Xaaji Xunjuf

Nomad
  • Content Count

    29,808
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    77

Everything posted by Xaaji Xunjuf

  1. Yes this is good news the free world coming to Somaliland will good for our Recognition in the near future
  2. looooooooooooool here some pics on www.sdwo.com i dont know how to post it on this website
  3. Well mala nimanku waleh dawlad bay noqon karraan after all these years new passport and new lacag laakin laakin no peace yet
  4. loool comming soon cami just wait and see Maraakiib Kuwa Dagaalka ah Oo Caawa Lagu Arkay Duleedka Berbera iyo Diyaarado ka dulkacay oo fadhiistay Madaarka Magaalada. -------------------------------------------------------------------------------- (Maraakiib Kuwa Dagaalka ah Oo Caawa Lagu Arkay Duleedka Berbera iyo Diyaarado ka dulkacay oo fadhiistay Madaarka Magaalada.) hadhwanaag 2008-04-15 (Hadhwanaagnews) Hargeysa(Hadhwanaagnews.com):- Laba Markab oo kuwa dagaalka ah, isla markaana ay ka dulhaadadyaan diyaarado ah nooca loo yaqaano Ehelukobtarka ayaa la sheegay inay isa sootaageen duleedka Magaalada Berbera. Maraakiibtan ayaan la aqoonsan cidda leh iyo ujeedada ay u yimaadeen toona, hase yeeshee, Warar xog-ogaal ah oo aanu ka helay dhinaca Berbara ayaa xaqiijinaya joogitaanka labadan Markab ee Berbara ku sugan, iyada oo ay sheegeen inay ilaa 6 ama 7 diyaaradood oo Helukobtar ahi ka dul kacayeen Markabadaa, iyaga oo kacaa fadhiisanayay Dhabaha diyaaradaha ee Magaalada Berbara laga soo bilaabo ilaa iyo fiidkii caawa. Maraakiibtan ayaa sida la sheegay isa soo taagay meel ku beegan Madaarka Berbera, oo aad ugu dhaw badda. Inkasta oo la sheegay inaanay jirin cid ka socota Xukuumadda Somaliland oo ay si gaar ah ula kulmeen, hase ahaatee waxa la sheegay in ay Ciidamada aamaanka ee magaaladu ka warhayeen dhaq-dhaqaaqyada Maraakiibta iyo diyaaradaha ka dul haadayayba, sidoo kelana ay wada xidhiidhayeen labada dhinac. Hase yeeshee, Masuuliyiinta dawlada Somaliland ayaan iyagu ilaa hada wax war ah ka soo saarin arrintan iyo sababta ka dambaysa toona. Dad kala duwan oo ku sugan Magaalada Berbera ayaa sheegay in ay Maraakiibtani muddooyinkii ugu dambeeyayba ku sugnaayeen Badda Somaliland, iyaga oo ka warhayay, isla markaana dabagal ku samaynayay doonayaha iyo sidoo kale dhaq-dhaqaaqyada Badda Somaliland, hadana ay goor gaaban oo galabta uun ah lagu arkay duleedka Berbera. Si kastaba ha ahaatee Maraakiibtan ayaa la filayaa in laga leeyahay dalka Maraykanka, oo beryahan dambaba la hadal hayay in uu Maraykanku Berbera ka samaysan doono Saldhig Milatari, taas oo soo shaacbaxday ka dib Safar uu Madaxweynaha Somaliland Md. Daahir Rayaale Kaahin ku tagay dalka Maraykanka bilawgii sannadkan 200-8da. Wararku waxay intaa ku darayaa in aanay dadka reer Berbara wax cabsiya oo badan ka muujin arragtida Maraakiibtan, balse aanay dadku wax kale hadal haynin ilaa iyo waqtigii la arkay, iyada oo ay dadka magaaladaasi maraakiibtan ka bixiyeen dareeno kala duwan oo ay qaarkood leeyihiin hadii Maraykan Berbera yimaado shaqo ayaynu ka heli doonaa, halka ay kuwo kalena uga arkaan in waxaan culays ahayn aanay soo kordhinayn ciidamo shisheeyo oo dalka Saldhig ku yeeshaa. Hadhwanaagnews.com/Office Hargeysa/Somaliland.
