Xaaji Xunjuf

Nomad
  • Content Count

    29,974
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    78

Everything posted by Xaaji Xunjuf

  1. Madaxweynaha Puntland oo Dhaliil Usoo Jeediyey Dawladda Soomaaliya, Sheegeyna In la arki doono Cidii Cid u baahan [Dhageyso] Madaxweyne Faroole oo kor u haya Dastuurka Saxda ah ee Soomaaliya Madaxweyne Faroole oo kor u haya Dastuurka Saxda ah ee Soomaaliya Garoowe[RBC Radio] Madaxweynaha Dawladda Puntland Cabdirixmaan Shiikh Maxamed Maxamuud ayaa si kulul u weeraray dawladda federaalka Soomaaliya xili xalay uu ka hadlaayey Xaflada Sanadguurada 15-aad ee aasaaska Puntland. Madaxweyne Cabdirixmaan Shiikh Maxamed Faroole oo khudbad qaadatay Saacad iyo dhowr daqiiqo ayaa sheegay in dawladda federaalka ay ku Ciyaartay Dastuurkii dalka isla markaana ay sameysatay Dastuur gooni ah u ah dawladda Madaxweyne Xasan Shiikh. Waxa uu ku goodiyey Madaxweynuhu in marba Dastuurka la badelay ahayn kii saxda ahaa laguna noqon uu noqonayo Dastuur dawlad goboleed Xamar ah ay leedahay mana ahan buu yiri key hada haystaan Dastuur Soomaaliyeed. …”" Wax xiriir ah oo naga dhaxeynaya majiraan,wuxuu u ahaanayaa Dastuur dawlad-goboleedka Xamar ay leedahay maahan key hada haystaan kii Soomaaliya maahan, Wey u haysan karaaan hadey dawlad-goboleed Xamar dastuurkaas ku dhaqmaan laakiin mid Soomaaliyeed ma ahaanayo…””ayuu yiri. DHAGAEYSO : Madaxweynaha Puntland oo arrimaha dawlada Federaalka ka hadlaya Mudane Cabdirixmaan ayaa ku tilmaamay dawladda federaalka ee Soomaaliya iney u dhaqmeyso qaab kale taas inta ay jirtona maahan dawlad ka Wakiil ah Puntland. Soomaliya iyo Somaliland Dawladda Puntland Cabdirixmaan Shiikh Maxamed Maxamuud oo khudbadiisu taabaneysay dhinacyo badan ayaa soo hadal qaaday wadahadalada u dhaxeeya Dawladda federaalka ee Soomaaliya iyo Maamulka Somaliland,wxuuna sheegay iney soo dhaweynayaan tallaabadas. …”"Somaliland-na aqoonsi bey ka raadineysaa ha isku lugooynina Xamarna ma siin kartee awood aysan lahayn yey raadin mabixin karto taasna intaas baan ka leeyahay…””ayuu yiri Madaxweyne Faroole. Puntland iyo Somaliland Madaxweynaha Puntland ayaa Xaqiijiyey in Puntland iyo Somaliland uu u socdo wadahadal balse ma cadeyn wadahadalka labada dhinaca waxa uu ku Saabsanyahay,wuxuuna ku daray Intaas in marka horeba loo baahnaa in ay wadahadalnaa Puntland iyo Somalilnad. ….”" Xamar iyo Hargeysa waxa kawada dhaxeeya oo gooni ah anagu garanmeyno,waxay dooneysaa aqoonsi Xamar masiin karto,Xamarna uma leh awood iney wax u ogolaato iyo iney wax ka qabsatid ah anagey ahayd inaan isku hormarno wadahadana waan leenahay waa socdaa meeshu noo gaaro laakiin qaanso roobaad Hargeysiyu iyo Xamar laga talaabsaday Garoowe waxba isa siinmayaan….””ayuu yiri. Shirka Brussels Madaxweyne Cabdirixmaan oo faah-faahin ka bixinaayey ka qeybgalka shirka lagu wado in u ka dhaco magaalada Brussels ayaa sheegay in Puntland ka qeybgaleyso iyadoo State ah isla markaana ay afkeeda ku hadleyso taas badalkeeda ma dhacayso buu yiri in cid kale u hadasho. …”” Anagoo State-s ah oo aan cidi noo hadleyn anagu aan wadano waxayaga qorshahayaga shanta sano waxa ku qoran ayaan la tageynaa anagaa hadleyna cid noo hadleysa majirto hadeysan taas ahayn matageyno…””ayuu yiri. Heshiiskii Puntland iyo federaalka!! Gabagabadii ayaa Madaxweyne Cabdirixmaan Maxamed Maxamuud waxa uu ka dhawaajiyey in heshiiskii bishii March 11,kala Saxiixdeen Rayasalwasaare Saacid aysan waxba ka dhaqan gelin,wuxuuna sheegay in hada wixii laga bilaabo aysan jirin wax lagu wadashqeeyo cidii cid u baahan la arko.
