalia.
  7. HAG will not execute Aways they might put him under house arrest.
  8. ONLF is paralyzed Iley is winning because he has the resources and he wins the hearts and minds of his clan , since 2011 there are more people siding with Ileey. And most of the ONLF community are also fixated with Kismayo. So many put their halgan on halt to achieve a state for beesha inside Somalia. And fight another day by the TPLF paid allot of Somali singers to sing for the state. ONLF as a rebel movement needs huge transformation if it wants to succeed, it also needs more support. The isolated Eritrean state will not cut it for the ONLF. The ONLF rebels are in huge trouble.
  9. War Deg Deg ah– Maleeshiyo dhacdey Gaari iyo rasaas la iswaydaarsadey gudaha Kismaayo Maleeshiyo ka amar qaadata Korneyl bare Hiiraale ayaa goor dhawayd dhacay gaari uu lahaa Taliye Tooshle oo kamid ah saraakiisha maamulka Jubaland, Xili uugaariga watey darwalka oo qura, Waxaana meesha la isku dhaafsadey dhowr xabadood, inkastoo markii dambe xiisadu degtey ka dib markii Gaarigii ay la carareen Maleeshiyaadkii dhaca geystey. Goor dhaweyd ayaa Maleeshiyo kale iyana soo dhaceen Gaari caasi ah oo loo badinayo in loo dhacay aano ahaan gaarigii Taliyaha, waxaana hada arinta galay Odoyaasha Magaalada si baabuurta looga soo qaado maleeshiyaadka. sida kale Magaaladu aad ayay u degan tahay, waxaana goor dhaweyd gudaha magaalada lagu arkayay Gaadiid Ciidan oo dheerada oo ka tirsan Ciidanka Jubaland. wixii soo kordha kala soco Puntlandi.com
  10. WAR DEG-DEG AH: Dagaal culus oo goor-dhow ka Qarxay gudaha Magaalada Kismaayo ee xarunta Gobolka Jubbada Hoose Arbaco, Juun 26, 2013 (HOL) — Dagaal culus ayaa goor-dhow ka qarxay gudaha magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada Hoose, kaasoo u dhexeeya maleeshiyooyin magaalada kuwada sugan, iyadoo ay xirmeen guud ahaan isku socodkii magaalada iyo ganacsigii. Maleeshiyinka dagaalamaya ayaa wuxuu dagaalkoodu ka billowday gaari saakay lagu dhacay magaalada gudaheeda, iyadoo labada dhinac ay isku adeegsanayaan hub culus iyo mid fudud. Goobjoogayaal ku sugan Kismaayo ayaa HOL u sheegay in dagaalku uu ka qarxay xaruntii hore Kismaayo oo ku taalla xaafadda Farjanno ee bartamaha magaalada, uuna ku faafayo qaybo kale oo magaalada ka tirsan. “Kismaayo waxaa ka billowday dagaal culus oo u dhexeeya kooxo maleeshiyo ah oo kuwada sugan magaalada, ganacsiga oo dhan waa xirmay, isku socodka dadka iyo gaadiidkana way joogadeen, madaafiic ayaana dhacaysa,” ayuu HOL u sheegay goobjooge ku sugan Kismaayo. Lama soo sheegin wax khasaare ah oo uu dagaalkan dhaliyay iyadoo dadka ku sugan magaalada ay sheegayaan in marba marka ka dambeysa uu sii xoogeysanayo. Ciidamada AMISOM ayaa ku sugan saldhigyadoda, mana jiraan wax waan-waan ah oo lagu qaboojinayo dagaalkan oo ka socda magaalada, dadkuna waxay ku sugan yihiin guryahooda. Magaalada Kismaayo ayaa waxaa tan iyo markii uu ka dhacay dagaal u dhexeeyay laba xubnood oo isku haysta xilka madaxweynenimo ee Jubaland waxaa ka jiray xiisado, iyadoo mararka qaarkoodna ay dhacayeen dagaallo noocan oo kale ah. Wixii kusoo kordha dagaalkan waxaad kula socon doontaa wararkeenna dambe ee soo socda haddii uu Alle ogolaado.
