Xaaji Xunjuf

Nomad
  • Content Count

    29,832
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    77

Everything posted by Xaaji Xunjuf

  1. http://lup.lub.lu.se/luur/download?func=downloadFile&recordOId=4228438&fileOId=4228442 This was one interesting dissertation how he breaks it down Nice to read
  2. The defeated lot are broken Ciidan sultan their back has been broken they have been paralyzed , Cabdi cawar iyo wiilku adeerka u yahay Puntland rising afkay kaga so hadhay. I am loving it SNM came in and conquered. The question is what are you going to do about how can u reclaim the Land you claim Puntland rising. Qashin day rag ka celin mayse eh lol..
  3. Doctor is right the hawd reserve area was Somaliland rightful territory, it was given to the Emperor because he was their Loyal Dog in the second world war. They awarded him with Somaliland territory. But the brits always stayed away from Somalilanders they stayed in the coastal areas they never interfered in the Local Chieftains and the ruling Akil system.
  4. Maxammad xawaadle madar wuxu noqday raisal wasaare 1990 markay sanad ka hadhsantahay regimki general siad bare.. Cali samatar was the vp at the height of the war in hargeysa u cant compare the to. Ina carte qaalib na raisal wasaaare dawladi nab nabka ahayd eeh cali mahdi bu ka noqday..
  5. The brits were not to bad the only problem is when they ceded hawd and reserve area to Emperor Haile selassie, which made Somaliland smaller in territory
  6. He was the second in command he was not just a nobody he was also the defense minister there are audio tapes that he gave the order of the full scale attack on Hargeysa.
  7. The defeated lot iyaga hadalkooda iska daa hadal bay kaga soo hadhay, kuwaasi far ma dhaqaajin karan.
  8. Hoggaamiyaha Al-shabaab oo ka hadlay dagaallada Soomaaliya iyo Kenya 1 0 Google +0 0 Khamiis, May 15, 2014 (HOL) — Hoggaamiyaha Al-shabaab, Sheekh Cabdiraxmaan Abu-Zubery oo soo saaray cajalad maqal ah oo ku baxaysay afka Carabiga, isagoo ugu horreyn ku boorriyay muslimiinta Kenya inay la dagaalamaan dowladda dalkooda oo uu sheegay in ay dhibaato ku hayso muslimiinta dalkaas ku nool. Sheekh Abuu-Zubeyr ayaa sheegay in dhaqaalihii iyo ammaankii Kenya uu hoos u dhacay, isagoo taas u sababeeyay duullaankii ay Somalia kusoo qaadeen, isagoo xusay in Kenya aysan nabad helayn inta ay Soomaaliya ku jirto. “Kenya waxaan leennahay waxaad gasheen khalad taariikhi ah markii aad kusoo duusheen Soomaaliya oo lagu maamulayo diinta Islaamka, taas natiijadeeda waxay noqontay in ammaankiina uu xumaado, dhaqaalihiina uu burbur ku dhaco iyo inay ciidammo badan ku waayaan,” ayuu yiri Sheekh Abuu-Zubeyr. Amiirka Al-shabaab ayaa sidoo kale sheegay in dowladda Kenya ay ugu baaqayaan inay ka digtoonaadaan in dalalka galbeedka iyo Yuhuuddu ay geliyaan dagaal aysan waxba uga tarayn, isagoo ku boorriyay inay qaataan inay nabad ku noolaadaan oo ay isaga baxaan Soomaaliya. “Waxaa tusaale idin kugu filan weerarkii Westgate Mall oo dhibaato badan ay idinka soo gaartay, waxaadna ku ogaateen in dalalka dhibaatada idin gelinaya ay gacmaha idinka laabteen oo dhibaatadu ay keligiin idinku dhacday,” ayuu hadalkiisa ku daray Sheekh Abuu-Zubeyr. Dhanka kale, hoggaamiyaha Al-shabaab ayaa ka hadlay dagaallada ay kula jiraan ciidamada dowladda Soomaaliya iyo kuwa AMISOM, isagoo xusay inay deegaanno badan ku go’doomiyeen ciidamadan oo aysan xitaa sahayda isku gudbin karin. “Ciidamada AMISOM dhibaato ayay ku hayaan shacabka Soomaaliyeed, waxaana ka codsanaynaa shacabka Soomaaliyeed inay gacan ku siiyaan mujaahidiiinta dagaalka ay kula jiraan ciidamada gaalada ah ee dalka kusoo duulay,” ayuu hadalkiisa mar kale ku yiri hoggaamiyaha Al-shabaab. Ugu dambeyn, wuxuu dagaalyahannada Al-Qaacida ugu baaqay inay ka dhiidhiyaan dhibaatooyinka lagu hayo dadka muslimiinta ah ee ku nool deegaannada ay Dunida kaga sugan yihiin. - See more at: http://www.hiiraan.com/news/2014/May/wararka_maanta15-46578.htm#sthash.H2hlK42C.dpuf
  9. Ali samatar the war criminal will not live his last days in joy koley habaar ba ku dhacay kalyihi wa fadhiistay. Hablihis na waxa guursaday Gaala madow. No immunity should be given to the war criminal. Miyir i am shocked you dont defend the war criminal like most your kin do ?
