Xaaji Xunjuf

Nomad
  • Content Count

    29,808
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    77

Everything posted by Xaaji Xunjuf

  1. heshiski jabuuti ka dhacay ba lugu khasbaya inu aqbalo cabdilahi yusuf
  2. War deg deg ah: C/laahi Yuusuf & Cade Muuse oo ka dhoofay Garoowe Madaxweynaha dawlada Federaalka KMG ah ee Soomaaliya C/laahi Yuusuf Axmed iyo Madaxweynaha dawlad Goboleedka Puntland ayaa daqiiqado ka hor waxay si wadajir ah uga dhoofeen garoonka diyaaradaha ee magaalada Garoowe. Warar SBC International ay ka heshay dad xog ogaal ah ayaa sheegaya in wafdigan ay ku sii jeedaan wadanka Jabuuti, iyadoo la sheegay in ay ku tagayaan casuumad ay ka heleen madaxweynaha wadanka Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle. Safarka C/laahi Yuusuf iyo Cade Muuse ee wadanka Jabuuti ayaa ku soo aadayaa iyadoo maamul Goboleedka Puntland uu si buuxda u qaadacay natiijooyinkii ka soo baxay shirkii Jabuuti ee dhexmarey egooyin ka socda dawlada KMG ah iyo Isbahaysiga dib u xoreynta Soomaaliya. Warka ayaa wuxuu intaasi ku darayaa in Madaxweyne C/laahi Yuusuf uu u sii gudbi doono wadanka Kenya gaar ahaan magaalada Nairobi halkaasi oo lagu wado in uu uga qayb galo shir balaaran oo caalami ah oo looga hadlayo dhibaatada burcad badeeda. Suleeqa Maxamuud Qabowsade SBC International Garoowe
  3. Dr seleeb is a guy from buhoodle oo waashay ooo ohio ka yim oo is yidhi puntiland baad xukumaysa. ala ya wax oo sheega oo iskaga biir Somaliland
  4. hargeysa waxano idhahana iga waleh taasii nabii bay leedahay. B g waxba maha waan wavegereyn doon aka bluega 20 sannoh ba waan arkayeey from 1971 ila iyo 1991 waan arkayee marka wa caadi.
  5. Dr seleban kolay aabtii baan oo ahay ma yidhaha yarta aabtii iii soo qabo
  6. indhayguna yarta diraca cas xidhan bu ku dhacay ma ila aragteen
  7. odayga doonayaan inay ka takhalusan marka baydhaba lugu soo noqdo madaxweyne iyo raisal wasaare cusub bala so dooranaya.
  8. kan sheikh sharif waxaan xasuusta barii oo odhan jiiray ama bacad ayadaasii waxano sheegtay xadiiskaasiiw axay noo sheegtay. imika wuxu ku odhanaya qoddabadu waxay sheegayaan ahahhaha. alla ninku muxu is badalay.
  9. hadhwanaag 2008-11-26 (Hadhwanaagnews) Gobolka Ma´rib waa gobol kamid ah ( 21 gobol) ee uu ukala qeebsamo dalka yaman waana gobol ku caan dheer goobooyin farabadan oo Ataar taariikhi ah o kuyaala waxaana kamid ah ( carsh balqiis) waa qasrigii boqoradii la odhan jirey Balqiisa uu guursaday casw nabi saleebaan waxay kaloo caan kutahay o kuyaala biya-xidheenka weyn (Sad maarib). waxaa kaleyto uu yahay gobolku mid leh kheyraad dabiici ah waa gobol soo saaro gaasta iyo batroolka oo dhoofintooda iyo iib geentoodu utahay dakhli aad uweyn dalka yaman. 14 dagmo ayuu ka kooban yahay gobolkan waxaa jirtey dagmooyinkaa mid kamid ah waa dagmada (Algaraamiish) in taariikhdu markay ahayd (6-4-2007) waxaa booqasho kuyimid dalka yaman madaxweyne Daahir rayaale kaahinwaxa ay codsadeen cuqaasha iyo waxgaradka iyo dhamaan xildhibaanada dowlada hoose ee dagmadaasi iney lakulmaan madaxweynaha jamhuuriyada somaliland iyagoo usida hadyad ay kusoo qoreen dusheeda ireyadatan( Waa hadyad kasocota Dagmada Algaraamiish e Gobolka Maarib´Kuna Socota Madaxweynaha Dlka Somaliland). sida uu sheegey Duqa dagmada mudane( Maxamed Saalax Alsaqaaf) isagoo hadalkiisa sii wata ayuu yiri ( aniga oo ah duqa dagmada matalanadadweynaha kunool waxaan u aragnaa iney somaliland tahay dal madax banan xaqna uleh shicibkeedu inuu qariro masiirkiisa waajibna kutahay dowladaha caalamka iney kutaageeraan nabadd galyada