Xaaji Xunjuf

Nomad
  • Content Count

    29,836
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    77

Everything posted by Xaaji Xunjuf

  1. Mafia;964871 wrote: When is Somaliland going to realize their independence is gacan-ku-rimis? 22 years of seeking independence and they still haven't realized they are wasting their time? Somaliland is independent all 22 years no one rules their land only they do , they put the UN in their place and their fake bureaucrats Somaliland is independent sovereign and enforces its laws and regulations in their sovereign territory. How are they wasting their time,when they build an entire nation from scratch institutions army police democracy political parties constructions adoption of a constitution introducing SL shillings. Somaliland is in the developing mode now. The word you looking for is when is the Wold going to recognize its independence thats something else But Somaliland is independent, there is no one that rules us but our selves. And thats something no one can take from Somaliland. What is gacan ku rismis is the 4.5 protected ugandan protectorate in Mogadishu. It took the Koonfurians 22 years to pass a constitution with the help of Mahiga. And till this day there is no effective goverment in Somalia there is a goverment backed by the international community but thats where it ends. I think that is more of a gacan ku rimis than what SL has done the past 22 years.I think Somalilanders are on schedule really. It took South Sudan more than 50 years to win independence and recognition. It took Eritrea 32 years to win independence and recognition. Somaliland what only 22 years but what we have is full sovreingty over our territory and an effective goverment that operates in the country. In terms of the international community Somaliland is more of a credible partner to the ic than Somalia. Somalia cannot survive a day with out the europeans paying the salaries of the Amisom forces.. If they withdraw today all will collapse
  2. ^^ That was tabloid stuff no Ethiopian source ever mentioned that, and even if he did who is he going to protect Somaliland from the ugandan protectorate with a few rag tag militia lol. Makes no sense at all.
  3. First of July is a dark day 26 June is a good day and a happy day that's the day Somaliland gained independence from Britain. That same day Madagascar gained independence to At least the Somalilanders have something to celebrate after 53 years, the koonfurians are still not independent, atleast the europeans were superior to the Ugandans
  4. Todobaadka Dambe Oo La Filayo Inay Dib U Bilaabmaan Wada-hadaladii U Dhexeeyay Somaliland Iyo Somaliya. Hargaysa (Ramaas) June27, 2013 - Wada-hadaladii u dhaxeeyey dawladaha Somaliya iyo Somaliland ayaa la filayaa in Todobaadka soo socda ay dib uga bilaabmaan magalada Ankara ee dalka Turkiga. Madaxa Xafiiska Siyaasada ee qaramada midoobay Nicholas Kay ayaa barta uu ku leeyahay Twitterka waxaa uu ku baahiyey qoraal kooban oo uu kaga hadlaayo Kulan uu la yeeshay Safiirka Turkiga u qaabilsan Somaliland iyo Somaliya waxaanu sheegay in uu la yeeshay wada hadal sare“wada hadalada somaliland iyo somaliya wax ay todobaadka danbe ka bilaabi-mi doonaan Ankara”. Sidaasi ayuu yidhi Dawladaha Somaliland iyo Somliya ilaa hada midkood-na kama hadlin wada-hadaladani Todobaadka danbe bilaabmi doona waxaana hadii ay wada-hadaladani furmaan ay ku soo beegmayaan iyadoo wixii ka danbeeyey Heshiiskii Ankara ay sii kala durkeen Xidhiidhka Labada dhinac. Dhinaca kale, wada-hadalada xilligan ayaa ku soo beegmaya xilli uu Madaxweyne Siilaanyo Shaqadii ka badalay wasiirkii hore ee arrimaha dibedda Dr. Maxamed Cabdilaahi Cumar, isla markaana uu magacaabay wasiir arimo dibaddeed cusub. - See more at: http://ramaasnews.com/index.php/News/Todobaadka-Dambe-Oo-La-Filayo-Inay-Dib-U-Bilaabmaan-Wada-hadaladii-U-Dhexeeyay-Somaliland-Iyo-Somaliya.html#sthash.VX4aK8Td.dpuf