  2. This is a step in the right direction , Somalia to focus on Somalia , which will be beneficial for Somalia.
  3. ^^ Because they are not trained well they are nor prepared basically Somali police are with out shoes. They cannot do the job.
  4. Thats cabdi samatar thats Axmeds brother , he will come along to of the samatar brothers Axmed is more outspoken more charismatic Abdi is just a geography professor. While Axmed samatar is Economic and international politics professor. Nevertheless we hope that Cabdi comes home to there is nothing for him in Mogadishu.
  5. ^^ He is a Somalilander i have complete trust in him long live Dr Cabdisalaan
  6. So we have Kenyan Ethiopian Djiboutian Ugandan Burundian siereleone Ghanian Nigerian security forces, in Somalia on top of that thousands of Somali Militia. These Alshabaab are really strong if they need so many countries to be defeated.
  7. Ciidamo Boolis AMISOM ah oo ka kala socda dalalka Ghana iyo Nigeria oo Baydhabo gaaray Baydhabo(RBC Radio) Ciidamo ka tirsan booliska AMISOM oo ka kala socda wadamada Ghana iyo Nigeria ayaa gaaray magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay oo ay dhawaan si buuxda uga bexeen ciidamada dowladda Ethiopia oo in muddo ah gacan ka geysanayey sugida amniga magaaladaasi. Gudoomiyaha maamulka gobolka Baay Cabdi Aadan Hoosow ayaa warfidiyeenka u xaqiijiyey iney magaalada Baydhabo ay gaareen cutubyo ka tirsan booliska nabad ilaalinta AMISOM,gudoomiyaha ayaa sheegay in booliska AMISOM ee Baydhabo la geeyey ay ka kala socdaan wadamada Ghana iyo Nigeria. Gudoomiyaha ayaa tilmaamay in ujeedka ciidanka AMISOM gaar ahaa booliska AMISOM loo geeyey magaalada Baydhabo ay tahay sidii AMISOM ay booliska Soomaaliyeed gacan uga siin lahayd sugidda amniga magaalada Baydhabo oo ay dhawaan amnigeeda la wareegeen ciidanka AMISOM kadib markii ciidankii Ethiopia ay banneeyeen. Cabdi Aadan Hoosow ayaa dhanka kale ka tacsiyeeyey geerida ku timid gudoomiye ku xigeenkii magaalada Baydhabo Alla ha u naxariistee Maxamed Macalin Ibraamih Dhaladheere oo Muqdisho ku geeriyooday,wuxuuna tilmaamay iney in muddo ah soo wada shaqeeyeen.