iyo dimuqraadiyada ay gaareen). waxaa kaleeto uu sheegey gudoomiyaha dagmada algaraamiish maxamed saalax alsaqaaf Arin Taariikhi ah isgoo sii wata hadalkiisii waxa uu yidhi ( Dad badan ayaa isweydiiyey hadey yihiin yamani iyo somaliba halkaanu ku baranay amase ku aragnay somaliland waxaanan! leeyaha y aniga iyo dadweynaha dagmadeena waxaanu niqiin dhulkaasi intii la odhan jirey waqooyi galbeed 1984 waxaana dadka somalilanderka najecleysiiyey o nabaray Nin Dhakhtar ah oo aanu saaxiibo nahay ninkaasi waxaa layidhaahdaa ( Dr maxamed warsame Guuleed ) Dr hilib) waxaanu gaarnay heer heer ah inaanu 1987-1988 u aruurino deeq kaalma ah aanu ufidiney jabhadii la odhan jirey ( SNM) e ay lahaayeen beelaha daga somaliland haatan.anagoo ku kaalmeyney Dakhtarkaa nala dariska ahaa ee degaanadeena joogey ninkaasoo hawla aad umuhiim ahaa uqabtay shicibka kunool dagmadeena . waxaa Dhacday in labadaley xeerkii dowladdaha hoose ee yaman halkii markii hore ay dowlada dhexe soo magacaabi jirtey Gudoomiyayaasha gobolada laga dhigay 10-4-2008 in lasoo doorto gudoomiya-yaasha gobolada dalka oo dhan nasiib wanaag waxaa ku guuleestay 1-5-2008 inuu gudoomiyaha noqdo gobolka maarib Nin kamid ah ( Kooxda Saaxiibada Reer Somaliland e dalka yaman) waa Janaraal ( Naaji Cali Alzaaķdii) waxaana dhambaal Tahniyadeed udirey saaxiibkii Dr maxamed warsame (Dr hilib) isagoo kasidana gudoomiyaha cusub ee haatan fariin uu yidhi iga gaarsii shicibka iyo xakuumadda somaliland fariintaas uu si xarfiyan ah ugu codsanayo isagoo leh( waxaan udiyaar ahay in aanu layeelano gobolada dalka somaliland xidhiidh saaxiibtinimo lana walaalownana. Warbixin Kooban oo kusaabsan Gobolka Maarib: 1. laba boqol iyo konton kun( 250) waa tirada dadweynaha daga gobolka 2. sadex (3) xildhibaan ayaa kaga jira barlamaanka 3. Afar ( 4) xildhibaan oo uu madaxweynuhu magacaabo ayaa kaga jira golaha duqeyda e layidhaahdo ´golaha talabixinta´oo ah aqalka labaad ee baarlamaanka . 4. waxaa kunool gobolka amaba udhashay odayaal cariga yamanta dhexdiisa ka caan ah waxaana kamid ah Ragii dhaliyey Towradii ay xoriyadda kuqaateen waqooyiga yaman 1962 waxaa kamid ah odayaashaasi ( Algardacii) waa halyeygii diley boqorkii katalinjirey waqooyiga yaman ee magaciisa la odhan jirey ( Al-imaam Axmed bin yaxyaa) markey taariikhdu ahayd 1958 iyo walibana shakhsiyaad kaleeto iyo reerahoogaba sida reer ( Alzaaidi) reer ( alciraadah) reer (alkuclaan) reer ( diyaab) reer ( bin nimraan) iyo reer ( Abuu luxuum). 5.Xubno Sarsare o kujira haatan Golaha Fulinta E xisbiga Talada Dalka haya ( Almutamar Alshacbi Alcaam) Golaha guud ee shicibka. Golaha Saaxiibada Reer Somaliland e Dalka Yaman Waxaa Asaasay o Hurmuudna u Ah Dr Maxamed Warsame Guuleed ( Dr hilib) Guuleed Maxamed Warsame Faculty Share´a And Law universaty Sana´a Yaman
  10. Djibouti delegation holds talks with President Rayaale, cabinet ministers Written by Moha Dahir Farah Jire Nov 28, 2008 at 09:35 AM HARGEISA, Somaliland -A delegation from Djibouti has promised to give extra consideration towards recognizing Somaliland as a nation state. Mr. Hashi Abdilahi, special advisor to President Ismail Omar Guelleh, said: "After the terrorist attacks [in Somaliland] we will think of what they can do about unstable Somalia, which they have spent time and energy on dealing with for so long, but is still suffering without a stable and committed government." The advisor, who was part of the delegation that spent two days in Hargeisa, added: "We will definitely work closely with Somaliland no matter what other Somalis will feel, but I am