-
Content Count
29,836 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
77
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Xaaji Xunjuf
-
No one does dhaanto like Ali dhaanto Yarya dheere
-
maayarka hargeysa oo qaabilay weftiga maayarka magaalada turku ee dalka filand News Maayarka Caasimada Magaaladda Hargaysa ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Maayarka Magaada qadiimiga ah ee Turku ee dalka Finland, kadib booqasho uu ku yimid dalka JSL. Maayarka Caasimada JSL ee Magaalada Hargeysa Md. Cabdiraxmaan Maxamuud Caydiid (Cabdiraxmaan SOLTECO) ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Maayarka Magaalada qadiimiga ah ee Turku ee dalka Finland, ka dib booqasho ku yimid dalka JSL. Weftigan ka socda dawladda Finland ee uu hogaaminayo Maayarka Magaalada Qadiimiga ah ee Turku ee dalka Finland Mr. Seppo Lehtinen ayaa waxay ka koobnaayeen sadex xubnood, kuwaas oo muddada ay dalka joogayaan booqan doona qaar ka mida degmooyinka dalka JSL, isla markaana waxay sheegeen in ay Xidhiidh wada-shaqeynayd ah la yeelan doonaan Golayaasha Deegaanka JSL. Maayarka Caasimada Hargeysa Cabdiraxmaan Maxamuud Caydiid ( Cabdiraxmaan SOLTECO ), kadib markii uu kulankaasi la yeeshay Weftiga ka socda dalka Finland ayaa waxa uu Warbaahinta uga waramay u-jeedada Weftigani u socdo iyo waxyaalaha ay ka wada hadleen, waxaanu yidhi, "Maanta waxaan xafiiskayga ku qaabilnay Wefti ka socda dalka Finland oo ah saddex xubnood, oo uu ka mid yahay Guddoomiyaha Golaha Deegaanka, Ahna Maayarka Magaaladda Turku oo ah magaalo qadiimiya oo ah Caasimadii hore dalka Finland. Waa magaalo sideed boqol oo sanno ka hor la dhisay, waxaanay sanadkii 2012 noqotay magaaladda dhaqanka ee waddamadda Yurub". Cabdiraxmaan-SOLTECO isaga oo hadalkiisa sii watana waxa uu yidhi, "Weftigan waxa la socda Marwo Rooda Xasan oo ah gabadh u dhalatay JSL oo iyaduna hore u ahayd Maayar-ku-xigeenka magaalada oo mika xubin ka ah Golaha Deegaanka Magaaladaas iyo gabadh ka socota Green Party ee Midowga Yurub oo iyaduna arrimaha dibadda kulan la yeelatay," Isaga oo hadalkiisa sii watana waxa uu yidhi, "Waxaan aad uga mahad-celinayaa Wasiirka Arrimaha Dibadda JSL Md. Maxamed Biixi Yoonis oo nagala shaqeeyey hawshan baddankeedda, waana markii ugu horeeyey ee uu JSL yimaado maayar ka socda waddamada Yurub. Wax baddana waanu ka wada-hadalnay, waxyaalaha aanu ka wada hadalnay waxa ka mid ahaa in aanu xidhiidh fiican wada yeelano JSL iyo Finland, isla markaana naga ay gacan-siin doonaan sida loo maamulo qashinka magaalada iyo Biyaha". Mar uu Maayarka Caasimada Hargeysa Md. Cabdiraxmaan Maxamuud Caydiid ka hadlayey muddada ay JSL joogi doonaan weftigan uu hogaaminayo Maayarka Finland, ayaa waxa uu yidhi, "Waxa kale oo ay soo eegi doonaan muddada ay weftigani joogaan Degmooyinka dalka. Waxaanay naga ballan qaadeen in ay waddankeena u noqon doonaan marin si adduunka siyaasad ahaan inooga caawiyaan, kulankayaguna warbaahinta wuu u furnaa waxayna naga caawin doonaan in xidhiidh la yeelano waddamada Yurub". Maayarka Magaaladda Turku ee dalka Finland Md. Seppo Lehtinen oo halkaasi ka hadlay ayaa waxa uu sheegay in uu ku faraxsan-yahay in ay soo booqdaan JSL, isla markaana xidhiidh wanaagsan dhex maro, isaga oo Maayarkana ku booriyey in uu Samir, dadaal iyo waxqabad la yimaaddo si uu labaatan sanno uu maayar u noqdo. Sidoo kale, waxa isaguna goob joog ka ahaa kulankan Xoghayaha Fulinta Dawladda Hoose Md. Mawliid Cabdilaahi Weris SL Media