  8. Xisbiga Dadka oo Xaqiray Puntland halka Soomaaliland na uu ka Saaray Dalka Soomaaliya (Akhriso Warbix uu Xisbiga Soo Saaray) Xuquuqda Qoraalada, sawirada iyo warbixin kasta waxay gaar u tahay Raxanreeb.com (RBC Radio). Lama adeegsan karo, dib looma daabici karo, lama baahin karo ama kambayuutar laguma keydsan karo si toos ah iyo si dadban intuba, haddii aan fasax laga heysan maamulka Raxanreeb.com (RBC Radio). Fadlan hana xadin Warbixin uu soo saaray Xisbiga Dadka Soomaaliyeed ayaa lagu dhaliilay dowlada iney dalka gelisay xaalad nolol xumo oo la soo gudboonaatey shacabka Soomaaliyeed. xisbiga dadka soomaaliyeed logoWuxuu Xisbiga Dadka ku soo gudbiyey warbixinta in dowlada Soomaaliya ay ku dhaliilayaan qodobo muhiim ah oo quseeya arrimaha dibedda iyo gudaha soomaaliya sida: siyaasada xariirka caalamka, siyaasada arimaha gudaha gaar ahaan: kobcinta dhaqaalaha, cadaalada bulshada, abuurista adeegyada aasasiga ee bulshada, shaqo abuurista iyo musuqmaasuqa sii baahaya ee cuuryaamiyey horukaca dowladda, iyadoo loo baahan yahay xilligan adag ee dalku marayo xaalad xasaasiya in shacabka loogu adeego taabogelinta amniga, cadaalada iyo raacida hanaanka dowlad wanaaga, taas oo horseedeysa gaarista kalsooni buuxda oo dhexmarta dowlada iyo shacabka soomaaliyeed. Xisbiga Dadka wuxuu dowlada ku dhaliilayaa ka gaabinta in la furfuro hanaanka dowladnimo oo loo baahan yahay in laga qeybgeliyo dhamaan dadka Soomaaliyeed oo waayoaragnimada iyo aqoonta u leh u adeegida shacabka, taas oo meesha ka saareysa inaan awooda dowlada lagu koobin koox yar. Qodobada dhaliisha ee arrimaha dibedda: - Dowladdu waxay ku guuldareysatay xariirka wadamada dariska ah, gaar ahaan dowladdu waxay ka aamustay faragalinta ciidamada Kenya oo tacadiyo kula kacay shacabka degan Kismaayo. - Waxey dowladdu ka gaabisay xariirka saaxiibtinimo ee wadamada Afrika iyo Carabta, waxeyna diirada saartay oo keliya wadamada ay dhaqso dhaqaale uga heli karto. Waxey ahayd in la soo celiyo xoojinta xiriirka wadamada ay ka mid yihiin koofur Afrika iyo Nigeria , Sacuudiga iyo Imaaraatka carbta oo ay ku nool yihiin dad tiro badan oo Soomaali ah iyo wadamo kale oo Carab iyo Afrikaanba leh. - Madaxda dowladda oo xiriirka caalamka u adeegsata ka qeybgelida kulamada caalamka oo ay ugu yabooh tagaan ama dibeda ugu kacaan safaro isdaba jooga oo ay ku soo yaboohsanayaan helida dhaqaale iyo hanti ay si gaara u maamushaan, iyagoo aan marna shacabkooda u codsaneyn in caalamku wax u qabto, waxaana qorshe xumadooda tusaale u ah in dhaqaalaha dowladdu ay hesho uusan u soo gudbin curinta ama kobcinta dhisida kaabayaasha dhaqaale, kuwaas oo shacabka u abuuri kara adeeg bulsho iyo shaqo, nasiibdarase ay dhacdo in dhaqaalaha soo gala dowlada ay ku idlaato adeegsiga safarada iyo kharashka xafiisyada madaxda, waxeyna inta badan hantidaas ay ku dhamaata foojarada madaxda dowladu ay ku qaataan. - Dowladdu waxay mabda’ ka dhigatay raadsiga kaalmo shisheeye taasoo dhalineysa inaysan u madax banaanayn maamulka kaalmadaas lagu soo yaboohsaday magaca ummadda Soomaaliyeed, islamarkaasna ay taas u wehliso in shirkado shisheeye ay lacagta xoogeeda dib ugu noqoto. Kaalmadaas shisheeyaha ku milan waxaa ka dhasha xirfadeynta musuqmaasuqa gudaha fududeyntiisa. Waxaa haboon in maamulka dowladdu ay wadamada hodanka ah u adeegsato xariirkeeda caalamka si ay uga hesho amaah lagu hirgelinayo mashaariic lagu hormarinayo koboca dhaqaalaha, laguna abuurayo shaqooyin curiya adeegyo badan oo lagu haqabtirayo baahida ay bulshadu u qabto aasaasida adeegyadeeda lama huraanka ah. Qodobada dhaliisha ee siyaasada arrimaha gudaha: - Wuxuu Xisbiga Dadka ku dhaliilayaa dowlada inaysan diyaar u ahayn in laga maarmo ku tiirsanaanta ciidamada shisheeye, waxaana taas