-
Content Count
29,836 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
77
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Xaaji Xunjuf
-
Faroole: we will see who needs who+ Xammar cannot support Somaliland
Xaaji Xunjuf replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
i never said anything about hatred, and no one is afraid of the puntlanders, but the 2 have little to do with each other Somaliland, they dont have shared political values with your people. Culusow is not a bad man in my book he is trying his best to revive Somalia. But allot of people are working against him, Jubbaland the garowe boys alshabaab other clanist people. Culusow can be a good partner of Somaliland in the near future and we wish to cooperate with him on some key' issues. Which will Benefit both of our countries. -
Faroole: we will see who needs who+ Xammar cannot support Somaliland
Xaaji Xunjuf replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
Tallaabo;971906 wrote: Wow there are on going talks between Puntland and Somaliland!! This is a step in the right direction. Thats just nonsense there is no talks between Somaliland and the garowe clan enclave , what is there 2 talk about , Somaliland only talks tot he legitimate goverment in Mogadishu. -
Nuune si fiican u eeg Afro hashimite wa afro hashimite Afrikanka na wax wanu isu nahay xaga dhinaca kale , ma garanayo sidan kugu sheego mala fahanka kugu yar, anagu carabta oo dhan waxba isu ma nihin qeyb uun banu isu ahayn laakin inkasto hashimin la yahay carabti leventka iyo qurumaha kale wax ba isku ma nihin marka termka carab inad istcmaashid maha.. Walalaha afrikanka na ha didiin.
-
kawa kale wa united UAE Kenya Ghana Senegal Rwanda , walalaha afrika weye oo anu nahay dad saaxib oo oo meel walba wax iskaga ah.
-
I dont care much about East timor iyo waxyalahaas ama kosovans but we wish the kosovo people all the best luck with their new country. Fiij wabaan tegey wa meel qurux badan beach qurux badan leh. Dad xun maha. But they are not close to the Afro hashimites The allies and friends of the Afro hashimites are Ukrainians the south Sudanese Kuwait the French, iyo qaar kalo badan.
-
The question is when did Faroole actually cooperate with the goverment in Mogadishu for over a year he has been crying the constitution had been changed why dont he visits Mogadishu, and adress the parliament ,he has not visited his capital. President hassan should ignore faroole altogether and just focus on the southern part of Somalia.
-
Its not just for British but also Danish Swedish but you picked British i have no problem with the British lads.. What do you mean by our people since when are you included to the people people. By the British are not Foreigners well they are foreigners but there are many British MPS and interests groups who are close to the people of Somaliland. The same with our Ukrainian brothers and sisters.
-
Somalia: Puntland ‘suspends cooperation’ with Federal Government in Mogadishu 2 Aug 2, 2013 - 2:52:11 PM GAROWE, Somalia Aug. 2, 2013 (Garowe Online) - Puntland government in northern Somalia has suspended cooperation with the Somali Federal Government in Mogadishu until the country’s constitution is restored, Garowe Online reports. Puntland President Abdirahman Farole speaks at State House in Garowe, Aug. 1, 2013 President Farole gave the keynote address on Thursday evening at a celebratory event held at Puntland State House in Garowe marking 15 years since Puntland’s statehood was founded in 1998. President Farole said that Puntland was founded in 1998 to establish law and order in the territory and to help establish a federal system of government for Somalia. “If Puntland had existed as it does today in 1991 when Mogadishu collapsed, then Puntland would not have collapsed. This is among the benefits of federalism,” President Farole said. The Puntland leader spoke at length about the process to establish the Federal Government in Mogadishu, noting the sacrifices of life and limb made to ensure that Somalia had a functioning national government. 