-
Content Count
29,944 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
78
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Xaaji Xunjuf
-
Somalilander elected as New port councilor in Wales UK.
Xaaji Xunjuf replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
ilaahay ha garab galo walaalkeeen Cumar Axmed cali -
When i am going to die i sure do not want to be cancer patient give me a heart attack or something cancer patients really suffer cancer really dadka nafaqaday ka nuugta waan ka naxa when some one says he has a cancer a Somali lady i know had cancer she died 2 years ago it was so terrible to know and the way she was suffering ilahooow dadka islaamka u fududee geerida.
-
Kaluun welcome again and this is SOL where clan talk is not appreciated how ever Somali political quarrels are based on clan Allegiances and sub clans and all of that and since the sol people are very creative. The HAG people are the people of predominately the southern Somalia , oday oodweyne calls them the metal scrap looters or the pashtuns of Somalia dhowr magac bay leeyihin. Than there are the May may people they live mostly in bay bakool Than there are the Afro hashimiates or the SNM tribe Than there are the Pirates = Puntlanders A sub clan of the Pirates are also known as the Kings coined by our resident Detoore Than there are Habar gangster from southern mudug and galguduud a sub clan of the metal scrap looters or the pashtuns of Somalia We also have the Big foot community they know who they are The Maakhir clan of eastern Sanaag of Somaliland The Garaad clan aka the Khatumites The Big beards of Erigavo The Camel lovers are some clans in the lower Jubba The watermaaliyans the clan in lower shabelle, The jesus mozes Clan of Berbera also known as the Apes. The Gedo clan or reer tawrada The awdal clan Than there is Unuka a sub clan, the elites of Mogadishu of The Pashtuns of Somalia or the metal scrap looters The Sandwellers or the Sultans of Somaliland If you keep these codes you will be fine and not be banned Good luck adeer
-
Wada-hadaladii Somaliland Iyo Soomaaliya oo Mar kale dib u dhacay illaa January 2014-ka November 29th, 2013 Wasiirka arrimaha dibaddaHargeysa (Somaliland.Org)-Wasiirka Arrimaha dibada iyo iskaashiga caalamiga ah ayaa *****lka ka qaaday in dawladda Soomaaliya ay ka dalbatay Somaliland iyo Turkiga in mar saddexaad dib loogu dhigo wada hadaladii u socday Somaliland iyo Soomaaliya oo loo balansanaa bisha December ee fooda innagu soo haysa. Wasiirku waxa uu sheegay in Soomaaliya ay soo codsatay in wada hadaladii dib loogu dhigo illaa bisha January ee kal-dambe, sababo la xidhiidha dhibaatooyinka ka taagan dalkaas dartood. Md. Maxamed Biixi Yoonis oo ka hadlayay arrintaasna waxa uu yidhi “Turkigu aad iyo aad ayay ugu jirraan oo ay wax noola wadaan Somaliland iyo Soomaaliya, aadna waanu ugu faraxsan nahay wada hadalada ay fududeynayaan iyo kaalinta ay kaga jiraanba, hase yeeshee wadahadaladii dib ayay u dhaceen Bisha December ee inagu soo fool leh ayay markii hore yidhaahdeen waayo dhibaatooyin badan baa ka taagan Xamar. Imikana waxay na weydiisteen inaanu December-na dib uga dhigno oo wada hadaladii la qabto bisha January ee sanadka 2014-ka.” “Sidaas ayay na soo weydiisteen Soomaaliya annaga (Somaliland ) iyo dawladda Turkigaba, wakhtina wali lama cayimin ee labada toddobaad ee ugu horeeya bisha January ayaannu isla soo