  10. Now i understand why Cabdi cawar went to Yemen and 3 times in Ethiopia, shaw ninku wu dawarsi tegey wadaadki hore faroole ba meesha sii faaruqiye lol
  11. Baarlamanka Dalka Finland Oo Maanta La Hordhigi Doono Mooshin Axsaabta Qaar Ku Dalbanayaan In Somaliland La Ictiraafo + Guddoomiye Cirro Oo Goobjoog Ka Noqonaya Helsinki(Ramaas) May15, 2014 - Wadahadalo mudo dheer socday oo qaatay wakhi badan oo qancin iyo munaaqasho ah oo dhex martay Qaar ka mid ah Axsaabta dalka finland iyo gudoomiyaha golha wakiilada oo ay weheliyaan madaxda xisbigiisa WADDANI ee laanta finland ayaa wuxuu gudoomiyuhu ku guulaystay inuu axsaabtaasi ku qanciyo qadiyada iyo madaxbanaanida somaliland taas ugu danbayntii ay ka markhaati fureen horumarka dalku ku socdo iyo geedi socodka ay somaliland demoqraadiyada ugu jirto kagana wanaagsantay dalal badan oo madax banaan ictirafna haysta oo qaard wal oo dunida ahna ku yaala, sidaa darteed waxaa laysla qaatay maalmo ka hor in maanta baarlamaanka finland axsaabta qaarkood oo isku feker ahi ay soo hordhigaan mooshin ictiraafka somliland ay ku dalbanayaan mooshinkaas kadibna ay dabada ka riixi doonaan wasiiradooda Xukuumada finland ku jira, waxa aynu filanaa waa beri oo war farxadleh aanu idiin soo gudbino iyo sawiro , waxa aan la ilaawi karin in muwaadiniin badan oo FINLANDIYIIN ahi ay dalkena siyaabo kala duwan u joogan intooda badanina ay mashaariic horumarineed ka wadaan aad iyo aadna ay ula socdaan una ogyihiin marxaladihii uu dalku soo maray iyo halka uu hadda maraayo. Waxa kale oo isla maanta dhici doona mudaharaad barlamaanka hortiisa 15:30 galabnimo laga hor dhigi doono mudaharaadkaas oo lagu taageeraayo mooshinkaas, mudaharaadkaas waxa inagu wehelin doona Axsaabta mooshinka keenay iyo taageerayaashooda iyo muwaadiniin finlandiyiin ah oo qadiyada somaliland taageera waxaan la idinka rajaynayaa ka qaybgal fiican iyo in aan loo kal hadhin mudaharaadka maanta. - See more at: http://ramaasnews.com/index.php/News/Baarlamanka-Dalka-Finland-Oo-Maanta-La-Hordhigi-Doono-Mooshin-Axsaabta-Qaar-Ku-Dalbanayaan-In-Somaliland-La-Ictiraafo-Guddoomiye-Ciro-Goobjoog-Ka-Noqonaya.html#sthash.z7yAcKSf.dpuf
  12. 15 may has no meaning in Somaliland this is what i mean we have no shared history SYL is for somalia not Somaliland. 26 june 18 may are the important days in SL
  13. apophis i have met allot of people who have cudurka dhoofida i am actually singing take me home meeshan dhaxamaha waxan imi xili aad u fog 25 years ago
  14. Dadku marku cudurka dhoofidu ku dhaco naftooda wa biimeynayaan ilaa ay gaadhan malta ama talyaaniga. mar uun cagaha so dhigo Yurub bay kaga dhagtay
  15. We are really moving forward i love how the second elder spoke he said let us be brothers apart but still value the Somali solidarity. He also said that Somaliland independence does not mean that we are no longer ur brothers we will remain brothers. That is the way forward let us be each others brothers and he also said lets respect each other and each others wishes. This is fantastic waxad isla jeceshihin wanu idin la jecelnahay thats the way forward. If all Somalia people had the wisdom of that man ,we would have long time ago integrated had a wonderful relationship and we all would live the good life Somalia and Somaliland labba dal oo jaar ah oo is barbar yaala the way forward
  16. http://www.youtube.com/watch?v=D9F29S8EI7Y#t=178 http://www.youtube.com/watch?v=p0oPVrynJKE
  17. Dawladu aanay calankeedu dhicin al impiratooriya al inglisiya in the 1940s and 1950s Britishka dambaabi jiray i was just sharing this historic footage.