  5. Maalinta Xorriyadda 26-ka June oo Xalay si balaadhan loogu Xusay Xarunta Madaxtooyadda Somaliland (DAAWO SAWIRRADA) Khamiis, Juun 27, 2013 (HOL) — Munaasibadda loogu dabaaldegayo sanad guuradda 53aad ee ka soo wareegtay markii ay Somaliland xoriyadda ka qaadatay gumaystihii Ingiriiska, ayaa xalay lagu qabtay magaaladda Hargeysa. Munaasibadan lagu xusayey maalintii xoriyadda ee 26 June ayaa xalay lagu qabtay xarunta madaxtooyadda Somaliland, kaas oo ay ka soo qaybgaleen madax badan oo iskugu jiraaan, madaxweynaha, madaxweyne ku xigeenka, labadda gole Baarlamaan, madax dhaqameed iyo marti sharaf kale oo faro badan. Xafladan waxa lagu soo bandhigay Riwaayaddo ay fanaaniinta qaranku kaga hadlayeen taariikhdii Somaliland iyo gumaysigii sida loola dagaalamay. Sidoo kale waxa xuska ka hadlay Madaxweynaha Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamuud Siillaanyo oo ka sheekeeyey xornimadii lixdankii iyo halgankii dheeraa ee ay soo martay Somaliland. Si kastaba ha ahaatee, maalintan 26 june ayaan si weyn looga xusin Somaliland, isla markaana aanay xukuumad iyo dadweynuhuba isku hawlin, waxaana xooga la saaraa in loo dabaaldego maalinta 18 MAY oo ah maalintii madax banaanideedda dib ugala soo noqotay Soomaaliya oo ay isku biireen 1-dii luulyo, 1960-kii, sidaa darteed waxa maalintan lagu koobay inay tahay maalin fasax laga yahay shaqooyinka, isla markaana ay dadku iska nastaan xaflad koobana lagu qabto xarunta madaxtooyadda, haseyeeshee lama weyneeyo inta badana si weyn looma hadal hayo.
  6. War Deg Deg ah– Madaxweyne Axmed Madoobe oo si deg deg ah ugu duuley Adis ababa Madaxweynaha Dowlada Jubaland Axmed Madoobe ayaa u duuley Dalka Itoobiya, Madaxweynaha uu ku sugnaa Nairobi ayaan ilaa hada lagaraneyn sababta uu sida deg dega ah ugu duuley Adis ababa. Sida aan maanta warka ku heyney Madaxweynuhu wuxuu wada tashi la lahaa Xubno ka tirsan Maamulka Jubaland oo iyana Nairobi ku sugan. Sargaal ka tirsan Siyaasiyiinta jubaland oo Nairobi ku sugan ayaa noo xaqiijiyey in Madaxweynuhu uu safar aan horey loo shaacin uu ku aadey Adis ababa. Warar kale ayaa iyana sheegaya in Madaxweyne Madoobe uu casumaad degdeg ah ka heley Dowlada Itoobiya.
  7. Faahfaahin — Madaxweyne Axmed Madoobe oo Nairobi Jooga oo aan ka qaybgalayn shirka Adis ababa Madaxweynaha Dowlada Jubaland Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) oo Magaalada Nairobi ku sugan iminka ayaa halkaas ka wada wada tashiyo uu la leyahay Siyaasiyiinta iyo Waxgardka Jubaland ee ku sugan Kenya,Waxaa kaloo la sheegey inuusan Axmed Maoobe uusan ka qayb galayn Wadahadalada Dowlada Federalka iyo Dowlada Jubaland uga bilaaban doona Adis Ababa. Sida ay Howlwadeenada Puntlandi warka ku heleen Madaxweyne Axmed Madoobe wuxuu shirkaas u dirayaa Saraakiil ka tirsan Maamulkiisa, kuwasoo adis ababa kula kulmi doona Wafdiga matalaya Dowlada Federaalka ah. Dhinaca kale iyana Waxaa jira Warar sheegaya in Madaxweyne Axmed Madoobe uu gabi ahaan shirka Qaadacay in ay Jubaland ka qayb gasho ka dib markii Madaxweynaha Dowlada federaalka ah uu ka baxay balan horey loo wada galay oo ahayd inuu isagu Wadahadalka Yimaado, taas badalkeedana wuxuu soo direy shaqsiyaad kale. Iskusoo duuboo Joogitaanka uu Madaxweyne Axmed Madoobe joogo Nairobi ayaa ah mid ay ogyihiin IGAD, Kenya iyo Itoobiya oo iyagu gadaal ka riixaya Wadahadalka u furmaya Dowlada Jubaland iyo Dowlada Federaalka ah.
