-
Content Count
29,998 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
78
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Xaaji Xunjuf
-
I dont know what they will do but they cant afford to lose it ,they want to be in control, the Kenyans and the Raskambooni Militia wont let them.But Somalia might even cut all diplomatic ties with Nairobi the problem is the Kenyans are not neutral in this conflict. We shall see in the next coming weeks what kind of direction it will take. So far Ahmed madoobe legitimacy as President has been badly damaged, with the constant clashes. Because the other 2 claim to be President to.
-
Dagaalkii Kismaayo oo Qaboobay iyo Abaabullo Dagaal oo ka socda gudaha Magaaladaas oo weli la isku hor-fadhiyo Sabti, Juun 29, 2013 (HOL) — Dagaalladii maanta ka socday Kismaayo ayaa qaboobay maqrinimadii caawa, iyadoo ciidamadii dagaalku u dhexeeyay ay weli isku horfadhiyaan xaafado ka tirsan magaaladaas, waxaana si xowli ah uga socda barakac ay dadku sameynayaan. Iyadoo dagaalkii maanta uu ahaa mid xooggan ayaa wararka aan ka helayno Kismaayo waxay sheegayaan inay ku dhinteen 20-ruux oo u badan shacabkii lagu dul-dagaalamay, kuwaasoo qaarkood ay dhaawacyo soo gaaray markii dambe ugu geeriyooday isbitaalka guud ee magaaladaas. “Xaaladdu waa daggan tahay, waxaase socda abaabullo ay wadaan kooxihii ku dagaalamay magaalada, rasaas ayaa mararka qaarkood dhacaysa, iyadoo magaaladu ay u muuqato in labada dhinac ay u qaybsan tahay,” ayuu HOL u sheegay mid ka mid ah dadka ku nool Kismaayo. Goobjoogahan ayaa sheegay in dadka dhintay iyo kuwa dhaawacmay ay inta badan yihiin dadkii shacabka ah ee ka barakacayay magaalada, iyadoo qaar ka mid ah waddooyinka magaalada ay yaallaan maydadka kooxihii dagaalku u dhexeeyay iyo dad shacab ah oo ay dishay rasaasta iyo madaafiicda loo adeegsanayay dagaalkii maanta. “Abaabullo ciidan ayaa socda, waxaana baqdin weyn laga qabaa inuu dhaco dagaal ka culus kuwii labadii maalmood ee lasoo dhaafay socday, dadkuna si aad ah ayay uga barakacayaan magaalada,” ayuu goobjooguhu hadalkiisa ku daray. Ciidamada maamulka Sheekh Axmed Madoobe ayaa la sheegay inay saldhig weyn ay ciidamada dowladda Soomaaliya ka qabsadeen gellinkii dambe ee maanta, kaasoo ku yaalla warshadda hilibka ee Kismaayo. “Qayb ayay ka yihiin ciidamada dowladda dagaalka, waxayna la safan yihiin xoogagga daacadda u ah Col. Barre Hiiraale, Cabdi Baalleey iyo Iftin Baasto, ciidamada AMISOM ee magaalada ku suganna wax tallaabo ah oo ay weli qaadeen ma jirto,” ayuu goobjoogahan hadalkiisa ku daray. Dadkii ku dhintay dagaalladii maanta ayaa waxaa ka mid ahayd hooyo iyo saddex caruur ah oo ay dhashay, kuwaasoo doonayay inay magaalada ka qaxaan, waxaana madfac uu kula dhacay bartamaha magaalada Kismaayo. Dhanka kale, dhaqaatiirta isbitaalka Kismaayo ayaa waxay ka cabanayaan dawo la’aan iyo qalab la’aan, iyadoo isbitaalka ay dhaawacyadii soo gaaray ugu geeriyoonayaan dad badan oo shacab ah, kuwaasoo rasaas iyo hubka waaweyn ay ku dhaceen iyagoo guryahooda ku sugan, qaarkood ay isaga barkacayeen magaalada. Inkastoo dowladda Soomaaliya ay ku baaqday maanta in dagaalka la joojiyo ayaa haddana waxaa ka socda magaalada hub urursi xooggan oo dhinacyadii dagaalamay u dhexeeya, iyadoo baqdin weyn laga qabo dagaallo kale oo dhaca.
