-
Content Count
29,836 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
77
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Xaaji Xunjuf
-
Dee adiga suaasha ugu danbeyse lugu weydiye maxaad uga jawaabi la'adahay miyaanad noolaan karayn bila reer Somaliland Somaliland xuduud qabileed maha wa xuuduudaha Africa u yalaa xuduudihi Africa sida ka dhigay eeh african chaterkeeda ku yaala eeh madaxda africa 1963 gacanta ku dugeen. Xuduuda Somalia iyo Somaliland waxba kama duwana xuduuda kenya iyo Somalia Adigu maxaad ciidan qaran ku falaysa miyanaad amisom u yeedhan miyanay afrikaanku wardiyeyn goormaad ciidan qaran rabta inad dhisatid Madaxdadu waxba kuma talo jiraan. inay project uun sexeedann bay raban oo dhakhso u ceeshan , Qaran waxa dhisa dad isku hadaf ah isku mawqif ah isku ujeedo isku aragti isku wax meel u wada , luqad qaran ma dhisto dal na lugu ma abuuro luqad haday taasi sida tahay wadanka kanada iyo wadanka maraykanka ba qaran wada noqon laha oo isku darsan laha ama ireland iyo ingreeska ama carabta oo isku luqad ama gobolka tigray iyo dalka eritrea ama albania ama kosovo. Waxa idinka qaldan idinky qaran iyo dal baad qalad ka fahantaan qarankinu wuxu ku xidhanyahay wax la yidha ethno nationalism waxasina wa wixi somali ba burburiye somaliland burburisay somalia burburisay jabuuti ba ka bad baday ethno nationalis, dal ahaan waxa weye inad dhisatid dalkaga raskambooni ila raas caseer dadkina is ogol eeh leh anagu somalia baanu nahay maalintad ta samaysid baad so dhawanaysa laakin intad leedahay lahjad iyo accent ba dawlad ku dhisaya wa habeenkii oo xalay tegey..
-
Anigu rajo ma arko nabadi faraha ka baxday shabaabki xoogeysteen qarax meel ay ka fuliyan maalin walba iyo ciidan shisheeye oo la so tubo meel kasta oo la soo kordhiyo umalayn mayo inay nabada Somalia so dhow dahay. SNM horumar bay gaadhay dhan dhaqaale dhan nabadeed dhan ganacsi dhan dhisme wa wax ilaahy loogu xamdi naqo oo hada maanta wax ka xumaada maba jirto.. Ciidan qaran lugu ma nisbeyoo lahjaday ay ku hadlaan eeh waxa lugu nisbeeya oo kaliyaa qaabka iyo siday u socdaan loo tababaray siday u shaqeystaan Somaliladn wa dal homogenous ah oo dadkisu ay yihin dad isku wada mid ah oo isku dhaqan iyo haybad iyo xeer ba ay yihin markas ciidanka qaranka jamhuuriyada somaliland iyaga heerka is gaadshiiyey eeh maha cid kale cidna wax kama sugaan iskooda bay wax u qabsasdaan. Wanay tuseen calaamka in ay Somaliland somalia u baahnayn eeh , somalia u bahantahay somaliland , ooo waba waxay u daba ordayaan.....
