-
Content Count
29,974 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
78
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Xaaji Xunjuf
-
Hoggaamiyaha Al-shabaab oo ka hadlay dagaallada Soomaaliya iyo Kenya 1 0 Google +0 0 Khamiis, May 15, 2014 (HOL) — Hoggaamiyaha Al-shabaab, Sheekh Cabdiraxmaan Abu-Zubery oo soo saaray cajalad maqal ah oo ku baxaysay afka Carabiga, isagoo ugu horreyn ku boorriyay muslimiinta Kenya inay la dagaalamaan dowladda dalkooda oo uu sheegay in ay dhibaato ku hayso muslimiinta dalkaas ku nool. Sheekh Abuu-Zubeyr ayaa sheegay in dhaqaalihii iyo ammaankii Kenya uu hoos u dhacay, isagoo taas u sababeeyay duullaankii ay Somalia kusoo qaadeen, isagoo xusay in Kenya aysan nabad helayn inta ay Soomaaliya ku jirto. “Kenya waxaan leennahay waxaad gasheen khalad taariikhi ah markii aad kusoo duusheen Soomaaliya oo lagu maamulayo diinta Islaamka, taas natiijadeeda waxay noqontay in ammaankiina uu xumaado, dhaqaalihiina uu burbur ku dhaco iyo inay ciidammo badan ku waayaan,” ayuu yiri Sheekh Abuu-Zubeyr. Amiirka Al-shabaab ayaa sidoo kale sheegay in dowladda Kenya ay ugu baaqayaan inay ka digtoonaadaan in dalalka galbeedka iyo Yuhuuddu ay geliyaan dagaal aysan waxba uga tarayn, isagoo ku boorriyay inay qaataan inay nabad ku noolaadaan oo ay isaga baxaan Soomaaliya. “Waxaa tusaale idin kugu filan weerarkii Westgate Mall oo dhibaato badan ay idinka soo gaartay, waxaadna ku ogaateen in dalalka dhibaatada idin gelinaya ay gacmaha idinka laabteen oo dhibaatadu ay keligiin idinku dhacday,” ayuu hadalkiisa ku daray Sheekh Abuu-Zubeyr. Dhanka kale, hoggaamiyaha Al-shabaab ayaa ka hadlay dagaallada ay kula jiraan ciidamada dowladda Soomaaliya iyo kuwa AMISOM, isagoo xusay inay deegaanno badan ku go’doomiyeen ciidamadan oo aysan xitaa sahayda isku gudbin karin. “Ciidamada AMISOM dhibaato ayay ku hayaan shacabka Soomaaliyeed, waxaana ka codsanaynaa shacabka Soomaaliyeed inay gacan ku siiyaan mujaahidiiinta dagaalka ay kula jiraan ciidamada gaalada ah ee dalka kusoo duulay,” ayuu hadalkiisa mar kale ku yiri hoggaamiyaha Al-shabaab. Ugu dambeyn, wuxuu dagaalyahannada Al-Qaacida ugu baaqay inay ka dhiidhiyaan dhibaatooyinka lagu hayo dadka muslimiinta ah ee ku nool deegaannada ay Dunida kaga sugan yihiin. - See more at: http://www.hiiraan.com/news/2014/May/wararka_maanta15-46578.htm#sthash.H2hlK42C.dpuf
-
Now i understand why Cabdi cawar went to Yemen and 3 times in Ethiopia, shaw ninku wu dawarsi tegey wadaadki hore faroole ba meesha sii faaruqiye lol
-
Baarlamanka Dalka Finland Oo Maanta La Hordhigi Doono Mooshin Axsaabta Qaar Ku Dalbanayaan In Somaliland La Ictiraafo + Guddoomiye Cirro Oo Goobjoog Ka Noqonaya Helsinki(Ramaas) May15, 2014 - Wadahadalo mudo dheer socday oo qaatay wakhi badan oo qancin iyo munaaqasho ah oo dhex martay Qaar ka mid ah Axsaabta dalka finland iyo gudoomiyaha golha wakiilada oo ay weheliyaan madaxda xisbigiisa WADDANI ee laanta finland ayaa wuxuu gudoomiyuhu ku guulaystay inuu axsaabtaasi ku qanciyo qadiyada iyo madaxbanaanida somaliland taas ugu danbayntii ay ka markhaati fureen horumarka dalku ku socdo iyo geedi socodka ay somaliland demoqraadiyada ugu jirto kagana wanaagsantay dalal badan oo madax banaan ictirafna haysta oo qaard wal oo dunida ahna ku yaala, sidaa darteed waxaa laysla qaatay maalmo ka hor in maanta baarlamaanka finland axsaabta qaarkood oo isku feker