Xaaji Xunjuf

Nomad
  • Content Count

    29,836
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    77

Everything posted by Xaaji Xunjuf

  1. I have to say a good delegation from Somalia to .
  2. Wasiirka Arrimaha Dibada Turkiga Oo Kulan Hor Dhac Ah La Yeeshay Wufuudii Labada Dhinac Ee Somaliland Iyo Somaliya Iyo Shirkii Oo Goordhaw Furmaya+Sawiro Hargeysa (Ramaas) July07, 2013 -Guddiyadda labadda wadan ee Somaliland iyo Somaliya ee ka qayb galaya wadahadalada Magaalada Ankara ee caasimadda Dalka Turkiga uga furmaya ayaa kulan hor dhac ah la yeeshay Wasiirka Arrimaha dibadda ee dalkaasi Mr. Ahmed Davutoglu.Mar uu ka hadlayay xidhiidhka uu Turkigu la leeyahay dalalka Somaliland iyo Somaliya ayaa waxa uu ku sifeeyay in uu yahay mid aad u qoto dheer oo taariikhiya, isla markaana bar bar dhigay wadamadda xuduudka laleh Turkiga, waxaanu yidhi "Xidhiidhka ka dhaxeeya wadamadda Somaliland, Somaliya Iyo Turkigu waa mid u dhigma wadamadda jaarka nala ah Ayuu yidh, waxaanu intaasi ku daray In Kasta oo dhul ahaan aanu nahay dalal aad u kala fog, hadana waxa aanu nahay dad iska war haya sida qoyska oo kale" ayuu yidhi. Mar uu ka hadlayay wada hadaladda labada dal maanta uga bilaabmaya Magaaladda Ankara waxa uu yidhi "Waxa aanu ku dedaalaynaa sidii ay wada hadaladda walaalahayo (Somaliland iyo Somalia) u sii socon lahaayeen, waxaana naga go,an xitaa in aanu ku dedaalno sidii aanu ugu samayn lahayn biriij weyn oo ay si bani,aadamnimo isaga kaashan karaan" . Sidoo kale waxa uu carabka ku dhuftay in ay ka go'an tahay in uu dalka Turkigu caawiyo guud ahaanba dadyoowga Soomaaliyeed. Dal kasta oo ay ku nool yihiiina waxa aanu ku dedaalanaynaa oo naga go,an siddii aanu u caawin lahayn walaalahayo wiilal iyo gabdho ee dhalasho ahaan ka soo jeeda Somalida si kasta oo ay suurtogal ku tahay., - See more at: http://ramaasnews.com/index.php/News/Wasiirka-Arrimaha-Dibada-Turkiga-Oo-Kulan-Hor-Dhac-Ah-La-Yeeshay-Wufuudii-Labada-Dhinac-Ee-Somaliland-Iyo-Somaliya-Iyo-Shirkii-Oo-Goordhaw-Furmaya.html#sthash.zJmiqs7S.dpuf
  3. The Turks are understanding the game now they are making a clear distinction between Somalia and Somaliland. Although they are just the facilitators and not mediators. But even as facilitators they need to behave as honest neutral grounds for these talks. Now let the dialogue continue these talks will be much more intense than the talks before. Now lets watch it the next coming days.
  4. What will be discussed is the Airspace some other cooperation agreements and they might just call for further strict international mediation. Or another scenario the talks will complexly fail altogether this is also a possibility.