-
buuhoodle elders give stern warning to mercenary militia blocking roads
Xaaji Xunjuf replied to Mooge's topic in Politics
Saax dheer people are the aristocratic families of the Garaad clan Cali khalif galaydh Garaad jamac garaad cali,, Xaasbsade, baashe maxammad cade. Reer Saax dheer were the shakers and makers of ssc movement and khatumo state. Buhoodle elders have no power in this and the current vp has no support in the sool region lolz. Cabdi cawar has lost this game before he even played lolz. -
Gooni Aqoonsiga Somaliland ba mar walba ka dhow Somalia oo nabad noqota oo xasiloon oo dal noqoto ta waliga ku seexo. Laascanood hadanay ciidan qaran difaacin yaa baas eeh difaaca loolz reer sool iyaga diiday mamuulka budhcad badeedka.. Oo somaliland ku biiray ama khatumo sheegtey maamnta maaalin Somaliland iyo khatumo iskaga dhaw yihin ma jirto
-
Mooge abdi cawar has lost all his cards with the Khatumo clan when he made karaash minister and biindhe he alienated the entire khatumo movement. He undermined khatumo which made the khatumites more furious with the garowe clan enclave , listen to galaydh this gave Somaliland the chance to move into the Southern part of sool garaad jamac has nothing against Somaliland stopping the vp of pl entering buhoodle. Cabdi cawar is a blessing for SL , If he tries to violate eastern sool he violates khatumo , khatumo moves closer to SL every day. cabdi cawar is going to unite khatumo with SL further and SL will soon move into taleex and boocame.
-
Sh. Cali Dheere "Waan wadaynaa Weerarada ka dhanka ah hay'adaha" Jimce, Febaraayo 14, 2014 (HOL) — Afhayeenka Al-Shabaab, Sheekh Cali Dheere oo ka hadlay weerarkii ismiidaaminta ahaa ee shalay ka dhacay agagaarka garoonka diyaaradaha magaalada Muqdisho, isagoo ku goodiyay inay sii wadi doonaan weerarada ka dhanka ah wuxuu ugu yeeray hay'adaha beesha caalamka. Sheekh Cali Dheere ayaa sheegay in weerarkii shalay uu fuliyay mid ka mid ah guutooyinkooda qaraxyada, isagoo sheegay inay khasaare kala duwan gaarsiiyeen gaadiid ay Qaramada Midoobay leedahay. "Hay'adaha caalamka ee ku sugan meel walba waan ku beegsanaynaa, haddii aysan ka bixin Soomaaliya," ayuu yiri afhayeenka Al-shabaab oo xusay in howlgalladooda ay sii xoojin doonaan. Sidoo kale, Qaramada Midoobay ayuu ku eedeeyay inay ciidamada Itoobiya u sharciyeeyeen inay ka mid noqdaan howlgalka Midowga Afrika ee AMISOM. Sheekh Cali Dheere ayaa sheegay in lix dowladood oo Afrikaan ah ay dagaal kula jiraan, isla markaana howlgalkooda fashilmay, wuxuu ku goodiyay inay sii laba jibaari doonaan dagaalka ka dhanka ah ee ay kula jiraan wuxuu ugu yeeray cadawga. Xarakada Al-Shabaab ayaa horay u sheegtay inay ka dambeeysay weerar lagu qaaday xarumo kala duwan oo ay ka mid ahayd xarunta UNDP ee magaalada Muqdisho, kaasoo ay ku dhinteen shaqaale ka tirsan UNDP.
-
Ciidamada Itoobiya ah ee AMISOM oo Gaaray Beledweyne (SAWIRRO) Jimce, Febaraayo 14, 2014 (HOL) — Cutubkii ugu horeeyay ciidammada dowladda Itoobiya ee qeybta ka noqonaya howlgalka midowgga Africa AMISOM ayaa gaaray magaalada Beledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan oo ay horay ugu sugnaayeen kumanaan ka tirsan ciidamada Itoobiya. Ciidamadan oo rasmi ahaan aan la shaacin tiradooda ayaa ku socday gadiid ay lagu asteeyay calaamada AU-da, taasoo muujineysa in ay qayb ka yihiin howlgalka midowgga Africa ee AMISOM. Ma jiro ilaa iyo hadda wax war ah oo ka soo baxay dhinaca taliska ciidamada Jabuuti ee qeybta ka ah AMISOM iyo mas'uuliyiinta maamulka gobolka, laakiin waxaa muuqata in ay socto qaban-qaabada muanaasabad ballaaran oo la doonayo in lagu shaaciyo ka mid noqoshada ciidamada