Xaaji Xunjuf

Nomad
  • Content Count

    29,836
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    77

Everything posted by Xaaji Xunjuf

  1. There is nothing eternal or sacred , but Somali republic we wish it well not sure how some politicians can keep up the unity, of a broken country.
  2. Any way no need to derail the topic and talk about gallas , we should go back to the topic the topic is neither about me nor about the galla peasants.
  3. i am not concerned what he says about Somaliland his opinion does not matter as i said earlier read the tittle of the topic i a asked why he suddenly care about Somaliland. We are no way discussing what he says or what he thinks this is irrelevant.
  4. Its not about his opinion but about him i did not even read what he wrote the fact that he is talking about Somaliland is what i have a problem with, so his opinion does not matter, what matters is why does this man want to talk about Somaliland.
  5. ^Now you are insulting me and calling me the son of a pagan Galla?
  6. Somaliland elders mullahs and traditional elders are already taking my advise They just need to lose the silly hat and those who were wearing a macawis, and they need to wear a white Turban, and than they are good to go
  7. Why does he care what is his motive we know how this guy ruined the BBC Somali. this guy should completely be condemned, and no one cares about his opinion.
  8. Yuusuf Garaad Oo Faalo Dheer Ka Qoray Siyaasada Somaliland Iyo Marxaladahii Ay Soo Martay. Marka la barbardhigo Soomaaliya inteeda kale, Somaliland waxay ku tallaabsatay horumar dhinacyo badan leh ........... Marka la barbardhigo Soomaaliya inteeda kale, Somaliland waxay ku tallaabsatay horumar dhinacyo badan leh oo la taaban karo. Waxaana aniga iigula muhiimsan horumarka ay ka gaartay xagga amniga iyo hirgelinta nidaamka axsaabta badan iyo doorashooyinka u suurtageliyay muwaaddin kasta uu saameyn yeesho, waa Dimuqraaddiyadda. Inkasta oo ay jirto dhaqaale xumo iyo shaqo la’aan da’yarta haysata, haddana waxaad moodda in Somaliland arrinta ugu muhiimsan ee ay raadineyso in ay tahay aqoonsi caalami ah. Geed dheer iyo mid gaabanba wey u fuushay. Taas ayaa ugu wacan in Afartii Madaxweyne ee Somaliland soo martay ay magacaabaan isugeyn 13 Wasiir oo Arrimaha Dibdda midba mar loo xil saaray. Waxa ugu weyn ee loo diray waxay ahayd, kac oo aqoonsi raadi. Somaliland doodo fara badan ayay caalamka soo hor dhigtay. Waxaa ka mid ah in Somaliland ay xorriyad iskeed u qaadatay 26 June 1960. Isla markaana ay iyada oo ah dal xor ah ay iskeed ugu biirtay Soomaaliya. Markii midnimadaasi ay anfaci weydayna ay iskeed ula soo noqotay madaxbannaanideedii. Waxay cuskatay Xeerkii Ururka Midnimada Afrika oo u xuubsiibtay Midowga Afrika ee ahaa in soohdimaha Afrika loo daayo sidii Gumeysigu uga tagey. Somaliland ka dib markii ay ku guuleysatay in ay gacanta ku dhigto Sool oo markii hore ay Puntland ka talin jirtay, waxay doodda ku soo dartay in ay soohdimaheeda oo dhan gacanta ay ku heyso. Doodaha Soomaaliland waxaa ka mid ahaa in la xasuuqay dadka Somaliland oo Qarankii Soomaaliya uu u adeegsaday ciidankii dowladda oo wata madaafiicda goobta, dabbaabado iyo dayaarado, welibana adeegsanaya calooshood-u-dirir ajnebi ah iyo qaxooti ka yimid Ethiopia. Waa dagaal aan aniga lafteydu 1989 iyo 1990 aan