  8. Madaxweyne Axmed Madoobe oo Nairobi kusugan, Shirka Adis ababa na u diraya Saraakiishiisa Madaxweynaha Dowlada Jubaland ayaa wuxuu hada ku sugan yahay Magaalada Nairobi, oo u joogo Arimo shaqo,Shirka Adis ababa uga bilaabanaya Dowlada Jubaland iyo Dowlada Federaalka Soomaaliya oo lagu waday in Madaxweyne Axmed Madoobe uu ka qayb galo ayuu madaxwey nuhu qaadacay ka qayb galkiisa maadaama shirka uu Mmadaxweyne Xasan Sheikh soo dirsaday Wasiiro, Wuxuuna Madaxweyne Axmed Madoobe shirka isna u dirayaa Qaar ka mid ah Saraakiishiisa. Madaxweyne Axmed Madoobe oo hada ku sugan Nairobi wuxuu Wada tashiyo la leeyahay Saraakiishiisa dhanka Siyaasada oo iyana maalmahaan ku sugnaa Nairobi, Wuxuuna uga waramay kulamadisii Adis ababa iyo Nairobi iyo waliba wadahadalada Adis ababa.
  9. Sayidka oo adisababa ka laabtay kuna sugan Nairobi iyo Shirkii Jubbaland ee adis-ababa oo hakad ku yimid PDF Print Thursday, 27 June 2013 10:09 Kadib markii Madaxweynaha Dawladda Federaalka uu ka cudur-daartay inuu Adis-ababa kula kulmo Wefdigiii Maadxweynaha Jubbaland Axmed Madoobe ayaa sababtay inay dib ugu laabtaan Magaaladda Nairobi,waxaana ka haray saraakiil ka tirsanaa Maamulka Jubbaland oo shir hordhac ah Adis-ababa kula yeelanaya Wefti uu hogaaminayo Wasiirka Madaxtooyadda Faarax C/qaadir (Sakiinta-Cusub)iyo Safiirka Dawladda Federaalka u fadhiya Itoobiya Ambassador Axmed C/salaan (Axmed-Ileey) Lama yaqaan sababta Madoobe uga cudur-daartay inuu Wefdtigan Wasiirka hogaaminayo Adis-ababa kula kulmo,waxaana loo badinayaa in weli inuu ka taagan-yahay shuruudii shirka uu ku xiray ee ahaa inuu qaabilayo Madaxweynaha Dawladda Federaalka oo ay isku dhigmaan dhinaca darjada maadaama uu isagana yahay Madaxweynaha Jubbaland-State. Sayidka ayaa hadda ku sugan Hotel-Serena oo bartamaha Magaaladda Nairobi ku yaal lamana yaqaan inuu dib ugu soo laaban-doono saacadaha soo socda Magaaladda Adis.-ababa oo ay ku sugayaan saraakiil Ururka IGAD ku sugan oo doonaya in la dhex-dhexaadiyo isaga iyo Dawladda Federaalk
  10. Indeed its the will of the people 1960 was a different era Somalilands biggest mistake was the union they are paying the price now. This is good and a clear message for those in Somalia, who dream they once again can will rule Somaliland. The struggle for Independence made Somalilanders who they are today. May God continue to bless Somaliland and its people, President siilaanyo spoke well today.
  11. Naxar Nugaaleed;964627 wrote: looool at he doesn't look like a hag. on a serious note, does anyone have any idea how Hag ended in the middle khatumites? I doubt they are really HAG i think they were just some groups who lived in the region living in the midst of the garaad clan one day they said we are HAG out of know where. They dont even look like the normal HAG
  12. Wiil Cusub;964624 wrote: No he isn't only HAG minster in SL Cukuse the new information minster is also HAG. Check how Qabyaalda Yusuf Garaad Yuusuf Garaad Oo Hambalyo U Diray Wasiirka Cusub Ee Warfaafinta Somaliland Hargeysa (Somaliland.Org) Madaxii hore ee Laanta Afsoomaaliga ee BBC-da Yuusuf Garaad Cumar, ayaa soo dhaweeyay isla markaana Bogaadiyay magacaabista Wasiirka cusub ee Warfaafinta Mudane Cabdilaahi Maxamed Daahir (Cukuse) oo uu ku tilmaamay nin aftahan ah oo u qalma mansabka loo magacaabay. Yuusuf Garaad ayaa waxa uu Fariin Hamblyo ah U Mariyay Barta Xidhiidhka Bulshada Ee Internentka Qaybta Facebooka Isagoo ku Yidhi “Hambalyo Cabdilaahi Cukuse, Wasiirka cusub ee Warfaafinta Somaliland, Cukuse oo aan wada dhigannay Kulliyadaha Gahayr ee Jaamacadda Umadda Soomaaliyeed, waxaa