-
Content Count
30,096 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
79
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Xaaji Xunjuf
-
Ciidamo Ethiopian ah oo Soo Galey Hiiraan Sunday, May 10th, 2009 at 9:42 am Cabdalle Muumin HR Media News Desk Wararka naga soo gaaraya magaalada Beledweyne ayaa sheegaya in ciidamo Ethiopian ah ay soo gaareen degaano ka mid ah gobolka Hiiraan. Wararka ka imaaaya degaano hoos yimaada magaalada Beledweyne ee gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in degaanada Far libaax iyo Diifow oo qiyaastii 50 KM xagga Waqooyi Galbeed ka xiga magaalada Beledweyne ay soo gaareen ciiidamo Ethiopian ah oo ku heysan gaadiidka dagaalka ee waaweyn. Dadweyne degaanadaasi ku sugan ayaa u xaqiijiyey Horseed Media in labadii maalmood ee la soo dhaafey ay ciidamadaasi ka soo talaabeen xuduuda u dhexeysa labada dal ee Soomaaliya iyo Ethiopia. Good joogayaasha ku sugan degaanka oo aan dooneyn in lamagacaabo ayaa ugu waramay Horseed Media in ciidamada oo kala dambeeyey ay fariisimo ka sameysteen degaanada Diifow iyo Far Libaax oo ah dhul miyo ah oo ay xoolo dhaqatadu degan tahay. Lama yaqaan sababta ciidanka ethiopianka u yimaadeen gobolka Hiiraan oo ay horey uga bexeen hase yeeshee imaanshahooda ayaa ku soo beegmeysa iyadoo dhowaan Beledweyne uu ka dhacay dagaal dhex marey xoogaga Maxkamadaha ee gacanta ku haya maamulka gobolka Hiiraan iyo kuwa Xisbul Islaam oo magaalada dagaal kula galey. Maamulka gobolka Hiiraan ayaan weli wax war ah ka soo saarin imaanshaha ciidanka Ethiopian-ka ee gobolka Hiiraan. Waxaase ciidankaasi walaac ka muujiyey dadka degaanka ee xoolo raacatada ah.
-
Amisom bombardment of populated areas of Muqdisho result: Civilian casualties.
Xaaji Xunjuf replied to me's topic in Politics
I am with xassan daahir aweys these guys must go -
Mogadishu: Heavy bombardment + mass civilian displacment
Xaaji Xunjuf replied to Emperor's topic in Politics
What will I benefit if the south keeps burning nothing absolutely nothing but its better if the south gets a winner you said Abduraxmaan tuur iyo cigaal aun yaa adkaaday cigaal ba adkaaday. And jamac cali jamac and cabdilahi yusuf yaa adkaaday. Cabdilahi yusuf ba adkaaday even though cabdilahi messed up the south big time when he was in charge of the tfg during the icu days in 2006 the courts where one faction in 2006 and look at them today. But you on the other hand you have big plans you want Mogadishu to be the same as it was before abdilahi yusuf got elected. xammer to stay messed up no clear winner and getting your piece of the pie and invest that in puntland. But if the alshabaab takes control there wont be a t f g in xammer and your funds will stop. -
Mogadishu: Heavy bombardment + mass civilian displacment
Xaaji Xunjuf replied to Emperor's topic in Politics
Emperor you’re a bit naïve as I would say they have tried the passed 18 years more then 15 reconciliation deals , and non of those reconciliation deals where effective. So let them fight and let the strongest one rule. It’s simple as that. Plus the era of pan somalisme is over Somalidu wa isku dad laakin kala dan. -
Mogadishu: Heavy bombardment + mass civilian displacment
Xaaji Xunjuf replied to Emperor's topic in Politics
If that is so Somalia will remain like this for the next century. No clear winner no Somalia witch means no improvement of reconciliation, Somalis don’t know diplomatic ways. They only know the way of the gun. And if that’s not going to bring a solution things are going to be like this. -
Mogadishu: Heavy bombardment + mass civilian displacment
Xaaji Xunjuf replied to Emperor's topic in Politics
Well xammer is the power base xammer hada lugu kala adkaan laha ciidi uun qabsan lahayd dhinac bay oo dhicii lahayd. one big war will solve it all as i see it. laakin in la is dawado wakhtiga uun ba ku dhamanaya. -
Somali Man Has His Hand Amputated By Al Shabab
Xaaji Xunjuf replied to Jacaylbaro's topic in Politics
war lafihi ba soo tag tagaan la xawla war ya ummada kuwa ka qabta -
Mogadishu: Heavy bombardment + mass civilian displacment
Xaaji Xunjuf replied to Emperor's topic in Politics
Emperor mar uun dadkani ha kala adkaadan ma waxad rabta inay somali waligood ku jiiraan koox hebbel ayaa galbeedka mogadisho haysta koox hebbel ba qeybta kale haysta war mar uun hala kala adkaado. -
What I don’t understand is the sharif is from Mogadishu how can he lose the biggest parts of Mogadishu to foreign fighters and fighters from other regions who united under the banner of shabaab. This government wasn’t strong in the beginning, and the so called opposition guys in his government can’t anything.