'Tampered constitution' “However, the federal constitution is the fundamental thing that keeps Somalia together. Without the constitution, Puntland is not married to Mogadishu; Puntland is only married to its state constitution,” President Farole declared, to the crowd’s applause. He criticized the Federal Government for failing to print new Somali Shilling currency and to help Somali markets recover, despite Puntland’s repeated appeals and the March 11 agreement signed in Garowe between President Farole and Somali Prime Minister Abdi Farah Shirdon. President Farole condemned Somali federal officials for preventing Sudanese scholarships for Puntland students, saying: “Do they [Federal Government] expect us to travel to Mogadishu so Sudanese scholarships can be distributed? What era are we in? Who do they think we are?” he asked to the crowd’s applause. “Puntland educational certificates do not require Mogadishu’s stamp of approval. If anything, Puntland should approve Mogadishu’s educational certificates, because Puntland has a unified curriculum, functioning institutions, standardized examinations, and an educational policy,” said President Farole. Continuing, he said: “Puntland will suspend all cooperation and relations with Somali Federal Government until the country’s genuine federal constitution is restored. Puntland does not recognize the tampered constitution the Federal Government now uses and Puntland does not recognize any law passed by Federal Parliament using the tampered constitution. Puntland considers the tampered constitution as Mogadishu regional government's constitution, not Somalia's federal constitution.” New Deal Conference President Farole declared that Puntland “will attend the New Deal conference in Brussels in September only with its own name, status and will speak on its own behalf. No entity will represent Puntland except Puntland government,” he added. The Puntland leader said that he informed the European Union delegation that visited Garowe on July 25 that Puntland will attend the New Deal conference with its own status, or will not attend at all. “If our condition is not satisfied, we will not attend, but we will forward priorities in our new Five Year Development Plan to Brussels to be incorporated into the New Deal Compact for Somalia,” said President Farole. Puntland has had strained relations with Mogadishu in recent years. Somalia's president Hassan Sheikh Mohamud has yet to address Puntland's concerns about the country's federal constitution.
-
New Political Party in Muqdisho excludes Somaliland from Somalia.
Xaaji Xunjuf replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
Siyaasi Ka Soo Jeeda Muqdisho Oo SheegayInuu Aqoonsan Yahay In Somaliland Ay Ahayd 60-kii Dawlad Ku Biirtay Somalia, Maantana Ay Xaq U Leedahay Inay Dawladnimadeeda La Soo Noqoto Muqdisho, August 2, 2013 (Haatuf) - Siyaasiga Siciid Ciise Maxamuud oo gudoomiye u ah Axsaabta ka dhisan Muqdisho oo loo yaqaano Xisbiga Dadka, isla markaana ka mid ahaa musharaxiintii isu soo taagay Madaxtinimada Somalia sanadkii hore, ahna siyaasi mudooyinkan dambe si weyn u dhaliilsan siyaasada dawlada Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sheegay inuu aqoonsan yahay in Somaliland ay ahayd 1960-kii dal ku biiray dawladd kale, maantana ay reer Somaliland xaq u leeyihiin inay dawladnimadooda la soo noqdaan. Gudoomiyaha Xisbiga Dadka Siciid Ciise Maxamuud ayaa sidaasi ku sheegay Waraysi uu xalay khadka telefoonka ku siiyey Wargeyska Haatuf isagoo ku sugan magaalada Muqdisho ee Somaliland, kaas oo intaa ku daray in xukuumada iyo Madaxweynaha Somalia ay ku fashilmeen balanqaadkii ahaa inay dawladoodu ay meel dhigatay qorshe ka kooban lix qodob oo ay dalka Somalia ku maamulayaan kuna horumarinayaan. Mr Siciid ayaa intaa raaciyey in Somalia in Muqdisho laga baqayo inuu ka dhaco kacdoon