  5. Somalia, Somaliland delegations meet with Turkish FM Sunday, July 07, 2013 Turkey always keeps Somali and Somaliland dialogue on its agenda, Davutoglu said. Helping Somalis "in every possible way" is a "historic responsibility" for Turkey, said Foreign Minister Ahmet Davutoglu on Saturday. Davutoglu held a joint meeting with delegations of government officials from Somalia and Somaliland in central Istanbul in a continuation of peace talks that began on April 13 in Ankara. "The relations between Somali, Somaliland and Turkey are beyond any kind of borders," Davutoglu said. "Despite geographical distance, historically we are like a family." The minister described the first meeting on April 13 as a "historic start", where parties agreed on a joint statement to plan future talks. The statement had said country representatives would meet again in three months. On Sunday's meeting in Istanbul, the Turkish foreign minister met ministers and MPs from Somali and Somaliland, including Somali Interior Minister Hussein Gulled and Somaliland Trade Minister Muhammed Omar. "We have always kept discussions on the joint future of our brothers [in Somali and Somaliland] on our agenda, and striven to build strong bridges between them through humanitarian aid," Davutoglu said. "Irrespective of which country they live in, we will help all our Somali brothers and sisters in every possible way." "This is our historic responsibility, as well as a humanitarian responsibility and an indispensable part of our active diplomatic policy in Africa." Somaliland is an internationally recognized autonomous region in northwestern Somalia. It sought independence from the country in 1991 when Somalia suffered a government collapse, triggering a civil war that is still ongoing.
  6. Weftiga Somaliland Oo Ka hadlay Qodobadda Lagu Lafo-guri Doono Shirka Somaliland Iyo Soomaaliya “Shirkan Waxaanu Rajaynaynaa inuu Noqdo mid Lagaga Hadli doono Arrimaha Xasaasiga ah ee Taagan, lagana wada hadli doono Aqoonsiga Somaliland” Istanbuul (Somaliland.Org)- Weftigii Somaliland uga qeyb galayay wada hadaladii afraad ee Somaliland iyo Soomaaliya isku soo hor fadhiistaan ayaa gaadhay magaaladda Istanbuul ee dalka Turkiga, waxaana madaarka si diiran ugu qaabilay saraakiil ka tirsan Wasaaradda Arrimaha dibadda iyo masuuliyiin u qaabilsan dhinaca baratakoolka Raysal wasaaraha Turkiga. Weftigan oo uu Hoggaaminayo Wasiirka Wasaaradda Ganacsiga iyo Maal-gashiga Dr. Maxamed Cabdilaahi Cumar isla markaana ay xubno ka yihiin Wasiirrada Madaxtooyadda, Shaqada iyo Arrimaha bulshadda, Guddoomiye Ku xigeenadda koowaad ee Goleyaasha Guurtida iyo Wakiiladda, Wasiirkii hore ee wasaarada Kalluumaysiga Md. Cabdilaahi Maxamed Jaamac (Geel-jire) iyo Guddoomiyaha Guddi Hoosaadka arrimaha dibadda iyo iskaashiga caalamiga ah ee Golaha Wakiiladda. Wasaaradda Ganacsiga iyo Maal-gashiga Dr. Maxamed Cabdilaahi Cumar, ayaa sheegay in wada hadladii afraad ee dalalka Somaliland iyo Soomaaliya uu si rasmi ah uga furamayo Istanbuul maalinta Axadda ee berry, waxaanu tilmaamay inay shirkan ka rajaynayaan inuu noqdo mid midho dhal ah oo labada dalba ku faaqidaan danahooda. Wasiirku waxa uu intaasi ku daray in shirkani socon doono muddo sadex maalmood ah, isla markaana ay rajaynayaan in lagu soo qaado arrimaha xasaasiga ah ee xiligan taagan, lana gudo geli doono in laga wada hadlo aqoonsiga iyo madax banaanida Somaliland. “Shirkan waxaanu rajaynaynaa inuu noqdo mid lagaga hadli doono arrimaha xasaasiga ah ee imika taagan, lagana wada hadli doono aqoonsiga iyo madax-banaanida Somaliland-na lagu lafo-guri doono,”ayuu yidhi Dr. Maxamed Cabdilaahi Wasiirka Ganacsiga iyo Maal-gashigu. Sidoo kale, Guddoomiye Ku xigeenka koowaad ee Golaha wakiiladda Md. Baashe Maxamed Faarax ayaa sheegay in Gudidani ay tahay Guddi farsamo isla markaana aanay daruuri ahayn inay xisbiyadda siyaasaddu qeyb ka noqdaan, waxaanu ku dooday in Guddidani ay tahay Guddi miisaan leh oo ka kooban sadexdii Gole Qaran. Guddoomiye Ku xigeenka koowaad ee Wakiiladdu waxa uu sheegay in xukuumadda loo igmaday inay qaranka u matasho wada hadalada iyo siyaasadda dibada isla markaana ay Goleyaasha baarlamaankuna ka saacidayaan arrintaasi.
