-
Content Count
29,836 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
77
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Xaaji Xunjuf
-
War Dag Dag ah:-Xaalada magaalada Taleex Oo kacsan iyo koox Uu Cabdi Halas Horkacayo Oo gaadhay halkaas Wararka naga soogaadhaya caasimada maamlka khaatumo ee magaalada taleex ayaa lagu soowamayaa inay halkaasi gaadheen koox uu hogaamiyano horgal Cabdi halas Oo kamid Wasiirada maamulka faroole. horgal ayaa lagu soowaramayaa inuu horkacayay koox hoosgalayal sida warbahinta warar hoose ay ku helayso ayaa lasheegayaa in kooxdan qawlaysata ah e soogaadhay magaalada taleex ay wadaan furfur lacageed oo rabaan inay halkaas kabilabaan. Wararka ya intaas ku daraya in kooxdan Uu horkacay Cabdi halas Oo asal ahaan kasoojeeda deganada khaatum,ay xidhiidh ay laso sameyeen qaarkamid ah madaxda maamulka khaatumo ay ku imadeen sida warar hoose ay sheegayaan, balse aanay cadeen shaqsiga gaar ah ee Xidhiidhka Laseemayay kooxdan. Waxaa kacsan xaalada magaalada iyagoo dhamaan ciidamada qabalka Sida Ee maamulkhaatumo iyo shacabka ay u diyaar garoobayaan sidii ay uga saarilahayeen Maleeshiyadkan Qaska kawada gudaha Magaalada taleex,waxaana lafilayaa in saacadaha soosocda ay halkaasi kasaraan ciimada Khaatumo Kooxdan qaswadayaasha ah.
-
Somaliland President Ahmed Siilaanyo appoints a whole new Cabinet
Xaaji Xunjuf replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
Classified maybe you like the comments underneath written by koonfurians on the new reshuffle:D http://www.hiiraan.com/news/2013/Jun/wararka_maanta25-22370.htm -
I always find the phrase Somalia Somali ba leh very odd, hada Somaliya yaa lahaan laha ma ugandhees mise oromo?
-
Professor samatar Koonfurians wanted to feed me left overs lol
Xaaji Xunjuf replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
Fact still is Samatar went to the Koonfurians came with the Somaliweyn they always love to talk about but they told him in his face you are not equal to us sit in the back. Thats the harsh reality so he had no choice but to go to his people. Remember Samatar was one of the biggest critics of Somaliland independence just few years ago. But in the audio he even said wixi anu wadnay wa lana la garan waaye. -
Professor samatar Koonfurians wanted to feed me left overs lol
Xaaji Xunjuf replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
^^ Baashi the constitution seriously? -
Somaliland President Ahmed Siilaanyo appoints a whole new Cabinet
Xaaji Xunjuf replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
^^ Why should SOL Koonfurians care about Somaliland cabinet , obviously Somalilanders care , and its for Somaliland. -
Somaliland President Ahmed Siilaanyo appoints a whole new Cabinet
Xaaji Xunjuf replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
The New FM " frameborder="0" allowfullscreen> -
Somaliland President Ahmed Siilaanyo appoints a whole new Cabinet
Xaaji Xunjuf replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
Wiil cusub foreign policy needs to be reviewed, and we need to be flexible and we need to have a clear policy how we approach the world. Europe America the Arabs Africa. I never Liked the Brits with their double dealings. They seem to be in love with the Koonfurians for now maybe labor party will be different we should approach the french the Germans and forge better relations with several African countries. -
Somaliland President Ahmed Siilaanyo appoints a whole new Cabinet
Xaaji Xunjuf replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
^^ Very nice i think he is much and much more experienced than the late Dr Bidaar -
GAROODI;964070 wrote: First picture the man with the orange shirt, and sun glasses loooooool. Walahi rageeni that's what I call I don't give to sh£ts. Listen to the xaji he was one of the founders of the SOMALILAND army almost a decade ago. Anything is better then African mercaneries because that creates dependency and you can not progress. Sink or swim is better then Dependency. Xaji have you seen the KRISS Assault rifle. It's a beauty only in America can you get this beauty no guns allowed in Europe. Sometime I wish I lived in the states. Kills with one shot, fires both single and full auto and pushes all movement downwards. Garooodi the "KRISS assault rifle is a fantastic rifle do you know they are going to make a new model in the year 2015 with a much larger length barrel with a much more modernized Super V, it will be one of the ultimate machine guns.
