Xaaji Xunjuf

Nomad
  • Content Count

    29,613
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    72

Everything posted by Xaaji Xunjuf

  1. Silanyo will be a great leader of Somaliland he knows what he fought for he doesent realy need he left Somalia govt in 1974 and he has chosen a different path To fight the aggressor of Somaliland, Siyaad barre and his Somalia govt , And he joined his ppl in dhirdhawe to fight for gobbonimo and he will do everything to establish good governance in Somaliland , he is got more experience then ina rayaale , don’t think Xaji xundjuf is A kulmiye supporter I am a Ucid supporter I was always a ucid supporter
  2. Nepthtys Tell me dude what is Somalia is that a country is sure aint a country Somaliland = not Somalia so what are they taking over
  3. Originally posted by Abu_Geeljire: Oh Lord! What the hell u talking about Somaliland and America always had good ties ta labaad America had military base in berbera in the 1980 what the big deal now we are only independent now, This is just politics We want Our recognition they wane hunt some surwaal gaabs ama waxay ugu yeedha alqeada Put your interest next to the American interest. And things will work out
  4. Yes this is good news the free world coming to Somaliland will good for our Recognition in the near future
  5. looooooooooooool here some pics on www.sdwo.com i dont know how to post it on this website
  6. Well mala nimanku waleh dawlad bay noqon karraan after all these years new passport and new lacag laakin laakin no peace yet
  7. loool comming soon cami just wait and see Maraakiib Kuwa Dagaalka ah Oo Caawa Lagu Arkay Duleedka Berbera iyo Diyaarado ka dulkacay oo fadhiistay Madaarka Magaalada. -------------------------------------------------------------------------------- (Maraakiib Kuwa Dagaalka ah Oo Caawa Lagu Arkay Duleedka Berbera iyo Diyaarado ka dulkacay oo fadhiistay Madaarka Magaalada.) hadhwanaag 2008-04-15 (Hadhwanaagnews) Hargeysa(Hadhwanaagnews.com):- Laba Markab oo kuwa dagaalka ah, isla markaana ay ka dulhaadadyaan diyaarado ah nooca loo yaqaano Ehelukobtarka ayaa la sheegay inay isa sootaageen duleedka Magaalada Berbera. Maraakiibtan ayaan la aqoonsan cidda leh iyo ujeedada ay u yimaadeen toona, hase yeeshee, Warar xog-ogaal ah oo aanu ka helay dhinaca Berbara ayaa xaqiijinaya joogitaanka labadan Markab ee Berbara ku sugan, iyada oo ay sheegeen inay ilaa 6 ama 7 diyaaradood oo Helukobtar ahi ka dul kacayeen Markabadaa, iyaga oo kacaa fadhiisanayay Dhabaha diyaaradaha ee Magaalada Berbara laga soo bilaabo ilaa iyo fiidkii caawa. Maraakiibtan ayaa sida la sheegay isa soo taagay meel ku beegan Madaarka Berbera, oo aad ugu dhaw badda. Inkasta oo la sheegay inaanay jirin cid ka socota Xukuumadda Somaliland oo ay si gaar ah ula kulmeen, hase ahaatee waxa la sheegay in ay Ciidamada aamaanka ee magaaladu ka warhayeen dhaq-dhaqaaqyada Maraakiibta iyo diyaaradaha ka dul haadayayba, sidoo kelana ay wada xidhiidhayeen labada dhinac. Hase yeeshee, Masuuliyiinta dawlada Somaliland ayaan iyagu ilaa hada wax war ah ka soo saarin arrintan iyo sababta ka dambaysa toona. Dad kala duwan oo ku sugan Magaalada Berbera ayaa sheegay in ay Maraakiibtani muddooyinkii ugu dambeeyayba ku sugnaayeen Badda Somaliland, iyaga oo ka warhayay, isla markaana dabagal ku samaynayay doonayaha iyo sidoo kale dhaq-dhaqaaqyada Badda Somaliland, hadana ay goor gaaban oo galabta uun ah lagu arkay duleedka Berbera. Si kastaba ha ahaatee Maraakiibtan ayaa la filayaa in laga leeyahay dalka Maraykanka, oo beryahan dambaba la hadal hayay in uu Maraykanku Berbera ka samaysan doono Saldhig Milatari, taas oo soo shaacbaxday ka dib Safar uu Madaxweynaha Somaliland Md. Daahir Rayaale Kaahin ku tagay dalka Maraykanka bilawgii sannadkan 200-8da. Wararku waxay intaa ku darayaa in aanay dadka reer Berbara wax cabsiya oo badan ka muujin arragtida Maraakiibtan, balse aanay dadku wax kale hadal haynin ilaa iyo waqtigii la arkay, iyada oo ay dadka magaaladaasi maraakiibtan ka bixiyeen dareeno kala duwan oo ay qaarkood leeyihiin hadii Maraykan Berbera yimaado shaqo ayaynu ka heli doonaa, halka ay kuwo kalena uga arkaan in waxaan culays ahayn aanay soo kordhinayn ciidamo shisheeyo oo dalka Saldhig ku yeeshaa. Hadhwanaagnews.com/Office Hargeysa/Somaliland.
