Xaaji Xunjuf

Nomad
  • Content Count

    29,836
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    77

Everything posted by Xaaji Xunjuf

  1. Wasiirka Arimaha Debada Somaliland Oo Maanta Dalka Yimid Soo Dhawayn Diirana Kala Kulmay Xukuumada Somaliland iyo Shacabka, Si Koobana Uga Hadlay Xilka Loo Magacaabay+Sawiro (Hadhwanaagnews) Sunday, July 21, 2013 Hargeysa(HWN):-wasiirka cusub ee wasaarada arimaha debada Somaliland Maxamed Biixi Yoonis oo maanta dalka yimid ayaa soo dhawayn balaadhan kala kulmay shacabka ku dhaqan caasimada Hargeysa. Hargeysa(HWN):-wasiirka cusub ee wasaarada arimaha debada Somaliland Maxamed Biixi Yoonis oo maanta dalka yimid ayaa soo dhawayn balaadhan kala kulmay shacabka ku dhaqan caasimada Hargeysa. Wasiirka cusub ee wasaarada arimaha debada Somaliland oo maanta ka soo degay garoonka diyaaradaha ee magaalada Hargeysa ayaa waxa garoonka diyaaradaha ku soo dhaweyey xubno ka mida golaha wasiirada Somaliland,madax dhaqameed iyo dadweyne aad u tiro badan. Wasiirka cusub ee wasaarada arimaha debada Somaliland Maxamed Biixi Yoonis oo warbaahinta kula hadlay gudaha garoonka diyaaradaha ee magaalada Hargeysa ayaa waxa u mahad celiyey xubnaha xukuumada ah ee soo dhaweeyey iyo guud ahaan shacbi weynaha ku soo dhaweeyey garoonka diyaaradaha. waxaanu sheegay inuu wadanka u yimid sidii uu ugu shaqayn lahaa waxaanu yidhi ? waxaan u mahad celinayaa madaxweynaha,xukuumadiisa,golaha baarlamaanka,salaadiinta iyo guud ahaan shacabka Somaliland. waxanan ilaahay ka baryayaa hawshaa culus ee lay igmaday in ilaahay ii fududeeyo, waxaan ilaahay ka baryayaa inaad igu gacan qabataan, waa hawl culus oo umada u taala, waana inaynu ka midaysnaanaa arimaha qaranka, arimaha ictiraafka iyo arimaha gooni isu taaga mucaarid iyo muxaafidba.? Wasiirka cusub ee wasaarada arimaha debada Somaliland Maxamed Biixi Yoonis oo hadalkiisa sii wata ayaa waxa uu intaas raaciyey. ?Waxaan ahaa Secratery General waxaana ii magacaabay xoghaya qaramada midoobay banki moon waxaanan ka shaqaynayey UN-ka laakiin madaxweynuhu waxaan u sheegay inaan wadankayga imanayo oo aan u shaqaynayo oo aan ka tago shaqadaydii aan ka hayey qaramada midoobay diyaar-na aan u ahay inaan hawshan lay igmaday qabto.? Ayuu yidhi wasiirka cusub ee wasaarada arimaha debada Somaliland Maxamed Biixi Yoonis.
  2. ^^ Thats not important i am more interested how and what kind of diplomatic relations Somalia and Somaliland can have,there is no point of talking about fishery pollution and the environment. When we dont even know what kind of relations we are going to have.lets first sort out , the political conflict and dispute between Somalia and Somaliland which circulates around that Somaliland withdrew from the failed union. And Somalia is not in agreement this should be discussed, marka ta meel la isla dhigo, we can talk about fish cunto bariis bad wax wada qeybsi niiko iyo hadalo badan oo kale. Inta kasakow wa shimbirioyoos heesa hees wanaagsan heesa.
