-
Content Count
30,096 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
79
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Xaaji Xunjuf
-
Ra'iisul Wasaaraha Somalia oo sheegay xilliga ay baxayaan ciidanka AMISOM Khamiis, Abriil 03, 2014 (HOL) — Ra’iisul wasaaraha Somalia, Cabdiweli Sheekh Axmed Maxamed ayaa toddobaadkan sheegay in ciidamada AMISOM ay Somalia ka bixi doonaan marka dib loo dhiso ciidamada xoogga, isagoo ku sheegay wareysi uu siiyay Al-jazeera TV. Mudane C/weli ayaa sheegay in ciidanka dowladda iyo AMISOM ay ka gaareen guulo la taaban karo ka gaareen howlgallada ka socda gobollada dalka qaarkood, ayna howlgalladaas sii socon doonaan inta laga adkaanayo Al-shabaab. “Howlgallada socda waa kuwo muhiim ah, waana ku faraxsannahay howlgallada ay wadaan ciidamada dowladda Somalia iyo kuwa AMISOM, waxayna la wareegeen sagaal degmo oo ku yaalla gobollada Koonfurta iyo Bartamaha Soomaaliya, kuwaasoo ay u adeegsan jireen Al-shabaab inay dhallinyarada ka qortaan lacagana ka urursadaan dadka,” ayuu yiri ra’iisul wasaaraha Soomaliya oo ka jawaabayay su’aal ahayd wuxuu ku micneyn karo howlgallada billowga ah ee gobollada dalka ka socda. Sidoo kale, ra’iisul wasaaraha ayaa la weydiiyay sida ay ku dhacday in Al-shabaab oo laga qabsaday deegaanno badan ay haddana Muqdisho qaraxyo iyo weerarro dhiig ku daatay ka geystaan, sida inay beegsadaan madaxtooyada Soomaaliya iyo xarunta Qaramada Midoobay. Isagoo ku jawaabay. “Al-shabaab waa koox naf-la-caari ah, waxay doonaan ayay sameeyaan, laakiinse waxaan la kaashan doonnaa laamaha amniga sidii looga hortegi lahaa weerarrada ay ka geysanayaan magaalada Muqdisho.” Mar kale ayaa ra’iisul wasaaraha la weydiiyay inay doonayaan inay Al-shabaab la hadlaan iyo in kale, isagoo ku jawaabay inay fariimmo u direen xubnaha aan fikradaha shisheeye wadan ee Al-shabaab ka tirsan, ayna soo dhaweynayaan haddii ay kusoo biirayaan. Dhanka kale, ra’iisul wasaraha Soomaaliya ayaa wax laga weydiiyay warbixintii ku saab-sanayd in hubka dowladda uu gacanta u galo Al-shabaab ee ay soo saareen guddi ka tirsan Qaramada Midoobay, isagoo si fudud uga jawaabay ayuu sheegay in uusan ogeyn hub ay dowladdu leedahay oo Al-shabaab gacanta u galay ama la siiyay. “Wabixintaas ma ahayn mid wax nagala weydiiyay, waxaan u qaadanay inay mid khatar ah ahayd, waxaanse baaraynaa sida ay arrintaas ku dhacday, mana ogi hub Al-shabaab ama beelo gacanta loo geliyay,” ayuu C/weli Sheekh hadalkiisa ku daray. Ugu dambeyn, ra’iisul wasaaraha Soomaaliya ayaa waxaa la weydiiyay xilliga ay Somalia ka baxaayaan ciidamada shisheeye ee caawinaya, isagoo ku jawaabay in markay dib u dhis ku sameeyaan ciidamadooda ay bixi doonaan. “Waxaan qorsheynaynaa inaan dhisno ciidamada xoogga dalka, laba todobaad ka horna waxaa qaraar dib loogu dhisayo cidamada Soomaaliya qaatay ururka IGAD. Markaan awood u yeelanno sugidda ammaanka dalkeenna way iska baxayaan gabi ahaan ciidamada walaalaha AMISOM,” ayuu yiri C/weli Sheekh oo sharraxaad ka bixinayay xilliga ay ciidamada AMISOM ka baxayaan Soomaaliya. Isla su’aal kale oo ahayd xilliga ay dhacayso inay awood u yeeshaan inay amniga dalka oo dhan adkeeyaan ayaa la weydiiyay, isagoo ku jawaabay: “Taasi waqti ayay qaadanaysaa, waayo dalkan wuxuu dhibaato kusoo jiray 20-sano ka badan, dib u dhisna ciidamadana waqti ayay qaadanaysaa.