ahi ay soo hordhigaan mooshin ictiraafka somliland ay ku dalbanayaan mooshinkaas kadibna ay dabada ka riixi doonaan wasiiradooda Xukuumada finland ku jira, waxa aynu filanaa waa beri oo war farxadleh aanu idiin soo gudbino iyo sawiro , waxa aan la ilaawi karin in muwaadiniin badan oo FINLANDIYIIN ahi ay dalkena siyaabo kala duwan u joogan intooda badanina ay mashaariic horumarineed ka wadaan aad iyo aadna ay ula socdaan una ogyihiin marxaladihii uu dalku soo maray iyo halka uu hadda maraayo. Waxa kale oo isla maanta dhici doona mudaharaad barlamaanka hortiisa 15:30 galabnimo laga hor dhigi doono mudaharaadkaas oo lagu taageeraayo mooshinkaas, mudaharaadkaas waxa inagu wehelin doona Axsaabta mooshinka keenay iyo taageerayaashooda iyo muwaadiniin finlandiyiin ah oo qadiyada somaliland taageera waxaan la idinka rajaynayaa ka qaybgal fiican iyo in aan loo kal hadhin mudaharaadka maanta. - See more at: http://ramaasnews.com/index.php/News/Baarlamanka-Dalka-Finland-Oo-Maanta-La-Hordhigi-Doono-Mooshin-Axsaabta-Qaar-Ku-Dalbanayaan-In-Somaliland-La-Ictiraafo-Guddoomiye-Ciro-Goobjoog-Ka-Noqonaya.html#sthash.z7yAcKSf.dpuf
-
15 May Maalinta Xuska SYL, 18May maalinta Qashinka
Xaaji Xunjuf replied to SomaliaRising's topic in Politics
15 may has no meaning in Somaliland this is what i mean we have no shared history SYL is for somalia not Somaliland. 26 june 18 may are the important days in SL -
apophis i have met allot of people who have cudurka dhoofida i am actually singing take me home meeshan dhaxamaha waxan imi xili aad u fog 25 years ago
-
Dadku marku cudurka dhoofidu ku dhaco naftooda wa biimeynayaan ilaa ay gaadhan malta ama talyaaniga. mar uun cagaha so dhigo Yurub bay kaga dhagtay
-
We are moving Forward Somalia elders in full support of Somaliland
Xaaji Xunjuf replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
We are really moving forward i love how the second elder spoke he said let us be brothers apart but still value the Somali solidarity. He also said that Somaliland independence does not mean that we are no longer ur brothers we will remain brothers. That is the way forward let us be each others brothers and he also said lets respect each other and each others wishes. This is fantastic waxad isla jeceshihin wanu idin la jecelnahay thats the way forward. If all Somalia people had the wisdom of that man ,we would have long time ago integrated had a wonderful relationship and we all would live the good life Somalia and Somaliland labba dal oo jaar ah oo is barbar yaala the way forward -
Historic visit by the British Queen to Somaliland
Xaaji Xunjuf replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
Dawladu aanay calankeedu dhicin al impiratooriya al inglisiya in the 1940s and 1950s Britishka dambaabi jiray i was just sharing this historic footage. -
I agree with Ciidan sultan that Haatuf is very angry at the moment. He always attacks the elites of Somaliland the past few weeks there patron there, when he fell out with rayaale he did it to always associate Mogadishu with the elites of SL. But opening a lucrative Hotel in Mogadishu is very profitable i would have done it there is no problem with that. Ciidan sultan investing in Mogadishu is very profitable at the moment all you need to do is hire private security but you can make some good money there,would not exclude it After Mogadishu its Mombassa.
