Xaaji Xunjuf

Nomad
  • Content Count

    29,827
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    77

Everything posted by Xaaji Xunjuf

  1. Originally posted by Peace Action: Look who is taking, the biggest propagandist of SOL for a fake country from fake sources. what secconist somaliland existed before the so called clan puntland excisted or even before SOmalia inteeda kalle existed adeer orodo ka fadiisho Ummada Nabbi muxammad
  2. Niyo berbera yaa daggan suldaanka niyo 2000 oo qoff na ma daggana Silanyo did good now he gote allvotes from hargeysa 1.2 milion ba daggaan and the saroundings of hargeysa gabiley arabsiyo bulahaar. And burco ceelafweyn ceerigabo Silanyo codka ka hellaya thats the best deal i ever heard
  3. i heard it was a joke the king of saudi arabia dident come and Egypt send just a ambasador maxa somali halka ka yaal
  4. Bixi and silanyo are mujaheed wadanka way uu soo halgameen dalka inay xukumaan xaq bay uu leeyihin. Silanyo wuxu soo bartay dhaqaallo wa nin Dalka hormarrin karre Ina bixi Wuxu macalin ku yahay siida dawlad loo soo dhiiso , waki cigaal ba la soo dhiisay
  5. Madaxweyne Rayaale oo Magacaabi Doona 7 Wasiir Oo Cusub (Updated:-Tue.1.April.2008) Hargeysa,(BNN)- Madaxweynaha Jamhuuriydda Somaliland Mudane Daahir Rayaale Kaahin ayaa la sugayaa inuu soo saaro liis 7 Wasiir oo cusub, kuwaasi oo ka mid noqon doona Xukuumadda uu Madaxweynaha ka yahay, balse aan la shaacin. Wararka ku saabsan 7 Wasiir ee uu Madaxweynaha Somaliland Mudane Daahir Rayaale Kaahin ku magacaabay ayaa ah kuwo suuqayada Magaaladda Hargeysa la isla dhex maraayo, islamarkaana ah warar aan lagu kalsoonaan Karin. Sida caadada u ahayd Madaxweyne Rayaale marka uu Mas’uul sare magacaabayo isaga oo raacaaya awoodaha uu siiyay Dastuurka Somaliland, ayaa waxa uu soo saaraa Dagreeto Madaxweyne oo uu ku magacaabayo Wasiir ama Mas’uul sare oo ka mid noqonaaya Xukuumadda. Sidoo kale wararka aan lagu kalsoonayn ee 7 Wasiir sheegaya in uu Madaxweyne Rayaale magacaabay,ain ay ka mid yihiin Wasiirkii hore ee Arrimaha Gudaha Ismaaciil Aadan Cismaan, Axmed Cabdi Xaabsade iyo Cismaan Cabdilaahi Cigaal (Cismaan Hindi), balse aan 4 Wasiir ee kale magacyadooda la sheegin in ay yihiin Rag Caan ah ama ku cusub Masraxa Siyaasada. Haddaba si aan wax uga ogaado ayaan khadka Telefoonka kula xidhiidhay Ilo u dhuun daloola Madaxtooyada Somaliland oo codsaday in aan la shaacin Magacooda, ayaa waxa ay ii sheegeen in aanay jirin wax 7 Wasiir ah oo uu magacaabay Madaxweyne Rayaale, islamarkaana ku tilmaamay wax been iyo mala awaal ah oo shicibka lagu jaha wareerinaayo Maskaxdooda. Sidoo kale Ilahan u dhuun daloola Xarunta Madaxtooyada ee ka cudurdaartay in aan la xusin magacooda, ayaa waxa ii sheegeen warkan aan lagu kalsoonayn mid ka duwan, islamarkaana sheegaya in uu Madaxweyne Rayaale Magacaabay 2 Wasiir, balse aan ilaa iyo hada la shaacin . laakiin aanay jirin wax 7 Wasiir ah oo uu Madaxweynuhu magacaabay, warka xaqiiqdiisu uu yahay 2 Wasiir oo kaliya. Ilahan u dhuun daloola Xarunta Madaxtooyadda, ayaa waxa ay ii sheegeen in ay kala yihiin 2 Wasiir Axmed Cabdi Xaabsade iyo Cismaan Cabdilaahi Cigaal (Cismaan Hindi), balse aan la sheegin Wasaaradda loo magacaabay. Sidoo kale ilaa iyo hada Madaxtooyada kama soo bixin wax war ah oo beeninaaya 7 Wasiir. Ciise Ismaaciil Axemd Reporter Hargeysa Borama News Network smart move after silanyo elected Ina bixi as his vice president
  6. they are there for a reason the next comming days ina rayaale wassiiro ayuu magacaabaya Uu ina xaabsade ka miid yahay
  7. Somaliland will get there recognition at the end its all what the people want shalay ba iyaka idinka idin raacay maantana iyakuu ba la noqday dad la leeyahay idinku wax noqda uu hadh iyo habeen leh somaliland ma goosan kartto war salaada ilahay uun ha kala gooyn
  8. Somaliland xuduudeehedii way soo tabadtay waa miid aad iyo aad uu fiican ina afqudhac knows the reality Dadkiisa dhinac haka raaco xaabdsade sandule tarwalle fuad adan
  9. its funny thought allsanaag is sayng these troops are Puntland troops and lasqoray net is sayng its makhir troops this is verry funny indeed
  10. Muuse bixi is elected as second man for kulmiye but i dont get it why some people disaprove i think silanyo made the right choice there Making a balance between barri and galbeed. In somaliland we have no such thing as The president should be from that clan the vice president should be from that clan . its one man one vote