-
Content Count
29,810 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
77
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Xaaji Xunjuf
-
Djibouti agreement : good for Somalia good for all
Xaaji Xunjuf replied to General Duke's topic in Politics
Still your not making deals with alshabaab ur making deals with Ars asmara group and qeybta Djbouti kula shiiraysa alshabaab dagaalkooda fii jihadii fi sabililah way waddayaan -
Qardho: VIP’s arrive for crowning ceremony of new KING
Xaaji Xunjuf replied to General Duke's topic in Politics
clan boqors are useless -
TFG and ARS Reach An Agreement - More Parliament Seats
Xaaji Xunjuf replied to Jacaylbaro's topic in Politics
war kuwii way ka soo darayaan dee maalin kasta ba filin cusub -
To many dad ba dawaday dee thats why ^^^ ama walanweyntii ba na cawriyee
-
Somaliland walahi sumankay xidhatay way duushay
-
Originally posted by Abwaan: loool.....Canaantay The UN. Obama already said there should only be one president so goormuu wax canaantay maba la wareegin xafiiskee? yeah afcourse somalia should have one president and not 2 adde muse and abdilahi yusuf waxasi wax suurta gall maha Somaliland all ready have one president.
-
Nin gob ah oo run sheegay xallada ka jirta gobolka sool. Somaliland is the answer to all of your problems reer sool. Yaanu tuute muuse idin waalin.
-
war kuwa ma colapse ba oo hadhay sookii cabdilahi yusuf ninki inkaarqabehe yidhi meelkasta walanaga haysta
-
Wa war jiira fbigii baa hargeysa yimi . Huda barkhad bay shir la yeesheen albabadu oo xidhanyihin.
-
Redy its like xassan gullled abti doon the former president oF djbouti technically wa somalilander oo seylac bu ku dhashay. laakin hayb ahana wa Djboutian its funny ismacil cumar geele wa qoti dhirdhawe ka yimid haseyeshe wa madaxweynaha Jabuuti. jacaylbaro oo ma dawlada baad ka miid tahay adigu wasiiirka jacaylka hadad rer burco tahay wasiirka horboodka baan ku siin laha lol
-
Originally posted by J.a.c.a.y.l.b.a.r.o: Mr. way dhaqaaqday ,,, tolow xagee bay qabatay ,, walahi somaliland sumanka bay no xiidhanahay way duushay waleh ciidna oo joogin mayno wa bilahi tawfiiq.
-
Originally posted by Redy: loool...maya I am afraid this time. ps. isn't this guy from SL originally? No he is Djboutian miise haybtiisa baad sheegaysa. haybtiisa waxay isku hayb yihin wasiirka arimaha gudaha somaliland.
-
way dhaqaaqday waleh wasiirka maaliyada jabuutii ba yimi
-
Maakhirland leader comes to Hargeisa...slap on the face of PLand.
Xaaji Xunjuf replied to RedSea's topic in Politics
Originally posted by General Duke: When Gen ilkajiir ebcomes President even Erigavo will come without a fight. LA is no issue and we shall not make a front out of our people. With the change in Admin these regions will come to the union fold. Thus secessionist are again wasting their money and effort. ceerigabo wa xerro s n m it always was . mala badhan baad ku qaldaysa -
Maakhirland leader comes to Hargeisa...slap on the face of PLand.