shacab oo laga sii shakisan yahay in hub laysula soo baxo shacabkuna heeryada saaran iska kiciyaan maadaama shacabkii hal sano maanta duruufaha haya ay taagan yihiin kuwo aanay awoodi karin in sanado kale ku samraan. Siyaasigan reer Somalia mar uu ka jawabayey su’aal ku saabsanayd qadiyada Madaxbanaanida Somaliland iyo Aragtida xisbigiisu ka qabo ayaa waxa uu sheegay in xisbigiisu taageersan yahay gooni isu taaga Somaliland waxaanu yidhi “Shalay waxa isku darsamay British Somaliland iyo Somalia Italiya oo dhalay Jamhuuriyadii Soomaaliyeed, markaa Somaliland waxay shalay la yimadeen dawlad markaa dawlad dawlad ku biirtay ayay ahayeen maanta hadii ay midowgii dhib kala kulmeen xaq bay u leeyihiin inay dawladnimadoodi la noqdaan cid qasbi kartaana ma jirto waxaanse dadka reer Somaliland iyo dawladoodaba u sheegayaa in aanay godoon iska dhigin ee ay u ololeeyaan (Lobbing) oo Muqdisho dad badan oo taageersan ayaa jooga, siyaasiyiinta ka soo jeeda Somaliland qaar baa Muqdisho ka sheega inay midnimada aaminsan yihiin sidoo kale waxaa la helayaa siyaasiyiin koonfurta ka soo jeeda oo Hargaysa doonaya inay u cadeeyaan in ay taageersan yihiin qaranimada Somaliland”. Ayuu yidhi Siciid Ciise gudoomiyaha Xisbiga Dadka ee Somalia. Waxaanu intaasi ku daray in loo baahan yahay in dawlada iyo shacabka Somaliland ay ogolaadaan in siyaasiyiinta ka soo jeeda Somalia inay yimadaan Somaliland iyo Hargaysa oo ay ka wada hadlaan qaabkii Somaliland loo ictiraafi lahaa, Ictiraafka Somalilandna waxa uu sheegay inuu yaalo Muqdisho oo uu ka dhaw yahay Aqoonsiga laga raadinayo London. Waxaanu ku baaqay in reer Somaliland ay qadiyadooda Muqdisho uga dhex ololeeyaan oo ay cadeeyaan in midnimadii shaqayn wayday oo ay reer Somaliland iska daayaan shisheeye wax ka doonida. -
Nuune Afro hashimite is the sub domestic identity of the people of Somaliland. Ethnic Somalilandish is when we refer to people of Somaliland descent who are also are from abroad for example ethnic Somalilandish people in Kenya in Ethiopia Djibouti Yemen and in Sheffield and Cardiff.
-
That 2
-
Madaxweynaha Puntland oo Dhaliil Usoo Jeediyey Dawladda Soomaaliya, Sheegeyna In la arki doono Cidii Cid u baahan [Dhageyso] Madaxweyne Faroole oo kor u haya Dastuurka Saxda ah ee Soomaaliya Madaxweyne Faroole oo kor u haya Dastuurka Saxda ah ee Soomaaliya Garoowe[RBC Radio] Madaxweynaha Dawladda Puntland Cabdirixmaan Shiikh Maxamed Maxamuud ayaa si kulul u weeraray dawladda federaalka Soomaaliya xili xalay uu ka hadlaayey Xaflada Sanadguurada 15-aad ee aasaaska Puntland. Madaxweyne Cabdirixmaan Shiikh Maxamed Faroole oo khudbad qaadatay Saacad iyo dhowr daqiiqo ayaa sheegay in dawladda federaalka ay ku Ciyaartay Dastuurkii dalka isla markaana ay sameysatay Dastuur gooni ah u ah dawladda Madaxweyne Xasan Shiikh. Waxa uu ku goodiyey Madaxweynuhu in marba Dastuurka la badelay ahayn kii saxda ahaa laguna noqon uu noqonayo Dastuur dawlad goboleed Xamar ah ay leedahay mana ahan buu yiri key hada haystaan Dastuur Soomaaliyeed. …”" Wax xiriir ah oo naga dhaxeynaya majiraan,wuxuu u ahaanayaa Dastuur dawlad-goboleedka Xamar ay leedahay maahan key hada haystaan kii Soomaaliya maahan, Wey u haysan karaaan hadey dawlad-goboleed Xamar dastuurkaas ku dhaqmaan laakiin mid Soomaaliyeed ma ahaanayo…””ayuu yiri. DHAGAEYSO : Madaxweynaha Puntland oo arrimaha dawlada Federaalka ka hadlaya Mudane Cabdirixmaan ayaa ku tilmaamay dawladda federaalka ee Soomaaliya iney u dhaqmeyso qaab kale taas inta ay jirtona maahan dawlad ka Wakiil ah Puntland. Soomaliya iyo Somaliland Dawladda Puntland Cabdirixmaan Shiikh Maxamed Maxamuud oo khudbadiisu taabaneysay dhinacyo badan ayaa soo hadal qaaday wadahadalada u dhaxeeya Dawladda federaalka ee Soomaaliya iyo Maamulka Somaliland,wxuuna sheegay iney soo dhaweynayaan tallaabadas. …”"Somaliland-na aqoonsi bey ka raadineysaa ha isku lugooynina Xamarna ma siin kartee awood aysan lahayn yey raadin mabixin karto taasna intaas baan ka leeyahay…””ayuu yiri Madaxweyne