Xaaji Xunjuf

Nomad
  • Content Count

    29,832
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    77

Everything posted by Xaaji Xunjuf

  1. Dhakhtar laga hor-joogsaday Baaritaan uu ku sameyn lahaa dad Bukaan ah Jimco, Maarso 28, 2014 (HOL) — Booliiska Somaliland ayaa shalay xabsiga u taxaabay Dr:Cali Macow oo hawlgal caafimaad ka waday magaaladda Hargeysa taas oo ilaa dhawr kun oo qof isku diiwaangeliyeen si loo baadho. Dadweynahan oo iskag kala yimid dhamaan dhulka soomaalidu degto,ayaa saf dheer u gallay sidii ay ula kulmi lahaayeen digtoorka, haseyeeshee isagoo ku gudda jiray hawlihiisii caafimaad ayaa xaruntii uu dadka ku dabiibayey ee Xabiibi Xanaan ciidanku ka soo kaxeeyeen, kuwaas su’aalo ka waydiinaya aqoontiisa caafimaad. Dr. Macow oo maalmihii u dambeeyey la xayeysiinayey inuu dalka imanayo, ayaa shalay markii uu dalka yimid ciidanku xoog ku galeen goobtii uu wax ku baadhayey, isla markaana albaabadda u laabay xaruntii caafimaad ee ay dadku iska diiwaangelinayeen. Wakiilka digtoor Macow ayaa sheegtay inay rusqadda imaanshiiyaha ka qaadatay wasiirka Caafimaadka Xaglo toosiye, isla markaana si sharci ah ku yimid, haseyeeshee aanay garanayn sababta shaki looga qaaday imaantinkiisa. Wakiilka digtoor Macow Intisaar Maxamed Cali Qoys oo ka hadlaysay qaabkii sharci ee uu dhakhtarku ku yimid Hargeysa ayaa tidhi “Waxaan ahay Wakiilka Dr. Cali Macow Aways, Horta markii ugu horresay ee aanu imanaynay Somaliland waxaanu la soo xidhiidhnay Wasaarada Caafimaadka Somaliland, oo ogolaatay imaanshiyaha Dr.Macow inuu Somaliland yimaado, oo uu ka fuliyo hawlo Caafimaad,” Qaar ka mid ah dadweynaha bukaanka ah ee dhakhtarkan sugayay ayaa aad uga xumaaday talaabadda shaqo joojinta lagu sameeyey Digtoorka. Si aanu xog dheeraad ah uga helno xukuumadda ayaa waxaanu la xidhiidhnay wasiirka Caafimaadka Saleebaaan Xaglo toosiye iyo wasiir ku xigeenka Caafimaadka Nimco Qawdhan, haseyeeshee telefoonkoogii gacanta way qabanwaayeen. Sidoo kale, waxaanu la xidhiidhnay gudoomiyah xirfadleyda caafimaadka Somaliland Luul Jirde, waxaanay HOL u sheegtay in aanay wax faalo ah arrintaasi ka bixinayn, balse la xidhiidhno ciidanka Booliska, kuwaas oo iyaguna ka gaabsaday ka hadalka arriintan. Si kastaba ha ahaatee, sida wararka ku helayno waxa jira dhakhaatiir badan oo aan ogoleyn inay dhakhaatiir kale dalka yimaadaan,kuwaas oo mar walba carqalad galiya dhakhaatiirta hawlgalo caafimaad ka fuliya dalka, sidoo hore dhakhaatiir Masar ka timid oo baadhitaano caafimaad oo bilaash ah dalka ka waday ayaa waxa billo ka hor carqalad kala kulmeen dhakhaatiir reer Somaliland oo doonaya inay kooto ku haystaan bukaanka Somaliland, iyadoo cid kasta oo hawlo caafimaad dalka u yimaadda carqaladeeya. Dadweynaha Somaliland ayaa aad uga cadhooday arrintan, kuwaas oo xukuumadda ku eedeeyey inay is hortaagto dhakhtar si weyn loo sugayey maalmihi u dambeeyey oo la ogaa imaanshiyihiisa.
  2. Daahir aweys was not killed because of Tribal reasons his clan wanted to break away from the SFG he was killed. Tribe is more stronger than Dawlad this is a fact.
  3. Well said Mr Mohammad omar Somaliland has the potential to grow with the right investors and the deal with bollore will be the most interesting deal Somaliland will sign in the near future, Somaliland case in Africa is a unique one.
  4. Galbeedi no oromos in Seylac but Afars were there, its true the Seylic lyric is a mix of all language u have Turkish Words Somali words cakooyaa when they say is an afar word And ofcourse the little salawaat the its a nice folklore dance, mostly performed in the west of Somaliland and Djibouti.
  5. Clan disputes is a major factor and Alshabaab The raskambooni brigade has failed to bring peace in Kismayo.
  6. Deg Deg:- Wasiirradii Arimaha Dibada Xukuumadii R/W Saacid oo Baarlamaanka Soomaaliya ku Biirtay. 29. March 2014 Allpuntland Fawsiyo Yuusuf xaaji Aadan oo ahayd Wasiiradii Arimaha Dibada ee xukuumadii uu ra'iisulwasaaraha ka ahaa Cabdi Faarax Shirdoon Saacid ayaa Maanta baarlamanaka Soomaaliya ku Biirtay sida lugu sheegay Kulan baarlamanaku uu Maanta Muqdisho kulahaa. Warar soo baxaya ayaa sheegaya in Fawsiyo Yuusuf uu Kursiga uga tanaasulay Xildhibaan Magaciisa lugu Koobay Ismaaciil oo ka tirsanaa Baarlamaanka Soomaaliya kana soo jeeda Gobolada Waqooyiga ee Soomaaliya (Soomaaliland). Mudooyinkii ugu dambeeyay ayaa Waxaa soo baxayay in Fawsiyo ay raadinaysa Xubinimada Baarlamaanka Soomaaliya iyodoo warar la helayo ay Sheegayaa in Boqlaal Kun oo dolar uu Xildhibaanku Kursigiisa ka siistay Fawsiyo oo hada heshay Kursiga Baarlamaanka Soomaaliya. Baarlamanaka SOomaaliya ayaa Muqdisho ku leh Kulmadoodii caadiga ahaa, iyadoona aysan fawsiyo Yuusuf oo Maanta laga yaabo in Xilkaas loo dhaariyo aan la oagyan waxa ku kalifay inay Xildhibaano ka raadsato Baarlamaanka dawlada Federaalka ah ee Soomaaliya. xafiiska Wararka Allpuntland, Muqdisho.