-
So much hatred war xishooda all of you its good to disagree Politics why u got to involve Woman Gaaroodi Salax Moonlight, cayda joojiya fadlan.
-
Indeed Somaliland went along way here is the SL first vice President in 1992 in a destroyed Somaliland http://www.youtube.com/watch?feature=player_embedded&v=0OlvBMux6p4" frameborder="0" allowfullscreen> Determined unbeatable undeniable
-
Somaliland President Ahmed Siilaanyo appoints a whole new Cabinet
Xaaji Xunjuf replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
Wasiirkii Hore Ee Daakhiliga Oo Xilkii Wasaaradda Ku Sagootiyay Khudbad Qiiro Leh June 29th, 2013 “Haddii la iga Filayay Inaan Matago oo sidii Nin Cadhaysan u Hadlo, cidii intaas iga Sugaysay Raali ha iga ahaato” “Culays Baa iga degay, waxaan ku faraxsan nahay inaan ku biiro inta Nasatay, Madaxweynahana waan uga mahad naqayaa” “Waxaan ka ilaalin doonaa Bulshadda wax kasta oo kala fogayn kara bulshadda Somaliland sida eexda, qabyaaladda iyo nin jeclaysiga” Hargeysa (Somaliland.Org)- Wasiirkii hore ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha Somaliland Md. Maxamed Nuur Caraalle (Duur) ayaa maanta khudbad taariikhi ah oo laab qaaday dadweynaha ku sagatootiyay xilka Wasaaradda daakhiliga Somaliland oo uu maanta si rasmi ah ugu wareejiyay Wasiirka cusub Md. Cali Maxamed Waran-cadde oo Madaxweyne Siilaanyo magacaabay Isniintii todobaadkii hore. Xafladii xil wareejinta oo ay ka soo qeyb galeen Xildhibaano ka tirsan Golaha Wakiiladda, Taliyeyaasha ciidammadda Booliska, xeebaha, laanta socdaalka, Wasiir ku xigeenadda wasaaradda Daakhiliga, agaasimeyaasha waaxaha, shaqaalaha wasaaradda Arrimaha gudaha iyo marti-sharaf kale. Wasiirkii hore Md. Maxamed Nuur Caraalle (Duur) ayaa u mahad celiyay shaqaalaha wasaaradda iyo ciidamamada kala duwan ee wasaaraddu xukunto, waxaanu yidhi “Wax baa noo qabsoomay oo wada jir iyo isku duubni ayay wax noogu qabsoomeen. Himilo ayaanu lahayn oo aanu hiigsanaynay in halkii laga qaado oo la sii wado ayay u baahan tahay. Haddii aanu wax ka gaabinayna waxa masuulka cusub Madaxweynuhu u doortay inuu dar-dar geliyo oo uu halkii ka sii qaado,”ayuu yidhi Wasiirkii hore ee Daakhiligu. Wasiir Duur waxa uu sheegay in wasaaradaas mudadii uu Wasiirka ka ahaa ay ku soo mareen duruufo kala gedisan oo uu wax ka bartay isagoo arrintaas ka hadlayayna wuxuu yidhi “Waayo ayaa igu soo maray Wasaaradan adag oo duruus iyo cibro ayaan kala kulmay, casharro ayaan ka bartay, aad ayaan ugu faraxsan nahay duruustaas. Waxay iigu jirtaa baal dahab ah. Dacaladda Somaliland Bari illaa Galbeed ayaan bulshadda degta cid walba hor-fadhiistay anigoo nabad iyo wanaag doonaya. Casharro ayaan ka bartay ii dhaxal noqon doona.” Wasiirkii hore oo hadalkiisa sii watay waxa uu yidhi “Waxay I dhaxal siisay ayaan idiin sheegayaa waxay I dhaxal siisay inaan nabadda dhawro oo nabad dhawre noqdo. Waxay I dhaxal siisay inaan danta dhawro, waxay I dhaxal siisay inaan Masuulka dhawro cid uu yahay-ba. Dantu waa khafiif. Adeegaha danta guudna waxa uu ilaalinayaa wax khafiif ah, markaa waa qof nugul, laakiin qofka tuuraya ee shiidaya danta guud ee dhaawacayaa ma oga nugulka ay danta guud tahay. “Dantu waa quraarad oo way jabaysaa oo waxay u baahan tahay in la dhawro, qaranka Somaliland-na waa qaran daciif ah oo dhawr iyo labaatan sanadood ayuu soo jiray, laakiin wali halkii uu doonayay ma uu gaadhin. Mudadaas dheerna wali waa raad barad, dhaqaaluhuna waa qadhiidh oo wax yar baa wax lagu wadaa,”ayuu yidhi Mr. Duur. Wasiirkii