Xaaji Xunjuf replied to RedSea's topic in Politics
jibriel cali salaad wuxu doonaya inu soo qoslo marku hargeyso taggo siidii xaabsade isago aanba ghaadhin ayuu dhoosha ka sii qoslaaya -
Maraykanka Oo Warbixin Kasoo Saaray Qaraxyadii Hargeisa Iyo Bosaso {Hargeisa} 14-11-08"Agaasimaha Hey'adda Sirdoonka Mareykanka ee CIA Michael Hayden ayaa hadal uu baahiyey wuxuu ku tilmaamay in qaraxyadii ka dhacay magaalooyinka Boosaaso iyo Hargeysa ay ahaayeen kuwa ay ka danbeeyey Ururka Al-Shabaab oo Mareykanku ku xidhiidhiyo shabakada Al-Qaacida ee uu hogaamiyo Osama Bin Ladin. Mas'uulkan ayaa ku tilmaamay qaraxyadaas mid dhoolatus ah oo ay alshabaab ugu muujineysay Al-Qaacida inay taageero caalami iyo mid dhaqaale uga hesho, waxaana uu muujiyay in alshabaab aanay ka marneyn weerarkaas. Michael Hayden ‘Weeradii dhawaan ka dhacay Soomaaliya waxay ahaayeen kuwa looga dan lahaa in lagu xoojiyo is tus tuska la isku xidhiidhinayo hogaamiyeyaasha Al-Qaacida, waxayan u egyihiin in kooxda Shabaab iyo Al-Qaacida ay ku siiyaan dhaqaale xagjiriinta Soomaaliya" sidaasi waxaa yidhi Agaasimaha hay’ada CIA-da Mareykank. Ma jiro wax war ah oo ku aadan beenin ama rumeyn oo ka soo baxay xoogaga Al-Shabaab oo ku aadan warkan ka soo yeedhay sarkaalkan Mareykanka ah ee ee xagooda ku riixay qaraxyadaasi. Michael Hayden mar uu ka hadlayey hogaamiyaha Shabada Al-Qaacida ayuu sheegay in uu yahay hada nin go’doon ka ah sida hadalka uu yidhi ninkaasi hawlahii maskaxdiisa ka soo maaxay ee iminka ka soconaya meelo kala duwan oo caalamka, isla markaana aanu waxba kala socon hawlaha maalinlaha ee ay Al-Qaacida ka wado aduunka. Madaxa hay’ada sirdoonka Mareykanka ee CIA-da wuxuu xusey in ay si xoogan uga socdaan meelo kala duwan hawlgalada Al-Qaacida, isagoo soo qaatey dalalka Filipiin, Ciraaq, Indonesiya, iyo Sacuudi Carabiya, waxaana uu sheegay in hawlgaladaasi aanu waxba kala socon Osama Bin Ladin, wuxuuna farta ku fiiqay in dilka ama qabashada Bin Ladin ay wali u tahay yoolkooda ugu weyn. Widhwidh Online News Desk..Media Center
-
Maakhirland leader comes to Hargeisa...slap on the face of PLand.
Xaaji Xunjuf replied to RedSea's topic in Politics
THE TUNE MAAKHIR STATE WA MEEL BARWAAQO LEH MAAKHIR STATE WA MEEL HAYNU WADDA LEENAHAY. -
Maakhirland leader comes to Hargeisa...slap on the face of PLand.
Xaaji Xunjuf replied to RedSea's topic in Politics
Maakhir wa meesha ugu mirqaanka baddan . lasqoray horre baan oo sheegay wa mafrish jimce na somaliland ba ku qayisha jimce na puntiland. -
Northland State of Somalia - Why I like Xargaga.com
Xaaji Xunjuf replied to Abtigiis's topic in Politics
This darwishland northland state only exist in cyber world xargaga.com paltalk.com the owner of xargaga. comes on paltalk lol -
Guuto kobaad ma kaass aah ciidan oo noqday i feel sorry for them
-
