Xaaji Xunjuf

Nomad
  • Content Count

    29,806
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    77

Everything posted by Xaaji Xunjuf

  1. teroristka wala soo qab qabanayaa dadka afduubaya
  2. nayruus we dont suport t f g and there Ethiopia alies in bay****** we the somaliland people we want to save the those tourist that came to sanaag somaliland and where kidnaped bye this puntland terrorist
  3. XAALADA GOBOLKA SANAAG OO DEGEN LAAKINSE WELI AY CIIDAMO IS HOR FADHIYAAN -------------------------------------------------------------------------------- Bosaaso:- Xaalada goobihii uu saaka is rasaaseyntu ka dhacdey ayaa saacadihii lasoo dhaafey degen iyadoo ay weli jirto cabsi dagaal isla markaan weli waxaa is hor fadhiya ciidamada Somaliland iyo dadka deegaanka isla markaana waxaa jira dhaq dhaqaaq ay wadaan qaar ka mid ah wax garadka beesha Warsangeli oo ay ku doonayaan sidii ciidanka Somaliland looga saari lahaa Gobolka Sanaag. Waxaa iyaduna jirta warar naga soo gaarey ilo wareedyo lagu kalsoon yahay oo qeexaya in burcadii aysan wax kulan ah iyo wax wada hadal ah la gelin wax garadkii isu xil qaamey sidii loo soo deyn lahaa la haystayaasha ajaanibta ah. Wararku waxay intaa ku darayaana in Burcad badeedu ka faaiideysaneyso xaalada siyaasadeed ee ka cakiran tay Sanaag iyadoo ay jiraan Warar sheegaya in is abaabul Burcadeed uu ka jiro Xeebta Sanaag iyadoo goob joogayaal ku sugan xeebta Bari ee Sanaag iney arkeen ilaa 8 doonyood oo kuwa dheereeya ah oo ay leeyihiin Burcad badeedu. Wararkani ayaa waxa uu dhabar jab ku yahay dadaalka loogu jiro sidii burcad badeeda looga dabar goyn lahaa Gobolka Sanaag. LaasqorayNET/Bosaaso
  4. IS RASAASEYN MAANTA DUHURKII KA BILAABATEY BUURAHA CALAMDOW OO U DHEXEYSA SOMALILAND IYO QABAAILKA SANAAG -------------------------------------------------------------------------------- Bosaaso: War lagu kalsoon yahay oo naga soo gaarey deegaanka Buurta gaar ahaan tuulada Xabaala Shaawacle ayaa waxay noo xaqiijiyeen in maanta duhurkii fooda la is darey iyadoo ay dirirtu u dhexeysey ciidamada ka amar qaata Somaliland iyo ciidamo beeleedyo ka madax banaan oo diiddan Somaliland. Iska hor imaadkan ayaa waxa uu ka dhacay wadada aada magaalada Laasqoray oo ka baxda degmada Badhan oo sii dhex marta buuraha Calmadow isla markaana ah goob istaraatiji ah oo lama galaan ah. Is rasaaseyntan oo socotey qadar saacad ku dhow ayaan dhalin wax khasaare ah iyadoo ay isla markiiba ciidamada Somaliland isaga soo bexeen goobtii ay ku sugnaayeen. Waxaa kala dhex galey labada kooxood odayaal dhaqmeed ku hawlanaa sidii loo soo deyn lahaa dadka ajaanibta oo buurta iyaguna lagu haysto. Dirirtan ayaa waxaa lagu tilmaamey iney tahay mid horudhac ah iyadoo ciidanka Somaliland uu isa soo dhoobey xeebta Sanaag, gaar ahaan goob u dhow magaalada Geelweyta. Ciidankaas ayaa waxaa wata nin u dhashey Waqooyi galbeed gaar ahaan Magaalada Gebiley oo lagu magcaabo General Xaashi Dheere isla markaana abaanduulihiisu uu yahay nin lagu magcaabo Dauud oo isna u dheshey deegaanka Gebiley. Ciidankaas ayaa waxay wataan baabuur tikniko ah oo tiradooda lagu qiyaasey ilaa 30 gaari uuna ugu weyn yahay qoriga BM21. Hase yeeshee ciidankaasi waxa uu la socon la yahay iyagoo aan ku jirin dad u dhashey deegaanka isla markaana aan kala garaneyn deegaanka iyadoo hore ay odayaasha dhaqanka wefdi ay u direen la isu wacad marey in hadii ciidankaasi soo gudbo ineysan noqon doonin. Ugu danbeyn waxaa warar naga soo gaaraya magaalada Badhan ayaa waxay sheegayaan in laga dareemayo magaalada xaalad dagaal iyadoo wax garadka deegaanku ay weli ku hawlan yihiin sidii xal deg deg ah looga gaari lahaa arimahan soo kordhey. LaasqorayNET/Bosaaso