Itoobiya ee howlgalka midowgga Africa. Horay waxaa magaalada Beledweyne ugu sugnaa ilaa 1000 askari oo tirsan AMISOM kana socda dalka Jabuuti, marka laga soo tago ciidamada Itoobiya ee horay u joogay magaalada kuwaa oo ka gacan siinayay ciidamada dowladda iyo kuwa kuwa Jabuuti dagaallka ka dhanka ah Al-shabaab. Dadka ku dhaqan magaalada Beledweyne ayaa su'aalo iska weydiinaya waxay ku soo kordhin karaan ciidamada Itoobiya howlgalka AMISOM iyo dagaallka lagula jiro Al-shabaab oo hadda gacanta ku haya maamulka dhul ballaaran oo ka tirsan gobolka Hiiraan. Horaantii sanadkan ayeey aheyd markii ciidamada Itoobiya ee ka howlgala magaalada Baydhabo si rasmi ah ugu biireeen howlgalka midowgga Africa, iyaga oo xirtay caalamada AU-da, waxaana ay oo durbaba dhaq-dhaqaaqyo militari ka bilaabeen qeybo ka mid ah gobolka Bay. C/raxmaan Diini, Hiiraan Online diini@hiiraan.com Beledweyne, Soomaaliya
-
Somaliland army has taken over the southern part of the entire sool region which was in the past in the hands of local militia affiliated with Khatumo which includes dharkeyn geeyoe karin dabaylweyn and kala baydh. Some sources are saying that the Khtatumo militia there have joined with Somaliand defense forces against the garowe administration.
-
Ciidamada Somaliland oo qabsaday Deegaanno ka tirsan Gobolka Sool Jimce, Febaraayo 14, 2014 (HOL) — Deegaanno ka tirsan gobolka Sool ayaa la sheegayaa in xilligan gacanta ay u galeen ciidammo ka tirsan Somaliland, waxaana ciidamadan maalmahan ay dhaq-dhaaqyo ka wadeey gobollada Sool iyo Cayn. Dhowr guuto oo ciidamada Somaliland ka tirsan ayaa xilligan ku sugan deegaanka Kalabayr oo 28-km koonfur galbeed kaga beegan degmada Laascaanod, guddoomiyaha gobolka Sool ugu magacaaban Puntland arrintan xaqiijiyey. Axmed Ibraahim Faarax (Faracade), wuxuu sheegay in ciidammo ka socda Somaliland ay si buuxda ula wareegen deegaanno dhowr ah oo ay ka mid yihiin Kalabaydh, Karin Dabayl Wayn, Dharkeyn Geenyo iyo tuulooyin kale oo dhammaantod kawada tirsan gobolka Sool. Guddoomiyaha gobolka Sool ee Puntland wuxuu uu intaas ku daray in ciidamada xilligan isku ballaariyay deegaannada ay yihiin ciidammo si weyn u xooggan oo ka yimid magaalada Hargeysa. "Ma ahaa wax cusub in ciidammo Somaliland ka tirsan ay qabsadaan deegaanno gobolka Sool ka tirsan horay Laascaanood ayaa gacantooda ugu jirtay, xilligan waxaan idiin xaqiijinaynaa in ciidammo si weyn u hubaysan ay la wareegen deegaanno gobolka Sool ka tirsan," ayuu yiri Axmed Faracade. Sidoo kale, wuxuu xaqiijiyay mas'uulkan in wax dagaal ah uusan ka dhicin deegaannada xilligan ciidamada Somaliland ay soo gaareen, isagoo sheegay inay si nabad ah ula wareegen oo aysan la kulmin wax iska caabin ah. Qabsashada deegaanada cusub ayuu ku sheegay guddoomiyuhu Axmed Fara-cadde mid gar-darro ah oo ay Somaliland ku dan-daansanayso Puntland. Dhinaca kale, Axmed Ibraahim wuxuu beeniyey warar soo baxayay oo sheegay in ciidammo ka tirsan Somaliland ay madaxweyne xigeenka Puntland, C/xakiim Cabdulaahi (Camey) ka hor-istaageen safar uu ku tagi laha degmada Buuhoodle oo deegaan ahaan uu kasoo jeedo. Puntland iyo Somaliland waxay ku muransan yihiin maamulka gobolka Sool iyo deegaanno ka tirsan, waxaana labada dhinac ay sheegtaan in maamulidda deegaannadaas ay iyagu leeyihiin. Dhaq-dhaaqyada cusub ee ciidamada Somaliland ayaa ka dhigaysa mid soo cusbooneyn karta xiisada labada maamul u dhexeysa ee ku aaddan maamulidda gobollada ay isku haystaan. Ma jiro wali wax hadal ah oo kasoo baxay madaxda sare ee Puntland iyo Somaliland, lamana garan karo jawaabta ay bixin doonto Puntland maadaama deegaanno cusub ay qabsadeen ciidanka Somaliland.