-
DHAGAYSO FADEEXADA:Faroole Galmudug Nalama Degananayso galkacayo Waa Ka Rarayna Ama Muqdisho Ha U Guureen,Dagalki Muqdisho laga Abaabuley(Maqal) Mamulka Puntland Iyo Maamulka Galmudug Ayaa Maanta Dagaal ku Dhex maray Qeybo ka mida Gobolka Mudug waxana Wararka Sheegayaan Inay Dad badani ku Dhawacmeen dagaaladaasi Oo isku eedaynayaan labada Dhinac Inuu Weerarka Geystey. Hadaba Puntland ayaa Hadal yaab leh Kasoo sartay Iyadoona Sheegtay Inuu badatay dagaalka Galkacayo oo muqdisho laga Soo abaabulo waxana galmudug Ku Amreen Inay Muqdisho u Guran madama galkacayo Sheegtay Puntland inay maamulayso iyada. wasir Ku xigeenka Amaanka Puntland Oo isaga Shir jara’id qabtay ayaa cadeyey inay guulo ka Gadheen dagalkaasi o lagu Soo qaday waxana Uu sheegay Inay dad badan Ku dileen. http://horufadhi.com/dhagayso-fadeexadafaroole-galmudug-nalama-degananayso-galkacayo-waa-ka-rarayna-ama-muqdisho-ha-u-guureendagalki-muqdisho-laga-abaabuleymaqal/
-
The Iranians the Persians are very impressive and disciplined people with a rich History and civilization one of the most sophisticated peoples of the indo asian people. Ilaahay ha garab galo , the islamic republic of Iran.
-
Thanks Tallaabo but how sure are you that this Issa riyoole guy is a Puntland separatist and that he wants to form an alliance with Somaliland in the future i have never seen him talk about that. I am just saying his beef with the HAG elites in Mogadishu is not our concern we dont share his sentiment towards the Mogadishu regime. Ninkan wuxu raba inu inugu xoqdo ,, he wants to challenge the Muqdishaawis for the throne but this is not our problem:D
-
Waa sidu na yidhi hadu qolyahah budhcad badeedka yahay ma amino anigu dadka yidha Somaliland baan ku abtirsada dhanka Abtiyaday. Manad Xasuusasn wilki inantu dhashay eeh Abtigiis eh xita magaca la baxay. Fikirku ka qabay SL:D Manad maqlin bidaartu raga sibiq sibiq bay u gasha Yarkan Riyaha raaca , wax kalu wada. Qolyaha gooni isutaaga tageera SL kama mid ah eeh sheeko kale ku naban Wuxu ka so horjeeda the some times great alliance between Hargeisa and Mogadishu
-
Issa riyole i dont know what your motives are , either to make Somalilanders seem weak when you mention those atrocities with a victimized attitude you try to limit the Somaliland quest for statehood that it purely derives from the subjugation and crimes committed by the former regime of Somalia. Your a strange pirate that is if you are part of the pirate enclave. Somaliland dates back way before the creation of the Somali republic Somaliland was never part of Somalia the union came to existence in 1960. Somalilanders have no problem with Mogadishu people the people of Mogadishu suffered to from wars and poverty. Somaliland and Mogadishu are in a political dispute on our future relations but we will solve our problems in a civilized manner.
-
Somaliland Foreign minister interview quick briefing on the Talks Somalia and Somaliland. The Foreign minister explained in details where these talks are heading, he also touched on the special arrangement deal for Somaliland. He explained also the Somaliland development fund with Extra aid from Britain to Somaliland. He also ensured that Somaliland statehood is irreversible, he also elaborated that Somaliland wants a time Frame for these talks, to reach a final settlement , on clarifying the future relations. Watch the full interview here.