-
Madaxweynaha Somaliland Oo Isku shaandheyntii ugu balaadhnayd ku sameeyay Golihiisa Wasiirrada June 24th, 2013 Hargeysa (Somaliland.Org)- Madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa caawa isku shaandheyntii u balaadhnayd ku sameeyay Golihiisa Wasiirradda waxaanu xilkii ka qaaday xubno ka mid ah Wasiirradii ugu shishlaa xukuumadiisa. sidaasna waxa lagu sheegay war-saxaafadeed uu caawa niskii dambe soo saaray Afhayeenka madaxtooyadda Mudane Axmed Saleebaan Dhuxul waxaanay isku shaandheyntaasi u dhignayd sidan:- Madaxweynaha JSL, Mudane, Axmed Maxamed Maxamuud (Silaanyo) waxa uu digreetooyin uu caawa soo saaray oo sumadeedu tahay JSL/M/XERM/249-1820/062013 uu ku magacaabay wasiiro cusub, wasiiro xilal kale loo bedelay, iyo kuwo xilalkii ay hayeen lag bedelay. MADAXWEYNUHU:- Markuu Arkay:Qodobka 90aad, Faqradiisa 2aad ee Dastuurka Jamhuuriyadda Somaliland; Markuu Tixgeliyey: Ahmiyadda weyn ay Wasaaraduhu u leeyihiin Dalka iyo dhismaha Qaranka; Markuu Arkay:In baahi loo qabo buuxinta jagooyinka Wasaaraddahan JSL; Markuu Ka Fiirsaday: Kartoodad, aqoontooda iyo hufnaantooda shaqo; Markuu ku Qancay:In ay hanan karaan xilalkan loo magacaabay; Wuxuu go’aansaday In laga bilaabo taariikhda maanta masuuliyiintan uu Madaxweynuhu u magacaabay xilalkan. Magacyadda Wasiirrada Cusub 1. Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibedda Maxamed Biixi Yoonis 2. Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha Cali Maxamed Warancade 3. Wasiirka Wasaaradda Deegaanka Shugri X. Ismaaciil Baandare 4. Wasiirka Wasaaradda Kalluumaysiga iyo Khayraadka Badda Cali Jaamac Faarax (Buureed) 5. Wasiirka Wasaaradda Boosaha iyo Isgaadhsiinta Maxamed Jaamac ****** 6. Wasiirka Wasaaradda Dib-u-dejinta Axmed Cabdi Kaahin 7. Wasiirka Wasaaradda Xidhiidhka Goleyaasha, Cilmi Baadhista iyo Technology-yadda Aaden Axmed Warsame 8. Wasiirka Wasaaradda Biyaha Xuseen Maxamed Cabdille 9. Wasiiru-dawlaha Wasaaradda Madaxtooyada Maxamed Muuse Abees 10.Wasiiru-dawlaha Nabadaynta iyo Horumarinta Gobollada Bari ee JSL Cali Maxamuud Axmed (Sandule) 11. Wasiiru-dawlaha Wasaaradda Waxbarashada iyo Tacliinta Sare Axmed Nuur Faahiye 12. Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Qorshaynta Qaranka iyo Horumarinta Xasan Daahir Dhinbiil 13. Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Beeraha Aaden Ibraahin Yuusuf Ashqar 14. Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Shugri Xariir Ismaaciil 15. Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Warfaafinta Cabdiwaaxid Cabdiraxmaan Cabdiqaadir 16. Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Gaashaandhigga Cabdi Daahir Camuud 17. Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Ganacsiga iyo Maalgashiga Bashiir Cabdi Xariir 18. La-taliyaha Madaxweynaha ee Arrimaha Doorashooyinka iyo Asxaabta (Wasiirkii Hore ee Wasaaradda Hawlaha Guud, Guriyeynta iyo Gaadiidka) Axmed Cabdi Maxamuud (Xaabsade) 19. La-taliyaha Madaxweynaha ee Arrimaha Garsoorka iyo Cadaalada (Wasiirka Hore ee Wasaaradda Deegaanka) Maxamuud Siciid Maxamuud (Gacamey) WAXA KALE OO UU MADAXWEYNUHU XILALKII AY HAYEEN UU KA BEDELAY XUBNAHAN HOOS KU QORAN UNA MAGACAABAY XILALKAN:- 1. Wasiirkii hore ee Wasaarada Dib-u-dejinta waxa loo bedelay (Wasaaradda Caafimaadka ) Saleebaan Ciise Axmed (Xagla-toosiye) 2. Wasiirkii hore ee W/Ganacsiga waxa loo bedelay) Wasaaradda Hawlaha Guud, Guriyeynta iyo Gaadiidka