uu berigaa noo ahaa Guddoomiyaha Guddiga Kormeerka. Waxaa iigu dambeysay Madaarka Berbera, sannadkii hore isaga oo u socda in uu soo xajiyo. Sannadkii ka horreeyayna waxaan wada joognay Xajka.” “Waa aftahan, u soo joogay wixii Soomaaliya iyo Jabhadahaba ka dhacay. Waxaan ugu hambalyeynayaa xilka loo magacaabay. Waxaanna ka rajeynayaa inuu dhowri doono xorriyadda iyo horumarinta saxaafadda isla markaana gacan ka geysan doono in la oggolaado idaacado gaar loo leeyahay,” ayuu dhambaalkiisa ku sheegay weriye Yuusuf Garaad Axmed Wasiirka Wasaarada Warfaafinta,Dhaqanka iyo Wacyigelinta Somaliland oo uu Madaxweyne Siilaanyo Xilkaas u Magacaabay ayaa ah Suxufi Muddo badan ku soo dhex jiray Hawlaha Wartebinta Isla Markaana Xilal kala duwan ka soo qabtay Dawladihii isaga kala danbeeyay ee Hogaaminta Talada dalka. People say Cukuse is HAG at the same time he belongs to the Sandwellers of SL, I have asked many people who this guy really is and some say he is an HAG but grew up in the midsts of the Sultans of SL . And thus adopted their lineage and paid diya with them , others say he is HAG but his mother is from Hargeisa. This guy is a mystery he reminds me of the Ethiopian Minister of information Bereket simon some say he is Eritrean some say he is amhara , some say he is Eritreanized Amhara. Very strange the identity of Cukuse.
  13. Madaxweynaha Somaliland oo Farriin kulul u diray Madaxweynaha Somaliya xuska 26-ka Juun June 26, 2013 | In Waaheen News “Madaxweynaha Somaliya waxaan leeyahay Caadifad ma haynee halgan baan ku soo dhacsanay Somaliland” Madaxweyne Siilaanyo Hargeysa(Waaheen) Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo oo ka qudbadeeyay munaasibada Xuskasanad guurada 53 aad ee ka soo wareegtay habeenkii Somaliland Xorriyada ka heshay Gumaysigii Ingiriiska ee ay Calan taagto oo caawa ka socota Madaxtooyadda Somaliland ayaa jawaab ka bixiyay hadalo ka soo yeedhay Madaxweynaha Somaliya. Madaxweyne Siilaanyo oo ugu horayn ka hadalay Munaasibada ayaa shacabka Reer Somaliland Hambalyo u diray “Dadweynaha Somaliland waxaan idinku salaamayaa debaal dega munaasibada 53 aad ee xorriyadii Somaliland, waxay ahay mid aynu ku taamaynay Somali oo dhan in aynu gaadhsiino oo waxaynu la tagnay somaliya Afar cisho kadib” Madaxweyne Siilaanyo isagoo ka hadlaya dhibaatadii dhacday waxa uu raaciyay “Waxa loo galay halgan dheer oo dib loogula soo noqday, kadib markii dadweynaha reer Somaliland laga qadiyay manaasiibtii ugu muhiimsanayd ee Dawladdii la wada dhistay.” Ayuu yidhi Isagaoo u jawaabaya hadalo ka soo yeedhay Madaxweynaha Somaliya waxa uu yidhi “Madaxweynaha Somaliya waxa uu yidhi goosashada Somaliland in ay tahay caadifad, waxaan u sheegayaa in aanay caadifad ahayne in halgan dheer loo soo galay, waxaan leeyahay Caadifad maahee waa qadiyad dhab ah oo ay reer Koonfureedku keeneen, Somaliland-na waa Dal jira oo beesha Caalamku la xidhiidho wakhti kasta oo ay qaadatana waa mid jiraysa.” Ugu danbayna waxa uu Hambalyo markale u diray Shacabka Reer Somaliland “Ummada Reer Somaliland ee Gudo iyo Dibed ba joogta waxaan u hambalyaynayaa munaasibada aan caawa u dabaal degayno oo ah Xooriyadii ugu horaysay ee Somaliland Ingiriiska ka heshay Somaliya oo gumaysi ku jirta, waxaan idin leeyahay sanadka sanadkiisa illaahay Nabad ha inagu gaadhsiiyo” ayuu kaga baxay. Qasriga Madaxtooyadda Somaliland oo Habeenkan oo kale sanad kasta lagu xuso munaasibadan ayaa wax aka socda Dabaal deg balaadhan, iyadoo kooxda Fanka Somaliland ku madadaalin doonaan Marti sharafta xaflada joogta Murti iyo Maaweelo ku saabsan Sooyaalkii Xorriyadda Somaliland.
