-
Content Count
29,836 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
77
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Xaaji Xunjuf
-
Carafaat;965174 wrote: Half a million mines planted in the city in front of houses. Somalia , what was your uncle Morgan thinking when he was planting those mines? He was thinking destroying the enemy tribe.
-
The Koonfurians clowns haven't moved on they still have religious zealots trying to gain control, you have several Presidents in Kismayo all fighting for the presidency just like in the early 1990s. They will be celebrating first of July in a few days and say they are nationalistic Somalis. But it ends with a party next day you will see them supporting their clan organization against each other HAG vs SAHAL. And continue to argue about Kenya and Uganda. Each and one of them claiming they are safe guarding Somalia's interest.
-
But today Somaliland is shining and i can sleep well every night knowing Somaliland is in good hands
-
But look at the bright side today Somaliland has an effective government peace and stability the people Somaliland have returned to their ancestral homeland. Democracy is in place press freedom the people of Somaliland are stronger than ever. Sometimes even though the Union on first of July was the biggest mistake our fathers ever made. It made the people of Somaliland stronger i shouldn't say this but we needed that struggle it made the the people of Somaliland stronger than anything. They can call it caadifad , but never again will these people ever be ruled by others never ever will they trust any one but themselves when it comes to their future and fate.
-
Darkest day in the history.
-
^^ So it belongs to both of them?
-
Haatu;964614 wrote: Happy independence day folks. Alpha, that flag of yours didn't exist back then, the blue one did and was raised first in Hargeysa on that night 53 years ago. Bu that flag no longer flies over Hargeisa
-
Carafaat;965147 wrote: This day does belong to Ismail Omer Guelleh, its a day that belongs to the people of Djibouti. You mean this day does not belong to President Guelleh or does it belong to him?
-
^^ Ask your self why he hasn't been shipped to Xamar?
-
Its very simple if your Father is Somaliland and your Mother is Jamaican you are a Somalilander and you will enjoy the same rights as any other Somalilander. If your father is from Ukraine even though i love that country and your mother is from Somaliland. You cannot be a Somalilander you can visit live but can never be a citizen with voting rights or running for office. Somaliland wa u dhalasho eeh lama noqdo.
-
^^ They want him to leave but they wont hand him over, they will let him go some where else in peace.
-
Tallaabo;965139 wrote: I would not celebrate any "independence" when I am still under the foot of a tyrannical dictator. He is good for the Country Ismaciil cumar geele nin xun maha.
-
Happy independence day reer Djibouti our closest and dearest brothers in the Horn of Africa May you live long and a we hope for a prosperous future God bless
-
i already thought why would Hassan daahir aways want to be humiliated by Amisom and the govt in Xamar? So sheeko kalu waday , the man just went to see the tol and the tol said we will never allow Some one to hurt you aslong as you are in our midst.
-
He is joining Sheikh Atam al Gal galawi.
-
Dagaal Maalintii Labaad Ka Socda Kismanyo, Qaramadda Midoobay Oo Dalbatay Xabad Joojin iyo Madaxweyne Xasan Oo Ka Hadlay (Hadhwanaagnews) Saturday, June 29, 2013 Waxaan markale ku baaqayaa in si sharuud la?aan ah loo joojiyo dagaalka ka soo cusboonaaday magaalada Kismaayo oo dhiig danbe oo Soomaaliyeed......Madaxweyne Xasan Muqdisho (HWN) - Magaalada Kismaayo ayaa waxaa maalintii labaad ka socda dagaal culus oo u dhaxeeya maleeshiyo kala taageersan Axmed Madoobe iyo Barre Hiiraale. Maleeshiyada Barre Hiiraale oo shalay la sheegay inay Fadhiisimo ka qabsadeen kuwa Axmed Madoobe ayaa lagu soo waramayaa in maanta dib looga soo saaray goobihii ay qabsadeen. Khasaaraha dagaalka ayaan si