qaadnay, waxaanan ka wada shaqaynaynaa sidii haddii ALLE yidhaahdo aanu wakhtigaas isku arki lahayn,”ayuu yidhi Wasiir Maxamed Biixi Yoonis oo caawa u warramayay laanta Afsoomaaliga ee BBC-da. Wasiirka oo la weydiiyay sida uu yahay xidhiidhka wada shaqayneed ee ka dhaxeeya Somaliland iyo Soomaaliya waxa uu yidhi “Xidhiidhka Somaliland iyo Soomaaliya waa laba wadan oo jaar ah oo cilaaqaad ka dhaxeeyo ayaanu nahay. Waxaanu doonaynaa inaanu wada hadaladda iyo walaaltinimadda wadno oo caalamku noo arko dad degan. Waxaanu ka shaqaynaynaa annagu (Somaliland) inaanu walaaladayada Xamar iskaashi la samayno, wada hadaladayaduna noo socdaan oo aanu farsamadeeda keeno sidii aanu u kala tagi lahayn.” Md. Maxamed Biixi Yoonis waxa kale oo uu ammaanay dawladda Turkiga oo uu tilmaamay inay ka go’an tahay inay Somaliland wax la qabsato, waxaanu sheegay in weftigii dhawaan yimid Somaliland ay si rasmi ah u shaaciyeen inay Hargeysa ka furan doonaan qunsuliyad isku xidha wax wada qabsiga labada dal. Wasiirku waxa kale oo uu intaas ku ladhay in Ganacsato Turki ahi ay daraasad ku sameeyeen Somaliland isla markaana ay balan qaadeen inay mashaariic waaweyn oo maalgashi ku sameeyaan Somaliland. Wada hadalada u socda Somaliland iyo Soomaaliya ayaa muddo laba jeer oo hore dib u dhacay sababo la xidhiidha mashaakilka siyaasadeed iyo wacdiga adage e Soomaaliya ku sugan tahay darteed, waxaanay noqonaysaa markii saddexaad ee wada hadalladani baaqdaan.
-
No human deserves that.
-
Welcome Kaluun , From Kaluun to Hawd wa wax aan is lahayn lol. Reminds me of the Somaliland fishery minister who's name was geeljire.
-
Some Independence struggles are justified some are not some have what it takes to make it happen, some dont. As for Scotland for the past 300 years the Union did them great so many Scots have been on the highest political hierarchy in Britain and the Scots produced one of the best Brits on all fields. Its good they put into a referendum thats what civilized people do and if the majority says independence than we have to accept that if not than the union will remain intact for the better of all the British people.
-
muwaadin ka soo jeeda jsl oo ku guulaystay doorashada degmada ' pill south muwaadin ka soo jeeda jsl oo ku guulaystay doorashada degmada ' pill south News Musharax u dhashay oo ka Soo Jeeda JSL ayaa ku guulleystay doorashadii Golaha Degaanka Degmada Pill oo ku taalla Magaaladda 'Newport' ee Koonfurta Wales/UK. Maayarka ( Councillor ) Md. Cumar Axmed Cali wuxuu u dhashay oo ka soo jeedaa dalka JSL waana nin ku dhaata dalkiisa JSL oo uu goor walba u ololeeyo qadiyaddeeda iyo meel-marinta madax-banaanideda. Maayar ( Councillor ) MD. Cumar Axmed Cali ayaa guud ahaan noqonaya shakhsigii u horreeyay ee Somaliyeed oo ku guuleysta xubinimada gollaha deggaan. Inkasta oo ay Somalidu gobolkan ku noolaayeen in ka badan boqol sannadood oo ay ahayd xaruntii Bad-Mareenka ( Sea Man ), haddana cidina hore ugumay guulleysan. Jagadan ayaa waxaa banneeyay nin lagu magacaabo Ron Jones oo hayey jagadan ku dhawaad konton sanadood. Maayar ( Councillor ) Md. Cumar Axmed Cali wuxuu u dhashay dalka JSL. Waana nin ku dhaata dalkiisa hooyo JSL oo uu had iyo goor u ololeeyo qadiyadda iyo meel-marinta madax-banaanida JSL. Shacabka JSL ee ku nool Koonfurta ( South Wales ) oo ah Qurba-Joogta ugu firfircoon ayaa aad u soo dhaweeyay guushan, iyaga oo rajeenaya in uu door muhiima ka qaato qadiyadooda. Media