  3. Anigu beri baan Jehova witness muslimiyey wa waagan qurbaha ku cusba axad kasta slaan yar oo kniisad ka shaqeysa ayaa maalin walba buug yar keeni jirtay oo ku sahabsan Jacaylka nabi ciise iyo waxyaalo la mid ah , Maalin maalimha ka mid ah , anigu nin iska furfuran baan aha oo dadka ma fogeyoo ayaan yidhi bal maanta so gal oo shaah baan u shubay oo ka sheeke jacaylkaad sheegeysid wa sheekeysey wa sheekeysey markay dhamaysey bay tidhi hadaad qadaatid dhibka oo dhan wa ka tegeysa, Africa baad ka timi waad so qaxday maskaxda jacaylka ciise ku abuur. Markay dhameysey baan ku idhi anigu hada waan ku dhegeystey adiguna aniga i dhegeyso. waxan uga sheegeyey Naxariista ilaahay iyo abuuritaanka bin adanka oo ilaahay bina adanka naxariis ku abuuray , iyo inanu nin arladan maray anu marnaba ilaahay noqon karin, dhibaatada bina adanku wuxu uga bixi kara marku ilaaahay oo kaliya amino oo cidi u dhaxayn. Waxan oo kale uga sheekeyey in aan anigu Nabi Ciise amiinsanahay inu Nabiyada alleh ka mid yahay , sida kaliya aad jacaylka ilaahay u kasban karta wa adigu amina ilaah oo kaliya oo anay wixina la socon. Slaaanti yarayd marba suaal bay i weydisa ilaa an ku idhi hada wakhti badan ma hayo eeh Kitaab Quran af English ku Turjuman yahay baan siiyey iyo islamic basic Book about Ambiyadi. Slaanti yarayd Gurigeedi bay tagtay 2 weeg kabacdi bay igu so noqotay hada buug ma sidan oo ku sahabsan jacaylka ciise. Waxay i keentay tusbax ay hadyad igu keentey halki baan ashahaada ugu qabtay oo ay Ku Muslintay.
  4. Well we know Ali galaydh never liked the Garowe clan enclave nor the politics of the Faroole or all the SSDF leaders. I honestly believe galaydh wanted to create a home grown entity for his clan in order for him to climb the ladder in Mogadishu that was his objective. But he miscalculated the larger Sahal community rejected his stance for getting the parliament speaker they considered it cad quudheed, and wanted either president or Prime Minister. Galaydh lost that one , but his goal was never to let his clan join Somaliland altogether and if they do, they need negotiate , even though close 85% of the garaad clan in land mass and politicians are already part of the Somaliland current government. I believe Khatumo will eventually merge with Somaliland it is just natural because Khatumo cannot become a state with 3 villages its not viable they are not serious how can they be serious when Garowe clan enclave minister visits Taleex. But i dont think the Professor is to blame for this the Professor wuxu rabay inu beesha cad weyn uso qaado oo Somalia dhex taalo, dabeedna khatumo ugu doodo. Tiba dhici weyday.
  5. What did the professor do his objective was to get the Parliament seat , right now he has other stuff to worry about. I believe the professor really believed the Koonfurians would let him take the Parliament speaker. He miscalculated on that. I dont know what he will do next i dont think he is happy just being an MP in Somalia. He wanted some how to be the right hand man of Hassan sheikh. But hassan is in bed with damuljadiid and other groups and hassan didn't like galaydhs stance on the Jubbaland conflict.