-
<cite> @Johnny B said:</cite> On the contrary , I see lots of things that could be wrong with this govt, i just choose to judge it in context to its reality, and of course it goes without saying that i supported and will continue supporting all Somali govts, be they TFGs or SFGs, as the alternative is un-thinkable. Werent you pirates against sh sharif and wanted xassan sheikh to win well there you have it.
-
SFG biggest mistake to let Ethiopia operate under Amisom
Xaaji Xunjuf replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
Johnny hebel iska difaac looma hadle do u support the Ethiopian Amisom mandate yes or no? -
Somaliland:The Consequences of Electing Kulmiye and their Machiavellism
Xaaji Xunjuf replied to Saalax's topic in Politics
Somaliland is much better shape under Kulmiye than it was under udub there are shortcomings but nothing to worry about elections are next year , one man one vote. -
SFG biggest mistake to let Ethiopia operate under Amisom
Xaaji Xunjuf replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
Waryahnny hebel iska celi looo ma hadlo do u support the ethiopiand mandate amisom What is it all about Dalalka sakfa hor looma baahna since 2006 what has changed Do u believe ethiopia is the right person to defeat shabaab do u think they are able to defeat shabaaab. Iska daa hebel ba yidhi iyo hebel ba north iyo meel kale ka yimi Was this the right choice yes or no By the wa xaajigu never supported xabashi or any foreign force in somalia . I alwayse called for dawdlad and shabaab to make an agreement. And if the government in sl brings amxaaro i will be the first to nacdal them. Marka lets stick to the topic shall we -
The Ethiopians since 1996 have been actively meddling in Somalia affairs arming one warlord against the other Ethiopia will now receive directly its funding from the European Union and their hungry troops will receive more money. The more they get paid the longer they want to stay. What the Somali government just did was legitimize Ethiopia stay in Somalia even though they have never left. We have to understand their role in the Somali conflict legalizing their stay u allow them to interfere deeply in Somalia domestic affairs the more and the longer they stay the more relevant IGAD will become in Somalia. Ethiopia has sinister motives in Somalia they already cleansed the border regions the central regions of Somalia and made sure ONLF no longer can hide there. Amisom has a mandate in Somalia Ethiopia and other countries are part of that mandate its like history is repeating just with a different Melody.