-
Turkey, Iraqi Kurdistan sign landmark energy contracts BY HUMEYRA PAMUK AND ORHAN COSKUN ANKARA Fri Nov 29, 2013 3:32am EST Iraq's Kurdistan Prime Minister Nechirvan Barzani speaks to the media after voting in Arbil, capital of the autonomous Kurdistan region, about 350 km (217 miles) north of Baghdad, September 21, 2013. REUTERS-Thaier Al-Sudani 1 OF 2. Iraq's Kurdistan Prime Minister Nechirvan Barzani speaks to the media after voting in Arbil, capital of the autonomous Kurdistan region, about 350 km (217 miles) north of Baghdad, September 21, 2013. CREDIT: REUTERS/THAIER AL-SUDANI (Reuters) - Turkey and Iraqi Kurdistan signed a package of landmark contracts earlier this week that will see the semi-autonomous region's oil and gas exported via pipelines through Turkey, sources close to the deal told Reuters on Friday. The sources said the deals were signed during Kurdistan Regional Government (KRG) Prime Minister Nechirvan Barzani's three hour-long meeting with Turkish Prime Minister Tayyip Erdogan on Wednesday. The move is likely to further infuriate Baghdad, which claims the sole authority to manage Iraqi oil and which said late on Thursday that any energy deal with Kurdistan would be "an encroachment on the sovereignty of Iraq". The Turkish Energy Ministry declined to comment. Crude flow in the KRG's new pipeline will start very soon, and will link up with the 40 inch-line of the existing Kirkuk-Ceyhan pipeline to be exported to world markets. The state-backed Turkish Energy Company (TEC), which Ankara set up to operate in northern Iraq, has also signed a contract to operate in thirteen exploration blocks, in about half of those it is teaming up with U.S. giant ExxonMobil. The contracts also envisage the building of a new oil pipeline and a gas pipeline, aimed to help the region's oil exports to climb to 1 million bpd by 2015. The gas flow is likely to start by early 2017. Under the deal, payments for KRG's oil will be collected in an escrow account at a Turkish state bank. Once the contractor fees are paid, the balance will remain untouched until KRG and Baghdad reach a deal on the revenue sharing. (Reporting by Humeyra Pamuk and Orhan Coskun; Editing by Daren Butler)
-
INDHASHEEL Iyo Ciidan-Beeleedkiisii Oo Usii Jeeda Buuhoodle + Dad Lagu Laayey Taleex Iyo Xaaladda Oo Cakiran Writen by Qaran News | Published: Nov 29th, 2013 at 08:21 AM email to a friendprintsharesubscribe Ads by BetterSurfAd Options Ceerigaabo(Qaran news)-Ciidamada Maamul Goboleedka Puntland, ayaa Shalay Xasuuq arxan-daro ah u geystay Shacabka ku dhaqan Degmada Taleex ee Gobolka Sool, halkaasoo ay ku dileen ugu yaraan 9 qof oo rayid ah, 15 kalena ku dhaawaceen. Ciidamadan oo ku watay Tikniko aad u tiro badan waxay kasoo duuleen dhinaca Garoowe kaga soo duuleen Magaalada Taleex, halkaasoo uu ay hore ugu sugnaayeen Maleeshiyaad taabacsan Kornayl Indho-sheel oo isagu ka mid ahaa Saddexdii xubnood ee lagu magacaabay Shirkii Sanadkii hore ka dhacay Taleex. Hase-yeeshee, Maleeshiyaadkiisii uga la baxay baxay Magaalada. Wararka naga soo gaadhaya Magaalada Taleex ayaa sheegaya in Madaxweyne-ku-xigeenka Puntland Kornayl Cabdisamad Cali Shire uu Ciidamado ku hubaysan gaadiidka teknikada iyo Ciidankii Argagaxiso la dagaanka ee yayqaano PS-ta kusoo weeraray Magaalada, halkaasoo ay Maleeshiyaadkaasi kula wareegeen magaalada Taleex, isla markaana ay hubka