  6. Wasiir Xirsi Oo Khudbad Soo Jiidatay Ciidamadii la Qarameeyay ka Jeediyay Fiqi-fuliye July 20th, 2013 “Darajadda ugu weyn ee aanu Bixin Jirnay Waa Mujaahid, Markaa waxaad tihiin Mujaahidiin” “Waxaad Garateen in Xabadda iyo Xoogu aanu Xal ahayn, inaydaan xoog ku baadi doonin, Annaguna Taas ayaanu ku shaqaynaynaa” “Waxaad xaq u leedihiin wax kasta oo ciidanka qaranku leeyahay haddii ay darajo tahay iyo haddii ay mushahar tahay-ba, haddii ay dalacsiin” Fiqi-fuliye(Somaliland.Org)- Wasiirka Madaxtooyadda Somaliland Mudane Xirsi Cali Xaaji Xasan, ayaa maleeshiyadii maanta lagu qarrameeyay deegaanka Fiqi-fuliye ee gobolka Sanaag ku ammaanay inay garteen in aan xoog waxba lagu baadi doonin ee xalku shaqeeyo. Wasiirku waxa uu sidaasi ka sheegay khudbad xiise iyo xamaasad waddaniyeed gelisay quluubtii bulshadda ku dhaqan degmadda Fiqifuliye iyo maleeshiyaddii la qarrameynayayba. Wasiir Xirsi waxa uu ugu horayn u mahad celiyay ciidankan ku soo biiray ciidammadda qaran iyo dhinacyadii ka qeyb qaatay ka midho dhalinta waan-waan muddo u soo socotay madax dhaqameedka beesha degmaddaasi iyo xukuumadda Somaliland, isagoo arrintaas ka hadlayayna waxa uu yidhi “Ciidammadda, Garaadada iyo cuqaasha halkan fadhida waxaan ku salaamayaa salaanta islaamka waxaanan leeyahay Asalaamu Calaykum warax-matulaahi wabarakaatu. Salaan ka dib waxaan ku faraxsan nahay kulankeenan nabadeed ee deegaanka Fiqi-fuliye laga sameynayo ee Ciidammadda la qarramaynayo. Intii ka shaqaysay ee nagala qeyb qaatayna waanu u mahad naqaynaa. Arrintan aynu maanta u fadhino wakhti badan baa loo huray, tacab badan baa la geliyay.” “Wada hadladii socday maanta haddii ay rumowday aad iyo aad ayaan garaadka iyo ragga kale ee ka shaqeeyay-ba uga mahad celinaynaa. ILAAHAY-na waxaanu uga rajaynaynaa inuu khayr iyo ajar ka siiyo wanaaga ay ka shaqeeyeen,”ayuu yidhi Wasiirka Madaxtooyaddu. Md. Xirsi Cali Xaaji Xasan oo hadalkiisa sii watay wuxuu yidhi “Ciidammadda halkan fadhiya waxaan leeyahay maanta wixii laga bilaabo waxaad ka mid tihiin ciidammadda qaranka. Waxaad xaq u leedihiin wax kasta oo ciidanka qaranku xaq u leeyahay haddii ay darajo tahay iyo haddii ay mushahar tahay-ba, haddii ay dalacsiin, muumuus iyo marwaad tahay-ba.” “Walaaleyaal aad iyo aad ayaanu idiinku bogaadinaynaa haddii ay oday tahay iyo haddii ay askari tahay-ba inaad nala garateen in xabadda iyo xoogu aanu xal ahayn, inaydaan xoog ku baadi doonin, annaguna( xukuumadda) aanaan xoog ku doonin oo aynu garateen inaad duudsigu waxba tarin, in cududu aanay shaqayn ee caqligu shaqeeyo. Annaguna taas ayaanu ku shaqaynaynaa in caqligu shaqeeyo,”ayuu yidhi Wasiir Xirsi. Wasiirku waxa uu intaasi ku kabay “Waxa loo baahan yahay inaynu danteenna wada garano. Waxaan jecelahay inaan xuso marka aanu Hargeysa joogno ka sokow darajadan imika la bixinayo darajadda ugu weynayd ee aanu bixin jirnay waxay ahayd “MUJAAHID”, markaa dee Mujaahidiin ayaad tihiin. Walaaleyaal waxay wax ku qabsoomaan wada jirka, waxba ma tarto cunfiga iyo colaaddu.” Wasiirka oo waxa uu intaas ku daray “Waxaanu aad iyo aad idiinku soo dhawaynayaa dalkiinii iyo dadkiinii. Waxaanu diyaar idiinla nahay qalbi furan iyo wax wada qabsi. Wixii horumar ah ee deegaankani u baahan yahay awoodu inkasta ha gaadho ee waxaanu diyaar idiinla nahay inay qeybtooda ka helaan.” Wasiirka Madaxtooyaddu waxa sheegay in xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo ay goboladda bari u qorshaysay nabadeyn iyo horumarin sal balaadhan, isagoo arrintaasi ka hadlayayna waxa uu yidhi “Waxa madaxweynuhu khudbadiisii Goleyaasha