  18. I agree with Ciidan sultan that Haatuf is very angry at the moment. He always attacks the elites of Somaliland the past few weeks there patron there, when he fell out with rayaale he did it to always associate Mogadishu with the elites of SL. But opening a lucrative Hotel in Mogadishu is very profitable i would have done it there is no problem with that. Ciidan sultan investing in Mogadishu is very profitable at the moment all you need to do is hire private security but you can make some good money there,would not exclude it After Mogadishu its Mombassa.
  19. There are infightings between the Governor of Gedo Kaliil and the Jubba admin supporters sponsored by the Kenyans. The Ethiopians are excellent strategist they want the animosities and the fighting's to continue. So that both factions remain allied to them. When Ethiopia vacated the town they will allow shabaab to intimidate both factions and in a few months Ethiopia will save the day and come in between them again. Remember Ethiopia backs the Jubba admin they even made peace between Mogadishu and the Madoobe faction. But they also back the Kalil factions. Them vacating the town was strategic they want to keep the best form of neutrality.
  20. Ciidamadii Itoobiya oo isaga baxay Balad-xaawo iyo xiisad ka taagan Degmadaas 0 0 Google +0 0 Arbaco, May 14, 2014 (HOL) — Magaalada Balad-xaawo ee gobolka Gedo ayaa waxaa ka taagan weli xiisad daba socota dagaalkii shalay ka dhacay degmada, iyadoo ciidamadii Itoobiya ee degmadaas ku suganaana ay isaga baxeen. Wararka laga helayo degmada Balad-xaawo ayaa waxay sheegayaan labadii ciidan ee ku dagaalamay degmada ay weli is-horfadhiyaan, sidoo kalena uu isku socodka gaadiidka iyo dadku uu weli xayiran yahay. Sidoo kale, wararka ayaa intaas ku daraya in cidamada dagaalamay ay gurmadyo uga kala imaanayaan degmooyinka Garbahaareey iyo Doolow, iyadoo laga baqdin qabo in dagaallo kale ay dhacaan. Dhanka kale, ciidamadii Itoobiya ee qaybta ka ahaa kuwa AMISOM oo horay ugu sugnaa degmada ayaa isaga baxay, taasoo xoojisay cabsida laga qabo inay mar kale uu dagaal ku dhexmaro degmadaas ciidamada isku-haya gacan ku haynteeda Balad-xaawo. Lama oga sababaha dhabta ah ee ciidamada Itoobiya ay uga baxeen degmadaas iyagoo horay ugu kala dhex-jiray labada ciidan ka hor intii uusan qarxi dagaalkii shalay ka dhacay degmadaas oo ay ku dhinteen in ka badan 10-qof oo isugu jiray shacab iyo askartii dagaalamay. Guddoomiyaha gobolka Gedo, Maxamed Cabdi Kaliil ayaa ku eedeeyay dagaalkii shalay ka dhacy degmadaas guddoomiyaha degmada Dooloow, iyadoo aysan jirin weli war ah oo kasoo baxay dhinaca guddoomiyaha degmada Doolow oo ku saabsan dagaalka. Ciidamada ka yimid Dooloow ayaa la sheegay inay taageersan yihiin maamulka KMG ah ee Jubba, iyadoo ciidamadii horay ugu sugnaa degmadaas oo isugu jira Ahlusunna iyo kuwa dowladdana ay taageersan yihiin dowladda Soomaaliya. Xukuumadda Somalia weli kama soo bixin wax war ah oo ku saabsan colaadda ka taagan degmada Balad-xaawo, iyadoo shacabkii degmadaas ku noolaa ay ka baxeen degmada, iyagoo ku sugan deegaanno degmada ku dhow. - See more at: http://www.hiiraan.com/news/2014/May/wararka_maanta14-46566.htm#sthash.aexxZsE5.dpuf
  21. Budhlayn rising no one in SL cares for their opinion they come to Somaliland u will never see SL elders going to them , its they that want the attention. They just held talks with the UCID party no one was really interested , just a but surprised , now had it been garaad jamac who is far more valued than ina diiriye if garaad jamac came to Hargeysa airport would be full to welcome him and every clan in SL would throw an invitation party for him. But the Somalia elders are just Somalia they were there just to take notes. Galbeedi they actually were very cautious especially when xaad spoke he said i am here just to visit the people of SL not to discuss politics nor am i here for politics but we all know better lol.
  22. Somaliland song Mixed with the Bater dance of Hargeysa By Mujahida Sahran Halgan One to watch https://www.youtube.com/watch?v=1Nvr9-5hStg
  23. Budhlayn rising its not just some Xalimo its a talented singer and the point is the hateful comments which followed. Kuddos to Ayaan taleex adeer may allah protect you from the evil eyes. Pirates will not know this because Afsomaliga iyo sugaanta iyo murtida wa ka agnaan