marqaati u ah in goobaha sida gaarka astaanta ugu ah qarannimada Soomaaliyeed sida: madaxtooyada, golaha shacbiga, xaruumaha taliska ciidanka, garoonka dayuuradaha iyo dekadda ay gacanta ugu jirto ciidamada shisheeye, kuwaas oo gacan ku haynta ciidanka Soomaaliyeed ay si wadaninimo leh shacabka Soomaaliyeed ugu muujineysa jiritaanka ismaamul soomaaliyeed oo madaxbanana. - Dowladdu waxay wax ka qaban weysay musuqmaasuqa ka jira hey’addaha dhaqaalaha sida Bangiga dhexe, canshuuraadka maamulka gobolka banaadir, dekadda iyo goroonka oo dhaqaalaha ka soo gala goobahaas aan shacabka loogu abuurin shaqoooyin ama waxtar u daneynaya baahida loo qabo adeegyada bulshada. - Dowladdu waxay ku guuldareysatay inaysan gacanteeda ku jirin hal gobol, waxaana muuqata in gobolada waqooyi Bari, gobolada Dhexe, Baay iyo Bokool looga taliyo Addis Ababa, meesha gobolada Shabeele iyo Banaadir ay gacanta ugu jirto maamulida ciidamada shisheeye ee AMISOM, halka gobolada Jubooyinka looga taliyo Nairobi. Waxaa guuldareystey hanaanka xiriirinta iyo habdhaqanka dowladu ay ku qabyaaladeysey siyaasada maamul u sameynta gobolada, waxaana taas marqaati ka ah fashilkii dowlada uga yimid maamul u sameynta Kismaayo. - Dowladda waxaysan hirgelin kala saaridda he’adaha sare ee dowladda sida: madaxtooyada, baarlamaanka iyo garsoorka, waxaana taas kuu cadayneysa in gudoomiyaha baarlamaanka marna yahay gudoomiye marna kusime madaxweyne, waxayna isku milankaas ay astaan u noqoneysaa musuq siyaasadeed oo meesha ka saareysa is xisaabinta u dhaxaysa Baarlamaanka iyo madaxtooyada. - Dowladu waxey ku guuldareysatay horukac ku yimaada koboca dhaqaalaha. Tan iyo markii dowladdu xilka la wareegtay waxaa yaraaday awoodii wax iibsashada shacabka, taasina waxay horseedi kartaa qalqal guud oo ku yimaada nolosha dadka, taas oo wadata qatarta kacdoono shacab oo dowladda dumiya. - Xisbiga Dadka Soomaaliyeed wuxuu ku dhaliilayaa dowladdu iney gacmaha ka laabatay cabashada shacabka oo quseeya boobka dhulkii hantida guud oo laga barakicinayo isla markaasna laga iibinaayo ganacsato burcada, taas oo dhalisay kalsooni darida shacabka. Talo soo jeedin Xisbiga Dadka Soomaaliyeed waxa uu talo u soo jeedinayaa Shacabka iyo dowladda soomaaliyeed. - Shacabka waa in ay ka fogaadaan wax kasta oo abuuri kara qas dib loogu noqdo dagaalkii sokeeye, dulqaadna ay u yeeshaan xaaladaha adag ee la soo gudboonaaday shacabka soomaaliyeed hadii ay ahaan lahayd dhaqaalaha liita, amni darida iyo dowladnimoxumo. - Madaxda dowladda waxaa la gudboon in ay furfuraan xanibaada soo wajahday lacag la’ aanta heysata shacabka, waxaana lagama maarmaan ah maaliyadda soo gasha dowladda in adeeg iyo shaqo loogu abuuro shacabka, taas oo loo marayo hirgalinta mashaariic dib loogu dhisayo adeegyada aasaasiga ah ee bulshada sida: wadooyinka, buundooyinka, dekadadaha, garoomada, dugsiyada iyo isbitaalada. Mashruucyadaas waxey shacabka ka haqabtireyaan baahida loo qaabo howlaha lagama maarmaanka u ah adeegyada bulshada iyo kuwaas oo dhalinyarada u abuuraya shaqooyin fara badan. - Dowladdu waa in ay u madaxbanaaneyso howl-wadeenada ay dowladu adeegyada kala duwan u xilsaartay, taasi waxay meesha ka saareysaa in awooda howl socodsiinta ee adeega dowlada aysan xarun u noqon madaxtooyada keliya, waxeyna suurto galinaysaa in si madaxbanaan loo la xisaabtamo howlaha ay madaxdu u xil saaran yihiin iyo in shacabku helo madax leh meel loogu hagaago oo ay u gudbiyaan cabashadooda. - Dowladda waxaan kula talinaynaa in ay la timaado qorshe ay ku rarto, dib u dajinna ugu samayso dadka ku soo barakacay Muqdisho, inta ka horeysana xaqooda wadaninimo la ilaaliyo sida amnigooda iyo maciishada noloshooda. Golaha Fulinta ee Xisbiga Dadka Soomaaliyeed Muqdisho – Soomaaliya