uu ku saleeyay oo dhab naga ahayd oo muuqan doonta inuu deegaankan ugu tallo galay horumarin, haddii ay tahay Sanaag bari, Sool iyo Buuhoodleba, qorsheyaashaasi oo loogu tallo galay in lagu horumariyo caafimaadka, biyaha, waxbarashadda iyo guud ahaan adeegyadda bulshadda ee daruuriga ah.” “Waxaan Jecelahay inaan xuso had iyo jeer dawladaha yar yar ee innaga oo kale ahi ma laha awood dhaqaale oo ay dalka ku horumariyaan, ama way yar tahay, waxa had iyo goor caawimadda laga helaa Ha’yadaha madaxa banaan ee aan dawliga ahayn. Deegaamaddu waxay u qeybsan yihiin qeybo. Meel aanay gaadhi Karaan iyo meel aanay geliba Karin,taas ayaa kala horumarisa deegaanka. Waxaanu idinka codsanaynaa inaad nagala shaqaysaan sidii ammaanka loo sugi lahaa. Haddii aan ammaanka la sugin horumarku ma islaaxo,”ayuu hadalkiisii ku soo gunaanaday Wasiirka Madaxtooyadda Md. Xirsi Cali Xaaji Xasan
  7. Haatu The Turks and their neoottomanism The Koonfurians dont even know the real plans of the Turks they want sell more lands to Turks and The Turks their real objective is the spread of diplomatic, political, economic activity to target-desperate countries like Somalia who will accept everything the Turks say. Somalia needs a home grown entrepreneurial based economy which will bear fruit. No need for social economic charities from Turkey, to be eventually be under their sphere of political and economic influence. Turkida Yurub ba so eriday why by second to them. where is the Pride.
  8. There is no Clan bashing on SOL there is only political feuds and dialogue people debate in a civilized matter. But insulting the Holy Qur'an should never be tolerated. We are in the Holy Months
  9. Actually he is considered a Garaad by the Khatumo websites http://allceerigaabo.com/2012/06/27/garaad-cabdilaahi-maxamed-guuleed-ayaa-baaqnabeed-udiray-belaha-walalaha-ah-ee-dirir-kudhex-martay-docmodhagayso/
  10. I do believe he has some sort of legitimacy and he has allot of influence if he can make peace with the SL government and has 600 militia under him with many of his other cousins and Militia leaders. if they consider him a garaad so be it.
  11. Naxar is the guy a self styled garaad lol.
  12. The Zack;969744 wrote: Hadey 600 is dhiibtay that means Khaatumo has much more troops than I thought. 15,000 kale ee aan is dhiibin maxaad ka sameen doontaan? I doubt they have so much Militia i think this was their Militia in southern Sanaag are fully on board the Militia in Tukaraq and Taleex are maybe close to 1500 men roughly. khatumo has not the resources to pay 15.000 soldiers , it has no source of income other than diaspora money. Ever since the SL government made peace in Buhoodle and Xaglatoosiye joined the SL government. There were no clashes any more, the Taleex and Tukaraq were never a threat to Somaliland, they actually formed a buffer between Somaliland and the Garowe clan enclave. In the times of peace u will hear more of these and more Khatumo elders Militia will join Somaliland. Khatumo never had the interests to form a state, but it was more of a bargaining chip for them.
  13. Carafaat;969743 wrote: Xaaji, how could you have missed this important development on the first Inter-Government Organisation in the Horn of Africa. What are you talking about Carafaat what inter government organization
  14. ^^ That was already agreed on read the communique of April , by the way there is no need for coastal security, they agreed to fight piracy together and cooperate on security which includes the sea shores of both countries.
