-
Content Count
29,811 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
77
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Xaaji Xunjuf
-
Sheikh sharif ba saxsan 270 mucaraadka leh. kuwa baydhaba jooga shaqo kuma laha ama 4.5 ka halka lugu soo dhoodhoobay . tiiro kordhintan barlamaanka jabuuti ba lugu sameeye oo lugu heeshiyee marka mucuraadka leh marka mucaaradda t f g ka so hor jeeda aya oo taala ama hayb beeled mucaardku ha oo qeybsado ama habb diin . ama hadu alla ku roonyahay habb siyaasaded oo aan qabil ku salaysneyn laakin 4.5 baydhabo shaqo kuma leh wa mucaraad
-
ooh shit burco loo yaba waleh 70.000 wax ka badan iska diwaan gelin mayaan burco waan hubba burco waan taggey 2007 cidii maba joogto. hargeysadii ba may dhameys tiriin diwaangelinti. 40% is may diiwaan geliyaan laakin horta gabiley baan aad ugu farxay
-
hadaad ka dartay jacayl dhib badanida waxana ka dareemay inad xunjuf mucaraad ku tahay. Wa siidee.
-
Originally posted by xiinfaniin: ^^correct@ dee sharaf baanu lahayn inkastow ay dawlad macangag ah ahayd laakin sharaf baanu dunnida ku dhex marreyney . Whoever said that Xaaji Xanduf is ineligible for borrowing some wisdom was wrong. Look how he makes the case for some form of unity in the south. Look how he reminisces the old days of Somali republic and remembers how he played under the lofty shade of Somali flag that protected him from the pointed rays of the simmering sun! Keep the wrap of the Somaliland flag under your armpit if you must, but don’t let the value of Somali unity escape you adeer! aan ku sheego dhibaatadu waxa weyaan Somaliya markay xornimadii ka qaadatay gumeysiigi markay 17 sannadood jirtay waxay ahayd dalka ugu ciidanka xooga baddan in 1979 wa kuwii dagaal lixaad leh la galay dalkan aynu jaarka nahay Eeh Ethiopia. Anigu waxan jeclaan laha Somaliland oo marka quwad intaaso kalle lahaan lahayd sidii waagii somaliya markaan somaliya joogay in 1984. ubaxii africa ba la odhan jiiray dawladii jirtay na ubaxii kacaanka bay la baxday. Marka muhiimadu waxa weyaan ina hormar la ghaadho Nabbada la xoojiyo dadka somalidu hawlyarada ay ku dhimanayan laga hor taggo
-
African Union to observe Somaliland's elections Written by AU Dec 10, 2008 at 10:14 AM AFRICAN UNION UNION AFRICAINE UNIÃO AFRICANA Addis Ababa, ETHIOPIA P. O. Box 3243 Telephone: 251-11-5517700 Fax: 251-11-5517844 TENTATIVE ELECTIONS CALENDAR 2008-2009 All dates are extremely tentative and are based on past poll scheduling patterns. 2008 Elections Country Date Type of Election Observed Angola September 5 Parliamentary √ Rwanda September 15-18 Legislative √ Swaziland September 19, Legislative √ Zambia October 30, Presidential √ Guinea Bissau November 16, Legislative √ Ghana December 7, Presidential/Parliamentary 2009 Elections Algeria April, 1 Presidential Angola TBD by the Authorities Presidential Botswana October Presidential/ Parliamentary Chad December Parliamentary Comoros March Parliamentary Congo- Brazza July Presidential Cote d’Ivoire TBD by the Authorities Presidential/ Parliamentary Equatorial Guinea December Presidential/ Parliamentary Guinea-Conakry March Parliamentary Malawi May, 19 Presidential/ Parliamentary Mozambique December Presidential/ Parliamentary Namibia November Presidential/ Parliamentary Niger November/December Presidential/ Parliamentary Somaliland (A.T.) March, 29 Presidential South Africa April Presidential/ Parliamentary Sudan TBD By the Authorities Presidential /Parliamentary Tunisia October Presidential /Parliamentary
-
Originally posted by nuune: Xaaji Xeyraanoow, adigu muxuu yahay mawqifkaaga ku wajahan nimankana Shabaab, waan kaa shakiyey ma si qarsoodi ah ayaad u taageertaa oo dhankaas iyo Burco ayaad shirar is daba jooga ku qabataa baa la yiri. is caddee Xaaji Xeyraan aniga ku sheeegaya anigu waxaan aaminsanahay inay nimankan konfuurta joogan mabdah miideysan la yimadaan because anagu waanu ku wareernay qaar la baxay is bahaysigi dib oo xoreynta somaliya. qaar alshabaab la baxay qaar isbahaysiga raskambooni la baxay qaar khalid binu waliid la baxay qaar muqaawamo la baxay. qaar muslim badeed la baxay. Midd baan qaba laakin Somaliya ina la gumeyo ma jecli oo will yar oo amxaarii madaxweynaha somaliya madaxtooyada somaliya ku dhex dhirbaaxo ama ciidan Eethiopian ah inu qeyb ka miid ah dhulalka somalida inu haysto Ha noqoto Somaliland ama jabuuti ama Somalia ama Kilinka shanaad Ama nfd. Markay Eritrea jabuutii weerartay wa siida fiican eeh anagu dhanka jabuuti ugu so wadda jeedsaney cadawga marka xabashig aeeh eritrea. Marka muhiimadu waxa weyaan waxa imika konfuur jooga shabaabkaas ayaa meesha or or daya Nimanka kaasss na waxan kula tallin laha haday konfuurta somalia xoreyaan inay dawlad ku dhawaaqan ka madax banaan somaliya inteeda kalle oo ay dhulkooda gaar oo goostaan oo marka ayaahooda ka tashadaan siidaaysey ila tahay laakin muhiimado waxa weyaan. Wiil yaro tadhasu la yidha inanu nin somali ah anuu amriin waagi mahhamad siyaad barre dawladii kacaanka baan xasuusta dee sharaf baanu lahayn inkastow ay dawlad macangag ah ahayd laakin sharaf baanu dunnida ku dhex marreyney. So shabaab should limit them selfs only konfuurta somaliya.
