-
Content Count
29,832 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
77
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Xaaji Xunjuf
-
Detoore Amiir Godane only attacks the countries that have troops in Somalia, Somaliland has no troops in Somalia do you see the Amiir Attacking Eritrea or Sudan or south Sudan or Oman. Puntland is a region of Somalia but they helped build the SFG the Amisom protected entity so they are a target and there is ashahaado dirir in puntland.. Alshabaah have never hit Galmudug. Djibouti has troops in Somalia so does Kenya Uganda. Somaliland has no troops in Somalia, nor does Somalia meddle in Somalia affairs. And Somaliland security apparatus is very strong and its not just the security of SL , In Somaliland every one is on guard every one is responsible u can never breach SL.
-
Breaking News: Djibouti attacked by terrorists!
Xaaji Xunjuf replied to SomaliaRising's topic in Politics
Uganda Kenya Djibouti do you see the patron all the Amisom countries , Amiir Godane seems to be on Fire today he hit the parliament in Mogadishu and hits 900 miles and hits the heart land of Djibouti. -
Breaking news 2 blasts hit Djibouti with casualties
Xaaji Xunjuf replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
Those UnFamiliar with Djibouti Balaas Millig is a very western area of Djibouti city. -
War degdega:laba qarax ayaa ka dhacay magaala madaxda dalka Jabuuti degega Jabuuti(Gabiley.net)-Wararka hada naga soo gaadhaya dalka jabuuti ayaa sheegaya in la qarxiyay laba huteel oo ku yaala caasimada jabuuti garahaan goobta loo yaqaano balaas-mililig oo dhacda xaafada guudka, Waxa la sheegayaa inay jirto dhimasho iyo dhaawac , ilaa hada cidina ma sheegan masuuliyada weerarkan . wixii warar ee ka soo kordha kala soco:Gabiley News Network(Gabiley.net)
-
More Somalia intellectuals are understanding Somaliland
Xaaji Xunjuf replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
Malistar what went wrong -
He can kill as much terrorists as he wants it is not my problem its his country he is solving the problems in his country
-
I would really love President faroole to run for president in Somalia in 2016 and even win he will really make Somali politics spectacular. Faroole and his hilarious speeches , i am sure he will build a larger Ashaahaadu la dirir unit anti terrorism force for Somalia. Faroole worked so hard to pass the transition period. If Faroole runs i for sure will support Faroole for office in Mogadishu and something tells me he is very ambitious to a Cabdilahi yusuf.
-
Kenyan delegation arrives in Somaliiland to open diplomatic office
Xaaji Xunjuf replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
They have arrived the Kenyans in Somaliland, with Mudane sifir -
The official Somalilands 23rd anniversary thread 18 May 2014
Xaaji Xunjuf replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
-
The official Somalilands 23rd anniversary thread 18 May 2014
Xaaji Xunjuf replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
The people of Somaliland in qatar -
Qoslaaye yesterday "Xamar is safe". SNMdog godane proofs him wrong
Xaaji Xunjuf replied to SomaliaRising's topic in Politics
Spot on intelligence proper coordination set up of well trained defense forces training training training is the most important. And the payment of the salaries on time and even at some stage increasing their salaries, proper structure in the command system. And get rid of these incompetent security ministers and interior ministers. And never integrate Alshabaab Militia into the Somalia army with out a long process of rehabilitation. But no one is serious about fixing the Somalia defense apparatus. Only to make a few bucks. -