Faroole. Puntland iyo Somaliland Madaxweynaha Puntland ayaa Xaqiijiyey in Puntland iyo Somaliland uu u socdo wadahadal balse ma cadeyn wadahadalka labada dhinaca waxa uu ku Saabsanyahay,wuxuuna ku daray Intaas in marka horeba loo baahnaa in ay wadahadalnaa Puntland iyo Somalilnad. ….”" Xamar iyo Hargeysa waxa kawada dhaxeeya oo gooni ah anagu garanmeyno,waxay dooneysaa aqoonsi Xamar masiin karto,Xamarna uma leh awood iney wax u ogolaato iyo iney wax ka qabsatid ah anagey ahayd inaan isku hormarno wadahadana waan leenahay waa socdaa meeshu noo gaaro laakiin qaanso roobaad Hargeysiyu iyo Xamar laga talaabsaday Garoowe waxba isa siinmayaan….””ayuu yiri. Shirka Brussels Madaxweyne Cabdirixmaan oo faah-faahin ka bixinaayey ka qeybgalka shirka lagu wado in u ka dhaco magaalada Brussels ayaa sheegay in Puntland ka qeybgaleyso iyadoo State ah isla markaana ay afkeeda ku hadleyso taas badalkeeda ma dhacayso buu yiri in cid kale u hadasho. …”” Anagoo State-s ah oo aan cidi noo hadleyn anagu aan wadano waxayaga qorshahayaga shanta sano waxa ku qoran ayaan la tageynaa anagaa hadleyna cid noo hadleysa majirto hadeysan taas ahayn matageyno…””ayuu yiri. Heshiiskii Puntland iyo federaalka!! Gabagabadii ayaa Madaxweyne Cabdirixmaan Maxamed Maxamuud waxa uu ka dhawaajiyey in heshiiskii bishii March 11,kala Saxiixdeen Rayasalwasaare Saacid aysan waxba ka dhaqan gelin,wuxuuna sheegay in hada wixii laga bilaabo aysan jirin wax lagu wadashqeeyo cidii cid u baahan la arko.
-
New Political Party in Muqdisho excludes Somaliland from Somalia.
Xaaji Xunjuf replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
This is a step in the right direction , Somalia to focus on Somalia , which will be beneficial for Somalia. -
Ghanian and Nigerian police arrive in baydhabo
Xaaji Xunjuf replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
^^ Because they are not trained well they are nor prepared basically Somali police are with out shoes. They cannot do the job. -
Thats cabdi samatar thats Axmeds brother , he will come along to of the samatar brothers Axmed is more outspoken more charismatic Abdi is just a geography professor. While Axmed samatar is Economic and international politics professor. Nevertheless we hope that Cabdi comes home to there is nothing for him in Mogadishu.
-
^^ He is a Somalilander i have complete trust in him long live Dr Cabdisalaan
-
Ghanian and Nigerian police arrive in baydhabo
Xaaji Xunjuf replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
So we have Kenyan Ethiopian Djiboutian Ugandan Burundian siereleone Ghanian Nigerian security forces, in Somalia on top of that thousands of Somali Militia. These Alshabaab are really strong if they need so many countries to be defeated. -
Ciidamo Boolis AMISOM ah oo ka kala socda dalalka Ghana iyo Nigeria oo Baydhabo gaaray Baydhabo(RBC Radio) Ciidamo ka tirsan booliska AMISOM oo ka kala socda wadamada Ghana iyo Nigeria ayaa gaaray magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay oo ay dhawaan si buuxda uga bexeen ciidamada dowladda Ethiopia oo in muddo ah gacan ka geysanayey sugida amniga magaaladaasi. Gudoomiyaha maamulka gobolka Baay Cabdi Aadan Hoosow ayaa warfidiyeenka u xaqiijiyey iney magaalada Baydhabo ay gaareen cutubyo ka tirsan booliska nabad ilaalinta AMISOM,gudoomiyaha ayaa sheegay in booliska AMISOM ee Baydhabo la geeyey ay ka kala socdaan wadamada Ghana iyo Nigeria. Gudoomiyaha ayaa tilmaamay in ujeedka ciidanka AMISOM gaar ahaa booliska AMISOM loo geeyey magaalada Baydhabo ay tahay sidii AMISOM ay booliska Soomaaliyeed gacan uga siin lahayd sugidda amniga magaalada Baydhabo oo ay dhawaan amnigeeda la wareegeen ciidanka AMISOM kadib markii ciidankii Ethiopia ay banneeyeen. Cabdi Aadan Hoosow ayaa dhanka kale ka tacsiyeeyey geerida ku timid gudoomiye ku xigeenkii magaalada Baydhabo Alla ha u naxariistee Maxamed Macalin Ibraamih Dhaladheere oo Muqdisho ku geeriyooday,wuxuuna tilmaamay iney in muddo ah soo wada shaqeeyeen.