dhab ah loo ogeyn, hase ahaatee waxaa jira warar sheegaya in tiro ka badan 10 qof ay dhinteen, waxaana sidoo kale jira barakac balaaran oo ay dadka rayidka ahi uga qaxayaan magaalada. Ergayga gaarka ah ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya Nicholas Kay, ayaa ku baaqay in si dhakhso ah loo joojiyo dagaalka ka socda magaalada Kismaayo. Sidoo kalena warsaxaafadeed ka soo baxay Madaxtooyada Soomaaliya ayaa lagu sheegay in Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud uu markale ku baaqay si degdeg ah loo joojiyo dagaalka Kismaayo. "Waxaan markale ku baaqayaa in si sharuud la?aan ah loo joojiyo dagaalka ka soo cusboonaaday magaalada Kismaayo oo dhiig danbe oo Soomaaliyeed aan la daadin. Soomaalida wey ka soo daaleen colaado iyo dagaallo, xalna uma noqon karaan xasilinta dalka, nabad-ku wada noolaanshaha iyo horumarinta dhaqanka iyo dhaqaalaha dalka" ayuu yidhi Madaxweyne Xasan Sheekh Madaxweynaha Soomaaliya ayaa sidoo kale ugu baaqay ciidamada AMISOM ee ku sugan magaalada Kismaayo inay dhexdhexaad ka noqdaan kooxaha dagaalamaya, isla-markaana ay kala dhexgalaan ciidamada si looga hortago inuu dagaalku sii faafo. Madaxdweynaha ayaa sidoo kale ku baaqay in si degdeg ah loogu gurmado dadka ku dhaawacmay dagaalada maalintii labaad ka socda magaalada Kismaayo. Hadhwanaagnews/Office
-
Dagaalladii Magaalada Kismaayo oo sii Xoogeystay iyo khasaare fara badan oo kasoo gaaray dadka ku nool Magaaladaas Sabti, Juun 29, 2013 (HOL) — Dagaalkii magaalada Kismaayo ayaa si xowli ah uga socda xaafadaha magaaladaaas, iyadoo khasaaraha dhimasho ee ka dhashay dagaalkaas ka badan yahay kii shalay dhacay, waxaana wararku ay sheegayaan in 18-qof ugu yaraan ay ku dhinteen. Isbitaalka magaalada Kismaayo ayaa la gaarsiiyay dhaawacyada dad 50-qof ku dhow oo u badan shacab ay guryahooda ugu tageen madaafiic iyo rasaas dagaalka loo adeegsanayo, iyadoo dhinacyadu ay isku riix-riixayaan xaafadaha kala duwan ee magaaladaas. “Dagaalka wuu ka xooggan yahay kii shalay, si aad ah ayuuna u socdaan xaafad walba oo ka tirsan magaaladana xabbad ayaa ka dhacaysa, kooxuhu waxay is-riix-riixayaan gudaha magaalada, dadkuna waxay billaabeen inay ka barakacaan guryahooda,” ayuu goobjooge ku sugan Kismaayo u sheegay saxaafadda. Ciidamada AMISOM ee ku sugan Kismaayo oo isugu jira kuwa ka socda Sierra Leone iyo kuwa Kenya ayaa la sheegayaan inay dagaalka daawanayaan iyadoo isbitaalladooda la geynayo ciidamada Axmed Madoobe ee ku dhaawacmay dagaalka, halka kuwa kalena la geynayo goobo kale oo magaalada ka tirsan. Ma jiraan wax dadaallo ah oo lagu joojiyo dagaalka oo ka socda magaalada Kismaayo, balse magaalada Nairobi ee xarunta dalka Kenya ayaa la sheegayaa inay dadaallo lagu doonayo in dagaalladan lagu qaboojiyo ay ka socdaan. Shacab fara badan oo ka qaxaya magaalada ayaa lagu arkayaa qaybo ka tirsan magaalada iyadoo rasaastuna ay si aad ah u socoto, waxaana dagaalkan uu noqonayaa kii ugu cuslaa ee dhinacyada isku haysta maamulka Kismaayo ku dhexmara degmadaas. Dagaalkan oo aroornimadii hore ee saakay ka qarxay magaalada ayaa wuxuu daba socday dagaalkii shalay gellinkii dambe ka billowday halkaas, kaasoo u dhexeeyay taageerayaasha Col. Barre Hiiraan, Cabdi Balleey iyo Iftiin Xasan Baasto oo isku dhinac ah iyo taageerayaasha Axmed Madoobe oo dhammaantood isku haysta xilka madaxnimo ee maamulka Jubaland. Xafiisyada Midowga Afrika iyo Qaramada Midoobay ay ku leeyihiin Muqdisho iyo dowladda Soomaaliya ayaa ku baaqaya in dagaalka la joojiyo, inkastoo aysan jirin wax taallo ah oo ay qaadeen si dagaalkan lagu joojiyo. Afhayeenka maamulka Raaskambooni, C/naasir Seeraar oo la hadlay qaar ka mid ah warbaahinta isagoo ku sugan Kismaayo ayaa wuxuu sheegay inay ku gudo jiraan howlgallo ay magaalada kaga sifeynayaan wuxuu ugu yeeray kooxo ay soo aabushay dowladda Soomaaliya oo qorsheynaya inay carqalad geliyaan maamulka Jubaland. Dagaalka ayaa weli ka socda gudaha magaalada Kismaayo, iyadoo dhinac walba uu sheegayo inuu gacanta ku hayo qaybo badan oo magaalada ka tirsan, inkastoo dhinacyadu ay tan iyo saakay is-riix-riixayeen.