-
Sheffield city Council votes in favor of Somaliland recognition
Xaaji Xunjuf replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
As long as they dont associate us with you than they are doing great kuddos to them -
This is how u know that Somalia will never be a unified republic ,, when people of the same citizenship try to exploit each other.
-
Terrorist Xassad Xusseen arrested in Nairobi
Xaaji Xunjuf replied to SomaliaRising's topic in Politics
Good news the Kenyan government needs to protect its citizens. -
Sheffield city Council votes in favor of Somaliland recognition
Xaaji Xunjuf replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
No one said its going to be easy, but its a start and from councilors to MPS maybe one day a motion can be presented to the house of commons. Its a build up a start for something greater. Nonetheless we welcome and thank the people of sheffield the councilors the mps from Sheffield who support the people of somaliland and their republic and their rightful place in the world. So mooge hows the pirateland doing and Somalia haven't been following whats happening are the koonfurians still fighting over what clan state is going to rule baydhabo -
Sheffield city Council votes in favor of Somaliland recognition
Xaaji Xunjuf replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
-
On Wednesday 2 April, Sheffield City Council will debate a motion calling on “the British government to recognise Somaliland as an independent state and to encourage other governments around the world to do the same.” This historic debate will be attended by Somaliland’s Foreign Minister Mohamed Bihi Yonis, Energy Minister Hussein Abdi Dualeh, Speaker of Parliament Abdirahman Mohamed Abdullahi, Somaliland’s Ambassador to the UK Ali Aden Awale as well as several parliamentarians. The motion was tabled by Councillor Mohammad Maroof who today received over 2,000 signatures from the Somaliland community in Sheffield, petitioning the council to support recognition. On Friday 4 April, Sheffield Central MP Paul Blomfield (Lab) will be speaking at ISRAAC: Somali Community and Cultural Association in support of Somaliland’s case for recognition. Sheffield South East MP Clive Betts (Lab) has also expressed his support for Somaliland’s independence. In 2009 he asked the FCO to “work with other members of the EU, with the United States and with members of the African Union to see how we can get recognition for Somaliland.”
-
Since when is Macow from Jigjiga i thougt he was from Merca Any way Macow is a fraud he is not welcome in SL
-
Doctor Macow from Somalia arrested in Somaliland
Xaaji Xunjuf replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
<cite> @gooni said:</cite> Amxaar aysan af garanayn way ka ogol yihiin inuu tababar ku qaato dadkooda xanuunsan oo afka kala qaad yidhaahdo dr,somaaliyana waxay ugu yeerayaan koonfuriyaan aan fiise wadan waa casaabad siloon. Amxaarku manu ahayn ka idinka waardiyeya Amiir Godane -
Doctor Macow from Somalia arrested in Somaliland
Xaaji Xunjuf replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
I think Macow learned his lesson and never set foot again in SL he will be deported tomorrow morning. -
Dowladda Soomaaliya iyo Somaliland oo ka shiraya maamulka hawada http://www.skyliner-aviation.de/photos/OMSDA.jpgTalaado, Abriil 01, 2014 (HOL) — Wada hadal u dhexeeya Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya iyo Somaliland ayaa maanta ka fumray magaalada ugu weyn ahna xarunta ganacsiga dalka Turkiga ee Istanbul. Wadahadalkan oo daba socda heshiis horay labada dhinac u dhex maray, waxaa arrimaha looga arrinsan doono ugu muhiimsan maamulka hawada Soomaaliya oo horay Dowladda Federaalka ah iyo Somaliland ay heshiis hordhac ah uga gaareen. Ergooyinka ka kala socda labada dhinac waxaa kala hoggaaminaya Wasiirka Duulista Hawada Soomaaliya Siciid Jaamac Qoor-sheel iyo dhiggiisa dhinaca Somaliland Maxamuud Cali Xaashi. Wasiirka Duulista Hawada Soomaaliya Siciid Jaamac Qoor-sheel oo warbaahinta la hadlay, ayaa sheegay in arrimaha ugu badan ee shirkan diiradda lagu saari doonaa ay yihiin kuwo farsamo oo ku aadan qaabka ugu fudud ee maamulka hawada Soomaaliya loo soo wareejin karo, kaddibna ay Dowladda Federaalka iyo Somaliland isula agaasimi lahaayeen. Burburkii dowladdii dhexe ee Soomaaliya kaddib, wuxuu maamulka hawada Soomaaliya si toos ah u hoos tegayey hay'adda Qaramada Midoobay u qaabilsan duulimaadyada rayidka ah ee magaceeda loo soo gaabiyo (ICAO).