-
Somaliland Hargeysa Somaliland Borama
-
Breaking news Ethiopia vacates Beledxaawo ,Alshabaab on standby
Xaaji Xunjuf replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
There are infightings between the Governor of Gedo Kaliil and the Jubba admin supporters sponsored by the Kenyans. The Ethiopians are excellent strategist they want the animosities and the fighting's to continue. So that both factions remain allied to them. When Ethiopia vacated the town they will allow shabaab to intimidate both factions and in a few months Ethiopia will save the day and come in between them again. Remember Ethiopia backs the Jubba admin they even made peace between Mogadishu and the Madoobe faction. But they also back the Kalil factions. Them vacating the town was strategic they want to keep the best form of neutrality. -
Ciidamadii Itoobiya oo isaga baxay Balad-xaawo iyo xiisad ka taagan Degmadaas 0 0 Google +0 0 Arbaco, May 14, 2014 (HOL) — Magaalada Balad-xaawo ee gobolka Gedo ayaa waxaa ka taagan weli xiisad daba socota dagaalkii shalay ka dhacay degmada, iyadoo ciidamadii Itoobiya ee degmadaas ku suganaana ay isaga baxeen. Wararka laga helayo degmada Balad-xaawo ayaa waxay sheegayaan labadii ciidan ee ku dagaalamay degmada ay weli is-horfadhiyaan, sidoo kalena uu isku socodka gaadiidka iyo dadku uu weli xayiran yahay. Sidoo kale, wararka ayaa intaas ku daraya in cidamada dagaalamay ay gurmadyo uga kala imaanayaan degmooyinka Garbahaareey iyo Doolow, iyadoo laga baqdin qabo in dagaallo kale ay dhacaan. Dhanka kale, ciidamadii Itoobiya ee qaybta ka ahaa kuwa AMISOM oo horay ugu sugnaa degmada ayaa isaga baxay, taasoo xoojisay cabsida laga qabo inay mar kale uu dagaal ku dhexmaro degmadaas ciidamada isku-haya gacan ku haynteeda Balad-xaawo. Lama oga sababaha dhabta ah ee ciidamada Itoobiya ay uga baxeen degmadaas iyagoo horay ugu kala dhex-jiray labada ciidan ka hor intii uusan qarxi dagaalkii shalay ka dhacay degmadaas oo ay ku dhinteen in ka badan 10-qof oo isugu jiray shacab iyo askartii dagaalamay. Guddoomiyaha gobolka Gedo, Maxamed Cabdi Kaliil ayaa ku eedeeyay dagaalkii shalay ka dhacy degmadaas guddoomiyaha degmada Dooloow, iyadoo aysan jirin weli war ah oo kasoo baxay dhinaca guddoomiyaha degmada Doolow oo ku saabsan dagaalka. Ciidamada ka yimid Dooloow ayaa la sheegay inay taageersan yihiin maamulka KMG ah ee Jubba, iyadoo ciidamadii horay ugu sugnaa degmadaas oo isugu jira Ahlusunna iyo kuwa dowladdana ay taageersan yihiin dowladda Soomaaliya. Xukuumadda Somalia weli kama soo bixin wax war ah oo ku saabsan colaadda ka taagan degmada Balad-xaawo, iyadoo shacabkii degmadaas ku noolaa ay ka baxeen degmada, iyagoo ku sugan deegaanno degmada ku dhow. - See more at: http://www.hiiraan.com/news/2014/May/wararka_maanta14-46566.htm#sthash.aexxZsE5.dpuf
-
Budhlayn rising no one in SL cares for their opinion they come to Somaliland u will never see SL elders going to them , its they that want the attention. They just held talks with the UCID party no one was really interested , just a but surprised , now had it been garaad jamac who is far more valued than ina diiriye if garaad jamac came to Hargeysa airport would be full to welcome him and every clan in SL would throw an invitation party for him. But the Somalia elders are just Somalia they were there just to take notes. Galbeedi they actually were very cautious especially when xaad spoke he said i am here just to visit the people of SL not to discuss politics nor am i here for politics but we all know better lol.
-
Somaliland song Mixed with the Bater dance of Hargeysa By Mujahida Sahran Halgan One to watch https://www.youtube.com/watch?v=1Nvr9-5hStg
-
Fanaanad Ayaan Taleex from Oslo sings for SL, hateful threats follow
Xaaji Xunjuf replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
Budhlayn rising its not just some Xalimo its a talented singer and the point is the hateful comments which followed. Kuddos to Ayaan taleex adeer may allah protect you from the evil eyes. Pirates will not know this because Afsomaliga iyo sugaanta iyo murtida wa ka agnaan -