noocyadiisa kala duwan ugu adeegsadeen Shacab u badan Dumar iyo Caruur aan waxba galabsan. Dhinaca kalena Col-Indhasheel iyo ciidankiisa ka baxay Taleex ayaa wararku sheegayaan in ay buuraleyda kaga daba tageen ciidan-beeleedyo kale oo uu hoggaaminayo Axmed-karash oo isagu hore ugu magacowna Madaxweynaha Khaatumo State, balse u goostay dhinaca Maamulka Puntland, halkaasoo Shalay dagaallo goos-goos ahi degaannadaas ku dhexmarayeen. Wararka qaarkood ayaa arrintan ku xidhiidhinaya dagaallo u dhexeeya malleeshiyooyin kasoo wada jeeda Gobolka Sool haseyeeshee kala taageersan siyaasadaha Khaatumo iyo Puntland maalintii shalayto ka bilawday Degaannada Taleex oo katirsan gobolka Sool. Badhasaabka AWDAL Iyo Komishanka Doorashooyinka Oo Khilaaf Ka Dhex Qarxay Boorama(Yool)-Gudhoomiyaha Komishanka Doorashooyinka Qaranka ee Gobolka Awdal Md. Rashiid Xirsi Cali, ayaa Shalay eedayn culus u jeediyey maamulka Gobolka Awdal oo uu sheegay in ay xafiiskii Gobolka Awdal ku lahaayeen ku wareejiyeen ururka Haweenka qaranka ee Now. Guddoomiyaha oo khadka Telefoonka kula soo xidhiidhay shabakadan Caalamiga ah Ee BooramaOnline isaga oo ku sugan Magaalada Boorama, waxa uu yidhi. “..Saaka {Shalay) uun baan xafiiskii tag is idhi waxanan ka arkay wax lala yaabo oo ah Xafiiskaygii Gobolka ee komishanka Qaranku lahaa oo dad kale ku shaqaysanayaan ilaa xitaa agabkii oo ay ka mid ahaayeen computero iyo Dhukumentiyo xasaasiya oo ay Xisbiyadu lahaayeen oo iyagana la farageliyey…”. Waxaanu intaas raaciyey. “..Markii aan galay ee aan arkay ayaa waxa aan Su’aalo weydiiyay haween xiligaas ku sugnaa waxa ayna ii sheegeen in xafiiskan ay siiyeen Maamulka Gobolka Awdal, kadib waxan u tegay Gudoomiye-ku-xigeenka iyo Xoghayaha Gobolka Awdal waxa aanan weydiiyay sida ay wax u dhaceen. Gudoomiye-ku-xigeenka oo ah Ku-simaha Gudoomiyaha ayaa iigu jawaabay Guddoomiyihii wuu maqan yahay ee isaga kala xidhiidh..”. Markale Guddoomiye Xirsi isaga oo hadalkiisii sii wata waxa uu yidhi;”Go’aan ayaan isla goobtii ku qaatay waxanan si dhaqsa ah uga raray agabkii muhiimka ahaa ee yaalay xafiiskayga, sidaas ayaanan uga guuray oo aan alaabtii ugu soo raray maqsin ku yaala guriga aan ka degen nahay Boorama. Xoghaye Asad oo hadalkiisa sii wata ayaa sheegay “Mudadaas dheer ka dib aniga ayaa go’aan ka gaadhay waxaanan siiyay isuduwaha hay’ada samafalka oo bilaa xafiis ahaa sidaas ayaanan kaga wareejinay komishankii qaranka maadaama aan anagu awooda ugu danbaysa leenahay oo ay ka mid yahay xafiiskani kuwo xaruntayada ku dhex yaala marka aan u baahnana aan isticmaali karno oo aanu cidna kala tashan. Xoghayaha ayaa ugu danbayn eedaynta ka leexiyay gudoomiyaha Gobolka Awdal oo ay markii hore si toos ah ugu socotay taas oo uu noo sheegay gudoomiyaha Komishanka Qaranka Gobolka Awdal uu yahay ka bixiyay xafiiskii komishanka. Si kastaba ha ahaatee arintani soo kala dhex gashay Maamulada Gobolka ee Komishanka Doorarashooyinka Iyo Kan Dawlada ayaa noqonaysa isku dhicii ugu horeyay tan iyo intii doorashooyinka lagu qaban jiray Gobolka waxaana la odhan karaa waxa ay ka mid tahay maamul la’aanta ka jirta Gobolka Awdal oo gudoomiyaha Gobolku yahay mid aan inta badan joogin Gobolka isaga oo haatana ku maqan dalka Dubai oo aan la sheegin ujeedooyinka uu halkaas u tagay.”. Yool
-