  9. How do we know this is even true non of the real websites are reporting this is just tabloid news.
  10. Maaddeey;971731 wrote: Xaaji, why are you fascinated with dictators?. Godane to Barre to Mugabe?. There are good dictators and bad dictators although Halyey Mugabe is not a dictator the man holds elections one man one vote Amir godane is not a dictator , i never liked Siad bare well maybe only the first 10 years i clapped my Hands for the late general but the last 10 years he disappointed me.
  11. Gar_maqaate;971729 wrote: Robert Mugabe turned Zimbabwe from a net food exporter to net food importer. He has the dubious record of achieving the highest hyperinflation in recorded history. His bank was printing billion dollar notes for heaven sake. The man is a clown and he is taking Zimbabwe to his grave, literally. Western sanctions particularly the EU caused that not the Zimbabwen goverment of Robert Mugabe
  12. Wisdom comes with age Robert Mugabe is the best thing that ever happened to Zimbabwe , Desmond tuti muxu ogyahay kniisadisa ha iskaga jiro.
  13. Mashallah this is great news for the people of Zimbawe and ofcourse for the rest of Africa.
  14. Mugabe's party claims Zimbabwe election win, Tsvangirai’s party cries fraud HARARE, Zimbabwe — Reuters Published Thursday, Aug. 01 2013, 2:46 AM EDT Last updated Thursday, Aug. 01 2013, 5:51 AM EDT Zimbabwe President Robert Mugabe’s party claimed a landslide election victory on Thursday that would secure another five years in power for Africa’s oldest head of state, but its main rival said the vote was invalidated by “monumental fraud”. Wednesday’s voting was peaceful across the southern African nation, but the conflicting claims heralded an acrimonious dispute over the outcome that increases the chances of a repeat of the violence that followed a contested vote in 2008. More Related to this Story Zimbabweans line up to cast votes in ‘free and fair’ election Zimbabwe voters stand in long lines as crucial election begins Fighting for a fair election in Zimbabwe Video Video: Zimbabwe votes in close-fought election Releasing unofficial results early in Zimbabwe is illegal, and police have said they will arrest anybody who makes premature claims. Election authorities are due to announce the official outcome by Aug. 5. But a senior source in 89-year-old Mugabe’s ZANU-PF party, who asked not to be named, said the result was already clear. “We’ve taken this election. We’ve buried the MDC. We never had any doubt that we were going to win,” the source told Reuters by phone. Responding to the claim, a high-ranking source in Prime Minister Morgan Tsvangirai’s Movement for Democratic Change (MDC) party described the election as “a monumental fraud”. “Zimbabweans have been taken for a ride by ZANU-PF and Mugabe. We do not accept it,” the source, who asked not to be identified, told Reuters. The MDC was to hold an emergency meeting later on Thursday. As riot police took up position outside the MDC headquarters in central Harare, an independent election monitor, who also could not be named for fear of arrest, said early results were looking like a “disaster” for Tsvangirai. Western observers were barred, but the head of an African Union monitoring mission said on Wednesday the polls had initially appeared “peaceful, orderly and free and fair” - an assessment at odds with the view of the MDC and independent agencies. The Zimbabwe Election Support Network (ZESN), the leading domestic monitoring body, said the credibility of the vote was seriously compromised by large numbers of people being turned away from polling stations in MDC strongholds. It also cast doubt on the authenticity of the voters’ roll, noting