-
No I mean just to get the latest news not wishing any one bad things sxb.
-
Meji mala saakka socod xun baad la soo toostay. i bet you are calling home every 10 minutes imisa card baad xoqday.
-
With Melez zanawi help and 30.000 troops from mekele and gonder. Don’t forget that part dukey.
-
You can say what you want about xassan daahir aweys but he has nothing in common with the clan warlords who used to rule xammer and the south back in the days. they only share the same forefathers and that’s about it.
-
Guys remember the alshabaab are the one who drove out the Ethiopians out of Somalia, so i think they are much stronger military financially then the so called maxakiim wing of sh hotel. And we can also add that they have stronger leadership then the so called sh hotel and maxakiim forces. Men like abu mansuur roobow or Abubark seylici or axmed cabdi godane , or even xassan daahir aweys. And how many troops who where loyal to inkaar qabibihi mudug are still in Xamer does any one know . The amnisom troops will be defeated and the maxakim wing of sh hotel will be defeated
-
Mogadishu: Battles rage as Sharif Ahmed is impotent to take action
Xaaji Xunjuf replied to General Duke's topic in Politics
no sherban intani wa hordhacii lol the bigmealkii ba ina sugaysa lol -
Well we live in the west if the so called backwards wadaads try disrupt Somaliland party we know how to inform the the police marka iyaka iyo surwaalkagaabkoodu ba xabsiga la dhiigayaa. Let the so called wadaads disrupt other people party anaga yanay nugu saqajaamin
-
Somaliland Oo Weerar Culus ku Qaaday Laasqoray... {Laasqoray}8-05-09Ci idanka ammaanka ee maamulka Somaliland ayaa weerar ku qaaday labo doon oo ku sugnaa xeebta degmada Laasqoray ee gobolka Sanaag Ciidanka ammaanka ee maamulka Somaliland ayaa weerar ku qaaday labo doon oo ku sugnaa xeebta degmada Laasqoray ee gobolka Sanaag ka dib markii ay uga shakiyeen budhcad badeednimo. Weerarkaasi ayaa dhaawac daran waxaa ka soo gaadhay mid ka mid ah kaluumaysatada iyadoo ciidanka ammaanka ay gacanta ku dhigeen shan ka mid ah kaluumaysatadaasi. War ka soo baxay ciidanka ammaanka ee Somaliland ayaa lagu sheegay in doonyaha la weeraray ay damacsanaayeen fal budhcadnimo ah, ha yeeshee waxaa la sheegayaa in doonyahaasi ay yihiin kuwo kaluumaysi. v dhacdadan ayaa ku soo beegmaysa iyadoo dibadbaxyo ka dhan ah budhcad badeeda ay maalmihii u dambeeyay ka dhaceen deegaanada maamulka Puntland. Widhwidh Online News Desk..Media Center
-
yeah its the best of somalia though mogadisho nothing great but its oke The best of somaliland here
-
This what u call an airport
-
war hee dhe diyaarad beer ka soo dagaysa airport maha niyo
-
The somalilanders are really Trent setters the konfuurians didn’t used to celebrate independence, the passed 2 years they started to hold gatherings first of july. Laakin ma ciid ba maalinta barakaysan eeh 18 may ghaadhaya never habaka yaabin.
-
Ileen maanta la inoo yaaba ki ictraaf wuu sii foganaayaa boolicka somaliland maxa walay may gaalka iyo biblkiisa ba iska dayaan . ileen imikay human right wach iyo bilayadii nugu kiicii doonaan.