  5. Maraakiib Iyo Diyaarado Maraykan Ah Oo Soo Gaadhay Magaalada Berbera Written by Qarannews Apr 15, 2008 at 10:44 PM Berbera(Qaran)- Wararka ka imanaya magaalada Berbera ee Gobolka Saaxil, ayaa xaqiijinaya in fiidkii caawa ay Biyaha magaalada berbera, soo gaadheen laba Markab oo nooca dagaalka ah oo Maraykanku leeyahay, kuwaasi oo ay ka degeen ilaa lix diyaaradood, oo qadar fadhiistay madaarka Magaaladaasi. Weriyeyaal ku sugan magaalada Berbera iyo qaar ka mid ah dadweynaha magaaladaasi ayaa caawa ii xaqiijiyay in laba markab oo laga leeyahay dalka maraykanku ay soo gaadheen Biyaha magaalada, ka dibna ay diyaaradahaasi ka soo kaceen maraakibtaasi oo ay qadar saacad ku dhow ay fadhiisteen madaarka Berbera, oo ka yara durugsan magaalada. "Markaakibtani iyo diyaaradahani waxa sida la filayo ay hordhac u yihiin ciidamo Maraykan ah oo lgu wado inay soo degaan Madaarka iyo xeebta Berbera"sidaas waxa yidhi mid ka mid ah suxufiyiintii ii xaqiijiyay maraakiibtaasi. Masuuliyiinta gobolka Saaxil iyo kuwa degmada Berbera, ayaa ka gaabsaday inay wax tafaasiil ah ka bixiyaan maraakiibta iyo diyaaradahaasi oo la sheegaayo in ay ahaayeen roxon diyaardaha qumaatiga u kaca oo dhamaantood wada fadhiisatay madaarka Berbera, waxa ay wararku sheegayaan in diyaardahaasi halkaasi aad loogu soo dhaweeyay isla markaasina ay la kulmeen madax xukumada ka tirsan sidoo kale waxa aad u soo dhaweeyay dadweynaha iyo madaxda magaalada Berbera oo uu horkacaayo Mayarka, lamana sheegin waxa ay ku wada hadleen. Madaxweyne Rayaale ayaa baryahnba ku cel celinaayay in ay xukumadiisu u ogolaatay in ay ciidamda Maraykanku isticmaalaan madaarka magaalada Berbera iyo badaha Somaliland, isla markaasna ay soo dhawaynayaan hadii ay imanyaan oo ay isticmaalayaan saldhiga magaalada Berbera taasi oo ka horna uu madaxweyne Rayaale uu socdaal aad loogu soo dhaweeyay uu ku tagay dalka Maraykanka, sideedaba xukumada Somaliland iyo dawlada Maraykanka ayaa aad u sii wanagsanaanaaya Cumar Maxamed Faarax Qarannews Last Updated ( Apr 15, 2008 at
  6. If u kidnap a person and hold a knife on his throat and that’s terror real terror terror on people and the people who have done that are being brought to justice
  7. General duke we will see what u do when Puntland gets oil and Mogadishu will stay like that for the next coming century s its all about Somaliland left the union of Somalia in 1991 I know u guys are one of these people who say don’t leave us we cant live in alone Mogadishu or Rule Somalia just bye our self we know that we are willing to help u guys in the near future and show how to make Functioning state Work, unlike autonomy state called puntland
  8. May allah help these people and the Somaliland govt is doing everything it cans to help the people in the region
  9. Yes I am interested what rayaale did its our country we should know what happened
  10. America needs to recognize somaliland as Independent country then we will invite dem in saaxil berbera
  11. i think its just a way to distract the fighting in Mogadisho
  12. fuaad xaabsade baa buu ina gumeed ku sheegay lol
  13. Cabdilahi yusuf brought Ethiopian troops inside Somalia so he is somali diid and he is tigraydoon yaad beenta uu sheegaysaaan If somalilandersw where somali diid there name woudent be somaliland ma fahantay Its just the 5 countrys The colonial powers divied the lands of the somalis and thats the way it supose to be
  14. its all based on clan ideology not based on somalinimo the t f g thugs we know dem