that 99.97 percent of voters in the countryside - Mugabe’s main source of support - were registered, against just 67.9 percent in the mostly pro-Tsvangirai urban areas. In all, 6.4 million people, nearly half the population, had been registered to vote. “It is not sufficient for elections to be peaceful for elections to be credible,” ZESN chairman Solomon Zwana told a news conference. “They must offer all citizens... an equal opportunity to vote.” QUESTION OVER SANCTIONS Several political sources told Reuters that top MDC members had lost their parliamentary seats, including some in the capital, Tsvangirai’s main support base since he burst onto the political scene in the former British colony 15 years ago. Party insiders spoke of their shock at the result. If confirmed, Mugabe’s victory is likely to mean five more years of troubled relations with the West, where the former liberation fighter is regarded as a ruthless despot responsible for serious human rights abuses and wrecking the economy. More than a week before the election, the United States, which has sanctions in place against Mugabe, expressed concerns about the credibility of the vote, citing persistent pro-ZANU-PF bias in the state media and partisan security forces. The view from Brussels, London and Washington is key to the future of Zimbabwe’s economy, which is still struggling with the aftermath of a decade-long slump and hyperinflation that ended in 2009 when the worthless Zimbabwe dollar was scrapped. An easing of sanctions against Mugabe and his inner circle would allow Harare to normalise its relations with the IMF and World Bank and access the huge investment needed to rebuild its dilapidated economy. It would also spark a rush to exploit rich reserves of minerals such as chrome, coal, platinum and gold.
  15. i know but its not good they cannot help it , its never good to generalize entire communities also the goverment should create the safety and restore law and order this is why they were elected not to receive aid from donor countries or to receive turkish charities. The task of the goverment should be security building security institutions and reconciling the Somali communities. They have no other task i urge the goverment to have to separate minister one local security which will cooperate with the interior minister and to change the entire national security team.
  16. Cambuulo stop insulting reer Mogadishu
  17. Horta what happened to setting up Golaha guurtida upper parliament in Somalia i believe it was one of thing they agreed on.
  18. Oday dhaqmeedka xamar jooga isagi ba ciyaal xaafo ah goormu talo goyn oo gar niqi oo umad hogaamin. This is my favorite oday dhaqmeed of xamar
  19. Guddoomiyihii guddiga doorashooyinka Puntland oo iscasilay Garowe(Puntlandi.com):- War rasmi ah oo soo gaaray warqabadka warbaahinta Puntland ee magaalada Garowe ayaa sheegaya in uu iscasilay guddoomiyihii guddiga doorashooyinka ee Puntland Maxamed Xasan Barre. Inkastoo xogtani ay tilmaamayso in todobaad ka hor uu guddoomiyuhu Madexweynaha Puntland u gudbiyay Warqadii Iscasilaadiisa, hadana waxaa loo sababaynayaa doorashooyinkii hakaday ee Puntland ka dhici lahaa iyo Nidaamkii doqmoraadiyada Puntland oo sidii la rabay aan u hirgalin. Wararku waxay sheegayaan in isla maalmihii uu Warqada Iscasilaada ah Guddoomiyuhu gudbiyay uu dalka ka dhoofay una ambabaxay Wadanka Ingiriiska halkaas oo uu degan yahay. Ma jirto cid dawlada ka tirsan oo arrintan ka hadashay iyo cid loo magacaabay midna waxayse imaanaysaa xilli horay xubno badan oo guddigan ka mid ah ay isku casileen, lana joojiyay doorashadii ugu horaysay ee ka dhici lahayd Puntland ee qaybta ka ahayd Nidaamka Dimoqraadiyada ee Puntland.