  15. Carafaat;969734 wrote: Which sub-clan is that Xaaji. From southern Sanaag Fiqifuliye Axmed karaash sub clan
  16. Its not just the militia there was an entire peace agreement signed in fiiqifuliye the Garaad signed the peace treaty for the clan so their Militia was than incorporated into the SL army, there was an SL ministerial delegation there today. Its a good step forward the people of Somaliland stand united very strong.
  17. Burco: Garaaddo, Tikniko, saraakil iyo ciidankii uGu tirade badnaa oo ka soo goostay khaatumo, iyo weftigii uu hogaaminayey wasiirka madaxtooyadu oo ku soo dhoweeyey degaanka fiqi-fuliye (Hadhwanaagnews) Saturday, July 20, 2013 550 Askari oo ka mid ah ciidamadii khaatumo, 13 tikniko ah iyo 8 gaadhii oo waaweyn oo nooca xamuulka qaada h ayaa saaka ku soo wareegay somaliland Burco: Garaaddo, Tikniko, saraakil iyo ciidankii uGu tirade badnaa oo ka soo goostay khaatumo, iyo weftigii uu hogaaminayey wasiirka madaxtooyadu oo ku soo dhoweeyey degaanka fiqi-fuliye. Wefti ballaadhan oo uu hogaminayey wasiirka madaxtooyada Somaliland xirsi cali xaji xasan ayaa saaka Degaanka fiqi fuliye ku soo dhoweeyey 550 Askari oo ka mid ah ciidamadii khaatumo, 13 tikniko ah iyo 8 gaadhii oo waaweyn oo nooca xamuulka qaada h. Weftiga oo habeen hore ka soo baxay hargeysa ayaa xalay u hoyday degaanka beer-weyso oo ka tirsan sanaag bari, waxaana weftigu saaka u kallaheen dhinaca degaankaasi fiqi-fuliye halkaasoo soo dhoweyn ballaadhan ay kala kulmeen weftigu. Weftigan oo ka kooban wasiirka madaxtooyada, wasiirka warfaafinta, wasiirka biyaha, wasiiru dawlaha nabadaynta gobollada bari, iyo taliyaha guud ee ciidanka qaranka ismaciil maxmed shaqalle ayaa degaankaasi kula hadlay ciidanka laxaadka leh ee u soo jihaystay dhinaca nabadda iyo garradadadii hogaaminayey oo ay ka mid ahaaayeen Garaad c/laahi muxumed guled, Chief Caaqil Saleban xasan cali, Chief Caaqil Siciid jamac muxumed, Caaqil c/raxmaan xasan maxmed, Caaqil Xusen axmed Garaad Cabdilaahi Maxamed Guulleed oo ka mid ah isimmadda Beesha deegaankaasi ayaa sheegay inay ku faraxsan yihiin inay maleeshiyadii ugu badnayd ay ku qarameeyeen ciidammadda qaranka Somaliland ka dib wada hadal dheer oo dhex maray xukuumadda isla markaasna ay ka dhalatay is faham buuxa. Garaad Cabdilaahi Maxamed waxa uu intaasi ku daray inay ku qanacsan yihiin Somaliland, isla markaana ay safka hore kaga jiraan bulshadda difaacaysa qaranimadda Somaliland, waxaanu xusay inay dadkooda dhinac ka raacayaan. Garaadku waxa uu u mahad naqay cid kasta oo ka soo shaqaysay hawshan nabadaynta bariga Somaliland oo muuqata bu yidhi mid midho dhashay. Taliyihii watay ciidankan laxaadka leh ayaa isna dhiniciisa heegay inay ku faraxsan yihiin sida Somaliland u soo dhawaysay isla markaana uga midho-dhalisay wada xaajood muddo qaatay oo uu xusay inay la yeesheen xukuumadda Somaliland. isagoo carabka ku adkeeyey a in diyaar u yihiin inay ciidanka qaranka ka mid noqdaan. Wasiirka Madaxtooyadda Somaliland Mudane Xirsi Cali Xaaji Xasan, oo isna ka hadlay madashaasi ayaa bogaadiyay maleeshiyadan ay manta soo