-
Content Count
29,836 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
77
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Xaaji Xunjuf
-
Xukuumadda Somaliland Oo Jawaab Ka Bixisay Hadal Ka soo Yeedhay Dawladda Soomaaliya July 27th, 2013 “Hadalka ka soo yeedhay Wasiirka Soomaaliya waxaanu u aragnaa inuu carqaladayn karo wadahadalada labada dal u socda” “Waxaan ugu baaqayaa dawlada Soomaaliya in ay ka waantoobaan in ay si khaldan oo aan ahayn sidii lagu heshiiyay…” Hargaysa (Somaliland.Org): Wasiirka Ganacsiga iiyo Maalgashiga Somaliland Dr. Maxamed C/laahi Cumar, ayaa sheegay in hadalkii ka soo yeedhay wasiirka war-faafinta, Boosaha iyo Is-gaadhsiinta ee dawladda Soomaaliya ee uu ku sheegay in maamulka hawada Somaliland iyo Soomaaliya laga maamuli doono magaalada Muqdisho ay carqaladayn karaan wadahadalada u socda labada dal. Dr. Maxamed C/laahi Cumar oo xalay telefoonka ugu waramayay Tifaftiraha Guud wargeyska DAWAN Cumar Maxamed Faarax, isaga oo jooga magaalada Hargeysa, ayaa ugu baaqay masuuliyiinta dawlada Soomaaliya in ay ka waantoobaan in ay si khaladan oo aan ahayn sidii lagu heshiiyay arrimaha. Wasiirku waxa uu kaga jawaabay hadalkii Wasiirkaasi “Hadalada ka soo yeedhay wasiirka ka tirsan dawlada Soomaaliya waxaan u arkaa in arrimahaasi ay carqaladayn karaan wada hadalada labada dal u socda, waxaanan ugu baaqaynaa dawlada Soomaaliya in ay ka waantoobaan in ay si khalad ah oo aan ahayn sidii markii hore lagu heshiiyay u dhigaan arrimaha, markaa arrimahaasi waa kuwo xumayn kara wada xaajoodkii u socday labada dal.axaan filayaa arrintaasi in aanay ahayn arrin sax ah, Somaliland iyo Soomaaliya waxaa ilaa mudaba u socday sidii uu dhigayay qodobkii 6-aad ee shirkii London ee sanadkii 2012-kii, waxaa u socday shirar laba geesood ah, iyaga oo laba dal oo siman ah inay ka wada hadlaan xidhiidhkooda, inay ka wada hadlaan iskaashigooda iyo arrimo kale oo siyaasad leh, dhaqaale leh, oo nabadgelyo leh”. Wasiirka Ganacsiga iiyo Maalgashiga Somaliland waxa kale oo uu tilmaamay in aanu wasiirka war-faafinta ee dawlada Soomaaliya ka mid ahayn weftigii ka qayb galay shirkii u danbeeyay ee Istanbul isla markaana uu si khaldan u turjumay qodobkii qeexayay in maamulka hawada Somaliland iyo Soomaaliya laga maamuli doono Hargaysa. “Wasiirka kamuu mid ahayn weftigii ka socday dawladiisa Soomaaliya ee wada hadalka ka qaybgalay, markaa waxaad moodaa inuu ka bixiyay turjumaad aan sax ahayn, heshiiska labada dal ay wada galeen waxa uu qeexayay in maamulka hawada labada dale e Somaliland iyo Soomaaliya ay maamulaan guddi ay labada dal u soo magacaabaan oo xaruntiisu noqonayso caasimada Somailand ee Hargeysa, gudidaasi farsamada ahina uu ka soo taliyo qaabka loo wada shaqaynayo iyo sidii dhaqaalaha ka soo bxa loo qaybsan lahaa. Shirkayagii u danbeeyay guddidii Somaliland ka socotay ee aan anigu guddoomiyaha u ahaa ee ka qaybgalay shirkii Istanbul, markaa inay Soomaaliya ka baxday wada hadaladii ay Somaliland la lahayd war sax ah ma aha war rasmi ahna ma aha” ayuu yidhi Dr. Maxamed C/laahi. Wasiirka oo la waydiiyay wakhtiga uu wareejinayo xilkii wasaaradda arrimaha dibada maadaama oo uu dalka yimid wasiirkii dhawaan wasaaraddaasi loo magacaabay waxa uu yidhi “Munaasibadii xil wareejinta waxaanu qabanaynaa berito (maanta) oo Sabti ah”. Dhinaca kale xisbiyadda mucaaridka ah ayaa si hubsiimo la’aan ah xukuumadda ugu cambaareynayay hadalkan ka soo yeedhay wasiirka warfaafinta Soomaaliya, iyagoo aaminay kuna doodayay inay Soomaaliya dhinaceeda ka baxday heshiiskii ay dhawaan Somaliland ku gaadheen magaaladda Istanbuul ee dalka Turkiga. XIGASHO;WARGEYSKA MADAXA BANAAN EE DAWAN
-
A funny film yet true about the union of Somalia and Somaliland 1960
Xaaji Xunjuf replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
Gaadhigooda ayaanu la raranayna:D -