-
Xisbiga Dadka oo Xaqiray Puntland halka Soomaaliland na uu ka Saaray Dalka Soomaaliya (Akhriso Warbix uu Xisbiga Soo Saaray) Xuquuqda Qoraalada, sawirada iyo warbixin kasta waxay gaar u tahay Raxanreeb.com (RBC Radio). Lama adeegsan karo, dib looma daabici karo, lama baahin karo ama kambayuutar laguma keydsan karo si toos ah iyo si dadban intuba, haddii aan fasax laga heysan maamulka Raxanreeb.com (RBC Radio). Fadlan hana xadin Warbixin uu soo saaray Xisbiga Dadka Soomaaliyeed ayaa lagu dhaliilay dowlada iney dalka gelisay xaalad nolol xumo oo la soo gudboonaatey shacabka Soomaaliyeed. xisbiga dadka soomaaliyeed logoWuxuu Xisbiga Dadka ku soo gudbiyey warbixinta in dowlada Soomaaliya ay ku dhaliilayaan qodobo muhiim ah oo quseeya arrimaha dibedda iyo gudaha soomaaliya sida: siyaasada xariirka caalamka, siyaasada arimaha gudaha gaar ahaan: kobcinta dhaqaalaha, cadaalada bulshada, abuurista adeegyada aasasiga ee bulshada, shaqo abuurista iyo musuqmaasuqa sii baahaya ee cuuryaamiyey horukaca dowladda, iyadoo loo baahan yahay xilligan adag ee dalku marayo xaalad xasaasiya in shacabka loogu adeego taabogelinta amniga, cadaalada iyo raacida hanaanka dowlad wanaaga, taas oo horseedeysa gaarista kalsooni buuxda oo dhexmarta dowlada iyo shacabka soomaaliyeed. Xisbiga Dadka wuxuu dowlada ku dhaliilayaa ka gaabinta in la furfuro hanaanka dowladnimo oo loo baahan yahay in laga qeybgeliyo dhamaan dadka Soomaaliyeed oo waayoaragnimada iyo aqoonta u leh u adeegida shacabka, taas oo meesha ka saareysa inaan awooda dowlada lagu koobin koox yar. Qodobada dhaliisha ee arrimaha dibedda: - Dowladdu waxay ku guuldareysatay xariirka wadamada dariska ah, gaar ahaan dowladdu waxay ka aamustay faragalinta ciidamada Kenya oo tacadiyo kula kacay shacabka degan Kismaayo. - Waxey dowladdu ka gaabisay xariirka saaxiibtinimo ee wadamada Afrika iyo Carabta, waxeyna diirada saartay oo keliya wadamada ay dhaqso dhaqaale uga heli karto. Waxey ahayd in la soo celiyo xoojinta xiriirka wadamada ay ka mid yihiin koofur Afrika iyo Nigeria , Sacuudiga iyo Imaaraatka carbta oo ay ku nool yihiin dad tiro badan oo Soomaali ah iyo wadamo kale oo Carab iyo Afrikaanba leh. - Madaxda dowladda oo xiriirka caalamka u adeegsata ka qeybgelida kulamada caalamka oo ay ugu yabooh tagaan ama dibeda ugu kacaan safaro isdaba jooga oo ay ku soo yaboohsanayaan helida dhaqaale iyo hanti ay si gaara u maamushaan, iyagoo aan marna shacabkooda u codsaneyn in caalamku wax u qabto, waxaana qorshe xumadooda tusaale u ah in dhaqaalaha dowladdu ay hesho uusan u soo gudbin curinta ama kobcinta dhisida kaabayaasha dhaqaale, kuwaas oo shacabka u abuuri kara adeeg bulsho iyo shaqo, nasiibdarase ay dhacdo in dhaqaalaha soo gala dowlada ay ku idlaato adeegsiga safarada iyo kharashka xafiisyada madaxda, waxeyna inta badan hantidaas ay ku dhamaata foojarada madaxda dowladu ay ku qaataan. - Dowladdu waxay mabda’ ka dhigatay raadsiga kaalmo shisheeye taasoo dhalineysa inaysan u madax banaanayn maamulka kaalmadaas lagu soo yaboohsaday magaca ummadda