dhoweeyeen oo ah tii ugu tiro badnayd ee ka soo goosata kooxaha nabad diidka ah, waxaanu tilmaamay in arrintani ay fursad wanaagsan siinayso dedaaladda xukuumaddu ku doonayso inay nabad waarta ka islaaxiso goboladda bari ee dalka. Wasiirka madaxtooyaddu waxa uu u balan qaaday ciidankan cusubi inay heli doonaan dhammaan xuquuqda ay helaan ciidanka qaranka Somaliland. Waxaanu ku booriyay kooxaha baaqiga ku sii ah kooxhaha nabad diidka ah inay ka faa?iidaystaan fursadda nabada iyo horumarka. Sidoo kalen waxa kulankaasi ka hadlay Wasiirul dawlaha nabadeynta gobolada bari Md. Cali Maxamuud Axmed (Cali Sandulle), Wasiirka Warfaafintaiyo wacyigelinta Md. Cabdilaahi Maxamed Daahir (Cukuse), iyo Taliyaha Ciidanka qaranka Sareeye Gaas Ismaaciil Maxamed Shaqalle. Dhammaantoodba waxay bogaadiyeen ciidankan laxaadka leh ,garaadada iyo taliyaashooda hor kacayey kuwaasoo ay ku tilmaameen geesiyaal go?aan adag qaatay. Waana markii u horeysay ee ciidan, garaado, tikniko iyo gaadiid intan leeg hal mar u soo jihaystaan dhinaca Somaliland, waxaana ciiidankan iyo weftiguba caawa ku soo hoyanayaan magaalada Burco.
  18. Sheekh Reer Somaliland ah Oo Ku Guulaystay Abaalmarin Caalami ah July 19th, 2013 Sucuudiga (Somaliland.Org)-Sheekh Xuseen Nuur Qalinle oo asaasay Xaruunta Imaam Shaadibi ee barashada Quraanka ee Magaaladda Boorama ayaa ku guulaystay abaal marinta caalamiga ah ee Barista quraanka ee dunida islaamka ee sannadkan. Abaal marinta caalamiga ah ee Quraanka Kariimka ah oo sannadkiiba mar ay bixiso Boqortooyada Sucuudiga ayaa waxaa sannadkan ku guulaystay Sheekh Somaliland ka soo jeeda gaar ahaana magaalada Boorama oo Muddo badan ka shaqaynayay barista Tajwiidka Quraanka kariimka. Sheekh Xuseen Nuur Qalinle oo asaasay Xaruunta Imaam Shaadibi ee barashada Quraanka ee Mgaalada Boorama ayaa ku guulaystay abaal marinta caalamiga ah ee Barista quraanka ee dunida islaamka ee sannadkan , waxaana abaal marintaasi lagu guddoonsiiyay Magaalada Jeddah oo lagu qabtay munaasabad caalami ah oo loogu talagalay arrintaasi. Amiir Khaalid Al Faysal oo matalayay boqorka Sucuudiga ayaa abaal marintaasi bixiyay. Sheekh Xuseen Nuur ayaa VOAda uga warramay marxaladaha ay soo martay barashada Tajwiidka Quraanka uu soo maray Somalia, isaga oo tilmaamay inuu arrintaasi gacan wayn ka gaystay Sheekh Cali Suufi oo macalinkiisii ahaa. Somaliland.Org/Hargeysa
  19. Why is there a need for a Church in Mogadishu is it just for the Foreign staff if that is the case than no problem ,but what the constitution says about building churches in Somalia? Bidaartu sibiq sibiq bay raga u gasha,, Gaaladu na sibiq sibiq bay raban inay u so galaan Muslinka. I say let the Somali government be careful who they let in.
  20. Mad_Mullah;969435 wrote: What are Landers going to say though if Xamar comes back to it's original state? They're only card was "Terrorists, civil war, destruction etc." Somalilanders started rebellion in 1980 when Xamar was booming and it had allot of great infrastructure , trust me Landers will continue their path.It has nothing to do whether xamar behaves or not.
