-
Content Count
29,970 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
78
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Xaaji Xunjuf
-
Somaliland is not going to attend the Belgium EU conference
Xaaji Xunjuf replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
^^ Sasab what Sasab pirate boy didn't you lot claim Somaliland will be forced to attend the London conference just few months ago. If Somaliland says it doesn't go it doesn't go. it always looks from what is good for Somaliland, Somaliland first sadaqo second. For Koonfurians its sadaqo first and baryo Somalia second. -
Alshabaab carried out more than 4 important attacks highly targeted positions The theater The UN compound The Court house The Turkish head quarters today I am Predicting the next office they are going to hit will most likely be Nickolas kay office Alshabaab wanted also to attack the Mogadishu airport but it has so many security, African union troops and underneath the bunkers there are CIA operatives. So its impossible to reach there they might plan to get an inside man there. For the Mogadishu security forces its better if they find the hidden cell and completely destroy them. Or else the attacks will continue Alshabaab completely changed their tactics and strategy, they are doing now what al Zarqawi of Iraq was doing in 2005 2 years after the fall of Sadam. Suicide attacks in important area's.Alshabaab now wants to survive and is on the run but its not defeated and this is one of their surviving methods. Reer Mogadishu know where the sleeping cell is they better come out and help the security forces. There is no way that reer Mogadishu do not know where these guys are coming from. They have people working with them in the security branches.
-
Somaliland is not going to attend the Belgium EU conference
Xaaji Xunjuf replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
Osman why are you calling people Pedofile Faroole said that he is going to attend the conference as Puntland , Somaliland said it will not attend a conference altogether. Maybe you have a problem reading afSomali? -
Somaliland is not going to attend the Belgium EU conference
Xaaji Xunjuf replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
^ i thought the garowe clan enclave was attending how is that copying Somaliland said it was not going to attend. -
Xoogagga Al-shabaab oo Dagaal Muddo saacad ah socday ku Qaaday xalay Magaalada Baydhabo ee Xarunta Gobolka Bay Sabti, July 27, 2013 (HOL) — Xoogagga Al-shabaab ayaa xalay soo weeraray fariisamo ay ciidamada xoogga dalka iyo kuwa madaniga ah ee degmada ku leeyihiin xaafadaha Baydhabo, dagaalkaas ayaa socday muddo saacad ah. Weerarradan ayay Al-shabaab la beegsaday saldhigyada ay ciidamada ay ku lahaayeen, Suuqa Xoolaha Baydhabo, iyadoo la isku weydaarsaday hub kala duwan oo ay ku jiraan kuwa culus, iyadoo dagaalka uu ka dhashay khasaare dhimasho iyo mid dhaawac. Inkastoo aan la ogeyn khasaaraha dhimasho ee dagaalkan ka dhashay ayaa haddana waxaa dhaawacyadii ka dhashay dagaalka oo u badnaa rayid saaka la gaarsiiyay isbitaalka guud ee Baydhabo, halkaasoo lagu daweynayo. Kooxda Al-shabaab oo habeennadan weerar joogto ah kawada deegaannada Gobalka Bay , iyadoo sidoo kale kooxda Al-shabaab ay labadii habeen ee ugu dambeeyay ay weerarro joogto ah ku haysay deegaannada Bardaale iyo Aw-diinle oo ka tirsan gobolka Bay. Magaalada Baydhabo ayaa xilliyada habeenkii ah waxaa lagu arkaa ciidammo ka tisran kuwa dowladda iyo AMISOM oo oo gaaf-wareegaya gudaha iyo daafaha magaalada, sidoo kalena waxay ilaalo xoggan ka hayaan waddoyinka magaalada soo gala. Al-shabaab ayaa waxay ku dhawaaqday inay weerarro joogto ah ay ku fulin doonto gobollo ay ka mid tahay Bay, iyadoo sheegtay inay bartilmaameedsan doono saldhigyada ay ku sugan yihiin ciidamada dowladda iyo kuwa AMISOM.