  20. Alshabaab are Somalis extreme Somalis they are a result of the civil war similar like the warlords the courts muqawaamo and other factions , it shows that African union troops can only weaken them but the cannot totally destroy them from Somalia. Because they are Somalis and shabaab has connection with in the govt of somalia and the locals harbor them they have sleeper cells every where. it will be very difficult the best way forward is if the 2 sides reach a compromise. You said they will conquer the entire country why not let them if people cannot defeat them why not let nature be nature ,but than again they are irhaabists. the best thing they can ever do is if the 2 reach a deal and a compromise. if that doesn't happen than they will continue their guerrilla style of warfare and never stop fighting lets see what comes from that. You will get the situation like the Taliban versus NATO. The goverment is doing it all wrong they need to change their defense team national security team and the interior minister they need to create special forces that secure and chase the terrorists. If you hire terrorists it will not help your case.
  21. Q&A: Unpacking Somaliland’s business potential BY Kate Douglas | August 1, 2013 at 17:06 Len Tiahlo is a co-founder, co-director and secretary of the Somaliland Development Corporation (SDC), a UK-based organisation dedicated to facilitating international investment into Somaliland. Leoned (Len) Thialo Len Thialo Somaliland is a self-declared independent state in the Horn of Africa that is recognised internationally as an autonomous region of Somalia. Tiahlo told How we made it in Africa about the potential Somaliland holds for investment and shared his advice to foreign investors. Below are edited excerpts. What are some of the common misconceptions among investors when it comes to Somaliland? There are many perceptions that are very real, such as lack of insurance… There is also a lack of international respected banking facilities and an issue with the unenforceability of contracts within Somaliland law [which] is not internationally recognised. The misconception, however, is that there is difficulty in developing business with locals. In fact, the Somalis are excellent traders and with such a small population within Somaliland, there is great potential for business if only infrastructure and electrical availability could be raised to the standard which has been so recently been achieved in Ethiopia. What are some of the SDC’s key areas of interest in Somaliland? Some agendas are under development and must remain confidential until parties wish to share activity in the public domain. Nevertheless, a good example of the SDC’s activities to date, and which has been raised publicly, is our focus on bridging the economic interests of Ethiopia with Somaliland via trade access to the Red Sea port of Berbera (the opening up of the Berbera Corridor). The SDC is also developing interests in the eastern Somali region of Ethiopia through its administrative capital of Jigjiga, a city less than a 45 minute drive from the capital city of Somaliland, Hargeisa. Both the Somalis in Ethiopia and Somaliland share a primary economic interest in trading livestock – goats, sheep, cattle and camels – mostly shipped to the Arabian market or traded as live animals to be locally slaughtered. A by-product of the trade is the production of hides and skins. The SDC is working to build up new business in this sector, initially through the exporting of hides and skins from Somaliland to Ethiopia, with a British leather goods company being a potential buyer. Building a trading link between Somaliland and Ethiopia is potentially [the] most attractive agenda. Ethiopia has a population of about 90 million, with a GDP [growth] of 10%+. Major infrastructure developments (including the availability of hydroelectric generated power) are underpinning local economic growth that is placing the region towards the top of the economic power houses of Africa. Electrical power availability also presages major changes in consumer lifestyles. Whereas household refrigeration was rare 10 years ago, many families now are moving into the marketplace to acquire a household fridge. This means change in the way food is bought and stored, in particular meat products. Instead of slaughtering a goat, households will move towards buying, say, a leg of goat from a supermarket or butchers shop. The consumption of a protein-based diet will likely increase and therefore the demand for meat products from eastern Ethiopia and Somaliland will attract increasing local demand. This example of rapid change in the economic landscape is where the SDC is positioning itself. Describe the potential in some of these business and economic trends? Where is growth coming from? Somaliland’s economy has been based on rearing livestock. Its market has been mostly limited to export to the Arabian market with major demand fluctuations, dependent upon local customs and religious observances (Ramadan, Eid, etc). The potential to trade livestock slaughtered for chilled or frozen sale opens up major new markets in Ethiopia and beyond, to Malaysia and Asian markets. This potential is best realised initially as with the SDC approach of operating via Jigjiga, where electrical power is in cents per kWh versus Somaliland cost of power presently in the range of US$1.3 to $1.5 per kWh. Somaliland does of course have potential oil and gas resources, though these have yet to be proven. This investment sector has in the past attracted the less established oil companies and, as elsewhere, the reality of oil and gas exploration is that it is a long term highly capital intensive investment, with high risk that typically is the reserve of major corporations, which in turn have the technical capacity to do the work as well as the asset spread to diversify risk. In this regard, the SDC is on record as having the agenda to open up dialogue with the major oil companies that have held concessions in the region and to develop good relationships with the local communities where future oil and gas exploration and hopefully development activity is likely to take place. Presently economic growth is coming from local and diaspora Somali investment. The investment into the extension of the optical fibre system from Djibouti through to Somaliland is a good example. You may be surprised to know that just 10 minutes from Djibouti lie offshore islands that offer unique boutique resorts potential, so eventually there is the potential for the establishment of high end tourism. What sectors in the region have typically seen good investor returns? The informal money transfer business has been most profitable. Diaspora transfers have been a source of major earnings. Local mobile phone companies have also been seeing major returns. Drawing from your knowledge, what advice do you have for foreign investors looking at the region as an investment destination? It is important to work with local communities and ensure all business and inward investment is in the best interests of local hosts to ensure longevity of such projects.