Soomaaliyeed, islamarkaasna ay taas u wehliso in shirkado shisheeye ay lacagta xoogeeda dib ugu noqoto. Kaalmadaas shisheeyaha ku milan waxaa ka dhasha xirfadeynta musuqmaasuqa gudaha fududeyntiisa. Waxaa haboon in maamulka dowladdu ay wadamada hodanka ah u adeegsato xariirkeeda caalamka si ay uga hesho amaah lagu hirgelinayo mashaariic lagu hormarinayo koboca dhaqaalaha, laguna abuurayo shaqooyin curiya adeegyo badan oo lagu haqabtirayo baahida ay bulshadu u qabto aasaasida adeegyadeeda lama huraanka ah. Qodobada dhaliisha ee siyaasada arrimaha gudaha: - Wuxuu Xisbiga Dadka ku dhaliilayaa dowlada inaysan diyaar u ahayn in laga maarmo ku tiirsanaanta ciidamada shisheeye, waxaana taas marqaati u ah in goobaha sida gaarka astaanta ugu ah qarannimada Soomaaliyeed sida: madaxtooyada, golaha shacbiga, xaruumaha taliska ciidanka, garoonka dayuuradaha iyo dekadda ay gacanta ugu jirto ciidamada shisheeye, kuwaas oo gacan ku haynta ciidanka Soomaaliyeed ay si wadaninimo leh shacabka Soomaaliyeed ugu muujineysa jiritaanka ismaamul soomaaliyeed oo madaxbanana. - Dowladdu waxay wax ka qaban weysay musuqmaasuqa ka jira hey’addaha dhaqaalaha sida Bangiga dhexe, canshuuraadka maamulka gobolka banaadir, dekadda iyo goroonka oo dhaqaalaha ka soo gala goobahaas aan shacabka loogu abuurin shaqoooyin ama waxtar u daneynaya baahida loo qabo adeegyada bulshada. - Dowladdu waxay ku guuldareysatay inaysan gacanteeda ku jirin hal gobol, waxaana muuqata in gobolada waqooyi Bari, gobolada Dhexe, Baay iyo Bokool looga taliyo Addis Ababa, meesha gobolada Shabeele iyo Banaadir ay gacanta ugu jirto maamulida ciidamada shisheeye ee AMISOM, halka gobolada Jubooyinka looga taliyo Nairobi. Waxaa guuldareystey hanaanka xiriirinta iyo habdhaqanka dowladu ay ku qabyaaladeysey siyaasada maamul u sameynta gobolada, waxaana taas marqaati ka ah fashilkii dowlada uga yimid maamul u sameynta Kismaayo. - Dowladda waxaysan hirgelin kala saaridda he’adaha sare ee dowladda sida: madaxtooyada, baarlamaanka iyo garsoorka, waxaana taas kuu cadayneysa in gudoomiyaha baarlamaanka marna yahay gudoomiye marna kusime madaxweyne, waxayna isku milankaas ay astaan u noqoneysaa musuq siyaasadeed oo meesha ka saareysa is xisaabinta u dhaxaysa Baarlamaanka iyo madaxtooyada. - Dowladu waxey ku guuldareysatay horukac ku yimaada koboca dhaqaalaha. Tan iyo markii dowladdu xilka la wareegtay waxaa yaraaday awoodii wax iibsashada shacabka, taasina waxay horseedi kartaa qalqal guud oo ku yimaada nolosha dadka, taas oo wadata qatarta kacdoono shacab oo dowladda dumiya. - Xisbiga Dadka Soomaaliyeed wuxuu ku dhaliilayaa dowladdu iney gacmaha ka laabatay cabashada shacabka oo quseeya boobka dhulkii hantida guud oo laga barakicinayo isla markaasna laga iibinaayo ganacsato burcada, taas oo dhalisay kalsooni darida shacabka. Talo soo jeedin Xisbiga Dadka Soomaaliyeed waxa uu talo u soo jeedinayaa Shacabka iyo dowladda soomaaliyeed. - Shacabka waa in ay ka fogaadaan wax kasta oo abuuri kara qas dib loogu noqdo dagaalkii sokeeye, dulqaadna ay u yeeshaan xaaladaha adag