-
Yet Another Explosion- this time Turks are the target
Xaaji Xunjuf replied to Odey's topic in Politics
How so isn't the security of Mogadishu the capital not the first priority of this goverment why is his reasoning weak. Mogadishu is the head of Somalia the goverment main task is to fix Mogadishu eradicate alshabaab from much of southern Somalia. And set up governmental institutions thats the task. They are really struggling with the security of Mogadishu and and no institutions have been set up so far and Alshabaab is still carrying out homicide attacks and is still in power in some areas in Somalia. The government just made progress in Foreign affairs issues but with that it got really allot of help because the transition ended and the assistance of the international community. It still has not build a central military command for the country. The rebuilding progress of Mogadishu was done by reer Mogadishu their investment and creativity and ofcourse the Turkish assistance. The goverment hasn't done so far anything spectacular its the same as sh sharifs goverment if not worse when it comes to security. The goverment also failed in reconciliation daily attacks in the lower shabelle the administration there is attacking the people there. -
WASIIRKA ARRIMAHA DIBADDA SOMALILAND: “Kama Qayb-galayno shir aan u daba-fariisanayno Madaxweynaha Somalia” Sabti, July 27, 2013 (HOL) — Wasiirka cusub ee Arrimaha dibadda Somaliland Maxamed Biixi Yoonis, ayaa sheegay in weftigi midowga Yurub ee booqashada ku yimid Hargeysa u sheegeen in Somaliland iyo Soomaaliya laba marxaladood ku kala jiraan, isla markaana ay laba dal kala yihiin. Sidaasna wuuxu ka sheegay xaflad uu maanta kula wareegayay xilka oo oo lagu qabtay Hargeysa, waxaana munaasabaddaas ka qayb-galay, wasiirro, xidlhibaanno, guddoomiyaha xisbiga mucaaradka ah ee UCID, Faysal Cali Waraabe, siyaasiyiin iyo marti sharaf kale oo lagu casuumay munaasabadda. Wasiirkii hore ee arrimaha dibadda Somaliland, Maxamed Cabdilaahi Cumar ayaa ka waramay mudadii saddexda sanno ahayd ee uu xilkaasi hayey, waxaanu sheegay inuu wax badan ka qabtay wasaarada, isla markaana uu sameeyey siyaasad cusub oo uu caalamka kaga iibiyo qadiyadda iyo horumarka ay gaadhay Somaliland. “Waxaan dhaxlay Somaliland oo siyaasadeedda arrimaha diabdda go’doon kaga jirto caalamka, dal ka maqan fagaarayaasha caalamka, waxaanan qaadanay qaab siyaasadeed dunida looga iibiyo qadiyadda Somaliland oo fagaarayaasha caalamka iyo mandaqada laga dhex muuqdo, waxaan qaadanay siyaasad dibadeed oo ka turjumaya baahida qaranka”ayuu ydhi wasiirkii hore arrimaha diabdda Maxamed Cumar, waxaanu sheegay inay talaabadaasi uu qaaday guulo badan oo dhaqaale iyo xidhiidh caalami ah uu ku helay. Waxa uu sheegay inuu sameeyey qorshe ku dhisan shan tiir oo lagaga baxayo go’doonka somaliland kaga jirtay siyaasada arrimaha dibadda, waxaanu sheegay inay shantaasi qodob kala ahaayeen in la kordhiyo xidhiidhka caalamka lala leeyahay, in laga qaybgalo shirarka caalamka iyo geeska afrika oo somaliland ka dhex muuqato, in la kordiyo mucaawimooyinkii Somaliland la siin jiray oo dawlad ahaan toos loo siiyo, iyo in fagaarayaasha caalamka ka muuqato waxna laga waydiiyo mandaqadda, isla markaana caalamku xidhiidh toos la yeesho Somaliland. “Shirkii ugu horeeyey ee aanu ka qaybgalno ee London wuxu ahaa kii aduunku ku