Deg Deg Max’uud Sheekh Cumar”inaanu Horey usocono Mooyaane Lagama yaabo inaan Dib usoo Laabano”{{Maqal}} Agaasimaha wasaarada arimaha gudaha maamulka khaatumo maxamuud sh cumar oo si toos ah khadka talefanka Radiokhaatumo ugu jira ayaa sheegay in ay muqas ay tahay jiritaanka shacabka iyo maamulka khaatumo agaasimaha ayaa ku nux nusaday weerarkii nacasnimada ahaa ee shacabka reer Talex ay ku soo qadeen maleeshiyaadka faroole Radiokhaatumo ayaa wax ka waydiisay agaasimaha dhimashadu intay marayso iyo dhaawaca wuxuu ku jawaabay in dhimashadu waxay kor u dhaafaty 10 ruux halka wararka qaarna sheegayaan in dhimashadu kor usii dhaafayso 13 ruux dhaawacana aaan la xaqiijin karin Maleeshiyaadka Faroole ka amar qaata ee uu hor boodayo Ina cali shire iyo axmed karbaash ayaa ilaa hada la la yahay meesha ay ku sugan yihiin iyadoona ciidamada qalabka sida ee maamulka suubax khaatumo state ofsoomaaliya ay raadkooda ku raad taagan yihiin Radiokhaatumo ayaa sidoo kale wax ka waydiisay shirkii khaatumo3 ee loo balan sana wuxuuna agaasimuhu ku jawaabay rabitaanka shacabka ayuu ku xidhan yahay shirku lkn waxaan shacabka ubalan qaaadayna hadaanu nahay xukuumada khaatumo state ofsoomaliya in aanu marnaba dib u laabanayn hadii ka noogu danbeeya naftu ka baxayso waana muqadish waxaana balan qaadayna waa sida uu hadalka u dhigay agaasimuhu in Garowe waa guriga uu dagan yahay Faroole ay xabadi saaacadaha soo socda ka bilaabmayso mar labaad ayaan idin lenahay waa muqadis jiritaanka xukuumadeena iyo shirkeena aaayo ka talina deegaanka iyo kicinta cadowgeena
-
Gar_maqaate;988165 wrote: Sxb enough with hot rhetoric and bravados. 97 per cent of Somaliland's budget last year was apparently spent on 'reoccurring' costs, mere, 8 million was set aside for development and that disappeared within the first six months. So please spare me the nonsense kiddo! Garmaqaate how come you never keep the books of the Koonfurians very strange
-
Somalia Stumbles Backwards Amid Political Infighting
Xaaji Xunjuf replied to Homunculus's topic in Politics
^^ There was no winner in the civil war in Somalia just every one went to his own turf. In Ethiopia the Tigre won the civil war and defeated the derg In Uganda Yower museveni defeated Milton Obote and took over in Somalia there was never a clear winner -
Classified;988117 wrote: Mar ma ana waalan misa cadan ba laga heesiya? Don't you know 45% of Ethiopia's population are Muslim? Don't you know ardul Xabash (Ethiopia) was blessed by Prophet Muhammad and it was the second place Islam started to spread apart from Mecca? Ethiopia had a special place in Prophet Muhammad's heart more than Medina itself (I think). All I hear from Somalis is "Xabash this Xabash that", when hundreds of thousands, if not millions of Somalis live in Addis Ababa and Dire Dawa, Harar, including the somali region. As Muslims (Somalis), we shouldn't abandon our Muslim ethiopians (Muslim Amhara, Muslim Oromos, Muslim Tigres, Muslim Guraga, Muslim Eritreans) and leave them to be abused and dominated by their christian and atheist fellow countrymen. Ethiopia is in the hands of Tigre , and the Somalis in the Kilil have never agreed to be part of Ethiopia but were invaded by Xabashis, once Somalis separate from Ethiopia, than they can be equal partners with Ethiopia but aslong as Somalis are kept in bondage in Ethiopia no amount of we are Muslim is going to cut it. Besides Prophet Muhammad saxabas went to what is today Eritrea not Ethiopia, islam spread in Eritrea than it went into Ethiopia through Eritrea.