-
Open letter to Garaad Jaamac Garaad Cali Garaad Jaamac
Xaaji Xunjuf replied to Jacaylbaro's topic in Politics
dhibaatadu waxa weyaan marku garaadku siyaasii noqdo garaadku marku arimaha nabbada nabadoonku iyo salaadiinta garaadadu garta a ya gooyaan laakin markay siyaasada galllaan wa dhibaato . mar mar waxan is idhaha reerka manay siyaasiin lahayn cali khalif ghalaydh mooyaane. kaasna tanzania ayuuu bissadaha imika ku iibiya -
war anigu ma tageersani anigu somaliland uun baan tageera laakin i am just indiffrent about the shabaab. Diinta ku yar dagaalka ku baddan shabaabka
-
BREAKINGNEWS AL SHABAAB INVADES PARTS OF MUDUG PUNTLAND
Xaaji Xunjuf replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
niyo waxan xasuusta markan suuriya taggey nin carab aya iga hor iimid and he said kulum yardulahi fill beytul muslimin cal fadli kum shacabiyal mumunin meaning every muslim can live in every land of the muslims and there are borders between the muslims xata sharcii ma qataan he diden say i am suurii u ask him halkeed ka timi he says adru allah u say halkeed oo socota la ilallah mahamamd rasuullah. wa dad bila xuduud ah ila maanta they say sharcii ma qaadano as in passport -
eeg kuwii galmudug eeh kimico aya qarxiye meesha meesha wuxu oo sii diyaargereynaya shabaabku oo ay isku beelyihin oo meesha xoog ku qabsada
-
BREAKINGNEWS AL SHABAAB INVADES PARTS OF MUDUG PUNTLAND
Xaaji Xunjuf replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
waryaadhaheen nimankani haday is leeyin somaliland iyo jabuuti iyo kilinka shanaad iyo nfd ku dulaan , waba haliis markaa eeh marka wa inanu iyaka ko koobno meeshooda. -
Al Shabaab peacefully seizes Beled-Xaawo, the launchpin of Al Itixaad.
Xaaji Xunjuf replied to Gabbal's topic in Politics
waleh kuwaasa duullay kii maratonka ordii jiiray eeh barre hiraale halku ka dhacay -
BREAKINGNEWS AL SHABAAB INVADES PARTS OF MUDUG PUNTLAND
Xaaji Xunjuf replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
haaa niyo shaha baan shubay maanta waxaan is laha magaalada galkacyo aya ku ciidii lahayeen nimanki shabaabku. laakin waanu la suggi hadabay noqoto happy new yearka. -
Xunjuf wuu dadalay somaha bal dalkeeni siida looga ciiday dawada mashallah ilahay sanadka danbe na hana ghaadhsiyo
-
magaalada badhan
-
magaalada burco Sheikh cali warsame culumu aw diinka reer burco. Gudoomiyaha gobolka togdheer Pics of lascanood iyo ceerigabo are under way iyo berbera.