garwaaqsatay Somaliland, waxaana dalalka ka soo qaybgay ay ogsonadeed inay Somaliland tahay dal maamul iyo kala dambayn iyo nidaam dal iyo dad leh, waxa kale oo ay ogsonadeen inay soomaaliya tahay dal burbursan oo qaramada midoobay u taliso, waxaana la bartay siday kala yihiin, waxaanu shirkaasi muujiyey inay Somaliland caalamka kala shaqan karto arrimo badan”ayuu hadalkiisa raaciyey Maxamed Cabdilaahi. Maxamed Cumar waxa uu sheegay inay natiijadii shirkaasi ka soo baxay ay keentay inay dalal badani xafiisyo ka furtaan Somaliland iyo in Somliland loo sameeyo sanduuq horumarineed oo u gaar ah, waxa kale oo uu tilmaamay in caalamkii shirkaasi ka soo qaybgalay ay xil iska saareen arrimaha u dhexeeya Somaliland iyo Soomaaliya oo la wada hadal siiyo. Wasiirkii hore arrimaha dibada waxa uu halkaasi ku soo bandhigay waxqabadyo ay u markhaati fureen wasiirka cusub iyo wasiiradii kale ee madasha ka hadlay, iyago xusay inuu wax badan ka qabtay, isla markaana fagaarayaasha caalamka uu geeyey qadiyadda madax banaanidda Somaliland. Sidoo kale, wasiirka cusub Maxamed Biixi Yoonis, ayaa sheegay inuu dalka ka maqnaa afartan sanno, balse uu ka war hayey oo uu wax badan ka taray Somaliland lana socday marxaladaha kala duwan ee ay Somaliland marayso, waxaanu sheegay in dalal badan oo Afrika oo uu ka soo shaqeeyey ay Somaliland ka wanaagsan tahay. Wasiirka cusub waxa uu shacabka mucaarad iyo muxaafadba ka codsaday in lala shaqeeyo oo wixii dhaliiil ah qoraal loogu soo gudbiyo balse aan warbaahinta la iska weerarin. Sidoo kale, waxa uu ka hadlay shirka dhowaan ka dhici doonnaa Brussels ee dalka Biljam, waxaanu sheegay inay weftigii ka socay midowga Yurub ee Somaliland uu ku qanciyey in aanay isku xaalad ahayn Somaliland iyo Soomaaliya. “Midowga Yurub waanu u sheegnay in aanan isku marxalad ahayn Somaliland iyo Soomaaliya oo soomaaliya marayso halkii Somaliland maraysay labaatan sanno ka hor, oo isku baahi ahayn,hawlaha iyaga loo qabanayo iyo kuwo aan anagu qabsanayno way kala duwan yihiin, halka ay marayso waa meel aanu bari hore ka soo gudubnay, waana u sheegnay in qadiyadda Somaliland ka duwan tahay Soomaaliya,marka waa in mid walba axdigan cusub lagu saleeyaa halka ay qolo walba marayso” ayuu yidhi wasiirka cusub Maxamed Biixi oo ka hadlayey shirka midowga Yurub u qabanayso Soomaaliya, waxaanu intaas ku daray “kama qaybgalayno shir aan u daba fadhiisanayno madaxweynaha Soomaaliya, waxaana ku qancinay weftigii midowga Yurub in laba dal oo walaalo ah oo jaar ah nahay oo kala baahi ah, marka wada hadal ayaa noo socda qoladda shirka wadda, haseyeshee waanu u sheegnay inay aad u kala fog yahay Xamar iyo Hargeysi, wayna garowsadeen, waxaana ku qancinay in laba nidaam loo kala sameeyo oo mid waliba ku salaysan yahay halka wax u marayaan iyo mid waliba qadiyadiisa gaarka ah” Sidoo kale, waxa isaguna halkaasi ka hadlay gudoomiyaha mucaaradka ah ee UCID Faysal Cali Waraabe, waxaanu sheegay in shirka midowga Yurub qabanqaabinayso talloqaran laga yeesho, isla markaana siyaasad cad laga yeesho ictiraaf raadinta Somaliland.
-
in Somalia if u have guns you take what you can take if you dont than you will be a loser this is the truth. Thats why the Habr gangster and the watermaliyans are fighting for the owner ship of the lower shabelle. The same with the lower juba although in the lower juba the kenyans were supporting a clan.