  11. Matt Bryden Oo Si Qoto Dheer Uga Hadlay Wada Hadalada Somaliland & Somaliya Iyo Caqabadaha Soo Waajihi Kara Writen by Qaran News | Published: Jun 26th, 2013 at 10:11 AM Hargeysa(Qaran news)-Mr. Matt Bryden, oo wakhtigan maamula hay’ad cilmi baadhiseed oo ka hawlgasha Geeska Afrika, laguna magacaabo Sahan, ayaa si qoto dheer uga hadlay wada hadalada Somaliland iyo Somaliya iyo weliba qodobada caqabada ah ee soo waajihi doona. Matt Bryden, oo sidoo kale aha madaxdii guddigii kormeerka cunaqabataynta Qaramada Midoobay ee Somaliya, ahna khabiir si dhow ula socda arrimaha gobalka Geeska Afrika, ayaa wuxuu waraysi siiyay Wargeyska Daily Nation ee ka soo baxa magaalada Nayrobi ee wadanka Kenya, ku iftiimiyay inay caqabado badani ku gadaamanyihiin wada hadaladaas. Waraysigaas oo uu Mt. Bryden, sidoo kale kaga hadlay xaaladaha dalka Somaliya, ayaa waxa su’aalaha la weydiiyay ka mid ahayd sida uu u arko wada hadalka Hargeysa iyo Muqdisho iyo weliba natiijada uu filan karo inay ka soo bixi karto. “Wada hadalka ay dawladda federaalka Somaliya iyo dawladii ku meelgaadhka ahayd ee ka horeeyay la leeyihiin Somaliland waa talaabo togan. Waa markii u horaysay ee ay dawladda Muqdisho iyo maamulka Hargeysa uu midba midka kale u aqoonsado in ay yihiin dhinacyo uu khilaf dhex yaalo, oo ay jirto wax yaabo ay tahay in ay ka wada hadlaan. Xaqiiqada ah in derbigii la jebiyay oo ay labadii dhinac wada hadlayaan waa horumar aad muhiim u ah. Hase yeeshe aad ayay u adagtahay, khatartii ugu weynayd ee wada hadalladan soo waajahdaana si ayay u soo xoogaysanaysaa oo si aan ku talo gal ahayn u gaadhay heer is-fahmi waa ,kala fogaanshiyo iyo is eedayn ah.” Ayuu yidhi khabiirkani. Isagoo hadalkiisa sii wata wuxuu raaciyay “Sidaa awgeed, aad ayaa ay muhiim u tahay in wada hadaladani ay sii socdaan, oo bilowga ay ku koobnaadaan arimaha farsadamada iyo in la isla eego arrimaha laga midaysan yahay. Waxa ay tahay in ay bilowga isla eegaan qadiyadaha labada dhinac si isku mid ah u khuseeya, sida amniga, hawada, badda, ganacsiga, arrimaha dhaqaalaha iyo isu socodka dadka iyo badeecooyinka. Waxyaabahani waa kuwo imikaba si uun u socda, laakiin waxaa laga dhigi karaa arrimo si rasmi ah la isaga af garto oo ay labada dhinac nidaam u sameeyaan. Marka ay timaado arrimaha siyaasadda ee ka dhexeeya, waxa jira wax ay ku kala qaybsan yihiin labada dhinac. Tusaale ahaan labada dawladoodba waxa ay isu arkaan in ay yihiin kuwo dastuuriyan ay qasab tahay in ay dhowraan shuruucda.” Wuxuu Matt, iftiimiyay inay jiraan laba caqabadood oo wada hadalka saamayn ku leh, kuwaas oo kala ah madaxbanaanida Somaliland iyo midnimada Somaliya. “Somaliland, waxa la xurmaynayaa go’aankii la soo noqoshada madaxbanaanida ee 1991. Dawladda Federaalka Somaliyana, waxay xurmaynaysaa midnimadii dhuleed ee Somaliya, ee ay aqoonsanyihiin Midowga Afrika, Qaramada Midoobay iyo bulshada caalamkuba. Mid kasta oo ka mid ah labadan maamul inuu ka noqdo go’aamadaasi waxka dhigan tahay is-khaarajin siyaasi ah. sidaa awgeed midkoodna ma awoodo in uu ku lug yeesho wada hadal ay ka dhalanayso natiijo aan dan u ahayn oo aanu marka hore ugu sii tashan.” Ugu dambayn, isagoo hadalkiisa soo gunaanadaya wuxuu yidhi “Waxa aan is leeyahay sida keliya ee ay uga wada hadli karaan mustaqbalkooda ugu dambeeyaa waa in ay marka hore natiijadu noqotaa mid furan oo qolo kastaa wax kasta ka filan karto, waayo in si nabdoon loogu heshiiyo midnimadu waxa uun ay ku iman kartaa heshiis labada dhinac ah, laakiin xoog ma’aha.” Geeska
  12. Well the koonfurians are hard headed but i still think we should talk to them even letting the talks to fail , for the IC to prepare another form of dialogue with real mediation.