More Somalia intellectuals are understanding Somaliland
Xaaji Xunjuf replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
No animosity towards the Pirates its just there are not many other Koonfurians on this site mostly pirates the HAG community are under represented and the bay and bakool communities Miskiin uun ba inlaga jooga. I havent seen here Jijgiga Somalis being hostile towards SL its just a reaction to the pirates. -
Qoslaaye yesterday "Xamar is safe". SNMdog godane proofs him wrong
Xaaji Xunjuf replied to SomaliaRising's topic in Politics
Puntland rising its just Amiir Godane sending his 18 may gifts he is very generous u know. On a serious note Alshabaab is just showing its still strong this attack and the attack on villa Somalia is to show that they are still very active in the region and especially in the capital even thought he capital has so many troops protecting it. -
More Somalia intellectuals are understanding Somaliland
Xaaji Xunjuf replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
There is no dispute Puntland rising is funny lol In claiming to be from mogadishu . garowwdi yarayd wu sheegan karii waayey -
More Somalia intellectuals are understanding Somaliland
Xaaji Xunjuf replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
People cannot coexist with pirates we must fight piracy together. -
More Somalia intellectuals are understanding Somaliland
Xaaji Xunjuf replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
Adnan pirates hate the peaceful coexistence between SL and Somalia. Because once that happens the piracy industry will end. -
More Somalia intellectuals are understanding Somaliland
Xaaji Xunjuf replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
Who would have thought in la inoo kala turjumayo 23 sannadood , surely after the visit of the Somalia elders and them attending the SL independence ceremony, New eye openers. I predict in 2024. Somalia and Somaliland will peacefully coexist in full understanding. -
Laf jabtay sideedii ma noqota…? Maxamed Afrika — Waa maalin ku weyn Walaalaha Waqooyi. Waa maalin ay ku illaawayaan waayihii tacaddiga iyo halaaga. Waa Maalin ay ku Rajo weyn yihiin Mustaqbal ifiya iyo madax banaani dhab ah, mar uun mar ay ahaataba. Waxaan marka hore hambalyo iyo bogaadin u dirayaa dadka Somaliland. Sannadkan iyo sannadaha xigana, waxaa Eebe ugu baryayaa in uu baraaraha iyo barwaaqada ay heystaan u taam yeelo. Teaser Image Laf jabtay sideedii ma noqota…? Cidna caad kama saarno nabadda iyo horumarka ay ku talaabsatay Soomaliland marka aad ka eegto dhanka xasiloonida iyo dimiqaraadiyadda, wallow ay jiraan dib u dhac lixaad leh xaga adeega bulshada iyo maamul wanaaga. Iftiinkaas Hargeysa iyo hareeraheeda ka baxaya, wuxuu nolol u noqday malaayiin Soomaali ah oo xabadda iyo silica kaga badbaaday mudadii dagaalada sukeeye ay aafeeyeen Soomaaliya inteeda kale. Waxaa hubaal ah in ay yareysay dhiig bixii “Hashii Maandeeq” oo wali dhulka ku qubanaya. Markii dowladii militariga dhacday, Somaliland waxay qaadatay go’aan geesi nimo leh oo waxay dib u soo ceshatay gobanimadeedii si iskeeda ah iyadoo lagu saleenaayo xuduudihii gumeysiga Ingiriisiga ka tagay. Waxa filayaa arrintaas wixii dhaliyey cid walba way ka dharagsan tahay, waa gafafkii taariikhiga ahaa iyo gumaadkii la geeystay oo aan wali laga garaabin. Ma