-
Miyir;970576 wrote: Clock ticking:mad: Xukuumadda Somaliland Oo Jawaab Ka Bixisay Hadal Ka soo Yeedhay Dawladda Soomaaliya July 27th, 2013 “Hadalka ka soo yeedhay Wasiirka Soomaaliya waxaanu u aragnaa inuu carqaladayn karo wadahadalada labada dal u socda” “Waxaan ugu baaqayaa dawlada Soomaaliya in ay ka waantoobaan in ay si khaldan oo aan ahayn sidii lagu heshiiyay…” Hargaysa (Somaliland.Org): Wasiirka Ganacsiga iiyo Maalgashiga Somaliland Dr. Maxamed C/laahi Cumar, ayaa sheegay in hadalkii ka soo yeedhay wasiirka war-faafinta, Boosaha iyo Is-gaadhsiinta ee dawladda Soomaaliya ee uu ku sheegay in maamulka hawada Somaliland iyo Soomaaliya laga maamuli doono magaalada Muqdisho ay carqaladayn karaan wadahadalada u socda labada dal. Dr. Maxamed C/laahi Cumar oo xalay telefoonka ugu waramayay Tifaftiraha Guud wargeyska DAWAN Cumar Maxamed Faarax, isaga oo jooga magaalada Hargeysa, ayaa ugu baaqay masuuliyiinta dawlada Soomaaliya in ay ka waantoobaan in ay si khaladan oo aan ahayn sidii lagu heshiiyay arrimaha. Wasiirku waxa uu kaga jawaabay hadalkii Wasiirkaasi “Hadalada ka soo yeedhay wasiirka ka tirsan dawlada Soomaaliya waxaan u arkaa in arrimahaasi ay carqaladayn karaan wada hadalada labada dal u socda, waxaanan ugu baaqaynaa dawlada Soomaaliya in ay ka waantoobaan in ay si khalad ah oo aan ahayn sidii markii hore lagu heshiiyay u dhigaan arrimaha, markaa arrimahaasi waa kuwo xumayn kara wada xaajoodkii u socday labada dal.axaan filayaa arrintaasi in aanay ahayn arrin sax ah, Somaliland iyo Soomaaliya waxaa ilaa mudaba u socday sidii uu dhigayay qodobkii 6-aad ee shirkii London ee sanadkii 2012-kii, waxaa u socday shirar laba geesood ah, iyaga oo laba dal oo siman ah inay ka wada hadlaan xidhiidhkooda, inay ka wada hadlaan iskaashigooda iyo arrimo kale oo siyaasad leh, dhaqaale leh, oo nabadgelyo leh”. Wasiirka Ganacsiga iiyo Maalgashiga Somaliland waxa kale oo uu tilmaamay in aanu wasiirka war-faafinta ee dawlada Soomaaliya ka mid ahayn weftigii ka qayb galay shirkii u danbeeyay ee Istanbul isla markaana uu si khaldan u turjumay qodobkii qeexayay in maamulka hawada Somaliland iyo Soomaaliya laga maamuli doono Hargaysa. “Wasiirka kamuu mid ahayn weftigii ka socday dawladiisa Soomaaliya ee wada hadalka ka qaybgalay, markaa waxaad moodaa inuu ka bixiyay turjumaad aan sax ahayn, heshiiska labada dal ay wada galeen waxa uu qeexayay in maamulka hawada labada dale e Somaliland iyo Soomaaliya ay maamulaan guddi ay labada dal u soo magacaabaan oo xaruntiisu noqonayso caasimada Somailand ee Hargeysa, gudidaasi farsamada ahina uu ka soo taliyo qaabka loo wada shaqaynayo iyo sidii dhaqaalaha ka soo bxa loo qaybsan lahaa. Shirkayagii u danbeeyay guddidii Somaliland ka socotay ee aan anigu guddoomiyaha u ahaa ee ka qaybgalay shirkii Istanbul, markaa inay Soomaaliya ka baxday wada hadaladii ay Somaliland la lahayd war sax ah ma aha war rasmi ahna ma aha” ayuu yidhi Dr. Maxamed C/laahi. Wasiirka oo la waydiiyay wakhtiga uu wareejinayo xilkii wasaaradda arrimaha dibada maadaama oo uu dalka yimid wasiirkii dhawaan wasaaraddaasi loo magacaabay waxa uu yidhi “Munaasibadii xil wareejinta waxaanu qabanaynaa berito (maanta) oo Sabti ah”. Dhinaca kale xisbiyadda mucaaridka ah ayaa si hubsiimo la’aan ah xukuumadda ugu cambaareynayay hadalkan ka soo yeedhay wasiirka warfaafinta Soomaaliya, iyagoo aaminay kuna doodayay inay Soomaaliya dhinaceeda ka baxday heshiiskii ay dhawaan Somaliland ku gaadheen magaaladda Istanbuul ee dalka Turkiga. XIGASHO;WARGEYSKA MADAXA BANAAN EE DAWAN