indhaheyga ku arkay qaar ka mid ah xad gudubyadii dadka rayidka ah loogu geystay Hargeysa, Berbera, Burco, Beer iyo weliba Borame iyo baadiyaheeda ilaa tuulooyin Awdal ka tirsan oo ay ka mid yihiin Qolujeed, Xaliimaale, Boon, Weeraar iyo Beysaarre. Xataa waxaa jirtay dood uu mas’uul Somaliland ahi hadda ka hor yiri wax aan diinta ahayn ee Somali nagala dhexeeyaa ma jiraan. Inahaas oo dhan wey ku qancin waayeen caalamku in uu Somaliland u aqoonsado dal Madax bannaan. Somaliland waxay Madaxweyne u dooratay Silaanyo, oo intaan kula soo ekaaday siyaasadda Soomaaliya, mar uu Wasiir ahaa, mar uu Jabhaddii SNM Hoggaaminayay, mar uu Wasiir ka ahaa Somaliland iyo mar uu hoggaamiye mucaarad noqday. Markii uu xilka qabtay Madaxweyne Silaanyo oo aan siyaasadda ka caajisin, waxaad mooddaa Siyaasaddiisa Arrimaha Dibadda oo uu garwadeen ka ahaa Dr. Maxamed Cabdullaahi Cumar, in ay qaadatay dariiq ka duwan kuwii ka horreeyay. Wasiirradii hore waxay qaar isku dayeen in Somaliya ay is diidsiiyaan oo sidii wax aan jirin ama aan waxba ka khuseyn ay u dhaqmaan. Qaarkood waxay isku dayeen in taariikhdu sida ay tahay aan looga warramin. Haddaad fiiriso Afrika, Ethiopia waxaa ka go’day Eritrea. Labada ayaa isaga raalli ahaa. Sudan ayaa iyadana laga jaray South Sudan. Waxay ku timid wadahadal iyo heshiis labada dhinac ku dhex maray Nevasha, Kenya. Markaa Dowladda Silaanyo, iyada oo aan joojin dariiqii dowladihii ka horreeyay ee Somaliland ay iskeed caalaamka aqoonsiga uga raadsanaysay ayay haddana waxay ku soo kordhisay dariiq cusub. Iyada oo aan ka tanaasulin Madaxbannaanideeda ayay furtay wadahadal fool-ka-fool ah oo ay la yeelato Somalia. Waa wax aan Somaliland marna hore suurta gal uga ahayn. Waxay ku dhiirratay in ay ka qeyb gaho shirar siyaasad, ammaan iyo maalgelinba leh oo Soomaaliya loo qabtay, taas oo sida caalamku u arko ay Somaliland ka mid tahay. Waxaan goob joog ka ahaa Shirarkaas qaarkood ka dhacay Yurub iyo Afrika. Waxaan dhihi karaa, Dr. Maxamed Cabdullaahi Cumar wuxuu shiiqiyay mas’uuliyiintii matalayay Dowladda Soomaaliya. Taas ulama jeedo isbarbardhigga laba Wasiir oo keliya. Wasiirka Somaliland waxaa ka muuqday diyaar garow wanaagsan. In uu yaqaan waxa uu shirka ka rabo iyo danta uu ka leeyahay in uu ka gaaro. Waxaa kale oo hadalka u qurxiyay in uu hayo horumar la taaban karo oo uu soo bandhigo. Waxaa kale oo uu ku helayay garowshiyo , dhiirrada ah in uu goobta yimid inkasta oo qaar badan oo dadka uu metalo ka mid ahi aanay raali ka ahayn in shir Soomaaliya ku saabsan laga qeyb galo. Waxaa loo arkayay in Somaliland ay wax muuqda qabsatay ayadoo taageerada ay deeq bixiyayaashu siiyaan Somaliland ay tahay mid ka yar tan lagu kharash gareeyo Soomaaliya. Inahaas oo dhan waxaa uu ku helayay sacab ama garowshiyo ka xoog badan kan ergadii Soomaalidu ay helayeen. Wasiirka Soomaaliya u hadlayay, saa wuu ka duwanaa. Goobaha qaarna waxaa Wasiirka Soomaaliya ka muuqatay kalsooni darro oo waxaaba ka garab hadlayay, Maamul goboleedyo, mararka qaar hadalkoodu is khilaafayo. Dr. Maxamed Cabdullaahi Cumar hadda waa laga wareejiyay Wasaaradda Arrimaha Dibadda, waxaana loo magacaabay Maxamed Biixi Yonis, oo ah nin leh khibrad gaammurtay oo ah xagga maamulka hawlaha Qaramada Midoobay. Wuxuu ahaa ninka labaad ee Madaxda ka ah hawlgalka ballaaran ee Qaramada Midoobay ay ka waddao