Shalay mise Maanta Dadka Somaaliland markii ay xurnimada ka qaateyn gumeysigii Ingiriiska, iyagoo gardaadinaya ayey Xamar geeyeen. Ma jirin gorgortan awood qeybsi oo qabiil ama degaan ku jaango’an balse ma aheyn gafkooda waayo jiilkaas wuu ka cafimaad badnaa kuwa maanta jooga. Mar uu Max,ed Xaaji Ibrahim Cigaal- Allaha u naxariistee- ka hadlayey sidii lagu midowbay waxa u yidhi, Videogaan ka Daawo. Shacuurta dadka ka dhex guuxeysay, waxay kaliya aheyd Soomaali oo xur ah misna mid ah, Hase ahaatee, walaalihii reer waqooyi siday u lisayn looguma hambeyn, sidaa darteed, Hashii Maandeeq, waxaa la oran karaa ma godlan ama way gaagaxday, waxaana halkaa ku jabay haraadkii loo qabay “Soomaaliweyn”. Intii uu xakunka hayey kali taliyihii Siyaad Barre, dadkaa reer waqooyi, waxay dhadhamiyeeyn dhibaatooyin fara badan haba ugu sii darrnaatee gumaatkii iyo duqeyntii baahsaneynd ee laga geeystay Waqooyi Galbeed iyo goboladii ku xeernaa. Dhibtaas xanuunka badan ka dib, wuxuu Rabi ugu badalay dheefta ee maanta u dabaal dagayaan. Wixii dhacay, reer gaar ah eeda dusha lagama saari karo, waayo dowladdii militariga waa loo dhamaa, sida uu mar kale marqaati kacayo- Allaha u naxariistee- Max,ed Ibraahim Xaji Cigaal. Way jiraan shaqsiyaad ilaa maanta nool oo gumaadkaas si toos ah ugu qeyb galay, ayna waajib tahay in lagu maxkamadeeyo. Laf jabtay sideedii ma noqoto Xaalka maanta sidii uu ahaa nus qarni ka hor waa ka duwan yahay. Marka laga soo tago aragtida siyaasiyiinta, waxaa holcaysa laabta da’ yartii ku dhalatay ama ku barbaartay waayihii qaxa iyo xasuuqa oo aan waligood arkin macaanta midnimada, qarraar moyaane; sidaas darteed way adag tahay bukaankaas in la baxnaaniyo, waase suurta gal haddii lala yimaado maan hufan iyo caqli cafimaad qaba ah. Waxaa ii rajo gelinaya dad badan oo reer Soomaaliland ah oo aan wali u hanqal taagaya midnimadii iyo calankii cirka u ekaa oo aan marna la soo marsiin karin arrinta gooni isutaaga. Dadkaas waxay ku badan yihiin gobalada Sool, Sanaag ilaa Awdal. Ma ahan reero gadoodsan, mana ahan afraad falaagooday, waa rag iyo dumar aan wali laqin kaniiniga gooni-isu-taaga. Miyaan is daweynaa mise waa isku duceynaa Dad badan ayaa qaba in midnimada muqadas tahay, laakiin taasi sax ma ahan, waayo midnimadu qasab kuma imaan markii hore, haddana qasab ma ahan. Waxaa loo baahan yahay in si taxadir leh loo dhayo boogtaas. Aniga wali kama quusan wadajirkii in uu mar uun soo noqon doono, balse hadii taasi suurtagal aheyn, ma haboono in lays jiid jiido waayo ii jiid aan ku jiido waa gacma daalis. Waxaa furan in laysku duceeyo oo si gacaltooyo iyo gobanimo ku dheehan tahay lagu kala tago. Tusaale: Kaba soo qaad in Somaliland dal madaxbanaan noqday, so kama dhigno seddex Soomali ah (Somalia, Somaliland & Djibouti) oo awd wadaag ah, awoodna ku yeelan kara guud ahaan geeska Afrika iyo ururka IGAD, haddii ay is garabsadaan. Aniga aragtideeda taasi wax dhib ah uma arko oo waxaan is leeyahay waa xubin naga mid ah oo waa cusub u baryey, waxaana jeclahay dad badan oo Somaaliyeedna in ay ila qabaan aragtidaas. Cidda ay taasi walwalka gaarka ah ku heysaa waa wadanka aynu dariska nahay oo runtii ka baqaya in ay aqoonsiga Somaliland dhaliso folkaano guudihiisa ka qaraxda. “Baadida ninbaa kula deydeyi daalna kaa badane Oon doonahayn inaad heshana daayin abidkaaye” Qamaan Bulxan Sida tuduca sare ku cad, waxa jira saaxib aan daacad ka aheyn horumarkaaga, Ethiopia waa tabtaas oo marna ma ogala in Soomaaliland la aqoonsado waayo taasi waxay u gacan haatin kartaa halganka gobanimo