-
Dadka Khaatumo, Madaxwaynaha Iyo Xamar-ba Quusbay Ka Joogaan, Markaa Annaga Midnimada Soomaaliyeed Masuuliyad Gaar Ahi Nagama Saarna, Dantayada Ayaanu Ka Raacanaynaa” .Dr. Galaydh. Nayrobi(Ramaasnews).feb-11-2014– Siyaasiga Cali Khaliif Galaydh oo ahaa Maskaxdii ka dambaysay kooxda la baxday khaatumo ee ka dhaqdhaqaaqda gobolka Sool, ayaa sheegay inay quus ka joogaan in Madaxwaynaha Soomaaliya inuu taageero kooxda Khaatumo. Dr. Cali Khaliif Galaydh, waxa uu sheegay inay ka danaysanayaan Soomaaliya isla-markaana midnimadeeda aanay masuuliyad gaar ahi ka saarnayn, isaga oo xusay in xasuuq uu Madaxwaynihii hore ee Puntland, Dr. Faroole ka geystay Taleex uu ugu biiray Xasan Sheekh “Xasuuqii Faroole ka Geystay Taleex, waxa noogu soo biiray Xasan Sheekh, oo dadka Khaatumo Madaxwaynaha iyo Xamar-ba quusbay ka joogaan, markaa annaga midnimada Soomaaliyeed Masuuliyad gaar ahi nagama saarna, dantayada ayaanu ka raacanaynaa” ayuu yidhi, Dr. Galaydh. Dr. Galaydh, waxa kale oo uu is barbar dhig ku sameeyay ashqaasta ka soo jeeda Somaliland ee xilalka ka haya Maamulada ka jira dhulkii la isku odhan jiray shanta Soomaaliyeed “Waa Run oo ashqaas u dhashay gobollada Sool, Sanaag iyo Cayn,Hargeysa way joogaan, Jigjigana Wasiirro ayay ka yihiin, Jabuutina way ka yihiin, Kenya waxa wasiirka arrimaha dibadda u ah gabadha dhulkaa u dhalatay (Sool), markaa ma waxaad odhan (wariyaha) idinku shanta Soomaaliyeed-ba waad joogtaane bal isku kaaya sheega..?, laakiin dadka reer Hargeysa waxay joogaan Xamar, Itoobiya ayay joogaan, Kenya ayay joogaan, dadkani meel walba way joogaan, dadkuna way tacabiri karaan” ayuu yidhi. - See more at: http://ramaasnews.com/index.php/News/News/Dadka-Khaatumo-Madaxwaynaha-Iyo-Xamar-ba-Quusbay-Ka-Joogaan-Markaa-Annaga-Midnimada-Soomaaliyeed-Masuuliyad-Gaar-Ahi-Nagama-Saarna-Dantayada-Ayaanu-Ka-Raacanaynaa-.Dr.-Galaydh.html#sthash.lhpeTZm7.dpuf
-
Alshabaab are there to create havoc actually both shabaab and the African union troops are a problem to Somalias conflict. The best way forward is to defeat alshabaab but it seems the more foreign troops arrive the harder it gets to defeat them. Alshabaab have no solutions for Somalia. Alshabaab kills Somalis they will kill Somalis in the market or in hotels. The African union troops are making money from Somalias conflict They receive their salaries the ongoing conflict in Somalia means they will receive their payments. The 2 sides need each other some how. The African union troops are problem but they are the lesser evil in here because they dont go out and blow up people. But the situation remains tense in Somalia because of the warring factions.
-
No one is attacking them they are just not welcome in SL let them stay and focus on their somalia.
-
SL highest office its just the minister of information telling them like it is that they are not welcome. Somalia and Somaliland have no agreement on media the media of Somalia has to play by our rules if they dont they are not welcome . How come they haven't ridiculed hassan sheikh yet than? Thats a good question?