-
Wasiirro Bayaamiyay Dulucda Qoddobo ay ka wada hadleen Wasiir ka tirsan Dawladda Ingiriiska November 2nd, 2013 “Waxaan diyaar u nahay in aan kala shaqayno Dawladda Britain arrimaha Ammaanka iyo ka hortaga wax kasta oo wax u dhimaya amaanka mandaqada” “Britain way xushmaynaysa xidhiidhka soo jireenka ah ee ay la leedahay Somaliland isla markaana sinaba ugama hor-jeedo arrimaha Somaliland” Mr Mark SimmondsMeeting 3 “Waxay ahayd Khamiistii 30/10/2013, ka dib markaan aniga “Wasiirka Wasaarada Madaxtooyada”, Wasiirka Wasaarada Arrimaha Dibada iyo Xidhiidhka Caalamiga Mudane Maxamed Biixi Yoonis iyo Danjiraha Somaliland u fadhiya dalkan UK Amb. Cali Aadan Cawaale kulan saacado badan qaatay aan la yeelanay Wasiirka Afrika u qaabilsan UK Mr Mark Simmonds,”ayuu ku yidhi Wasiirka Madaxtooyadda Somaliland Mudane Xirsi Cali Xaaji Xasan oo ku sugan dalka Ingiriisku, war-saxaafadeed uu ka soo saaray kulan ay khamiistii isaga iyo Wasiirka Khaarajigu kula kulmeen Wasiirka Afrika u qaabilsan Ingiriiska. War-saxaafadeedkaasi oo lagu baahiyay mareegta Internet-ka uu Wasiirka Madaxtooyadda ee guusha.com, waxa u dhignaa sidan:- Kulankan oo ka dhacay wasaarada khaarajiga FCO Office, waxaa si aad ah ugu lafo gurnay xidhiidhka labada dal iyo labada Shacab ee soo jireenka ah, Wada hadalada u dhexeeya Somaliland iyo Soomaaliya, Farriimaha dhinaca socdaalka ee ay dawlada UK dadkeeda uga gudbiso dhinaca Socdaalada (Travel Advice) iyo guud ahaan Xaalada Mandaqada geeska Afrika. Kulankan waxaan si faahfaahsan u sharxay in Jamhuuriyada Somaliland ay diyaar u tahay inay kala shaqayso Dawladda Britain arrimaha Ammaanka iyo ka hortaga wax kasta oo wax u dhimaya ammaanka mandaqada, waxaanan ka codsaday in Britain ay hormood ka noqoto Aqoonsi ay Somaliland hesho, taas oo ah xaq ay leeyihiin Ummada reer Somaliland, dunidana laga sugayo inay garawsadaan. Wasiirka Wasaarada Arrimaha Dibada Mudane Maxamed Biixi ayaa dhankiisa si qoto dheer uga hadlay Taariikhda, Qaranimada iyo Madaxbanaanida Somaliland, waxaana uu faah-faahin ka bixiyay in Xornimada Somaliland ay tahay mid aan gorgortan gali karin, waxaana uu tilmaamay waxa u qabsoomay reer Somaliland 22-kii sannadood ee la soo dhaafay. Waxa kale oo Wasiirku si cad u bayaamiyay in ujeeddada ay Somaliland ka leedahay wada-hadallada ay Somalia la waddaa tahay sidii ay si nabad ah ugu kala bixi lahaayeen una noqon lahaayeen laba Dal oo jaar ah. Waxa kale oo uu Wasiir Maxamed Biixi Yoonis ka hadlay in farriimaha Wasaarada Arrimaha Dibada UK ay ugu digto dadkeeda ee khuseeya Somaliland aanay ahayn qaar sax ah, Jamhuuriyadda Somaliland-na ay tahay Dal nabad ah oo feejigan, ammaankiisuna uu sugan yahay, waxaana uu Wasiirku sheegay in Fal argagixiso oo Somaliland ka dhacaa ay ugu danbaysay sanadkii 2008, waxaana uu codsaday in shabakadda Wasaaradda arrimaha dibadda Britain (FCO website) laga saaro farriimahaas khaldan, kuwaas oo caqabad ku ah Maalgashadeyaasha Somaliland danaynaya, waxaana uu xusay in Ciidamada Ammaanka iyo Shacbiga oo iskaashanayaa ay habeen iyo maalinba heeggan u yihiin ilaalinta Ammaanka Somaliland, waxa kale oo uu xusay wasiirku in Aqoonsi Somaliland la siiyaa uu Nabadgelyo u horseedi doono geeska Afrika Wasiirka Afrika u Qaabilsan UK Mudane Mark Simmonds ayaa sheegay inay Britain xushmaynayso xidhiidhka soo jireenka ah ee ay la leedahay Somaliland isla markaana aanay sinaba uga hor-jeedin Somaliland. Wasiir Simmonds waxa kale oo uu sheegay inay diyaar u yihiin inay Wasaaraddiisa iyo Somaliland isla eegaan arrinta “*travel advice*” ka sidii wax looga beddeli lahaa loona