  5. Emperor every where in the world mudahaarad way ka dhacaaan even in the best kept secret of the world
  6. nayruush keep telling your self that at the end run babaad moodii the terorist are thos people from puntland who suport those burcad badeed eeh dadka afduuba masakiinta
  7. TACSHIIRAD KA DHACDAY DULEEDKA MAGAALADA LAASQORAY -------------------------------------------------------------------------------- Laasqoray:- Wararka haatan soo gaadhaya warqabadka LaasqorayNet ayaa sheegaya inuu dagaal ka dhacay duleedka Magaalada Laasqoray warka ayaa intaasi ku daraya inuu dagaalkaasi socoday ilaa dhawr saacadood kaasi oo aan ilaa haatan la ogayn khasaarihiisu intuu gaadhsiinsanyahay, dadka deegaanka ayaa sheegaya inay maqlayeen duryanka rasaasta. Tacshiiradaasi ayaa la xaqiijiyay inay u dhexayso Dadka deegaanka iyo Malayshiyaadka Somaliland kuwaasi oo rasaas xoogan ku dhex martay duleedka Degmada Laasqoray,sida la xaqiijiyay dagaalkaasi ayaa ku belawday ka dib markii ay u hanqaltaageen Ciidamada Somaliland inay gudaha u soo galaan magaalada Laasqoray. Ciidamada Deegaanka ayaa aad isaga difaacay inay malayshiyaadka Somaliland ay qoobka soo galiyaan gudaha magaalada Laasqoray, warar dheeraad ah oo kale ayaa sheegaya inay ciidamada deegaanka Sanaag ay difaac xoogan ka xidheen dhamaan hareeraha magaalada Laasqoray.
  8. generel duke ma adiga diilay miise wayana diilay wayaane ayaad xiiniyo mooday
  9. Mogadisho is occupied nothing to celebrate today man
  10. Xassan adan samatar muxu ka doonii meel xabashii hayasata generel duke walii wuxu aaminsanyahay inu xabashidu isagu watto, war iyaka adiga ku watta.
  11. dee wa labbo wajilee ayhal munafaquna wa ehhlu naar xassan daahir aweys buu tageerii laha hadu xaqudiinal minal utul kitaab tageerii laha uu ay ka dhab tahay Laakin Ina cabdallah xassan na waan tageerya oo maanta umadiisii Woyane dhakada ka haystaan eeh mamuulku isagu tageerro dhiibti Ethiopiaan uu dhiibto , Dhinaca kale na waxaan ka tageeraya cadbilahi yusuf iyo xabashida oke what did the mad mullah say kufriga ayaad nabbiyo moodeen hadaad naassab tihiin gaaladaad nicii lahaydeen eeh u cant have it both ways EMPEROR
  12. war nimanki dantoodii bay garteen anigu imika waxaan sugaya intu kii ina afqalooc eeh madaxweyne kuxigeeka puntiland isna isii soo dhiibayo , dadka reer ssc way garteen. Puntland waxay noqday xerro clanish state maffia burcad badeed dadka afduuba iyo dad lacag been beena sameyee.SOMALILAND IYAKA WA UU DAN WADDA JIIR IYO NOLLAL FIICAN
  13. Djibout iyo somaliland xuduud uma dhexeyo wadaaad isku dad isku isiri isku ummad aah isku fikrad dadka Reer somaliland badh ba dhalashada Djibouti na haysta and vica verca Siidu noo sheegay Hon pres daahir rayaale wxaaanu uu dhan wa iska siyaasad iyo fadhi ku diriir muj xassan ciise iyo faysal cali waraabe.wa mucaaraad they will say anything
  14. war waxaanu oo dhan haad la war wareegeysaan meesha wa iska been iyo khurafaad waxau ku leeyihin. ismacil mirre 14 jiir aah 1920 aya darwiish aha bal waxaas uu kalle ma aragtay.