  21. Somaliland:In Somalia, ‘foreign hands’ are the sickness and the cure SOMALIA__1521171f At six in the morning on May 15 this year, the self-proclaimed sovereign Republic of Somaliland banned all United Nations flights from landing at this dusty airport overlooking the Gulf of Aden, sparking a little-reported international incident that was defused two months later on Monday. On Tuesday, Reuters revealed excerpts of a confidential United Nations report warning that western oil companies prospecting along the disputed Somalia-Somaliland border could trigger further conflict in this fraught region. In one instance, Somaliland and the adjacent Puntland autonomous region have awarded overlapping prospective oil blocs to the Norwegian oil company DNO and the Swedish owned Africa Oil Corp – raising prospect of two countries, deeply involved in peace-building in Somalia, competing for resource contracts in one of the most unstable places in the world. The UN standoff in the breakaway region of Somaliland, and the leaked report, have tempered enthusiasm around Somalia’s purported return to stability, and suggest that donors could be simultaneously creating and resolving conflict in the region. The history of the Berbera airstrip illustrates the diverse international motives in Somalia. The four km rubber-streaked, asphalt runway was laid by the U.S.S.R in the 1960s, earmarked as a landing strip for American space shuttles in the 1980s as the tide shifted, and looted by raiders in the civil wars of the 1990s, when the military dictatorship of Siad Barre collapsed after 22 years in power. In 1991, the northern region of Somaliland seceded from the union and declared itself an independent state with its capital at Hargeisa. Since then, as the rest of Somalia imploded, Somaliland gradually acquired stability and security, civic infrastructure, regular elections and even a rudimentary tax system but no international recognition. “It is unfortunate that Somaliland’s achievements have become a victim of the Somalia problem,” said Dr. Mohamed Omar, Somaliland’s Foreign Minister, “Every five years there is a renewed interest in Somalia from the international community and … a new administration getting all the international support.” Each time there is relative stability in Somalia, Dr. Omar said, Somaliland’s chances of international recognition recede. The Government of Somalia did not respond to interview requests. “At the moment we recognize Somalia as one country. There has been no discussion about Somaliland being independent within the AU,” said Nkosazana Dlamini-Zuma, Chairperson of the African Union, last month, “What is important for all of us is that we should get Somalia back to a point where it is stable.” The AU has discouraged secessionist movements, calling on states to respect boundaries drawn at the end of colonialism. The Somaliland government points out that the former British protectorate gained its independence four days before the Italian colony of Somalia. “After becoming independent we decided on a voluntary basis to join [somalia],” said Dr. Omar, “In 1991 we come off from that. So there is no secession, but there is dissolution of a voluntary union.” “Somaliland has done extraordinarily well over the past 22 years, and its skepticism of a reunion with an often chaotic south-central is understandable,” said Abdi Aynte, Director of the Heritage Institute for Policy Studies in Mogadishu, “However, Somaliland’s quest for independence is increasingly becoming untenable and that’s largely due to geopolitics. The AU sees secession as a dynamite issue, and has consistently backed “territorial integrity”, much like the UN and the rest of the world.” The standoff over UN flights suggests donors have struggled to walk Hargeisa-Mogadishu tightrope. When Siad Barre’s regime collapsed in 1991, UNDP took control of Somali airspace and ran an aviation service out of Nairobi that was funded from Somali over-flight fees. In April this year, the organisation handed full control of airspace and over-flight revenues to Mogadishu as an acknowledgment of the improving security situation in the south. Somaliland accused UNDP of colluding with Mogadishu and banned all flights. The ban was lifted only after Somalia and Somaliland agreed to set up a board to jointly control airspace from Hargeisa at the talks held in Ankara last week. The Somaliland press reported that Hargeisa is pushing for Somalia to honor Somaliland commercial contracts, such as those with oil companies mentioned in the Reuters report, but no such clause was mentioned in the final agreement. Talks will resume in October. Source:The Hindu