  7. Asha hagi wonderful woman mashallah
  8. Mafia;966175 wrote: It resulted the loss of the lives of many many innocent people, which as Somalis, should all touch and sadden us, but at the heart of it, this wasn't a clandestine operation targeted at one tribe/people. The government was trying to subdue a militia that was vying to overthrow them by force. No one wins in a war. More people were killed/forced out by the bullet that followed in the South than in Somaliland. Who is responsible for those lives? USC and SNM mainly. USC was not a government the Kacaan regime was a government claiming to protect the people of Somaliland they shelled residential areas in Somaliand carpet bombed the city and 95% of the people of hargeisa fled to Ethiopia. How can you claim to protect the people you are forcing to flee from their homes. Even lets say they were not targeting a specific tribe . How do you explain the jazeera massacre in Mogadishu do you think SNM was operating in Mogadishu in 1989. Why were they targeting ethnic Somalilandish people in the heart land of the capital? USC was a rebel movement they did not claim to be a government for all Somalis they were just a clan organization. But when your own government declares you enemy state you know there is something wrong.
  9. Naxar Nugaaleed;966164 wrote: Which one of this people got elected by a 500 member parliament Xaaji or came about thanks nearly year of reconciliation talks. Or are naive enough to give credence to fools who declared themselves president and were soundly defeated? We can say madoobes elections was not all inclusive even it had not the blessings of the SFG, the members who declared them selves president were stake holders of the region. And they were dissatisfied of how things were going. its better if a state is going to be created in those regions all stakeholders are included. Also the government must be involved with the coordination and facilitating the state building of the new state and together with the indigenous people of those regions set up a state along with the approval of the Parliament committee. Right now it is just being viewed one clan forming a state at the expense of the others. Also before a state can be established there should be proper reconciliation between the various communities there.
  10. Nuune qiiq ha isku qarin Axmed madoobe waad la jirta ceeb maha inad la jirtid Axmed madoobe. Dowlada waad ka so horjeeda wan garan kara sabab iyadu Jubbaland Axmed madoobe wato ma ogala. Anigu cidna dagaal lama jeclin laakin dagaal wu dhaca because kooxaha meesha jooga ba is khilafsan khilaafka xaajigu ma keenin. kenya cadaabta lama rabtid eeh naga daa Nuune sawdigi Kenya maalin dhawayd joogay lol War kikuyadu yanay ku arkin. Dagaalka sida looga hortagi karo ka fakir maxaad adigu xal u aragta Kismayo?
  11. Nuune naga daa hoostaad kala xiidhisantahay axmed madoobe wa caadi waad u ducayn karta in mamuulkisa hirgalo inadan dhex dhexaad ahayn alleh wa ogyahay anana wa ogahay, Anigu inta badan kheyr baan sheega laakin doodu inta badan waxay ku fiicantahay topic markay conflict jiro Abtigiis ba fahansan. Nuune adigu waxad rabta in Kenya iyo Axmed madoobe kismayo loo daayo oo ay iyagu u taliyaan dabeedna gabbal iyo kooxdisa gabbalku u dhaco waan ogahay taas. Xiinfaniin ba arinta kugu raacsan markaas taas dhex dhexaad maha. Kosovo wa wadan wanaagsan ilahay ha barakayo Ictraaf na wan u baryaya inshallah.