  15. war marxaladii ina cabdulla xassan way dhamatay Somaliland na wa xorr dadkuna wa somaliland dalkuna wa somaliland
  16. Nephytis the english had 40 years the time to make the holl SOmaliland Christian war waxaasii wa propoganda maqaaxiida slamaha ku sheekeyaa Somaliland ayaanu ka badbaadiinay ingrees.
  17. abtigiis anigu dadka xalaasha eeh xaquu al diirika ka dagaalama siida imam axmed iebrahien al ghazi oo kale laakin the mad mullah ama ina cabdulla xassan lama bar bar dhigi karro Imam axmed iebrahiem al ghazi. Dhubad The mad mullah was fighting the systeems that where in place , like he brought something new he dident he fought suldan cali yusuf. And even Suldan cali shire. Muxuna uu ku soo kordhiye its absalutly nothing. dagaal qax dad dhintay boob gladiatornimo iyo shuquladda nocaas aaah . Skool kalliya ma dhisiin
  18. Col. Cali Baale iyo Mayarkii Degmada Taleex( ina fuje) oo isu soo dhiibay Mamulka Soomaaliland ee de Warkii 26-Jun-2008 iyo Qormadii: afnugaal01@gmail.com Col.Cali Baale oo ahaa Col.ka haystay Ciidanka (Dooxada Kacayo) ee Degmada Taleex aaya Maanta lagu soo dhaweyey Degmada laascaanood ee Gobalka Sool,Col. aaya waxa weheliyey 6 Sarkaal oo Ciidankiisa ka tirsan iyo Maayarkii Degmada Taleex. Col. Cali Baale iyo Masuuliyiinta kale ee ka tirsan Degmada Taleex aaya dhamaantood lagu Soo dhaweeyey Saldhiga Gudoomiyaha Gobalka Sool waxana halka Qudbad soo dhaweyn ah ka akhriyey Gudoomiye kuxigeenka Gobolka Sool ahna siihaya xilka Gudoomiyenimada Gobolka Maxamed Faaraxa (Indho buur) Qudbada Gudoomiye ku Xigeenka ka dib aaya waxa hadalka Qaatay Col. Cali Baale, oo u mahad Celiyey saraakiisha Ciidamada Soomaaliland iyo Maamulka Gobalka Sool,Col.Cali Baale aaya sheegay in uu ka soo kacay isla maanta Degmada Taleex ee gobalka Sool halkaas oo uu kaga Yimi Ciidan kor uu dhaafaya 260 askari oo dhamaantood maanta ka tirsan Maamulka Soomaaliland oo dhamaantood ka soo jeeda Degmada Taleex Col.Cali Baale wuxuu intaa ku daray in uu wada tashi uu yimi Degmada Laascaanood sidii looga Tashan la haa ciidamada ka soo jeeda Gobalada SSC in aay ka sii mid ahaadan ciidamada maamul Goboleedka Puntland iyo sidii go,aan loga gaadhi lahaa dhulduruugsiga aay wadaan Gobalada Mudug iyo Nugaal Ugu danbayntii waxa halkaasi hadal kasoo jeediyay Col. Mahad Canbaashe oo ah Taliyaha Saldhiga 7 ee Gobalka Sool waxa uuna yiri ‘ hadda waxaad kamid tihiin ciidamada Somaliland iyo Maamulka Soomaaliland waxadna ku soo dhawaatan dhuliina Hooyo Col. Mahad Canbaashe wuxuu sidoo kale sheegay Ciidanka fadhigoodu yahay Dooxada Kacayo ee Degmada Taleex in halkooda lagu Qaramayndoono oo aay ka mid yihiin Ciidanka Qalabka sida ee Soomaaliland.... wixii ka soo kordha ha ka fogaan afnugaal.com afnugaal01@gmail.com AfnugaalNew Desk