-
It is time Khatumo should explore alternative ways It is time Khatumo should explore alternative waysWritten by:The AuthorWritten on:January 31, 2014 Comments LADY KHATUMO FINAL LINE.003Khaatumo was singing Soomaaliyeey Toosoo while waiting for the support of the Somali Federal Government and their fellow Somalis who love and care Somalia with its full borders. Khaatumo is between a rock and hard place, in other words, between two hostile states, Puntland and Somaliland. These two states have fundamental differences. For instance, Somaliland claims their secession from the rest of the country where Puntland is a federal state, though it has a rocky relationship with the Federal Government. However, when it comes to Khaatumo, Somaliland and Puntland are strange bedfellows for its destruction. Puntland & newly elected President Abdiweli Gaas showed some crocodile tears while he was campaigning for the presidency. He promised that he will extend an olive branch to Khaatumo. He also stated that he will open a dialogue for mutual respect and mutual interest as two brotherly states, should he wins the election. However, to add insult to the injury, he appointed two Khaatumo drop outs, Karaash and Biindhe for ministries in his cabinet. This is not a change but just a continuation of destructive policy of Puntland toward Khaatumo and Mr. Gaas reinforced the legacy of his predecessors, Faroole and Cadde Musse. This reminds me of a short but thoughtful article by Osman Hassan titled Somaliland: A Dumping Ground for Khaatumo Drop Outs, Drifters and Dead Wood. I would add that since Xaabsade and Xagala-toosiye are no different from Karaash and Biindhe, that not only Somaliland but also Puntland is dumping ground for Khaatumo losers. While Khaatumo State is struggling to survive between those two belligerent states, they always appeal to their federal government and its leaders for support. Unfortunately, they have received nothing from it. There were multiple times that President Hassan was asked about Khaatumo State in and outside of Somalia. In those occasions, not once did the President pay close attention to the issue or had at least acknowledged the hardships that the people of this region endure. I am also certain that the Khaatumo officials knocked on every possible door of the Federal Government for the well-being of their people. However, whatever the reason might be, it is evident all those calls fell on deaf ears. Another classic example is the Turkey Conferences between the Somali Federal Government and Somaliland where Khaatumo State had no representation on either side of the aisle. Imagine where your fate is decided and your enemy represents you. Since the status quo is not sustainable, it seems that time has come for Khaatumo State to explore alternative ways to rescue its own existence as well as to better serve the people it represents. It should come up with Plan B since Plan A is no longer viable. In my opinion, the first option would be to stop singing Soomaaliyey Toosoo and reconsider Khaatumo’s relations with the Somali Federal Government. Secondly, study the possibility of independent Khaatumo in the future, just like Somaliland advocates. Thirdly, Zone 5 of the Ethiopian Federation is right next door. Due to the dual-track policy, the International Community deals with the Somalia Federal Government and its states separately. Likewise, Ethiopia has embassies in Hargeysa, Garowe and Mogadishu. Therefore, why shouldn’t Khaatumo take an even further step and explore ways to be part of a federation where they could freely represent their people, decide their fate and get their share of the pie? Finally, these choices may seem extreme to an outsider or someone who is not in the same situation. However, anyone who walks in the Khaatumo shoes and at least has a sound mind would feel the pain of the adversities that this region and its people face on a daily basis. They, therefore, would agree that something must to be done about the issue before it is too late. Albert Einstein once said “Insanity is doing the same thing over and over again and expecting different results”. In reality, Khaatumo cannot fight a battle with three fronts simultaneously; Somaliland, Puntland and the Federal, though some are more aggressive than others.Therefore, it is time for Khaatumo State to change the course, examine the state that we are in for the time being and explore different options for the future of the people it represents. Khadar Ahmednoor Boss
-
Mogadishu security worsens as Takfiiri Terrorist attacks increases!
Xaaji Xunjuf replied to SomaliaRising's topic in Politics
The pirates are angry because culusow outmaneuvered them one by one he first picked saacid than another gedo prime minister. Than he got rid of Faroole the only resistance against culusow. Than he put madoobe under his jurisdiction Everything is going well for culusow Germans will train his forces the UAE to , international community remains committed to hassan sheikh government. -
All other media is allowed in Somaliland Kenya tv Djibouti Aljazeera bbc etc Just not koonfurians.
-
ONLF rebels surrender to Ethiopia kilil Somali region.
Xaaji Xunjuf replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
<cite> @Holac said:</cite> Fafaan, that is more believable. So u saying he was just abducted and did not surrender how come we cant hear it from him self? Its not like he is dead. -
Beesha Ugu dhaqaala badan Puntland oo Canbareysay Gaas
Xaaji Xunjuf replied to double decker's topic in Politics
Kuwan waxba lama weydiyo the majority of Puntlanders dont listen to their cries. Wa small minority dadkaasu.