  14. Aaliyaah do you believe Koonfurians are honest about their nationalism Somali nationalism and greater Somaliweynism. Or do you think they just wanna have their pie and eat ours 2? What we should discuss is how we can find justice colonial boundaries are not in the Qur'an and nothing is holy. The same koonfurians delude themselves with fake nationalism and wave the blue flag when it suits them in the mean time they carve up Somalia.
  15. HAG will not execute Aways they might put him under house arrest.
  16. ONLF is paralyzed Iley is winning because he has the resources and he wins the hearts and minds of his clan , since 2011 there are more people siding with Ileey. And most of the ONLF community are also fixated with Kismayo. So many put their halgan on halt to achieve a state for beesha inside Somalia. And fight another day by the TPLF paid allot of Somali singers to sing for the state. ONLF as a rebel movement needs huge transformation if it wants to succeed, it also needs more support. The isolated Eritrean state will not cut it for the ONLF. The ONLF rebels are in huge trouble.
  17. War Deg Deg ah– Maleeshiyo dhacdey Gaari iyo rasaas la iswaydaarsadey gudaha Kismaayo Maleeshiyo ka amar qaadata Korneyl bare Hiiraale ayaa goor dhawayd dhacay gaari uu lahaa Taliye Tooshle oo kamid ah saraakiisha maamulka Jubaland, Xili uugaariga watey darwalka oo qura, Waxaana meesha la isku dhaafsadey dhowr xabadood, inkastoo markii dambe xiisadu degtey ka dib markii Gaarigii ay la carareen Maleeshiyaadkii dhaca geystey. Goor dhaweyd ayaa Maleeshiyo kale iyana soo dhaceen Gaari caasi ah oo loo badinayo in loo dhacay aano ahaan gaarigii Taliyaha, waxaana hada arinta galay Odoyaasha Magaalada si baabuurta looga soo qaado maleeshiyaadka. sida kale Magaaladu aad ayay u degan tahay, waxaana goor dhaweyd gudaha magaalada lagu arkayay Gaadiid Ciidan oo dheerada oo ka tirsan Ciidanka Jubaland. wixii soo kordha kala soco Puntlandi.com
  18. WAR DEG-DEG AH: Dagaal culus oo goor-dhow ka Qarxay gudaha Magaalada Kismaayo ee xarunta Gobolka Jubbada Hoose Arbaco, Juun 26, 2013 (HOL) — Dagaal culus ayaa goor-dhow ka qarxay gudaha magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada Hoose, kaasoo u dhexeeya maleeshiyooyin magaalada kuwada sugan, iyadoo ay xirmeen guud ahaan isku socodkii magaalada iyo ganacsigii. Maleeshiyinka dagaalamaya ayaa wuxuu dagaalkoodu ka billowday gaari saakay lagu dhacay magaalada gudaheeda, iyadoo labada dhinac ay isku adeegsanayaan hub culus iyo mid fudud. Goobjoogayaal ku sugan Kismaayo ayaa HOL u sheegay in dagaalku uu ka qarxay xaruntii hore Kismaayo oo ku taalla xaafadda Farjanno ee bartamaha magaalada, uuna ku faafayo qaybo kale oo magaalada ka tirsan. “Kismaayo waxaa ka billowday dagaal culus oo u dhexeeya kooxo maleeshiyo ah oo kuwada sugan magaalada, ganacsiga oo dhan waa xirmay, isku socodka dadka iyo gaadiidkana way joogadeen, madaafiic ayaana dhacaysa,” ayuu HOL u sheegay goobjooge ku sugan Kismaayo. Lama soo sheegin wax khasaare ah oo uu dagaalkan dhaliyay iyadoo dadka ku sugan magaalada ay sheegayaan in marba marka ka dambeysa uu sii xoogeysanayo. Ciidamada AMISOM ayaa ku sugan saldhigyadoda, mana jiraan wax waan-waan ah oo lagu qaboojinayo dagaalkan oo ka socda magaalada, dadkuna waxay ku sugan yihiin guryahooda. Magaalada Kismaayo ayaa waxaa tan iyo markii uu ka dhacay dagaal u dhexeeyay laba xubnood oo isku haysta xilka madaxweynenimo ee Jubaland waxaa ka jiray xiisado, iyadoo mararka qaarkoodna ay dhacayeen dagaallo noocan oo kale ah. Wixii kusoo kordha dagaalkan waxaad kula socon doontaa wararkeenna dambe ee soo socda haddii uu Alle ogolaado.