Darfur, Sudan. Wuxuu afkiisa ka sheegay in uu maamulyay miisaaniyad dhan $1.8b. Qof barteyda Facebookga uga fallooday oo afka Sportiga adeegsaday wuxuu Biixi ku tilmaamay cayaaryahan halis ah oo ay Somaliland soo gatay. Waxaa isaguna cududda Somaliland ku biiray Axmed Ismaaciil Samatar, oo aqoon iyo khibrad maamul isku darsaday. Waa Bare Sare oo Jaamacdeed iyo Hormuud, cimrigiisa inta bandan ku qaatay waxbaridda dhallinyaro Mareykan ah. Jaamacado kale oo badanna casharro ka jeediya. Buugaag badanna qoray. Waxaa uu ku takhasusay Xiriirka Caalamiga ah. Axmed waa hadal yaqaan aan waxba hambeyn marka uu Soomaali ku hadlayo iyo marka uu Ingiriis ku hadlayo labadaba. Axmed markii aan ku wada hungownay doorashadii Muqdisho ee kal hore ee lagu doortay Madaxweyne, Xasan Shiikh, iyo weliba dhismihii dowladda, ayuu goostay in uu tago degaanka Gebiley oo uu ku dhashay. Soo dhoweyn, uu isaguba qirtay in aanuu fileyn, ayuu kala kulmay Somaliland inteeda badan oo uu cagta mariyay. Wuxuu qiray in uu hadda ka dib ka shaqeyn doono suuqgeynta Jamhuriyadda Soomaaliland. Isbeddelkan Wasaaradda Dibadda lagu sameeyay ma cadda in micnihiisu yahay in Madaxweyne Silaanyo iyo kooxdiisa khusuusiga ahi ay u dan leeyihiin in ay wax ka beedelaan siyaasaddii dibadda. Waxaan ogaan doonnaa 100 maalmood gudahood, taas oo ah muddada ka harsan, madasha ah in 120 maalmood gudahood ay labada dhinac isku arkaan. Laakiin waxaan muran ka joogin arrinta aqoonsiga Somaliland sida ay muhiimadda koowaad ugu tahay Hargeysa in xaalku ka duwan yahay Muqdisho. Dowladda Federaalku inkasta oo Somaliland aanay illowsaneyn oo weliba ay dhowr jeer la fariisatay, haddana aqoonsiga ama aqoonsi la’aanta Somaliland ma ahan sida Hargeysa ay ugu tahay mudnaanta koowaad. Dhismaha dowladda ayaa inyar nooga ifinaya taas. Dadka Soomaaliyeed ee reer Somaliland ee sheegay in ay midnimo doon yihiin, hal Wasiir oo keliya ayaa ku jira Golaha Wasiirrada – Fowsiyo Yusuf Xaaji Aden, WasiirKa Dibadda iyo Ra’iisal Wasaare ku xigeen. Waxyaabaha Dowladda hor yaallana waxaa ka mid ah sidii loo sugi lahaa ammaanka caasimadda oo marxalad xun maraya, xallinta dagaallada Shabeellada Hoose iyo Kismaayo, isu diyaarinta iyo ka qeyb galka shirka Brussels, ku dhaqaaqidda isbeddelka dhismaha xukuumadda ee saameeyay niyadda Wasiirrada qaar ka warhelay in la beddelayo laakiin weli sii jooga xafiiska, in Puntland la iska afgarto dastuurka, mushaar u helidda hey’adaha dowladda oo ay kuwa amnigu ugu horreeyaan, dhismaha hey’adaha dowladda, la dagaallanka musuqmaasuqa iyo diyaarinta wixii la fali lahaa marka xilliga baarlamaanku dhammaado – maaddaama aan jawi doorasho hadda soo muuqan. Dowladda Xasan Shiikh iyo Saacid Shirdoon uma gaar aha, laakiin xataa xilligii KMG-ka, dowlad kasta oo Muqdisho ka dhalata waxaa dhaqaaq u diiday arrimo soo dabra hanka iyo himilada hoggaamiyayaasheeda. Ugu dambeyntii waxaan shaki ku jirin in culeyska horyaalla dowladda Soomaaliya iyo miisaanka u sii kordhaya Hargeysa, oo lagu daray oonka caalamku u qabo in shidaal laga soo saaro dalkeennu ay tahay mid rajo ku abuuri karta taageerayaasha Somaliland. Waxaa la gudboon Dowladda Muqdisho in haddii ay wadahadalladu sii socdaan in ay tayada u sii kordhiso ergada la xaajooneysa Somaliland. Ergadaas waxaad hadda mooddaa in lagu soo xulay nidaamka Baarlamaanka lagu soo xulay mid la mid ah.