doonka ah ee ka jira hadda dhulalka Soomaali Galbeed iyo qoomiyadda walaalaheena Oramada oo runtii caburin iyo gumeysi lagu hayo. Su’aashaas mid u dhaw ayaa weydiiyey Prof. Axmed Ismaciil Samatar mar u dhawaan booqasho gaaban uu ku yimid magaalada Oslo ee dalka Norway. Ma hubo in uu si fiican u fahmay mise anigaan si faahfaahsan u dhigin, si ay ahaataba, koley sidii aan filayey uguma uusan jawaabin. Waxaase hubaa in uu ka dharagsan yahay hagardaamada dowladda Itoobiya ku heyso Soomaalida guud ahaan. Shaki kuma jiro, ilma Samatar iyo dad la mid ah in ay jiheyn karan masallada madaxbanaanida, waa haddii la siiyo masraxa go’aan ka gaarista masiirkaas ummadeed, ama talada dalka wax ku yeesheyn. Looma baahno in diyaarado la raaco ama dal shisheeye la aado midna. Xitaa turjubaan baahi looma qabo, oo waxaan isku afgaranaa afkaa hooyo. Waxaa ku riyoonayaa mar uun in aan arko qof waqooyi ka soo jeeda oo masiirka Soomaalida lagu aminay, maalintaas waxaan hubaa in midnimadii dhidibo adag ku taagan tahay, umaddaa kala irdhowtayna laysku keeni karo. Waxaa ku so af meerayaa Gabaygan aan tuducyada gaaban ka soo qaadan doono: “Eebbow qarkay maanta taal qadarka soo meeri Soomaalida kala quban qoysba dhan u jeedo Qaraabada isugu keen allow qaabad nabadaysa Qarankeenii so celi Allow qaaddir baa tahaye!” Maxamuud A. Cabdalla (Shiine)
-
Silanyo the traitor lies about southern elders
Xaaji Xunjuf replied to smartlander's topic in Politics
Smartlander if you were more of a Somalilander than Xaaji Xunjuf , you would never utter those shameful blasphemous words of yours and bring up your treacherous way of thinking and Unite Somaliland with Somalia. How can u be a Somalilander when u flirt with thoughts like uniting with Somalia. We did not sacrifice so much blood and 10.000s of thousands of Martyrs.We did not lose our homes our business we did not spend 10 years in the Jungle to be ruled from some where else. I always say and my message is loud and clear to the youth of SL anything less than full statehood like any other nation in the world is a loss for Somaliland. And the people of SL should walk every path to achieve their full status of statehood in the eyes of the international community, its a sacred cause its a noble cause its a cause for all people. Your threads are counterproductive . The people lost their statehood in 1960 and they will not let it happen ever again. Adeer if you know what Somaliland cost us u would never utter those words. Adeer Somaliland rag ba u lugo beeley -
Silanyo the traitor lies about southern elders
Xaaji Xunjuf replied to smartlander's topic in Politics
He sounds like Puntland rising -
^^ That was one hilarious attempt
-
And why does he have Arab clothing
-
He is bosaaso king not juba laascaanoid and other places. Stop makin up lies. Even the vast majority of sahal consider his ignoble lineage a fraud. Second somalia is not ethiopia. He is not a negus negasht.. He is a sib sub sub sub clan tribal chief
-
Let Somaliland Decide Its Fate By AllAfrica
Xaaji Xunjuf replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
Somalia ugandha ba qudbo sireed ku qaba habeenada qaar na burundi bay u dusta xiliyada qaar na oday xabashi ba kitfo u kariya. Oday somaliland beri hore bu karaystey slaanta hoosta ka fallan . the talks are next month culusow walala hadlaya because he rules xamar when godane is a sleep and he is much more laandhere than cabdi cawar. The pirates remain ignored lol -
Since when does somalia have a king U mean the king of bari disrict