  22. Genel a buy ahead of production boost with drilling excepted to start in Somaliland (Medeshi) - By Garry White - Telegraph - Genel Energy reported progress on a number of fronts yesterday, with a “substantial” rise in oil output expected next year. Genel, run by former BP chief executive Tony Hayward, is the largest oil producer in the Kurdish semi-autonomous region of Iraq. It also has exploration acreage in Morocco, Malta and Somaliland, with drilling expected to start in the final quarter of this year. The interim figures were in line with City expectations. Revenues in the six months to June rose 30pc to $160.6m (£106m) and pre-tax profit soared to $109.1m from $22.3m. However, the profit figure was flattered by a $54.5m one-off accounting credit after changes in the way depreciation was measured. When this is stripped out, profits rose 148pc. The group still has a net cash position of $867m and Julian Metherell, finance director, raised the possibility of a dividend next year. The Kurdish Regional Government (KRG) has been in dispute with Iraq over revenue sharing on oil produced in the region. Genel has been trucking oil out to Turkey because the Iraqi central government has banned exports through a Baghdad-owned pipeline. However, a pipeline built by the KRG is now just 15km from the Turkish border. Genel is likely to be granted export capacity though the pipeline by the KRG and this will allow for the efficient export of oil. Oil production is expected to rise to between 45,000 barrels and 55,000 barrels of oil equivalent a day for the full year from 44,500 barrels in 2012. The company says this will generate revenue of between $300m and $400m. Genel has had substantial exploration success this year and has added about 500m barrels of contingent resources. There is also a potential gas deal between Turkey and the KRG which would boost Genel following significant gas discoveries in the first half. Yesterday Genel raised its estimates for its gas reserves at the 100pc-owned Miran and 44pc-owned Bina Bawi fields to between 8 trillion and 14 trillion cubic feet. Talks are in progress about an export deal that would see the KRG supplying up to 25pc of Turkey’s gas requirements. The exploration programme in Africa starts in the fourth quarter in Morocco, with drilling in Malta expected in the first quarter of 2014. Most of the world’s easy oil has been discovered and oil companies are looking to under-explored areas for new reserves. Next year, Genel will drill its first well in Somaliland, the breakaway East African territory that declared independence from Somalia more than 20 years ago after a bloody civil war. There is talk that the geology in the country is similar to that of Yemen, where oil money generates 75pc of government revenues. For obvious reasons, Somaliland is under-explored with little activity since the oil majors left in the 1980s. This means there is a good chance of finding oil. However, the fun will really start following any discovery. Somalia is likely to want a slice of the revenues so thrashing out an agreement may be challenging. Political difficulties appear to be getting resolved and a gas agreement between Turkey and the KRG will be very positive for Genel following recent gas finds. Diversification away from the KRG is welcome and the company’s balance sheet remains robust. The shares are trading on a 2013 earnings multiple of 31.5 but this falls to 15.2 in 2014 and then just 9.8. Questor keeps a buy.
  23. i never spread their propaganda i just post the news u can comment on it but be a bit less emotional next time i dont support shabaab guys. Homunculus they already bombed hargeisa in 2008 remember. But still alshabaab cannot be defeated by Foreign forces it shows. It needs another solution.
  24. Thats a good point he should've compramised with the government that was the best way forward. But he is to proud, and does not want to give in.