ee la soo gudboonaaday shacabka soomaaliyeed hadii ay ahaan lahayd dhaqaalaha liita, amni darida iyo dowladnimoxumo. - Madaxda dowladda waxaa la gudboon in ay furfuraan xanibaada soo wajahday lacag la’ aanta heysata shacabka, waxaana lagama maarmaan ah maaliyadda soo gasha dowladda in adeeg iyo shaqo loogu abuuro shacabka, taas oo loo marayo hirgalinta mashaariic dib loogu dhisayo adeegyada aasaasiga ah ee bulshada sida: wadooyinka, buundooyinka, dekadadaha, garoomada, dugsiyada iyo isbitaalada. Mashruucyadaas waxey shacabka ka haqabtireyaan baahida loo qaabo howlaha lagama maarmaanka u ah adeegyada bulshada iyo kuwaas oo dhalinyarada u abuuraya shaqooyin fara badan. - Dowladdu waa in ay u madaxbanaaneyso howl-wadeenada ay dowladu adeegyada kala duwan u xilsaartay, taasi waxay meesha ka saareysaa in awooda howl socodsiinta ee adeega dowlada aysan xarun u noqon madaxtooyada keliya, waxeyna suurto galinaysaa in si madaxbanaan loo la xisaabtamo howlaha ay madaxdu u xil saaran yihiin iyo in shacabku helo madax leh meel loogu hagaago oo ay u gudbiyaan cabashadooda. - Dowladda waxaan kula talinaynaa in ay la timaado qorshe ay ku rarto, dib u dajinna ugu samayso dadka ku soo barakacay Muqdisho, inta ka horeysana xaqooda wadaninimo la ilaaliyo sida amnigooda iyo maciishada noloshooda. Golaha Fulinta ee Xisbiga Dadka Soomaaliyeed Muqdisho – Soomaaliya
-
How do we know this is even true non of the real websites are reporting this is just tabloid news.
-
The legendary robert Mugabe wins the elections of Zimbabwe
Xaaji Xunjuf replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
Maaddeey;971731 wrote: Xaaji, why are you fascinated with dictators?. Godane to Barre to Mugabe?. There are good dictators and bad dictators although Halyey Mugabe is not a dictator the man holds elections one man one vote Amir godane is not a dictator , i never liked Siad bare well maybe only the first 10 years i clapped my Hands for the late general but the last 10 years he disappointed me. -
The legendary robert Mugabe wins the elections of Zimbabwe
Xaaji Xunjuf replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
Gar_maqaate;971729 wrote: Robert Mugabe turned Zimbabwe from a net food exporter to net food importer. He has the dubious record of achieving the highest hyperinflation in recorded history. His bank was printing billion dollar notes for heaven sake. The man is a clown and he is taking Zimbabwe to his grave, literally. Western sanctions particularly the EU caused that not the Zimbabwen goverment of Robert Mugabe -
The legendary robert Mugabe wins the elections of Zimbabwe
Xaaji Xunjuf replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
Wisdom comes with age Robert Mugabe is the best thing that ever happened to Zimbabwe , Desmond tuti muxu ogyahay kniisadisa ha iskaga jiro. -
The legendary robert Mugabe wins the elections of Zimbabwe
Xaaji Xunjuf replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
Mashallah this is great news for the people of Zimbawe and ofcourse for the rest of Africa.