waafajin lahaa xaqiiqada ka jirta Somaliland, isaga oo hoosta ka xarriiqay inay guddi labada dal ka socotaa ka soo shaqayso wax ka beddelka farriinta u socdaalka Somaliland, arrintaas oo ay soo dhaweeyeen. Waxa kale oo uu Wasiir Simmonds naga aqbalay in aan UK London ku qabano shir lagaga hadli doono sidii Somaliland loo maal-gashan lahaa (Somaliland investment conference) kaas oo ay labada dal iyo qurba-joogga Somaliland ka wada shaqayn doonaan diyaarintiisa. Dhinaca kale waxaanu kulan kula qaadanay guriga caanka ah ee *Chatham House*, aqoon yahanno, professor-ro, saxafiyiin, siyaasiin, safaarado iyo masuuliin ka socday,laamaha kala duwan ee dawladda Britain, halkaas oo aan ku soo bandhignay war-bixin ku saabsan qaddiyadda Somaliland maraaxilkii ay soo martay ee kala duwanaa iyo himilada qaranka Somaliland ee ah inay helaan aqoonsi caalami ah. Wa Bilaahi Tawfiiq.”
-
The Somalis in Somali galbeed their struggle of decolonization from Ethiopia had been indirectly under mined by the Somali state. This is true but Somalis in the Somali republic needed to re develop their Somali nationalism.So the leaders at that time focused on Somali galbeed, so they used their own very national interests and projected it on the Somalis in Somali galbeed. Although the war was genuine on the side of the Somalis as a whole the strategy was flawed., the Somali state was trespassing another sovereign nation in the eyes of international law. But if the Somali leaders let the WSLF fought the war , than it would be viewed as oppressed Ethiopian people fighting for secession similar like what the oromos were doing the Eritreans were doing at that time. When the Somali army defeated the Ethiopian army and Somalis were forced out of the region after nearly a year. Thats when the whole thing back clashed the WSLF broke down along clan lines and the struggle was as good as dead. The problem is the Somalis in Somali galbeed have never viewed themselves as Ethiopians nor did they ever viewed themselves as people who are indigenous to the Somali kilil and are destine to be together, there was never a Somali galbeed nationalism. Till this day ONLF is not certain whether they want to join Somalia in the future have autonomy with in Ethiopia declare an all out right secession from Ethiopia, while most struggles have a cause ,the Eritrean case was independence and to be their own country. The Somali case is similar like the divided oromos, the only difference is the Somalis in Somali galbeed face towards different directions towards Mogadishu kismayo hargeisa burco galkacyo Borama Djibouti others face towards Addis ababa.
-
Puntland 2014 Election thread. Updates views.
Xaaji Xunjuf replied to MoonLight1's topic in Politics
Interesting scenario there so they want change, but change with in Puntland in order get rid of Khatumo and use the Puntland political force to overwhelm the Khatumites , so faroole will have it very difficult to convince them, maybe he needs to step up his game. -
Xassan needs to double check the people he hires who knows this woman just wants to harm his goverment and spread lies. you know there are many parts of Somalia who want to stop the money flow into the Somali goverment. This woman could be an agent working for other groups. Hassan needs to appoint people he can truly trust bank chairman is not an easy job
-
Wadani;983901 wrote: Waa hore ayuu abwaankii yidhi 'aan ooyee albaabka ii xidha'. Barkhad cas allow ku Naxariiso But Somalis have themselves to blame
-
Puntland 2014 Election thread. Updates views.