not going to say things in advance; you Somalilanders must wait, bearing in mind that we [Djibouti] are considering the case for independence." The delegation was led by the finance minister of Djibouti Minister, Ali Farah Asowe. He gave an exclusive interview with the SSI and mentioned that the main aim of their trip was opening the third largest French private bank, which will be coming to Hargeisa in January 2009. He also briefly talked about how the high prices of food and oil affected their preparations for next year's budget. He said: "It slowed down the usual thinking of the preparations, but we have all the funds from the IMF, the World Bank, the AU, the EU, and so on. I think Somaliland, which is not getting such assistance, and also had the disaster of the terror attacks, should be a role model to the Djibouti government and its people who lost their will towards doing things for themselves and instead wait for international community's assistance." The minister of finance of Somaliland, Ambassador. Awil Ali Duale, who organized the visit, said: "We are from Africa, specifically the Horn, and we welcome all our neighbours." The Somaliland delegation will go to Djibouti on December 7 to open trade offices in both countries and the bank will come soon after that meeting. The President of Somaliland Dahir Rayaale Kahin held talks on the last day of the delegation's visit and thanked them for offering their sympathy on Somaliland's black day. He also thanked them for all the other support they had given and said he hoped the countries would continue to co-operate.• The Sub-Saharan Informer I mean what’s with the so many delegations that are coming from Djibouti towards Somaliland ma wax ba is baddalay with in 2 weeks they send 2 High delegations from Djibouti to hargeysa.
  11. abdilahi yusuf. waleh isaga ka caqli baddan kuwa alshababa isku sheegaya I support yusuf even though he is inkaarqabbe laakin wa halyey kuwan is qarxinaya aya ka darran.
  12. Originally posted by Ms DD: War waa qoloma ninkani? Indeed it is no suprise that QARDHO is the stage for such coronation ceremony for the king upon his accession to the throne cade tuute muse bay isku qolo yihin deeh duuh
  13. Originally posted by Kool_Kat: ^Dee Xamarba idinma doneysee kadhaqaaji baa lagu yidhi... if all the people where like you maalin kasta dhaha idin ma rabno reer woqoyi jarrka dhaca it makes us happy barri horre baa anaga na la ictraafi laha
  14. Ciid ba jabtay waleh c,yusuf intaas na ma garowe buu iska joogay baan fiilayaa
  15. kuwanii weeg kasta may yimadeen xago baxii lama ghaadhin eeh
  16. anigu beeshan waashay eeh boqoroda sheegta baan la yaaba war hee dhe boqornimda maano loo dhalan wamaxay cabdilahigan 50 jirka aah ee maanta la caleemo saraya for boqornimo. and whats with cabdilahi yusuf not know xasssan daahir afqudhac his last name ahahah
  17. So whats ur point it somalilander nss darwiish s n m ma kala laha intu ba wa somaliland wa ku siidee genereel .
  18. war kan faysal yalaxow wuu soo walanaya waxa la yidhi biidaartu iska mudda ma run baa anagu xammar dooni meyno xumaana oo geysan meyno
  19. Shirwac is not a somaliland name wa arin fiican
  20. waxa hadhay mamuulka puntiland markay goostaan somaliya inteeda kalle lets see if they call us still secconist iyo waxyalaha nocaas yusuf inyar buu jiira inu puntiland goosto
  21. Still your not making deals with alshabaab ur making deals with Ars asmara group and qeybta Djbouti kula shiiraysa alshabaab dagaalkooda fii jihadii fi sabililah way waddayaan