-
BREAKINGNEWS AL SHABAAB INVADES PARTS OF MUDUG PUNTLAND
Xaaji Xunjuf replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
ha waa run uu jeedada loo dagaalamayo wa muhiim laakin dee maa is weydiiney waxay shabaabku oo dagalamayaan. wa inay xabashi dalka ka saraan laakin markay xabashi dalka ka saraan ummada somaliyeed ama dadka reer somaliya gaar ahaan reer konfureedka. wamxay future plans koodu wamxay mustaqbalka ay doonayan inay somaliya ku xukumaan noo mey sheegin. waxanu ka maqalna uun inallah ashtara minal mumunina an fuzahum wa an wala hum bi analahumul jannah yuqatiluna fii sabililah . Ayada xata no mey minceeyn fikirka ka danbeeya. -
magaalada gabiley the mayor of gabiley dad weynaha reer gabiley dadweynaha reer gabiley
-
BREAKINGNEWS AL SHABAAB INVADES PARTS OF MUDUG PUNTLAND
Xaaji Xunjuf replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
redsea oo wayoo Somaliland sootii liqday ciidanki sadexaad quwada ugu xooga weyneyd africa sootii liqday eeh la waayee. waba wadaado tikno saaraan oo takfiir ku saliyaya oo nabigii ba ilaway. . laakin imika anagu waxaanu ka hadleyne somaliya . Somaliland wa wadan kalle Shabaabki shaqo kuma laha Shabaabku wadankisa buu ka xoreynaya xabashiga . Maxa dal kalle Sida Somaliland ama jabuutii oo geynaya taasi waba faduul. -
BREAKINGNEWS AL SHABAAB INVADES PARTS OF MUDUG PUNTLAND
Xaaji Xunjuf replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
No but this time who is going to stop them uncle sam More Ethiopian troops i dont think so. 2006 wala karbaashay because way hanjabbeen and they attacked baydhabo laakin imika all of the south iyaka gacanta ku haya cabdilahi yusuf inkaarqabe him self said wax dawladii kama jirto somaliya -
BREAKINGNEWS AL SHABAAB INVADES PARTS OF MUDUG PUNTLAND
Xaaji Xunjuf replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
war hee dhe alshababku gabayga ma ogalla wa shriki min hadik mamnuuc. all somali culture lama ogalla ciyaar somali lama ogalla. laakin waa so socda nimanki -
BREAKINGNEWS AL SHABAAB INVADES PARTS OF MUDUG PUNTLAND
Xaaji Xunjuf replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
xallaadu wa bariga dhexe -
:: Al-shabaab oo ku soo fool leh magaalada Gaalkacyo iyo Puntland. Warkii 07-Dec-2008 iyo Qormadii: Afnugaal News Desk Gaalkacyo-Wararka ka imaanaya magaalada Gaalkacyo ee maamulka Puntland ayaa sheegaya in ay jirto cabsi weyn oo la soo deristay dadka ku nool magaaladaas,iyadoo la isla dhexmarayo warar sheegaya inuu jiro dhaqdhaqaaq ay wadaan taageerayaasha ururka Alshabaab kadib qabshadii guud ahaan gobolka Galgaduud. Ururka Islaamiga ah ee Al-shabaab ayaa wada weeraro ay kula wareegayaan gebi ahaanba Soomaaliya,iyagoo hada gacanta kuy haya gobolada Jubada hoose,Jubada Dhexe,Gedo,Bakool,Bay(oon Baydhabo ku jirin),Banaadir badankeeda,Shabeelada Hoose,Shabeelada Dhexe,Hiiraan,Galgaduud,iyo weliba qaybo ka mid ah gobolka Mudug,waxayna hada kaabiga u saaran yihiin magaalada Gaalkayo oo ku taala cirifka ugu shisheeya ee maamulkaas. Magaaladaas ayaa xoogaga maxaakiimtu isku dayeen inay la wareegaan wakhtigii hore ee maxaakiimtu qabsadeen Muqdisho iyo koonfurta Soomaaliya badankeeda,taasoo keentay inay ka soo gaadhaan ciidamo Itoobiyaan ah oo ka soo degay gegida diyaaradaha ee Gaalkacyo,waxaanse markan la hubin inay ciidamo Itoobiyaan ahi ka soo gaadhi doonaan iyo in kale,iyadoo ay yar tahay awooda ciidan oo ka jirta Soomaaliya oo hor istaagi kara xoogaga Alshabaab. Magaalada Gaalkacyo ayaa dadku hadal hayaan sida ay noqon doonto xaaladu hadii xoogagaas islaamiyiinta ahi soo gaadhaan magaalada,iyo in maamulka Puntland difaaci karo magaalada,iyo guud ahaanba Puntland. Waxaa ilaa maanta laga dareemayaa sidoo kale is urursi ay samaynayaan ciidamada Puntland,iyadoo la arkayo tikniko la diyaarinayo,iyadoo ay jirto feejignaan weyn oo shacabku muujinayaan. Xoogaga islaamiyiinta Al-Shabaab ayaa waxa ka go'an inay la wareegaan awooda Soomaaliya oo dhan,oo ay ku jiraan maamulada Somaliland iyo Puntland. Waxaa dhowaan qaraxyo lala beegsaday hay'daha dawlada iyo xafiisyada Itoobiya ka dhaceen magaalooyinka Boosaaso iyo Hargeysa,waxaana maamuladaasi ku eedeeyeen ururka Al-Shabaab inay ka danbeeyeen qaraxyadaas. Ha fogaan wararkii ugu danbeeyey ee deegaanka iyo isbedela ka dici kara.
-
if you think somalia navy should hijack international ships then somaliya wa loo yaaba. ahahhaa loooool walahi wuu iga qosliyee
-
. No one is talking about a Ethnic group marka ta horta sheekada ha oo duwiin by the way your stuck in the past its not my part of somalia, its the rep of Somaliland. Yes we will fight those criminals that making the the coast of east Africa unsafe.
-
Popular Contributors