hore waxa uu intaas ku ladhay “Adeegaha danta guudna ee masuuliyadda intaas leeg ilaalinayaa, in loogu duceeyo oo la yidhaahdo ALLE ha kugu asturo mooyee, tuur-tuur uma baahna waxaynu baranay in hadba Tagtaa ay fariidadii tahay, cida joogtaana uu aabihii naarihii yahay. Waxaan idinka codsanayaa in Fariidku ka jooga noqdo oo aanu kii tagay noqon. Waa in farriidka iyo kii taageeradda u baahnaa uu yahay ka jooga uu noqdo.” “Guul-darada adeegeyaasha danta guud oo ah masuuliyada qaranka, guul-daradoodu waa guul daradda qaranka, fashilkooduna waa fashilka qaranka, ummaddana waxay ka sugayaan taageero, laakiin waxaan qirayaa in shacbiga reer Somaliland ay shacab wanaagsan ahaayeen, khalad waa jiraa, waxyaabo way inagu soo baxeen, duruusi way dhacday, qabyaaladii baa dib u soo kacday, doorashadii baa carisay illaa ciyaarihii bay gaadhay,”ayuu yidhi Mr. Duur. “Waxaan u mahad naqayaa ciidammadda kala duwan ee danta iyo daciifka ku samray. Shalay waxa la iga rabay masuuliyadda amniga qaranka, maantana Anigaa amnigayga gaarka ah xataa u daba fadhiisanaya Cali Waran cadde (Wasiirka Cusub), culays baa iga degay, waxaan ku faraxsan nahay inaan ku biiro inta nasatay. Madaxweynahana waan uga mahad naqayaa, Waxaan noqonayaa nabad dhawre, waxaan ku biirayaa inta nabadda jecel ee daljiraha ah, waxaan dusha ka ilaalinayaa oo dayr u noqonayaa in danta qaranku guulaysato, ”ayuu yidhi Wasiirkii hore ee Daakhiligu. Wasiir Duur waxa uu sheegay inaanu caytamayn isla markaana aanu mantagayn haddii xilkii laga qaaday, waxaanu yidhi “Haddii maanta la iga filayay inaan mantago oo sidii nin cadhaysan u hadlo, cidii intaas iga sugaysay raali ha iga ahaato.” Wasiirka cusub ee wasaaradda Arrimaha gudaha Md. Cali Maxamed Waran-cadde oo halkaasi ka jeediyay khudbad dheer ayaa uga mahad celiyay madaxweynaha Somaliland xilka culus ee uu u magacaabay, waxa kale oo uu u mahad celiyay Wasiirka xilka wareejinayay. “ Waxa uu sheegay inuu xilkiisa u gudan doono si daacadnimo, xilkasnimo iyo waddaniyad leh. “Waxaan ka ilaalin doonaa Bulshadda wax kasta oo kala fogayn kara bulshadda Somaliland sida eexda, qabyaaladda iyo nin jeclaysiga.waxaynu u baahan nahay inaynu dhexdeena ka abuurno jawi iskaashi, wada tashi iyo is aamin si loo heli shacbi wada jira oo ka qeyb qaadan kara horumarinta dalkooda,”ayuu yidhi Wasiirka cusub Md. Cali Maxamed Waran-cadde. Wasiirka cusubi waxa uu balan qaaday inuu dhawri doono xuquuqul insaanka iyo xoriyatul qawlka. Wax kale oo uu xusay inuu la diriri doono kooxaha habeenkii dadweynaha ku laayana,kuna baadha dariiqyada xaafadaha magaalooyinka waaweyn. -
The legendary Cabdi Siyaaro tells it all Somalia and Somaliland Lixdanki midnimadi la igu siray majarihi beenta lixdanki aan moogahe aha maxa badu un qaaday lixdanki mugdgi anu galnay murti bixin wayney lixdanki masiibadu ii heshay murugu so laabtay ha u malayn inan mooganahay ti aad na marinaysey Maalintu mugdiga naga hadhay madax banaanahay may xorninima qaadanay oo lo mashaxardaye alla magane somaliland muqadis weyaane eh
-
Why dont we have interviews with some of the factions fighting there is no concrete news on the ground. Jubbalandnews is reporting that the Supreme gedo elder was almost assassinated. Algalguduud reports they have completely annihilated Ahmed madoobe forces with have more than 20 pows.And that also the Ras kambooni troops every time they are pushed back hide behind the Kenyan Military barracks. The Conflict is not over until the Fat Lady sings.