  13. The new SL foreign minister a senior diplomat will be the chief negotiator for Somaliland
  14. Somalia: Top Federal Govt Leaders Address the Somaliland Talks 26 June 2013 Mogadishu- — the president of the federal republic of Somalia, prime minister and the speaker all addressed the Somali and Somaliland talks during the celebration marking the 53rd anniversary that ended the British rule in northern Somalia. The president of the federal republic of Somalia admitted that atrocities occurred during the military rule in Somalia not only to the people of Somaliland but majority of Somalis in the whole country. "We are ready for a dialogue and the dialogue will continue in a peaceful way "said Mr. Hassan. Thousands were killed during and after the military rule that never discriminated the Somali communities living in the entire country. This led to the long inter clan civil war that completely devastated the country. The president ensured all Somalis that he will do everything to maintain the unity of Somalis in Somalia The prime minister of Somalia Abdi Farah Shirdon said that he welcomed the talks and urged the Somaliland administration to forget and forgive the past mistakes of the military regime. The speaker of the national assembly said that the talks should adhere to the Somali constitution and should bring together the Somali communities to prevent what happened in the past. The federal government of Somalia previously welcomed the talks and urged the Somaliland administration to forward its allegations to the federal government leaders.
  15. Faah faahin ka soo baxaysa xubno ka socda maamulka Faroole oo Taleex gaadhay. Magaalada Taleex waxaa gaadhay xubno ka socda maamulka Faroole ee Garoowe ka arimiya, waxaana ka mid ahaa xildhibaan Cali Dhegacadde oo ka tirsan kooxaha sida dhaw ula shaqeeya Faroole, isla markaana loo adeegsado mu’aamaradaha ka dhanka ah shacabka Khaatumo State waxa kaloo la socdey nin magaciisa lagu sheegay ina Sanqad weyn oo asaguna Faroole ugu magacaaban afhayeenka Doorashooyinka maamulka Puntland. Labadan xubnood ayaa sheegay in magalada uu ku casuumey mid ka mid ah cuqaasha deegaanka Taleex oo xaflad gaar ah ku qabsanayey Taleex, Abdi Warsame {C/Halas}, oo markii hore lagu waday inuu kooxdan raaco ayaa la sheegay inuu Garoowe uga hadhay balse uu asagu maamulayey in Taleex gudaha loo geliyo xubnahaas qaswadayaasha ah. Warbaahinta Khaatumo ayaa waxay xidhiidh la sameeyeen xubno ka tirsan maamulka Khaatumo oo ku sugan gudaha Taleex, waxayna u xaqiijiyeen joogitaanka labadaas xubnood, waxayna intaas ku dareen inay saacado u qabteen xubnaha Garoowe laga soo direy inay uga baxaan magaalada Taleex. Warku wuxuu intaas ku darayaa in labadan nin ay ka qaybgaleen maanta Qado ka dhacday isla magaalada Caasimada ah ee Taleex. Magaalada Taariikhiga ah ee Taleex ayaa ahayd mid si buuxda ay u maamulayeen maamulka Khaatumo isla markaana ah magaalo madaxda dawladda Khaatumo State. Walina kama dhicin in xubno hoosgalo ah ay gudaha u galaan tan iyo sanadkii 2012 horaantiisi markaasoo la Aas aasay maamulka Khaatumo State. Waraysi ku saabsan arintan Goordhaw filo.