  9. They did allot of good things there are still allot of shortcomings but we hope for a better future for the people of Somaliland.
  10. They were colonizers Somaliland was bordering not a normal country Ethiopia a country that has never been colonized before the Brits rewarded the Ethiopian Empire where it could. The Ethiopian Emperor Yohannes assisted the brits in the war against the Mahdist.For as they returned the favor, this does not mean their treaties signed with the Somaliland tribes were not legal, it was legal, the Hawd and reserve area was given to the Xabashis, because the Xabashis and the Brits had common strategic interest. remember the Tribes in the hawd and reserve area were the same as the rest of the people of Somaliland they were just ethnic Somalilandish people. By the way signing treaties with the colonial empire was very smart , what would be worse is to be under Xabashi and they were moving and moving. Look at today the English is gone but the xabashi still occupies the hawd and reserve area and the rest of the Somali region. The generations of the late 19 century we salute them.
  11. Johnny B;971236 wrote: Xaaji, such a sentimental rubbish was/is what the seceding Somali clan of the North has been using in the hope of winning the hearts/minds of the other Somali clans to dismember their Nation , well so far so bad . No need to win hearts and minds what will that do for Somaliland whether they support it or not remains always irrelevant in the eyes of the people of Somaliland. They are Koonfurians and their opinion does not matter they are not even the boss in their own homes. There is no nation to begin with apophis and his clan feel they are closer to Nairobi than they are to Mogadishu. The Folks in Mogadishu say this every day ,Somalia is already dismembered u just dont want to see it
  12. apophis the sad part is those who you try to help revive the so called Somali nation with consider you an Ethiopian or a kenyan or the children of illegitimate parenthood as thats what they call your jubbaland
  13. Xarakada Al-shabaab oo ku Hanjabtay in ay Kordhin Doonto Weerarrada ay la beegsanayso Shaqaalaha Turkiga ee Somalia Jooga Axad, July 28, 2013 (HOL) — Xarakada Al-shabaab ayaa ku hanjabtay inay kordhin doonto weerarrada ay la beegsanayso shaqaalaha Turkiga ah ee ku sugan magaalada Muqdisho, iyagoo sheegay inay Turkigu qayb ka ahaayeen duullaanno lagu qaaday dalal muslimiin ah oo caalamka ku yaalla. Afhayeenka guud ee Al-shabaab, Sheekh Cali Maxamuud Raage (Sheekh Cali Dheere) oo la hadlayay warbaahinta ku hadasha afkooda ayaa sheegay inay weerareen dhisme ay deggenaayeen saraakiil Turki ah oo ku taalla degmada Hodan, halkaasna ay ku dileen lix illaa toban ka mid ah dulamaasiyiin Turki ah oo goobtaas ku sugnaa tiro intaas ka badanna ay dhaawaceen. “Weerarka waxaa fuliyay walaalo ka mid ah mujaahidiinta, waxayna gudaha u galeen xarunta, iyagoo dilay inta u dhexeysa lix illaa toban ruuxx Turki ah, kuwo kalena dhaawacyo ayay u geysteen, waxaana walaalahaas qaarkood ay si nabad ah uga baxeen dhismaha,” ayuu yiri Sheekh Cali Dheere. Sidoo kale, afhayeenku wuxuu sheegay in weerarkan uu billow yahay qorshe ay ku doonayaan inay ku beegsadaan shaqaalaha Turkiga ah ee Somalia ku sugan, gaar ahaan kuwa jooga Muqdisho. Isagoo ku eedeeyay Turkigu inuu maleegayo shir-qoollo ka dhan ah dadka Soomaaliyeed. “In badan oo ka mid ah Soomaalida waxay qariibsanayaan ama la yaab ku noqonaysa marka ay maqlaan in Turkiga ayaa la weerarayaa iyagoo is leh sow Turkigu ma ahan muslim, balse waxaan u sheegaynaa in Turkiga uu ka baxay xayn-daabkii muslimiinta uuna garab iyo gaashaan u noqday gaalada dhibaatooyinka ka geyanaya dunida muslimka,” ayuu yiri Sh. Cali Dheere. Afhayeenka oo sii hadlaya ayaa sheegay in Turkiga ku sugan Muqdisho ay maleegayaan shirqoollo ka dhan ah shacabka Soomaaliyeed, kuwii shalay la weerarayna ay ka mid yihiin kuwa shirqoollada abaabulayay, isagoo xusay in iyagoo taas ka duulaya ay sii wadi doonaan weerarada ka dhanka ah Turkiga ku sugan Somalia. “Dowladda Turkiga waxay garab iyo gaashaan u tahay gaalada, waxayna ka mid tahay ururka NATO oo ay ku bahoobeen reer galbeedka, iyadoo qayb ka ahayd dhibaatooyin laga geystay dalal ay ka mid tahay Afgaanistaan,” ayuu Sheekh Cali Dheere kusoo af-jaray hadalkiisa. Xarakada Al-shabaab ayaa waxay weli ka talisaa dhul ballaaran oo Koonfurta iyo bartamaha Soomaaliya ku yaalla, waxaana sheegeen dhawaan in tan iyo markii ay billlaabatay bisha Ramadaan ay fuliyeen weerarro isugu jira kuwo toos ah iyo kuwo ismiidaamin ah.