You sound hurt all this because i said cabdi cawar cannot defeat Faroole and that he will be humiliated again, where did i say i am afraid if you are going to lie do it good. Dont make stuff up, serving as a prime minister under an interim government guarded by African union troops, is not a legacy to be proud of. What has cabdi cawar achieved for faroole to take him serious. My argument is that cabdi cawar doesn't stand chance , you deep inside know this to, why are you arguing i dont get it, the elections were cancelled there will be selections as usual we know faroole has the auhtority and the state resources and his team will make sure cabdi cawar doesn't stand a chance. Hadanay mustafuurin cabdi cawar before the selections:D
-
Somalia;970593 wrote: Slobodan Milosevic was right in saying that, history is proof. What happened to the Croat Serbs? They were forcible expelled from their lands, hundreds of thousands , some killed as well after the defeat of Republic of Serbian Krajina. So it's very important that SSC do not experience such fate at the hands of world powers, no one fears the small irrelevant secessionist triangle which calls itself "Somaliland", but rather the support they could get to start clan cleansing in our lands. Tudjman wanted an ethnically clean Croatia, he got there with US support. We must avoid war, we want peace guys. Most Croat serbs were not indigenous to the land
-
I am no tribalist there is no need for that Qabyalaadu wax wanaagsan maha nabiga xita sheegey. Back to cabdi cawar he stands no chance against Faroole you know that to if it is back to faro taag selection faroole has this there is no serious opposition against faroole. I am a afraid cabdi cawar will lose and will be deported if he starts trouble. Faroole constructed a new presidential palace and doesn't look like he is leaving any time soon.
-
^^ President hassan was never against federalism he was against autonomous states linked to Kenya federalism does not mean u can create ur autonomous state the way u want and than say he lets form a federal union. Thats now how it works , federalism does also not mean u are an equal entity to the Somali federal government.
-
^^ I left them out because they broke away and have little or nothing to do what happens in Somalia. But they to have their problems and have not reconciled with the Koonfurians and they dont intend to, unless the koonfurians accept their statehood.
-
Classified;970569 wrote: The Ankara talks are failing. Somalia will become just like Yugoslavia. The different clans of Somalia are similar to the different ethnic groups that formed Yugoslavia. The big question is, Yugoslavia disintegrated, but will Somalia disintegrate into Sovereign Clan-states? Will Mogadishu or the "Forces for Union" allow Somaliland, Jubbaland, Puntland and other states within Somalia to have sovereign statuses in the near future? Slobodan Milošević, the Serbian leader of the Former Yugoslavia once said, "If Croatia wants us to allow them to secede from Yugoslavia, they have to allow the Serbians living in Croatia to secede from Croatia as well." That's the arguments that's being used today against Somaliland's secession from Somalia, where Unionists clans living in Northern Somalia, mainly Sool, Sanaag and Cayn are arguing that if Somaliland can secede from Somalia, then SSC regions can secede from Somaliland. Actually thats not the arguement the HAG led govt does not give a few cents about the few districts in eastern sool and eastern sanaag. That was never their argument to begin with they have never suggested that.
-
People who always say are we back in 1991 , when did Somalia move from 1991 , when did Somalis reconcile when did they make peace just because the legendary Mahiga helped you pass a constitution doesn't mean Somalia moved forward. There are still clan animosities there is still huge distrust. The African union troops keep the peace and keep Somalia civilized or else the extreme religious zealots or the extreme tribalists would wage war against each other. HAG and SAHAL are just another chapter of the Civil war same game different players. Barre hiiraale is still warlord Axmed madoobe was yesterday a warlord now he leads a clan state. Col qeybdiid was yesterday an USC member today he is the President galmudug. Some are even old school, but new guys are coming in and continuing the legacy. Wake me up when Somalis reconcile and really put the civil war behind themselves.