Wefti ka Socda Komishanka, Xisbiyada, Wasaarada Arimaha Gudaha iyo Akaademiga oo Booqday Badhan Written by Qarannews Nov 10, 2008 at 06:45 PM Ceerigaabo(Dham)-Wefti ka socda Gudidad Doorashooyinka Qaranka,Axsaabta,Wasaarada Arimaha Gudaha iyo Akaademiga Nabada ayaa ka soo laabtay safar xaqiiqo raadis ah oo ay ugu kicitimeen degaamo ka tirsan Bariga Gobolka Sanaag. Weftigan oo ka tegay Hargeysa ayaa ujeedadad socdaalkoodu la xidhiidhay sidii ay xog sugan uga keeni lahaayeen sida ay uga suurta geli karto diiwaan gelinta codbixiyayaasha degaamadii aanay hore doorashooyinku uga qabsoomin. Md Axmed Xaaji Cali Cadami oo weftiga ka mid ah ayaa xalay isagoo ku sugan magaala madaxada G/sanaag ee C/gaabo wuxuu khadaka telefoonka noogaga waramay waxayaabihii ay kala soo kulmeen safarkii ay ku tageen Degaamada Bariga[safarkaasi si guula ayuu ku soo dhamaaday waxanu ka koobnayn Komishanka,Sadexda Xisbi Qaran,Wasaarada Arimha Gudaha iyo Xubin ka soctay Akaademiga,Markaa meeshii la odhan jiray waa derbiga Berlin oo lagama gudbo waanu ka gudubnay nabad baanuna kaga soo noqonay dadkuna niyad wanaag bay noo mujiyeen wax kastaba ha tawdeen wacyi gelintu hawgu sii daraatee xaqa ay u leeyihiin inay is diiwaan geliyaan oo doorashaduna ka danabayso iyagoo aan cidna ku libaynayn inay ka qayb qaataan bay noo muujiyeen maca suladaankii guud ee mandaqada joogay oo habeenkii na casumay anagoo ugu tagnay xaruntiisa hadaaftimo wuxuna noo sheegay in wadanku nabad yahay aanuna u fasaxanahay halkii aad ka gaadhi kartaan oo tamartiinu tahay waad soo wada mari kartaan insha alaah wanaag mooyee dhibaato ku arki maysaan ayuu na yidhi sidiisii bayna noqotay waanuna ka soo noqonay iminkana waxaanu u baxaynaa dhinacii Koonfurta sanaag oo berto(Maanta) waanu kalahaynaa degmooyinkaa baanu soo maraynaa kolba intii waqtigu noo saamaxo ka dibna Sool baanu u gudbaynaa hadii ilaahy yidhaahdo] ayuu yidhi Cadami Md Cadami oo sii sharaxaya muhimada uga weyn oo socdaalkooda ay ku tageen Gobolka Sanaag iyo Badhan wuxuu tilmaamay in dhulkii aan doorashadu ka dhicin[Maxaa ka suurta geli kara diiwaan gelinta mar hadii iminka sharci jiro oo qofku hadii aanu is diiwaan gelin aanu doorasho geli karin,In dadku tabaabulshaysto taa macanaheedu maaha in meeshii la tegyaba goob la siinayo anagu gudi qiimayn samaynaysa baanu ahayn nabad gelyada waa la qiimaynayaa,Xasiloonida mandaqada waa la qiimaynayaa dadka degaanka iyo wixii ay ku hadlaan waa la qiimaynayaa,Joogitaanka Ciidankeena waa la qiimaynayaa dhulkii hore doorashadu uga qabsoonta waa ‘’A’’ oo iyaga layskuma hayo, Ilaa Dhahar oo halaka ugu shishaysa waa la gaadhay nabad baanuna kaga soo noqonay alxamdulilah baanu leenahay] Md Cadami oo ka jawaabayay su’aal la xidhiidha warar lagu baahiyey Internetka oo sheegaya in carqalad weftigu kala kulmay Degmada badhan wuxuu yidhi[Waa jeebkooda cidii warkaa sheegtay soo dhoweyn heerka ugu fiican ah ayaanu halkaa[badhan] kala kulanay dadku waa dadkayagii weliba anigu qariib kuma ihi hadii wax dhibaato ahi jiraan waa sheegi lahaa ,Carabtu waxay tidhaahdaa warku lama mid ah aragtida] Ugu danbayntii Axmed Xaaji Cali oo ka waramaya dhinaca nolasha dadka degaanka ku dhaqan wuxuu sheegay in xiligan abaartii jabtay ka dib markii raxmaad ay halkaa ka da’een in kastoo ay jiraan meelo aanay roobabku gaadhin balse dadku ay wada daaqaan meelaha jimcoon waa arimha sahalaya in diiwaan gelintu meelo badan si fiican uga dhacdo ayuu yidhi Md Cadami. Dhambaalnews
-
wadadii deyr iska tooss uun buu maraya kaasii . isagu jeell ka soo dhex toosay uun buu is arki. dadka nocaas wa enemy of the state wa ina dill toogasho lugu diila dhagta dhiiga loo darro.
-
war kaasii somali ba maha wuxu ka yimi keniya
-
Popular Contributors