-
The story further develops puntland forces along side khatumos axmed karaash faction has send reinforcement , which led to president indhosheel to vacate taleex. Can khatumo stand and survive and even hold a conference if one of its president cannot visit taleex. Ofcourse the other president of khatumo can visit taleex but he is in agreement. I believe he wants to have puntland and khatuumo to jointly manage taleex. In order to honer the subclan interest. When will the conference happen
-
You dont need the UN to build a functioning army unless u want un troops to protect you. The united nations partly lifted the arms embargo not that it stopped the influx of arms into to somalia what u need is proper structure in the defense department u need leadership that trains the arms forces, u need to be serious about reinstating the army united nations cannot build ano army for you and if you want gun ships war planes these tools are the most easiest to purchase you just need money what u need to do is pay the damn salaries of the sfg militia and stop stealing their monthly salary. The rest can be build on time.
-
Deg Deg:- Maleeshiyada Faroole Oo Awoodiisii Ugu Danbaysay Ku Weeraray Magaalada Taleex Deg Deg:- Maleeshiyada Faroole Oo Awoodiisii Ugu Danbaysay Ku Weeraray Magaalada Taleex Taleex(Allssc): Warar aan helayno aya asheegaya in C/raxman Faroole uu u diray Ilaaladiisa iyo Maleeshiyo beeleedyo laga keenay Xasbahale iyo Awr Culusow kuwaas oo u diray sidii ay weerar qaawan ugu qaadi lahaayeen shacabka Khaatumo iyo Maamulkooda. Maleeshiaydan oo wato Hub wixii gacan ugu jiray Faroole iyo Maamulkisia ay is hor fadhiyaan Ciidanka Khaatumo , waxaana la saadalinayaa in C/raxman Faroole iyo Maleeshiaydisia ay ka go’an tahay in ay Daadiyaan Dhiiga Shacabka Khaatumo. Wixi kasoo kordha kala soco warbaahinta Allssc
-
Madaxweynaha Somaliland oo Heshiis la Saxeexday Dawladaha Somaliland Ka Taageera Dhinca Dhaqalaha. posted by Maxamuud Jama | November 28, 2013 | In Waaheen News IMG_7178Hargeysa(Waahee) Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Md.Axmed Maxamed Maxamuud (Siilanyo) ayaa Maanta Qasriga Madaxtoooyadda ku qaabilay Wafti balaadhan oo ka socday Dalalka Ingiriiska iyo Denmerka kuwaasi oo ahaa Safiirada u kala qaabilsan Labadaasi dal ee Itoobiya iyo Kenya. Madaxweynaha iyo labaasi Safiir ayaa kala Sexeexday heshiis ku saabsan Mucaawi ay soomaliland ugu deeqen Dalalka Ingiriiska iyo Denmark, kaasi oo si toos ah dawlada Somaliland Qasnadeeda loogu soo shubidoono iyada oo la sheegay in wasarada Maaliyadda ay maamulidoonto. Kulankaasi Madaxweynaha Somaliland iyo Labada Safiir ay ku kala Saxeexanayeen Siddii Somaliland loo caawin lahaa ayaa Waxa Madaxweynaha ku wahelinayey Wasiirka Arrimaha Dibada Md. Maxamed Biixi Yoonis, Wasiirka