  7. http://www.shacabkamedia.com/warka/index.php?option=com_content&view=article&id=4762:fadeexad-jawaari-iyo-culusoow-ay-ku-dhaceen-iyo-fawziyo-oo-saaka-loo-dhaariyay-xildhibaanad-kadib-markii-ay-boos-looga-iibiyay-xildhibaan-ismaaciil-xaaji-aadan&catid=1:warka-gudaha&Itemid=3
  8. Outlook on Somaliland and Somalia treaty CNBC Africa reports http://www.cnbcafrica.com/video/?bctid=3401889471001
  9. <cite> @Dalmar1 said:</cite> Guul Puntland iyo Guul Somalia, insha'allah Islam iyo Somalidiidka will lose! Islam wil lose are you a kafir, is that you dalmar or an African union troop speaking.
  10. There was no war Mooge maad ruwayaada iska daysid the SL army is still in eastern sanaag.
  11. Very sad situation but what can the O'gadens do about this.
  12. He shares with the people of Somaliland a nationality an ancestry and clan , culture traditions history for thousands of years. Where as with the Koonfurians he shares only a language, and even with the language there is variety of branches.
  13. The people of somaliland and in particularly the city he hails from the people of gabiley.
  14. Miskiin xalaada baydhabo wa sidee what do the people there really support, labbadan mamuul eeh midna sadex gobol midna lix gobol
  15. I doubt professor samatar is after money, his uncle was a billionaire and i am sure he inherited allot from his mother. It makes perfect sense hadaa shirkad la wada leeyahay oo ninki aad shirkada wada lahaydeen qimihi shirkada hoos u dhigayo oo u marba meel xun intiaa ka so ridayo akhirka intaada yar na wu fuuqsan, professor samatar wuxu ku doodi jiray war shirkada ayny isku hayno oo macasheekdi aynu dib uso wada celino. Laakin walala garan waayey, markaas wuxu ku qasbana inu dadkisa raasco.
  16. i dont call the president of Puntland cali cawar i call him cabdi cawar, its normal Somalis give each other nick names its part of the culture. Xassen sheikh is called qoslaaye its normal, i call the puntlanders pirates and they call us the secessionists its tit for tat and healthy. But we dont insult each other.
  17. <cite> @xabad said:</cite> i am not even somali, but we are not talking about that. i asked you why do you call terrorist snake by the honorific amir ? do you support him. answer yes or no. So you are not a Somali what the hell are you doing on a Somali site.
  18. Dalkagu manu Somalia ahayn Xabashis are in galguduud hiiraan bay and bakool gedo manay dalkaagi ahayn manad Somalia ka iman????
  19. Profanity and foul language is prohibited on the Forum read the Golden rules. The website is owned by a Somali from Puntland and he welcomes Somalilanders participating on the site, for years. Somaliaonline is a great website but personal insults is not permitted.
  20. Xabashidu wa kuwa dalkina quudiya oo Amiir Godane idinka ilaaliya oo aad raali ka tihin:D
  21. <cite> @Hawdian said:</cite> ^ I dont care who founded the arab. League. The reality of today is that Syria and its people are slaugthered by Bashar and his fellow criminals. Do you know that Syrian refugees are forced to sell their kidneys on the black market to survive the winter ? This is absulute unacceptable and the world have forgot them. Xaaji assad is the enemy of syrians surely you must understand that. The Syrian struggle has been hijacked by Terrorists from Saudi Arabia , it was first a range of protests similar what happened in other arab states Egypt Tunisia and Libya , but later islamists factions on steroids extremists Thugs hijacked the Syrian struggle For reform. Today Asad is an angel compared what the Terrorists are doing. Asad is a dictator no one is denying this and a real successor is need to help the Syrian people. Now the Syrian people are between a rock and a hard place. Its heart breaking to see so many refugees over 350.000 scattered all over the middle east.
  22. <cite> @xabad said:</cite> This is rich coming from you xaaji xabashi.LOL Enatkn ibdalh ena ahun yhen pvt leka wuta,,infahna anten infahma yeshrat lej anten blo asterguami yeshele lejj.