  8. Maraakiib Iyo Diyaarado Maraykan Ah Oo Soo Gaadhay Magaalada Berbera Written by Qarannews Apr 15, 2008 at 10:44 PM Berbera(Qaran)- Wararka ka imanaya magaalada Berbera ee Gobolka Saaxil, ayaa xaqiijinaya in fiidkii caawa ay Biyaha magaalada berbera, soo gaadheen laba Markab oo nooca dagaalka ah oo Maraykanku leeyahay, kuwaasi oo ay ka degeen ilaa lix diyaaradood, oo qadar fadhiistay madaarka Magaaladaasi. Weriyeyaal ku sugan magaalada Berbera iyo qaar ka mid ah dadweynaha magaaladaasi ayaa caawa ii xaqiijiyay in laba markab oo laga leeyahay dalka maraykanku ay soo gaadheen Biyaha magaalada, ka dibna ay diyaaradahaasi ka soo kaceen maraakibtaasi oo ay qadar saacad ku dhow ay fadhiisteen madaarka Berbera, oo ka yara durugsan magaalada. "Markaakibtani iyo diyaaradahani waxa sida la filayo ay hordhac u yihiin ciidamo Maraykan ah oo lgu wado inay soo degaan Madaarka iyo xeebta Berbera"sidaas waxa yidhi mid ka mid ah suxufiyiintii ii xaqiijiyay maraakiibtaasi. Masuuliyiinta gobolka Saaxil iyo kuwa degmada Berbera, ayaa ka gaabsaday inay wax tafaasiil ah ka bixiyaan maraakiibta iyo diyaaradahaasi oo la sheegaayo in ay ahaayeen roxon diyaardaha qumaatiga u kaca oo dhamaantood wada fadhiisatay madaarka Berbera, waxa ay wararku sheegayaan in diyaardahaasi halkaasi aad loogu soo dhaweeyay isla markaasina ay la kulmeen madax xukumada ka tirsan sidoo kale waxa aad u soo dhaweeyay dadweynaha iyo madaxda magaalada Berbera oo uu horkacaayo Mayarka, lamana sheegin waxa ay ku wada hadleen. Madaxweyne Rayaale ayaa baryahnba ku cel celinaayay in ay xukumadiisu u ogolaatay in ay ciidamda Maraykanku isticmaalaan madaarka magaalada Berbera iyo badaha Somaliland, isla markaasna ay soo dhawaynayaan hadii ay imanyaan oo ay isticmaalayaan saldhiga magaalada Berbera taasi oo ka horna uu madaxweyne Rayaale uu socdaal aad loogu soo dhaweeyay uu ku tagay dalka Maraykanka, sideedaba xukumada Somaliland iyo dawlada Maraykanka ayaa aad u sii wanagsanaanaaya Cumar Maxamed Faarax Qarannews Last Updated ( Apr 15, 2008 at
  9. If u kidnap a person and hold a knife on his throat and that’s terror real terror terror on people and the people who have done that are being brought to justice
  10. General duke we will see what u do when Puntland gets oil and Mogadishu will stay like that for the next coming century s its all about Somaliland left the union of Somalia in 1991 I know u guys are one of these people who say don’t leave us we cant live in alone Mogadishu or Rule Somalia just bye our self we know that we are willing to help u guys in the near future and show how to make Functioning state Work, unlike autonomy state called puntland
  11. May allah help these people and the Somaliland govt is doing everything it cans to help the people in the region
  12. Yes I am interested what rayaale did its our country we should know what happened
  13. America needs to recognize somaliland as Independent country then we will invite dem in saaxil berbera
  14. i think its just a way to distract the fighting in Mogadisho
  15. fuaad xaabsade baa buu ina gumeed ku sheegay lol
  16. Cabdilahi yusuf brought Ethiopian troops inside Somalia so he is somali diid and he is tigraydoon yaad beenta uu sheegaysaaan If somalilandersw where somali diid there name woudent be somaliland ma fahantay Its just the 5 countrys The colonial powers divied the lands of the somalis and thats the way it supose to be
  17. its all based on clan ideology not based on somalinimo the t f g thugs we know dem
  18. Gen duke The thing is this t f g govt can apoint new officals for the world but the reality is that T f g doesent control Somalia or its capital thats the facts . The somalilanders made there choice long time ago no one can stop dem they are self determent
  19. but jacayl it doesent realy matter in 4 month waabu taggi laha now he is gote a extra long fasax
  20. The bocame cofr was hijaced by puntland
  21. Is he gonne speak english at the assembly or Af somali He try before to speak english But it was Its the me its the she its the me its the president of the somalia wata somali
  22. Well just read his intervieuws some times Waxay ku salaysantahay markastaba reero