-
Historic sights are very important you know
-
Mogadishu: Dahabshiil supports Shabaab, they need to leave us!
Xaaji Xunjuf replied to The Zack's topic in Politics
The woman was paid by waaga cusub editor daahir calasow , why dont people bring evidence they have against dahabshiil if they believe he funds shabaab this is just pure fabrications. People will continue to send money by the way Dahabshiil has offices in Kenya Ethiopia South Sudan Djibouti, he has a bank there, he is in the telecom branch his business is very wide. Mogadishu is just a small portion where he invests. Slaanta yar logiceedu waxa weye dahabshiil lacagtisaan la leeyahay oo wa inu sidan rabo yeela lol. -
Addis-Ababa: Cabdiweli Gaas oo lagu wado inuu ka dhawaaqo mushraxnimada xilka madaxweynaha Puntland 24. juli 2013 APL Wararka laga helayo Magaalada Addis Ababa ayaa sheegaya in Raysalwasaarihii hore ee Somaliya Cabdiweli Cali Gaas oo Caawa Shir kula leh Halkaasi Jaliyadda Reer Puntland ee Addis-abab la filayo in ilaa berri uu ku dhawaaqo in uu yahay Musharax u taagan Xilka Madaxtinimo ee Puntland Doorashada Janaayo 2014. Gudoomiyaha Dhalinyarada Gobalka Mudug Maxamed C/qaadir Cali Cigaal oo Xiriir uu la soo sameyeey Cabdiweli ayaa u xaqiijiyay Raad Raac in Cabdiweli la filayo in ilaa berri uu ku dhawaqo in uu yahay Musharax Puntland u taagan uuna filayo in uu wax badan ka qaban karo Arrimaha Puntland. Cabdiweli ayaa la filaya in uu tago Nairobi kaddib ku dhawaaqistiisa musharaxnimada,kadibna uu uga soo Gudbo Magaalada Gaalkacyo oo Iminkaba ay tageerayaashiisa ka bilabeen u diyargarow-ga Soo dhoweynta Cabdiweli. Cabdiweli oo ah aqoon yahan lagu yaqaanay Siyaasadda Somaliya ayaa in mudda ahba uu jiray tuhun ah in uu danaynayo Madaxtinimada Puntland.horay ayuu u sheegay in wax badan ay ka qaldantahay Siyaasadda Puntland mar uu warbahinta kula hadlay Gaalkacyo kaddib safar uu ku maray qaybo kamid ah deeganada Puntland 2012.
-
The Beautiful country of Ukrain and its people in Pictures
Xaaji Xunjuf replied to Xaaji Xunjuf's topic in General
More of the beautiful Ukraine -
Bal dib u akhri Xiinfaniinow DHEGEYSO: Dowlada F. Soomaliya oo dib uga noqotay heshiiskii Hawada ee ay Somaliland la gashay July 24, 2013 10:50 am GMT - Written by Yusuf - Edited by Yusuf Wasiirka Warfaafinta Gaadiidka Cirka iyo dhulka Dowladda Federalka Soomaaliya Mr Ciilmooge oo khudbad u jeediyay Baarlamaanka Soomaaliya ayaa si cad u beeniyay in Xarunta Laanta Hawada laga dhigayo Hargeysa. Wasiirka wuxuu tibaaxay in Xarunta weyn ahaan doonto Muqdisho balse adeega la gaarsiin doono Hargeysa iyo Garowe. Wasiir Ciilmooge wuxuu meesha ka saaray heshiiskii ergadii kala meteleysay DF iyo Somaliland ku saxiixdeen Istanbul,wuxuuna cuskaday sharciga xeerka ee Hawada Soomaaliya kana diiwaangashan Qaramadda Midoobay. Hadalkaan wuxuu wejigabax iyo fadeexo ku yahay ergadii Somaliland ee ku faanay inay Hawadii Soomaaliya u soo wareejiyeen Hargeysa. AUDIO
-
^^ if one sides violates the agreement than there is nothing that was agreed on, no one is threatening the UN flights they will just not be welcomed in Somaliland. But lets see how this goes i am expecting the Somaliland information minister or the Somaliland trade minister to come up with a statement in the next 24 hours.