-
Maybe this thread is about Hargeisa there is never to much xayaasiis.. And ofcourse waan ka xiga Hargeisa, since ur not a Somalilander.
-
Three Hargeesan Artist are Hiding in Mogadishu ..lol
Xaaji Xunjuf replied to malistar2012's topic in Politics
Where is the source Somaliland Xidigta geeska do not sing for Somalia ur own report says that, -
Wa Hagaaag
-
Three Hargeesan Artist are Hiding in Mogadishu ..lol
Xaaji Xunjuf replied to malistar2012's topic in Politics
Stuff and nonsene -
Safferz Read tallaabo sentence again it was also the home of Somali nationalism its true Hargeisa is where the first Somali flag was raised where the famous poets and song writers that promoted pan Somalism i wished they never did that but they did. it is true theatre Hargeisa is known as Hoyga fanka iyo sugaanta.. Today its not the home of Somali nationalism thank god is not, its the home of Somaliland nationalism. Sahra ilaays ilaahay ku naxariiso hal abuurki wuxu yidhi Hoy hoy hargeisa ma nabad ah No one does Gabay like Cabdi Siyaaro http://www.youtube.com/watch?v=ettiSgFYbxo Who is the best leading song writer and poet of the 21 century No one other than Abwaan ilkajiir From Hargeisa http://www.youtube.com/watch?v=spuOC1suB8w Or Abwaaan Boobe song writer Afsomaliga la kala odhan og , ilaah na la kala baryi og It is true that Hargeysa was the trend setter in the 1950s in terms of Culture songs poetry pan Somalism. Its still the same half a century later , but the pan Somalism has been thrown in the dust bin.
-
Thats the truth Professor samatar tuition was paid by his uncle Xoogsade both the samatar brothers , so he has nothing in Mogadishu , professor samatar owns koonfurians nothing he just wanted to help them out of Somalinimo, but the warlords the likes of Yalaxow said he belongs in SL and should leave the koonfurians alone. Now he left they are still crying.
-
Indeed H town was the seat of the Sultanate for hundred of years,they will be so proud of their Grandchildren.
-
Culusow Spending The Night In Ethiopian Military Base LOL
Xaaji Xunjuf replied to Dr_Osman's topic in Politics
Detoore what is the difference Your hero cabdilahi slept in an Ethiopian tank his entire term. -
Doctor Macow from Somalia arrested in Somaliland
Xaaji Xunjuf replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
^^ Press from Somalia was never appreciated in SL . Somaliland want nothing to do with a country that guns down every journalist. -
Fawziya Yusuf xaaji Adan is back Jawaari in big trouble
Xaaji Xunjuf replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
She is a hero in Somalia though i like Fawwziaa, she is the best of all the SL sell outs who went to Mogadishu she is a rich lady and enriched her self and bought her self an MP seat , wa libaaxad she knows how to deal with the Koonfurians.