  15. Gen duke The thing is this t f g govt can apoint new officals for the world but the reality is that T f g doesent control Somalia or its capital thats the facts . The somalilanders made there choice long time ago no one can stop dem they are self determent
  16. but jacayl it doesent realy matter in 4 month waabu taggi laha now he is gote a extra long fasax
  17. The bocame cofr was hijaced by puntland
  18. Is he gonne speak english at the assembly or Af somali He try before to speak english But it was Its the me its the she its the me its the president of the somalia wata somali
  19. Well just read his intervieuws some times Waxay ku salaysantahay markastaba reero
  20. he is verry clan orientaded i heard
  21. it seems cadde muse cant pay his own Police force lol anagu ba lacag idin maa hayno lol laakin u can work for bilaash
  22. waxa loo erye wuxu ka hadlay gobbaladi ina rayaale soo magacabay 10 days ago
  23. Madaxweynaha Somaliland Oo Xilkii Ka Qaaday Wasiirkii Deegaanka Iyo Horumarinta Miyiga Fu'aad Aaadan Written by Qarannews Apr 03, 2008 at 03:05 PM Hargeysa (Qaran)- Madaxweynaha Somaliland, Md. Daahir Rayaale Kaahin, ayaa maanta xilkii ka xayuubiyay |Wasiirkii Deegaanka iyo horumarinta Miyiga, Md. Fu'aad Aadan Cadde, ka dib markii uu dhaliilay gobolada iyo degmooyinka cusub ee dhawaan la magacaabay. Madaxeynaha Somaliland, Md. Daahir Rayaale Kaahin, ayaa ku eedeeyay wasiirkaasi inuu ku xad-gudbay anshaxa iyo akhlaaqiyaadka wasiirnimo ee uu ka hayay xukumada. Warsaxaadeedka xilka lagaga qaaday wasiirkii deegaanka ayaa u qornaa sidan "Wareegto uu Maanta soo saaray Madaxweynaha JSL Mudane Daahir Rayaale Kaahin oo ku saabsan Xil ka qaadista Wasiirkii Horumarinta reer Miyiga Fu'aad Aadan Cadde . Waxa uu ku sheeay ka dib markii wasiirkaasi uu ku xad gudbay anshaxa iyo akhlaaqiyaadka wasiirnimo , isaga oo mar walba isaga hadla wixii afkiisa ku soo dhaca , wax badana Madaxweynuhu uu ka gaabsaday in uu tallaabo ka qaado xad gudubyadaasi uu ku kacay , waxa uu gartay in xilka Wasiirkii Wasaarada Horumarinta Reer Miyiga ee uu Qaranka u hayay laga qaado Laga bilaabo Taariikhda Maanta. Madaxweynuhu waxa kale oo uu wareegtadaasi ku sheegay , maadaama xilka laga qaaday wasiirkaasi in uu u madax banaanaado hadalada macno darada ah ee uu maalin walba ku hadlayo, isaga oo madaxweynuhu faray sida ugu dhakhsaha badan uu xilka ugu wareejiyo si niyad sami ah wasiir ku xigeenka Wasaarada Horumarinta Reer Miyiga , inta aan wasiir hanta xilka wasaarada loo Soo Magacaabayo''. Dhanka kalena ila hada wax hadal ah oo la xidhiidha eedaymahaasi xilka lagaga qaaday kama ay soo yeedhin dhanka wasiirka xilka laga qaaday oo ah rugcadaa siyaasi ah, mudane Fu'aad Adan Cadde waxa uu ahaa wasiir had iyo gooraale dhaloola xukumada uu ka tirsanaa, waxa aanu aad ugaga duwanaa madaxda kale ee golahii wasiirada ee uu ka tirsanaa waxa uu aaminsanaa in xoog iyo qori caaradii gobolada Sool lagaga kiciyo maamulkii Puntland ee qabsaday gobolka Sool, taasi oo uu xukumada Rayaale dhowr jeer ku dhaliilay in ay xoog lagu kiciyo ka door bidayso in siyaasad la adeegsado. Xidhiidhka madaxweyen Rayaale iyo Fu'aad Adan Cadde waxa ay aad u u sii kala f******** tan iyo intii uu madaxweyne Rayaale magacaabay gobolada iyo degmooyinka cusub, taasi oo khilaafkooda ugu weyni uu salka ku hayo, taasi oo laga yaabo in ay jiraan waxyaabo kale, Fu'aad Adan Cadde waa masuulka kaliya ee qaadacay ama ka soo horjeestay xukamdii uu ka tirsanaa siyaabaha ay ugu magacwday degmooyinka iyo gobolada cusub, xaga golaha wasiirada intiisa kale ay soo dhaweeyeen. Qarannews Hargaysa Somaliland