Cabdirisaaq Khaliif Axmed 3. Wasiirkii Hore ee Arrimaha Dibeda waxa loo bedelay (Wasaaradda Ganacsiga iyo Maalgashiga) Dr. Maxamed Cabdilaahi Cumar 4. Wasiir ku xigeenkii hore ee W/faafinta waxa loo magacaabay (Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Wacyigelinta) Cabdilaahi Maxamed Daahir (Cukuse) 5. Wasiirkii hore ee W/faafinta waxa loo bedelay (Wasaaradda Warshadaha) Abiib Diiriye Nuur (Timacade) 6. Wasiirkii Hore ee Wasaaradda Kalluumaysiga iyo Khayraadka Badda Cabdilaahi Jaamac Cismaan (Geeljire) 7. Wasiirkii Hore ee Wasaaradda Hawlaha Guud, Guriyeynta iyo Gaadiidka waxa loo magacaabay (La-taliyaha Mdaxweynaha ee Arrimaha Doorashooyinka iyo Asxaabta) Axmed Cabdi Maxamuud (Xaabsade) 8. Wasiirka Hore ee Wasaaradda Deegaanka waxa loo magacaabay (La-taliyaha Arrimaha Garsoorka iyo Cadaalada) Maxamuud Siciid Maxamuud (Gacamey) SIDOO KALE WAXA MADAXWEYNUHU UU XILALKII AY HAYEEN UU KA NASIYEY WASIIRADAN HOOS KU QORAN:- 1. Wasiirkii Hore Wasaaradda Arrimaha Gudaha Maxamed Nuur Caraale (Duur) 2. Wasiirkii Hore ee Wasaaradda Warshadaha Cabdirisaaq Cali Cismaan 3. Wasiirkii Hore ee Wasaaradda Caafimaadka Dr. Xuseen Muxumed Maxamed (Xoog) 4. Wasiirkii Hore ee Wasaaradda Boosaha iyo Isgaadhsiinta Cali Cilmi Geelle 5.Wasiir Ku-xigeenkii Hore ee Wasaaradda Ganacsiga Aaden Diiriye Cigaal 6. Wasiir Ku-xigeenkii Hore ee Wasaaradda Waxbarashada iyo Tacliinta Sare Cali Xaamud Jibriil
-
The other day i was at the bank and the woman was filling in the form for me and she asked are you a Somalian, i said noo she looked weird at me and i said i am a Somali, and than she said what is the difference lol. I in my mind thought if i tell her about Somaliland and the afro hashimites she might get more confused lol.
-
Nope u need training u need to set up training camps every where u need people who do the training what makes an army an army is training other wise u will just have a massive militia but not a military. If u get nice helicopters fighter jets Merkava tanks abram tanks T90 Tanks. And u have no training no competent military officers. They will lose these equipment to the enemy and that will be a major loss. So Culusow and co need to focus on training both the police and the army. And from there later on u can get the best equipment , equipment is the most easiest thing u just need to buy it and there u have it. But u need to build the central command and the sub divisions. Good luck.
-
Give up arms or face full force, Uhuru tells Mandera, Wajir leaders
Xaaji Xunjuf replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
Wadani;964003 wrote: Oo illeen imaba taaqaanid. Maxaa aqoon isugu keen laaban Xaajiyow. Wadani laakin wanu ka adagnahay kuwaas maxanu geel ka dhacnay ilahooow danbigeena dhaaf maxanu caruur ku korinay cuud anu ka so dhacnay Haatu and his people. -
Give up arms or face full force, Uhuru tells Mandera, Wajir leaders
Xaaji Xunjuf replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
Haatu.. i think Wadani thinks Abrahim is nabi ibrahim cs lol Ma oga inay yihin qolyaha xoolaha dhaca oo cago dhadheer. -
Give up arms or face full force, Uhuru tells Mandera, Wajir leaders
Xaaji Xunjuf replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
Lol@ beero fallato -
Somaliland: UN’s Ignorance Makes UNSOM Mandate Unacceptable
Xaaji Xunjuf replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
Amiin.