  12. ^^ Ma wax aan run ahayn baan sheegay Kismayo wala isku dilay kooxo hubeysan oo madaxweynayaal sheegtey ba isku dilay. Sax heavy weapons were involved oo kenya hubkoodi ba meesha dhex mushaxaya tasina wa run. Kismayo 1991 Caydiid qabsay oo laga qabsay Gabyow qabsay oo laga qabsay Moorgen Qabsay oo laga qabsay Barre hiiraale qabsay oo laga qabsay maxakiim qabsay oo laga qabsay, Cabdilahi Yusuf qabsay oo laga qabsay. Amiir Godane Qabsay oo laga qabsay. Kenya/Axmed madobe Qabsay oo laga qabsay. Barre hiiraale qabsay oo laga qabsay.
  13. Horta nuune topica korkisa eeg waxa ku qoran cabas oo u diyaar garoobay inu weeraar ku qaado Kismayo isagu col wata , meesha iyado dagaal la isu hub urursanyo baad leedahay xaajiyo waxad ka hadasha waagi anu beeraha wada falan jirnay. Iyo in ay tolku is jecelyihin iyo wax kalo oo aan lo joogin. Marka bal i sheeg waxa qalad eeh aan qoray oo aan ahayn inan sadaaliyey sida la isaga so horjeedo. Ileen meeshu wa dood iyo ka hadal strategy iyo waxyalo kalo badan. Anigu inta badan nbada baan la jecelahay geeska africa oo dhan. Iyo barwaaqo laakin wuxu xaajigu jecelyahay inta badan ma dhacdo sabab anigu xaaji kaliyaan ahay. Malayaanin kale ba jooga. Laakin been ha iga sheegin waligay maan odhan hebel wax bu qabsaday oo meel bu qabsaday. Xitaha kooxa ma kala tageero. Siday wax u jiraan uun baan sheegey. Nuune beryahan aad baad u cadheysantahay war yaan laga garan. Ama mamuulku wu idin hirgali ama idin hirlgali mayo mar kalaad tijaabin doonta, Inkastow aad ka dhako qabowdahay xiin. ileen isagu wa waranle assal ah,, oo shafka qaraaca. Hadal iyo dhamaantis anigu kheyr baan idin wada rajeynaya.
  14. ^^ Nuune ama aw jin horta dib u akhri waxan so qoray meel aan idhi dagaaal ha dhaco ama aan ugu sahadiyey halkeed ku aragtay waxan kaliya so qoray haday sidasi dhacdo sida laiskaga so horjeedo sidasay noqonaysa. Meel aan dagaal ugu baqay ma jirin adeer. By the way its hadh iyo habeen not har iyo habeen.
  15. Its the early 90s all over again only this time Kenyans with heavy weapons are involved maybe it was better for Jubbaland admin to reconcile the communities before they started creating a state.
  16. If Cabaas joins forces with Barre hiiraale than it will be the SFG versus raskambooni/ Kenya, interesting development. And i am hearing Aw libaax might defect to Barre hiiraale.
  17. The halabja memorial in northern Iraq
  18. ^^ If that makes them happy why not and if that heals them why not
  19. ElPunto;966105 wrote: What a waste! Leave the man alone this man is not responsible for this leave him alone
  20. Lol@ STOIC the people of Somaliland fought hard to be where they are now when the world turned their back on them they continued they didnt care much about what the world says. When the world started supporting unconditionally the empty shelf that they call the UN western backed Somali government. Somaliland just continued with democratization of the country. The Koonfurians are an obstacle to Somaliland developing thats why Somaliland need to be fully cut loose from them. In order for Somaliland to shine. Somalia just has a negative impact on Somaliland.
  21. These people celebrating are fake nationalists they are all members of sahal and hag when the festivals end they will go back to their clanish corners and try to carve out a territory for the clan , using the muscle of foreigners. This is just for the show one or 2 days partying waving the flag but it means little in reality people of Somalia have no sense of nationalism. They love to talk hours and hours about one thing but they dont mean it, they know it to some admit it others love to hide it. Qiirada iyo calan baanu jecelahay bakh bakh , haday calan jecelyihin Somalia maanta halka may marteen.
  22. Fantastic that looks good Hargeysa keep on building By the way the MIG stays its to remember the atrocities committed against the people of Somaliland