Xaaji Xunjuf replied to MoonLight1's topic in Politics
Doesn't faroole have the big Garaads in his pocket garaad selebaan garaad mashqare and those garaads who were closely affiliated to Puntland and faroole. I know he even will get 2 garaad from Buhoodle. I believe some segments of the garaad clan would reject Abdisamad still i think Abdisamad can pull it off i also money will play a role in this. -
President Maxamad Siyaad wanted to stay in power he saw a chance to stay in power and to preoccupy Somalis with the greater Somali goal, but i dont believe he wanted deliberately destroy the Somali army. These are just mere conspiracy theories. He wanted to remain in power and this played a role when he declared an all out war against Ethiopia.
-
Puntland 2014 Election thread. Updates views.
Xaaji Xunjuf replied to MoonLight1's topic in Politics
Moon light close qoladaas na wax badan baanu is nahay ehel lilaahi ah lol Qolada Amiir Godane faroole has this there is no way is going to lose the elections Moonlight when faroole told the Puntland people no man one vote. i knew it he has what it takes to be elected again by the parliament. Ma ninka madaxtooyo cusub dhistay ma u eegyahay nin ka tegaya meesha lol -
Puntland 2014 Election thread. Updates views.
Xaaji Xunjuf replied to MoonLight1's topic in Politics
Dee gaadhi hadaad ku martid ma magaalad aragtay , ninku caqli darana magaalo waxan u aqaana hadad ragtay inad degtid ama joogtid ama u hooyatid. imise magaalo Somali baan gaadhi ku dhaafay oo aan tegin, tegis waxan u aqana iyo arag ba markad ka qadeysid ama faras ku kortid keymaha dawatid ama gabadh lugugu siyo magalaasi Any way stop hijacking the tread about Puntland and talking about me you asked me about faroole i answered -
Puntland 2014 Election thread. Updates views.
Xaaji Xunjuf replied to MoonLight1's topic in Politics
Waligay gabiley ma tegin mana arkin gaadhi uun baan ku dhaafay anigu wajaale ku socday kamana iman yaa ku yidhi xaajiga gabiley ka yimi, saaxib mala qof kalaad igu qaldaysa eeh xaajigu asaliyan wuxu ka so jeeda hawd Toon , -
Puntland 2014 Election thread. Updates views.
Xaaji Xunjuf replied to MoonLight1's topic in Politics
Classified;983930 wrote: Halkaad iska diidantihin waxa weeye Hotelka lagu soo dejindoono ee Hargeisa kuyaala when he looses the election. Ma Ambassadorbu uu hooyan doona misa Mansoor misa Crown Hotel? Bal inoo sheeg, kolay his wife will make the reservations ee. Faroole meelahanu isku diidanahay waxa weye siyasada xamar eeh u rabo inu qolyaha caga dhadheer eeh dhagaxbuur iyo goday ka yimi, eeh shanqadha markay lugeynayaan inu ka waalo oo ku akhriyo jubbaland iyo waxyalo jirin. Dad caanahooda iska maalanaya mar mar na iska dhaanteynaya bu yidhi state iyo waxlyaalo la mid ah baad noqon kartan.Oo kiiniya baad la xidhan kartan , hada sheekadi wa iska so dha dhamanaysa. Ninki Madoobe gudoomiye gobol wa aqbalay dekadi iyo airpoodhki na wa wareejinaya dhawaan. Faroole meelaha aan iskaga mid nahay xuduudaha Somaliland iyo mamuulkisa , qolyaha socodka badan eeh airboodhyada ku xafladeya eeh raba inay meel dhex dhexe ka qadeyaan wuxu u qabtay ultimaitum ama Somaliland baad raacaysan ama anigaad ii raacaysan. Laakin inad dhexda wareegtan ma ogoli , marka faroole ma xuma. Madaxweynaha xaaskisa nabad geli dumarku wa dhaxdin midad qabtid iyo hooyada ba laga masala.