  14. Al-Shabaab oo sheegetey weerarkii Turkiga lagu qaadey shalay, iyo hanjabaad hor leh oo Shabaab kasoo yeertey Mogadisho– 28 luuliyo,2013–Pi– Afhayeenka Al-shabaab Cali Dheere oo Saxaafadooda ka hadlay ayaa shaaca ka qaadey in ay iyagu ka dambeeyeen weerarkii shalay oo sabti ahayd lagu qaadey Shaqaalaha Turkiga, Cali Dheere wuxuu intaas raciyey in ay Dileen lix Turki ah, isla markaasna Al-shabaabkii weerarka geystey ay qaarkood nolol ugasoo noqdeen weerarka. Cali dheere wuxuu shaciyey in ay sii wadayaan weerarada lagu hayo Turkiga sababtoomah buu yiri Turkigu waxay gacan siiyaan kuwa kusoo duuley Islaamka. Al-shabaab waxay sheegteen in Dagaal yahanadoodu ay gudaha u galeen Dhismaha Ay daganayeen Shaqaalaha Turkiga ah ayna halkaas ku dileen Turki gaaraya Lix kuwo kalane ay dhawaceen, laakiin Waaarada Arimaha Dibada Turkigu waxay maanta shaaciyeen in hal Askri uga dhintey weerark Sadex kalane ay dhawac yihiin. Hanjabaadaan kasoo yeertey Al-shabaab iyo weerarkii shalay waxay kusoo beegmayaan xili uu maanka Magaalada Muqdiaho aad usii xumaanayo iyadoo qaraxyadu ay hada joogto noqdeen.
  15. And how are they going to find 2/3 of the Parliament trust me the constitution it self is being reviewed,Somalis are not people of Constitution. The TFG charter had the same but it never had any effect.
  16. Yeah he was selected by a unelected body nevertheless i doubt they can form a threat to him in the Parliament, this only happens sometimes with the pm.
  17. ^ Thats a good point they can use it against him the secular extremist but than again they are turks to but people try to use all kind of tools to stop erdogan so they can use. But the question is will that happen.
  18. It doesn't really matter whether they have support or not these leaders were not elected by the people,aslong as the goverment has the mandate and the the African union troops they have nothing to worry.
  19. I doubt his is real significant there is no stepping down these MPS were not elected by the people so who cares. Hassan will finish his term and so will saacid farax. Perhaps he might even get a second term aslong as his qatari buddies support him.
  20. i agree with cadnaan its worth it Somalia is Turkey's target for neoottomanism , they will not leave because of some security problems. What they will gain is much more important.
  21. Need to withdraw their support from the SFG how is it possible that 2 Militia who are both on the same side are fighting each other communities of the Habr gangster clan attacked the water malians, who also wore SFG military uniform. This is unacceptable i wonder how a federal state can be established, if people do not even agree who owns what land? What can the government do actually about this the best thing if the goverment wants to be taken serious Amisom African union troops need to be stationed there and keep the peace.
  22. Cambuulo they need to removed from the military, the security forces need to be filtered , or else u will always have spies with in. The government knows this but the problem is they are scared if they cut them loose. They might join shabaab again, but keep in mind they are no use to the goverment either.
  23. Furthermore its impossible for a group such as alshabaab to not have a secret cell in Mogadishu it would be impossible for them to carry out attacks in Mogadishu. The question we should ask our self is does the intelligence service know about this or are they ignoring this fact?