Dagaal khasaare badan dhaliyay oo Maanta ka dhacay Degmada Balad-xaawo 0 0 Google +0 0 Talaado, May 13, 2014 (HOL) — Ugu yaraan lix qof ayaa ku geeriyooday tiro intaas ka badanna way ku dhaawacmeen dagaal culus oo baqonimadii maanta ka qarxay degmada Balad-Xaawo ee gobolka Gedo, iyadoo madaafiic ay tuureen ciidamada Itoobiya ay ku dhacday guryo ku yaalla degmadaas. Dagaalkan ayaa daba socday dagaal toddobaadkii hore ka dhacay degmadaas, kaasoo u dhexeeyay dhinacyada maanta ku dagaalamay degmadaas, iyadoo uu dagaalka maanta ahaa mid aad u culus. Goobjoogayaal ayaa sheegay in dad rayid ah ay ku dhinteen dagaalka ayna sidoo kale ku gubteen dagaalka guryo fara badan, iyadoo dadkii degmadaas ku noolaa ay kala firxadeen. Maxamed Cabdi Kaliil oo ah guddoomiyaha gobolka Gedo ee dowladda Somalia oo ka hadlay dagaalka ayaa sheegay in dagaalku uu yahay mid lasoo qorsheeyay oo lagu doonayo in degmada lagu qabsado. “Dagaalkan waa mid laga soo qorsheeyay degmada Dooloow, waana mid lagu doonayo in maamulka Jubba uu ku qabsado degmada,” ayuu yiri Kaliil oo intaa ku daray in khasaare fara badan oo dhimasho iyo dhaawac ah uu dagaalka ka dhashay. Sidoo kale, mas’uul u hadlay ururka Ahlusunna ee gobolka Gedo ayaa sheegay in dagaalkan uu yahay mid laga soo abaabulay xafiiska ra’iisul wasaare C/weli Sheekh, isagoo sheegay in dagaalka uu ahaa mid xooggan oo khasaare badan uu ka dhashay. “Waxaan caddeynayaa in dagaalku uu ahaa mid abaabulan oo lagu doonayo in lagu qabsado degmada Balada-xaawo, runtii anigu waxaan ogahay laba askari oo labada dhinac ka tirsan oo dhintay, dad badan oo shacab ah inay dhibaato soo gaartayna waan maqlay, waxaan kaloo gubtay guryo ay shacab lahaayeen,”ayuu yiri Sheekh Maxamed Xuseen Al-Qaaddi oo ka tirsan ururka Ahlusunna Waljamaaca. Dhanka kale, wararka ayaa waxay sheegayaan in ciidamadii ka yimid degmada Dooloow ee taageersanaa maamulka Ahlusunna ayaa la sheegay inay xaafado badan oo degmada Balad-xaawo la wareegeen, welina ay rasaastu si goos-goos ah u dhacayso. Wixii kasoo kordha dagaalkan waxaad kula socon doontaan wararkeenna dambe haddii ALLE ogolaado. - See more at: http://www.hiiraan.com/news/2014/May/wararka_maanta13-46551.htm#sthash.1knZ0Dih.dpuf
-
BREAKING: Car bomb kills at least 12 people in Somalia: police Monday, May 12, 2014 Somali government soldiers look at the wreckage of a mangled car used by a suicide bomber at the scene of a bomb attack next to a tea shop in the suburbs of capital Mogadishu February 27, 2014. Somali government soldiers look at the wreckage of a mangled car used by a suicide bomber at the scene of a bomb attack next to a tea shop in the suburbs of capital Mogadishu February 27, 2014. MOGADISHU (Reuters) - A car bomb killed at least 12 people, including Somali soldiers and civilians, on Monday in a city that was once a stronghold of al Qaeda-linked rebels, police said. Baidoa - about 250 km (150 miles) southwest of Mogadishu - was the second most important city for Al Shabaab insurgents after the port of Kismayu, before they were routed by Ethiopian troops in 2012. "A car bomb killed 12 people including government forces and residents," Captain Nur Aden, a police officer, told Reuters by telephone from Baidoa. "His cars and others which were also parked there were destroyed. Some of his bodyguards were seriously injured. Most of the people who died were residents who were in the cafe," Aden told Reuters by telephone from Baidoa. There was no immediate claim for the attack. Al Shabaab could not be reached for comment. "I have counted 12 people (dead) including five of my colleagues," Mohamed Hussein, a worker at the bank, told Reuters by telephone. "I see destroyed cars and dead people lying in front of me. I believe the explosion was targeted at government officials and forces who were passing there by car." The capital Mogadishu has been hit by a series of suicide bomb attacks in the past few months, claimed by al Shabaab, which has waged a sustained guerrilla campaign even after being pushed out of the city in mid-2011. Somalia's government is struggling to impose any sense of order, more than two decades after the fall of dictator Mohamed Siad Barre tipped the country into chaos. Western nations involved in Somalia worry it could sink back into chaos and provide a launch pad for Islamist militancy. (Reporting by Abdi Sheikh; Writing by James Macharia; Editing by Robin Pomeroy) - See more at: http://www.hiiraan.com/news4/2014/May/54606/breaking_car_bomb_kills_at_least_12_people_in_somalia_police.aspx#sthash.huAT8Juy.dpuf
-
She is pretty
-
The evil coalition of the past and the President.
Xaaji Xunjuf replied to galbeedi's topic in Politics
Let president xassan finishes his term there is no point to start all over.