Xaaji Xunjuf

Nomad
  • Content Count

    29,961
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    78

Everything posted by Xaaji Xunjuf

  1. War wa aware xuseyn ibn kufa ibn AL askari. Waxa loo bahanyahay ina shaqalo oo ine cagjar dhafoorka ka Toogta Xawaadle madar ilaahoow ku naxariiso
  2. Waa zaman iyo zamaan iyo haashtari gold ah wa labba nuux sheikh madar an xooshiya dun xariirah from aden
  3. War iskaaaaa gartaye wa hargeysa qadiimi 1953 wa Ina qawdhan iyo ina biixi
  4. I think it's faisal cumar mushteeq iyo mr dulcad iyo Ina iidaaan of berbera
  5. Cawad khuurshe and adan jungle of moholin. War waaa ina aadan cabdulle sacad jabuuti wa ina meygaag
  6. Ingriis carre big time jonny north London baloo bahanyahay wa ina iggare. I think only think Dr Oodweyne can solve this
  7. Ina calacaal xassan ina amuuda mujaahid kite of ceelafeeyne ilma seed magag We need reer taleex
  8. I think xabashis are taking Somalis for a rida ina aman iyo Ina liibaan gabay xoog weydin.
  9. Let me pretend that I xaji xunjuf is a Ethiopian or tigrigna general 1970. Tiriginq titan turush there. Ilma dhooqo walaqe iyo aw ciise bin Jesus of nasriya Nazareth galla madow
  10. Xirsi amaan iyo Axmed amaan nimanka garxaajood. The xabashis are cooking somethings ilahoow na ilaali saliga nebiga
  11. War wa bakhti cagjarku reer cali affar qof ilma muxummad buur wanu dhirbaaxi jirnay. Sabool bay ahayeen.
  12. Nonsense allot of nothing che sxb don't you love the Mad mullah isn't he your biggest sheikh. Adeer Somalinimadu wa dhaqan geel the mad mullah of Abyssinia said waxani Somali maha. Ama af Muslim ama af gaal. They choose af gaal. Deedna wala gagaabiye gaala madowdi aad imika lawyer u noqotay. Oo ma reerkina anaga Soomaalisan cajiib. We are more Somali than koonfurians. We share a language but isku Somali manihin. Somali wey kala sareysa we are on top. Ma garatey saaxib che.
  13. Somali is a geel language gabaygi ina nuur fadal u tiriya imisa tudhuc ayaad geel ku amaani karta. Garam garam afmaha. Somaal thumaal dumaal. You are not Somaal your gaalamadow
  14. May May is not a Somali language. It's af boran iyo garre warday iyo galla madow language luqada af Somali anaga idin barayna budhudhuq batac language banu u naqana. Walaweyn warawarod wasashi wushuush language . Gebiguna ba dhushuush baad tihin.
  15. Galbeedi doesn't know how Somaliland works sheikh cali jawhar of borama uma baahna this is an ceerigaabo issue it will be solved. Dadkani wa dad iska kaxiga. Cuqaal talisa boqor caadila culimo mizaan cadaankanu loolana madaw ciiseyn meyno my uncle xassan tarabi
  16. The admiral talo mahayo ina mahdi very bad chief negotiator. Xamasien dictator is using these abdulla and dhagaxbuur guy
  17. Mujahid axmed mire nuux the mujaahid of sanaag and togdheer soo dhawoow
  18. Gen Caare pirate wixisu wa sahalo reer bohol iyo ismaciil xaji nur of ceerigaabo will reconcile him with ina bìixi ina shaqale Wa military cadhooday wala cadho jabinaya
  19. Ama amlayn waxa anu nahay nimanka ugu amarka sareya. Alla bari walaga tagay marku ina amaan abtirsaday.
  20. Galbeedi adigu dadkan garan maysiid dadkan wa dad shaqaale tigray iyo gaaalamadow isu qeybiyey. They will never change qofkan maskaxyan bu cabiid u yahaay. Mental slave.
  21. Cagjar is still a stooge he is a gaala madow stooge. The only difference he is a qawsaaar who is well versed in the English language and read 1 or 2 books about poltical science. But wa isla wixi uun. Cagjar baad sheegeysa farjar na ha noqdo same game. Different stooge our abtigiis.
  22. It was always funny afweyne groupies in the 1980s inay dadka niyad jabiyan bay doonayen. So when we were in diredawa sheikh cumar said always war iska bakhtiya recordhada kuwi ehlu shirkigi ilma linin iyo stalin ba dhegeysanaya. Saliga nabiga before anything else. Dhulku wa harighey
  23. Mujahid Axmed mire nuux dhakada labba xabadood bakaga jira. Iyadu xabadu dhakada kagajirto ayuu isagu is tolayey. And ofcourse ina kahin commandows al daahirya And we had colonel libaaxe south of Oodweyne and later he went to bohol.
  24. Suldaanka ninwalba marka siyaasad laga hadlo nin walba waxba usawirma kan madhinku ma reer burca mise moholin bu ka yimid. Burco horta reer myga ku baddan. Some times if you mix mye and magaalo and the green grass. Iyo heesi faysal cumar mushteeq waxba ku sawirmaya walaalkeen maadhin waxba u sawirmay ta aynu ku deyno lol
  25. Alla maxa rag naga dhintay but we had mujahid axmed dhagax muj biixi ina askar barkhad and maxammad cilmi galaan. Dhagoweyna cadaadlay banu u dirnay carab ducaale saaxil. Geedeeble iyo biyaha shiinah marka la marayu uun ba la haraadaya. Our darkest hour 1988. 27 may. Laakin weynu galayna sheikh cumar wa duceeye sheikh daahir wa duceeye.