Qorshaynta Qaranka Sacad Cali Shire, Wasiirka Maaliyadda Cabdicasiis Maxamed Samaale iyo Wasiirka Madaxtooyada Md.Xirsi Xaaji Cali Xassan. IMG_7185 Madaxweynaha Somaliland Md.Axmed Maxamed Maxamuud Siillanyo oo ugu horeyan Waftigaasi hadal soo dhaweyn ah u jeediyey ayaa uga mahad naqay sidda ay Somaliland ula garab taagan yihiin Taageerada dhinac walba, waxaanu xusayn in labada Dale e Ingiirska iyo Denmark ay Somaliland leeyihiin Xidhiidh Saaxiibtinimo oo aad u fiican. Dr.Sacad Cali Shire ayaa faahfaahin ka Bixiyey halka ay ku bixi doonto Lacagta Somaliland lagu caawiyey , Waxaanu yidhi. “Sanduuqan waxa la yidhadaa Sanduuqa Horumarka Somaliland waxaana iska kaashaday Labbada Dal ee Ingiriiska iyo Denmerk Sanduuqani waxa uu ku biloowday 52Milayn oo Dollar, marka Dawlada Ingiirku 5Milyan oo Dollar oo kale ayey ku soo dartay, runtii waxaanu rajeynaynaa in dawlada kale ee Somaliland la Saaxiibka ahina ay iyaguna ku soo daridoona, oo ay ku soo biiridoonan Sanduuqan, Sanduuqa lacagta ku jirta waxa go’aaminaya Inaga,lakiin inta badan Deeqa ah laynoogu deeqo inta badan waxa go’aamiya Deeqbixiyaasha ama hay’ada loo soo dhiibay, waxa go’aaminaya waxyaabaha inoo mudan Guddida horumarka qaranka, iyo wasaradaha sanad walba waxa laga maalgalinayaa wax yaabaha inoo mudan Sanadkan waxaanu isla garanay in ay inoo mudan yihiin, Mashaariic la Xidhiidha Beeraha, Xoolaha, Biyaha, Deeganka, iyo wadooyinka.”Ayuu yidhi Wasiirka Qorshaynta Qaranku. IMG_7209 Wasiirka Maaliyada Cabdicasiis Samaale oo isaguna halkaasi ka hadlay ayaa yidhi.“Sidaad la socotaan Dhaqaalahani waa Mid Somaliland loogu deeqay oo ku dhicidoona Wasarada Maaliyadda Somaliland, runtii waxaad odhan kartaa dawlada Somaliladn Amaanada ay muujisay iyo Xilkasnimada ay muujisay ayeynu ku helay dhaqaalaha intan leeg, runtii waa mid dalkeena iyo dadkeenaba wax weyn taridoona.”Ayuu yidhi Wasiirka Maaliyadda. IMG_7159 Wasiirka Arrimaha Dibada ee Somaliland Md.Maxmaed Biixi Yoonis oo isaguna ka hadlay ayaa sheegay in Labadaasi dawladood ay Somaliland ugu deeqen dhaqaalo aad u badan waxaanu uga mahad celiyey Sidda Ay Somaliland u garbtaagan yihiin. Gabogabadii Waxa halkaasi ka hadlay Labada Safiir ee u kala Qaabilsan Dawlada Ingiirska iyo Denmerk Waddamada Itoobiya iyo Kenya waxaayna sheegen in Xukumada Somaliland looga bahan yahay Xisaab celin iyo Maamul wanaag, waxayna tilmaameen in Dhaqaalahani yahay mid ka yimid Cashuurta ay Bixiyaan Dadka Ingiriiska iyo Denmerka.
-
Gar_maqaate;988028 wrote: ^^ I don't know if you noticed but all of the overzealous Somali secessionist in this thread are ardent supporters of the British Union. These folks are either irony impaired or this is an ingenious piece of satire. It is absurd but hilarious. But british Union works Not all secessions are a blessing