-
^^ The pirates are hating on Hiiraale because he defeated Moorgen several times Moonlight daynille community are unstable HAGs the biggest Alshabaab supporters . We will hear more news about this story in the upcoming hours.Dont declare victory to early, it might backfire.
-
^^ What you mean prayers unanswered i said in the other thread that Ahmed madoobe will not lose since the Kenyans are on his side. It was never a fair battle to begin with every one knows that The Ahmed madoobe Militia got logistics and Militaristic support from the Kenyans.By the way these are Pirate and Azanian sources and dayniile is unreliable source like waagacusub. I will wait for more sources. Jubbaland getting stronger i dont see that i just see several warlords clashing , by the way Barre believes he is protecting his Jubbaland lol.
-
Carafaat;965174 wrote: Half a million mines planted in the city in front of houses. Somalia , what was your uncle Morgan thinking when he was planting those mines? He was thinking destroying the enemy tribe.
-
The Koonfurians clowns haven't moved on they still have religious zealots trying to gain control, you have several Presidents in Kismayo all fighting for the presidency just like in the early 1990s. They will be celebrating first of July in a few days and say they are nationalistic Somalis. But it ends with a party next day you will see them supporting their clan organization against each other HAG vs SAHAL. And continue to argue about Kenya and Uganda. Each and one of them claiming they are safe guarding Somalia's interest.
-
But today Somaliland is shining and i can sleep well every night knowing Somaliland is in good hands
-
But look at the bright side today Somaliland has an effective government peace and stability the people Somaliland have returned to their ancestral homeland. Democracy is in place press freedom the people of Somaliland are stronger than ever. Sometimes even though the Union on first of July was the biggest mistake our fathers ever made. It made the people of Somaliland stronger i shouldn't say this but we needed that struggle it made the the people of Somaliland stronger than anything. They can call it caadifad , but never again will these people ever be ruled by others never ever will they trust any one but themselves when it comes to their future and fate.
-
Darkest day in the history.
-
^^ So it belongs to both of them?
-
Haatu;964614 wrote: Happy independence day folks. Alpha, that flag of yours didn't exist back then, the blue one did and was raised first in Hargeysa on that night 53 years ago. Bu that flag no longer flies over Hargeisa
-
Carafaat;965147 wrote: This day does belong to Ismail Omer Guelleh, its a day that belongs to the people of Djibouti. You mean this day does not belong to President Guelleh or does it belong to him?
-
^^ Ask your self why he hasn't been shipped to Xamar?
-
Its very simple if your Father is Somaliland and your Mother is Jamaican you are a Somalilander and you will enjoy the same rights as any other Somalilander. If your father is from Ukraine even though i love that country and your mother is from Somaliland. You cannot be a Somalilander you can visit live but can never be a citizen with voting rights or running for office. Somaliland wa u dhalasho eeh lama noqdo.
-
^^ They want him to leave but they wont hand him over, they will let him go some where else in peace.