  16. Shirar Xasaasi ah oo wali kasocda Degmada Boocame iyo Wasiiro Culculuso oo soo gaaray Degmadaas Xaalada Maamulka Khaatumo State oo aad u kacsanayd Maalmihi lasoo dhaafay iyada oo uu madaxweynaha Talada haya ee maamulka Khaatumo State Cabdinuur Cilmi Qaaje (Biindhe) oo uu si carro leh uga soobaxay Habeen Hore Magaalada Taleex. Madaxweyne Biindhe oo in mudo ah u dulqaadanaayay Qas iyo Bur bur ay wadaaan niman qurbajoog ah oo raba in ay dibada ka maamulaan maamulka Khaatumo iyaga oo aan ka warhayn xaalada dhabta ah ee kajira Gudaha. Koox fidnawadayaal ah oo raba in ay maamulka Khaatumo curyamiyaan ayaa waxa ay gebi ahaanba jareen lacagihii Ay jaaliyadu soo dirijireen markii uu talada lawareegay Madaxweyne Biindhe. Madaxweyne Biindhe Ayaa ku goodiyey in uu is casilayo hadii aan howlihiisa loo madaxbanayn lacagahana lasoo fasixin. Dhinaca kale waxaa Soo gaaray Magaalada Boocame Wasiiro Culculus oo ay kamid yihiin Wasiirka Maaliyada, iyo wasiiro kale oo katirsan maamulka Khaatumo.
  17. Talks next week between Somalia and Somaliland let it all start again, whats on the agenda.
  18. Aaliyaah why are you against Somaliland statehood as an independent state, i mean if you say the garaad clan gained more from the union than the rest of the SL communities like the Maakhir berbera burco hargeisa caynabo boorama seylac communities i want to hear it. I dont get it if Somalia was really a rich country with a great economy with dignified leaders. I would pack my bags and move to Somalia and call for the Union. But i look back in history Somaliland all together laascaanood buhoodle burco berbera ceerigaabo badhan hargeisa borama. Was nothing compared to what the Koonfurians had besides the entire leadership of the country was in the hands of Somalia. Somalilanders were just told to sit back and accept to be ruled. Somaliland took the first step to unite Somaliweyn. But these people were never really interested in that today shows that they are not interested. They are working against each other undermining each other, siding with neighboring countries against their national leaders. They turned into religious zealots brainwashed by crazy Saudis. Why on earth would we want to waste our time with that i mean a union should be beneficial for all right. Right now the Mogadishu goverment operates as an autonomous state for certain clans in that region. Yet they call and say they want Somaliweyn we cant rely on these people they are unreliable people aaliyah if we want to move forward we need to move forward and cut them officially loose.I cant honestly believe that the garaad clan who refuse to be part the garowe clan enclave to uphold the failed political h'rtsm Want now and take their 4 districts in Somaliland and want it to be governed by people who cant even walk properly to the toilet with out being escorted by Ugandan and Burundian troops. Unless Aaliyah buys the Koonfurians their fake nationalism and i know Aliyah loves songs and parties
  19. GAROODI;964362 wrote: The last somaliweyn Somalilander comes home. Mashallah long live samatar he said it all waliga inadeer ha tegin meel aan laga qiimayneyn, the rest of your life dalka iyo dadkaga ku bahan.
  20. Do people really think President rayaale was appointed Rayaale was voted on by the people of Somaliland one man one vote and he was Somalilands third President.
  21. Haatu i think its not necessary about him that he wants a seat but he sees that Somalia in the south and their 4.5 politics and their clanism will not change he knows they themselves are not honest about Somaliweyn. They might say it they love it but as long as it under their tribal hegonomy. Haatu the man was more than 30 years waving the blue flag. He got tired of it because he found out those who wave the blue flag with him are never honest about their nationalistic idea's He was the biggest critic of Somaliland independence the past 2 decades He was against the SNM in the 80s. What are you expecting from him to eat the leftovers of Somalia?