-
Xukuumadda Somaliland Oo Jawaab Ka Bixisay Hadal Ka soo Yeedhay Dawladda Soomaaliya July 27th, 2013 “Hadalka ka soo yeedhay Wasiirka Soomaaliya waxaanu u aragnaa inuu carqaladayn karo wadahadalada labada dal u socda” “Waxaan ugu baaqayaa dawlada Soomaaliya in ay ka waantoobaan in ay si khaldan oo aan ahayn sidii lagu heshiiyay…” Hargaysa (Somaliland.Org): Wasiirka Ganacsiga iiyo Maalgashiga Somaliland Dr. Maxamed C/laahi Cumar, ayaa sheegay in hadalkii ka soo yeedhay wasiirka war-faafinta, Boosaha iyo Is-gaadhsiinta ee dawladda Soomaaliya ee uu ku sheegay in maamulka hawada Somaliland iyo Soomaaliya laga maamuli doono magaalada Muqdisho ay carqaladayn karaan wadahadalada u socda labada dal. Dr. Maxamed C/laahi Cumar oo xalay telefoonka ugu waramayay Tifaftiraha Guud wargeyska DAWAN Cumar Maxamed Faarax, isaga oo jooga magaalada Hargeysa, ayaa ugu baaqay masuuliyiinta dawlada Soomaaliya in ay ka waantoobaan in ay si khaladan oo aan ahayn sidii lagu heshiiyay arrimaha. Wasiirku waxa uu kaga jawaabay hadalkii Wasiirkaasi “Hadalada ka soo yeedhay wasiirka ka tirsan dawlada Soomaaliya waxaan u arkaa in arrimahaasi ay carqaladayn karaan wada hadalada labada dal u socda, waxaanan ugu baaqaynaa dawlada Soomaaliya in ay ka waantoobaan in ay si khalad ah oo aan ahayn sidii markii hore lagu heshiiyay u dhigaan arrimaha, markaa arrimahaasi waa kuwo xumayn kara wada xaajoodkii u socday labada dal.axaan filayaa arrintaasi in aanay ahayn arrin sax ah, Somaliland iyo Soomaaliya waxaa ilaa mudaba u socday sidii uu dhigayay qodobkii 6-aad ee shirkii London ee sanadkii 2012-kii, waxaa u socday shirar laba geesood ah, iyaga oo laba dal oo siman ah inay ka wada hadlaan xidhiidhkooda, inay ka wada hadlaan iskaashigooda iyo arrimo kale oo siyaasad leh, dhaqaale leh, oo nabadgelyo leh”. Wasiirka Ganacsiga iiyo Maalgashiga Somaliland waxa kale oo uu tilmaamay in aanu wasiirka war-faafinta ee dawlada Soomaaliya ka mid ahayn weftigii ka qayb galay shirkii u danbeeyay ee Istanbul isla markaana uu si khaldan u turjumay qodobkii qeexayay in maamulka hawada Somaliland iyo Soomaaliya laga maamuli doono Hargaysa. “Wasiirka kamuu mid ahayn weftigii ka socday dawladiisa Soomaaliya ee wada hadalka ka qaybgalay, markaa waxaad moodaa inuu ka bixiyay turjumaad aan sax ahayn, heshiiska labada dal ay wada galeen waxa uu qeexayay in maamulka hawada labada dale e Somaliland iyo Soomaaliya ay maamulaan guddi ay labada dal u soo magacaabaan oo xaruntiisu noqonayso caasimada Somailand ee Hargeysa, gudidaasi farsamada ahina uu ka soo taliyo qaabka loo wada shaqaynayo iyo sidii dhaqaalaha ka soo bxa loo qaybsan lahaa. Shirkayagii u danbeeyay guddidii Somaliland ka socotay ee aan anigu guddoomiyaha u ahaa ee ka qaybgalay shirkii Istanbul, markaa inay Soomaaliya ka baxday wada hadaladii ay Somaliland la lahayd war sax ah ma aha war rasmi ahna ma aha” ayuu yidhi Dr. Maxamed C/laahi. Wasiirka