-
Barre Hiiraale and his allies captured most of Kismaayu
Xaaji Xunjuf replied to Cambuulo iyo bun's topic in Politics
uchi;965049 wrote: This Barre hiiraale fella...what is his agenda? Honestly Somalia is full of losers and degenerates, everyone wants to be the leader. His agenda is to remove raskambooni its obviously clear -
What resources does Somalia have some rotten banana's how can you sustain an economy based on 2 rivers trust me Somalia does not have anything Somaliland does not have. Its you who need Somaliland not the other way around. Somaliland has oil a long sea coast the entire livestock trade. Its good you brag about your land we welcome it you keep what is yours and Somalilandes keep what is theirs, every one happy just remove SL from your constitution than all will be fine. You can swim in your rivers and at the same time brag about your few farm lands and the Somalilanders can stay in their land a win win for the entire region.
-
Horjooge Xasan Daahir Aweys oo Ogolaaday in uu isaga Baxo Cadaado
Xaaji Xunjuf replied to malistar2012's topic in Politics
This news makes no sense where is aways going now and Ximan iyo xeeb admin what is their opinion on aways. Something is fishey -
Dagaalkii maanta Kismaayo ka qarxay oo caawa fiidkii istaagay Kismaayo(RBC Radio) Wararka naga soo gaaraya magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubada hoose ayaa ku waramaya inuu Caaawa Fiidkii uu istaagay dagaalkii xooganaa ee maanta ka bilowday xaafadda Farjanno ee magaalada Kismaayo,wararka aan ka heleyno Kismaayo ayaa tilmaamaya in dagaalkaasi uu dhaliyey khasaaro badan oo dhimasho iyo dhaawacba leh. Dagaalka ayaa u dhexeeya ciidamada Maamulka Jubaland iyo ciidan daacad u ah Col. Barre Aadan Shir Hiiraale oo isne sheegtay inuu yahay madaxweynaha maamulka Jubaland,dagaalka oo bilowday 2dii duhurnimo ee maanta ayaa soo gaaray ilaa caawa Fiidkii,waxaana la tilmaamayaa inuu jiro khasaaro nafeed oo dagaalka ka dhashay balse ilaa hadda lama hayo tirada saxda ah ee dadka ku dhintay dagaalka iyo kuwa ku dhaawacmay. ciidamadii dagaalamay ayaa caawa ku hoyanaya aagagii ay maanta ku dagaalameen,waxaana lasoo sheegayaa in Xabbadii ay istaagtay caawa 7dii Fiidnimo,wararka aan heleyno ayaa sheegaya in madaafiic ay isku adeegsadeen dhinacyada dagaalamay ay waxyeelaysay dad rayid ah. Xaalada magaalada Kismaayo ayaa cakiran,shacabka ku dhaqan magaalada ayaa bilaabay iney ka barakacaan xaafadaha ay dagaaladu ka socdaan si ay naftooda ula baxsadaan,dhinacyada uu dagaalku u dhexeeyey ayaan ilaa hadda wax war ah warbaahinta siin oo ku aaddan dagaalada uu dhiigga badan ku daatay ee maanta ka qarxay magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubada hoose.
-
Barre Hiiraale and his allies captured most of Kismaayu
Xaaji Xunjuf replied to Cambuulo iyo bun's topic in Politics
Aslong as the Kenyans are there Raskambooni will not be completely defeated, no clan is a match for Kenya, Maybe Alshabaab can be a major challenge. But i doubt Kenya will let raskmabooni be defeated