  19. its funny taleex is captured today under somaliland Col. Cali Baale iyo Mayarkii Degmada Taleex( ina fuje) oo isu soo dhiibay Mamulka Soomaaliland ee de Warkii 26-Jun-2008 iyo Qormadii: afnugaal01@gmail.com Col.Cali Baale oo ahaa Col.ka haystay Ciidanka (Dooxada Kacayo) ee Degmada Taleex aaya Maanta lagu soo dhaweyey Degmada laascaanood ee Gobalka Sool,Col. aaya waxa weheliyey 6 Sarkaal oo Ciidankiisa ka tirsan iyo Maayarkii Degmada Taleex. Col. Cali Baale iyo Masuuliyiinta kale ee ka tirsan Degmada Taleex aaya dhamaantood lagu Soo dhaweeyey Saldhiga Gudoomiyaha Gobalka Sool waxana halka Qudbad soo dhaweyn ah ka akhriyey Gudoomiye kuxigeenka Gobolka Sool ahna siihaya xilka Gudoomiyenimada Gobolka Maxamed Faaraxa (Indho buur) Qudbada Gudoomiye ku Xigeenka ka dib aaya waxa hadalka Qaatay Col. Cali Baale, oo u mahad Celiyey saraakiisha Ciidamada Soomaaliland iyo Maamulka Gobalka Sool,Col.Cali Baale aaya sheegay in uu ka soo kacay isla maanta Degmada Taleex ee gobalka Sool halkaas oo uu kaga Yimi Ciidan kor uu dhaafaya 260 askari oo dhamaantood maanta ka tirsan Maamulka Soomaaliland oo dhamaantood ka soo jeeda Degmada Taleex Col.Cali Baale wuxuu intaa ku daray in uu wada tashi uu yimi Degmada Laascaanood sidii looga Tashan la haa ciidamada ka soo jeeda Gobalada SSC in aay ka sii mid ahaadan ciidamada maamul Goboleedka Puntland iyo sidii go,aan loga gaadhi lahaa dhulduruugsiga aay wadaan Gobalada Mudug iyo Nugaal Ugu danbayntii waxa halkaasi hadal kasoo jeediyay Col. Mahad Canbaashe oo ah Taliyaha Saldhiga 7 ee Gobalka Sool waxa uuna yiri ‘ hadda waxaad kamid tihiin ciidamada Somaliland iyo Maamulka Soomaaliland waxadna ku soo dhawaatan dhuliina Hooyo Col. Mahad Canbaashe wuxuu sidoo kale sheegay Ciidanka fadhigoodu yahay Dooxada Kacayo ee Degmada Taleex in halkooda lagu Qaramayndoono oo aay ka mid yihiin Ciidanka Qalabka sida ee Soomaaliland.... wixii ka soo kordha ha ka fogaan afnugaal.com afnugaal01@gmail.com AfnugaalNew Desk
  20. afcourse there is a photo of the mad mullah he died in 1921 there is photo of Sheikh madder that was taken in 1905 come one man any way the mad mullah is known in the english history books as a rebbel warlord , again the mad mullah died in 1921 ma xornima lugu hellay dagaal huu qaadayee reeraha dariiska aah Ama beeelaha SOmaliland wadda dagga uun buu kala diilay dhulkisiina wala haysta
  21. and where is it now qalaafe still ocupiet by woyane Mogadisho ocupied by woyane
  22. Thats all irelevant The mad mullah was the first somali warlord skool kalliya ma dhisiin , sharkiisa hanagala maqnaadoo He died in iimeey in 1921 . and Ingrees left Somaliland in 1960 thats almost 40 years aya uu dhexeyee . Muxu xoreyee markaas marka ummada taarikhda been beenta ka dayaa fadlan
  23. kuwa ishiidbkoodii ba battay tallow maxay waddaan they wanne creata a inside man laakin haa uu baqan first mandheera aya la geeynaya for a few months lugu soo tabbo baroo
  24. Somaliland takes Djiboutian standard uu kalle way ka hadlayaan arinka somalida hadaad xabashida uu ogalatay inay ka hadlaan maxada ugu diiidi kan haad isku luqada tihin inu kulla talliyo because somaliland wax fiican bay qabsadeen
  25. Siyaads goverment is gone these people are politicians they know there work so when somaliland was formed They started to WORK for somaliland wich is not wrong