oo la waydiiyay wakhtiga uu wareejinayo xilkii wasaaradda arrimaha dibada maadaama oo uu dalka yimid wasiirkii dhawaan wasaaraddaasi loo magacaabay waxa uu yidhi “Munaasibadii xil wareejinta waxaanu qabanaynaa berito (maanta) oo Sabti ah”. Dhinaca kale xisbiyadda mucaaridka ah ayaa si hubsiimo la’aan ah xukuumadda ugu cambaareynayay hadalkan ka soo yeedhay wasiirka warfaafinta Soomaaliya, iyagoo aaminay kuna doodayay inay Soomaaliya dhinaceeda ka baxday heshiiskii ay dhawaan Somaliland ku gaadheen magaaladda Istanbuul ee dalka Turkiga. XIGASHO;WARGEYSKA MADAXA BANAAN EE DAWAN
-
A funny film yet true about the union of Somalia and Somaliland 1960
Xaaji Xunjuf replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
Gaadhigooda ayaanu la raranayna:D -
You sound hurt all this because i said cabdi cawar cannot defeat Faroole and that he will be humiliated again, where did i say i am afraid if you are going to lie do it good. Dont make stuff up, serving as a prime minister under an interim government guarded by African union troops, is not a legacy to be proud of. What has cabdi cawar achieved for faroole to take him serious. My argument is that cabdi cawar doesn't stand chance , you deep inside know this to, why are you arguing i dont get it, the elections were cancelled there will be selections as usual we know faroole has the auhtority and the state resources and his team will make sure cabdi cawar doesn't stand a chance. Hadanay mustafuurin cabdi cawar before the selections:D
-
Somalia;970593 wrote: Slobodan Milosevic was right in saying that, history is proof. What happened to the Croat Serbs? They were forcible expelled from their lands, hundreds of thousands , some killed as well after the defeat of Republic of Serbian Krajina. So it's very important that SSC do not experience such fate at the hands of world powers, no one fears the small irrelevant secessionist triangle which calls itself "Somaliland", but rather the support they could get to start clan cleansing in our lands. Tudjman wanted an ethnically clean Croatia, he got there with US support. We must avoid war, we want peace guys. Most Croat serbs were not indigenous to the land
-
I am no tribalist there is no need for that Qabyalaadu wax wanaagsan maha nabiga xita sheegey. Back to cabdi cawar he stands no chance against Faroole you know that to if it is back to faro taag selection faroole has this there is no serious opposition against faroole. I am a afraid cabdi cawar will lose and will be deported if he starts trouble. Faroole constructed a new presidential palace and doesn't look like he is leaving any time soon.
-
^^ President hassan was never against federalism he was against autonomous states linked to Kenya federalism does not mean u can create ur autonomous state the way u want and than say he lets form a federal union. Thats now how it works , federalism does also not mean u are an equal entity to the Somali federal government.
-
^^ I left them out because they broke away and have little or nothing to do what happens in Somalia. But they to have their problems and have not reconciled with the Koonfurians and they dont intend to, unless the koonfurians accept their statehood.