Xaaji Xunjuf

Nomad
  • Content Count

    29,811
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    77

Everything posted by Xaaji Xunjuf

  1. Dream on will never happend. Somaliland will never units with konfuurta whats so ever
  2. We all know dawladiini xammer iyo konfuur bay ka socon weysey thats true. The problem with you konfuur people isku ma tanushaan never Yusuf should of accept the Djbouti deal. bal muxu ku diiday mucaraadka loo baddiyo kuraasiida. It was a interim govt a dawlad dibe heshsin ah Would u think the mucaraad will have 270 kursi for ever wa maya. Laakin no tanasul no dawlad no somaliya for you guys.
  3. dude u are dreaming Somaliland will never unite with the south ever again. no matter what. even if Djbouti and kilinka shanaad and nfd unites with you Somali 5 bay ahayd SOmaliland Somaliya jabuuti nfd Kilinka shanaad where is puntland
  4. How long will u wait for xammer and these people dont want to share a government with you
  5. yes puntland is a clan state so there for they want there own country either the president must hail from there tribe or esle they are going to secceede thats how it is
  6. Buuba would of been a better prime minister waleh waleh , gacmadhere manau ahayn kii ingreeska caydha ka qaadan jiiray lol
  7. Anigu waxan la yaaba xaaji ahaan horta Ethiopia maxay ula shirta garaada madax dhaqmeeydyada salaadiinta iyo boqorada puntland , nimankaasii goormay siyaasiin noqdeen manay ahayn inay Ethiopa la hadasho ina afqudhac iyo boqor cade muse , wamaxay nimankan Ethiopianka gogoasha oo dhigaya oday xiiran oo ghadh cas oo reer oo caaqil ah waxani wa fadexaad wana ceeb
  8. He is not seriouse lol 2 prime minister nur cade sheikh sharif , ina rayaale are all in jabuuti. odaygii waloo tashanaya
  9. imisay noqdeen reer burco ama togdheer oo dhan
  10. haa wa siida its a gobol now sida gabiley and sarraar laakin kuwaasi hab gobol waxay bilaabmaysa doorashada barlamaanka 2011
  11. Wafti Balaadhan oo uu Hogaaminayo Xoghayaha Guud ee UDUB Oo Si weyn Loogu soo Dhaweeyay Buuhoodle Thursday, 18 December 2008 Buuhoodle (Somalilandnation)- Wafti balaadhan oo uu hogaaminayoxoghayaha guud ee Xisbiga udub maxamed ismaaciil Bulaale,ayaa siweyn loogusoo dhaweeyay gudaha magaalada Buuhoodle , waxaana waftiga halkaas kusoo dhoweeyey mas'uuliyiin ay horkacayaan wasiir ku xigeenka hawlaha guud ee Sl Cabdirashiid Cawil bacaluul & Gudoomiyaha gobolka Ismaaciil Axmed. Illaa hadda ma jirto wax warbixin ah oo ka soo baxday kulan gaaban oo mas'uulkan xisbiga Udub uu la yeeshay wasiir ku xigeenka Bacaluul, waxaana la filayaa inuu maalinta berrito la kulmo gudiga nabadgelyada gobolka & dadweyne kale. Dhinaca kalena, Deegaano ay ka mid tahay Muraayadda, Coodanle, Qorulugud, Gocondhaale & Galgal oo dhamaan ka tirsan Buuhoodle ayaa waxaa maalmhan ka socday diiwaangelinta, waxaana maanta goor hore deegaanadaasi socod ku soo maray Xoghayaha Guud ee Xisbiga UDUB Maxamed Ismail Bulaale iyo wafti kasocday Xukuumada Somaliland oo ay kamid ahaayeen Wasiir kuxigeenka Hawlaha Guud iyo Gaadiidka Mudane C/rashiid Cawil Bacaluul oo isaga deegaankaas aan la lug qaadin tan iyo dhawrkii bilood ee lasoo dhaafay. Gudoomiyaha Gobolka Buuhoodle Ismaaciil Axmed & Ku xigeenkiisa Xasan Ciise oo ay weheliyaan saraakiisha ciidamada gobolka ayaa iyaguna kormeer ku soo maray deegaanadaasi maanta, Maalinta berrito ayaa laga yaabaa inay sii socoto diiwaangelintu waxaana la filayaa inay si nabadgelyo ah ku dhamaato. Somalilandnation.com.
  12. Xoghayaha guud ee Xisbiga Udub oo Booqasho Ku Jooga Gudaha Buuhoodle Warkii 17-Dec-2008 iyo Qormadii: Xuseen Kurdi Buuhoodle-Xilli ay hogaamiyayaasha asxaabta siyaasiga ah ee Somaliland ay maanta booqanayeen deegaano ka tirsan gobolka Buuhoodle aya dhinaca kale waxaa gudaha magaalada Buuhoodle caawa ku sugan xoghayaha guud ee Xisbiga udub maxamed ismaaciil Bulaale, waxaana soo dhoweeyey mas'uuliyiin ay horkacayaan wasiir ku xigeenka hawlaha guud ee Sl Cabdirashiid Cawil bacaluul & Gudoomiyaha gobolka Ismaaciil Axmed. Illaa hadda ma jirto wax warbixin ah oo ka soo baxday kulan gaaban oo mas'uulkan xisbiga Udub uu la yeeshay wasiir ku xigeenka Bacaluul, waxaana la filayaa inuu maalinta berrito la kulmo gudiga nabadgelyada gobolka & dadweyne kale. Ololaha & kala jiidashada dadka codkooda ka dhiibanaya doorashooyinka madaxweyninimo ee Sl aya meel xaasaasi ah maraya waxaana socda socdaalo ay mas'uuliyiinta asxaabtaasi ku kala bixinayaan deegaanada Somaliland. Xuseen Kurdi-Buuhoodle,Somaliland. contact:kurdi_12@hotmail.com or info@afnugaal.com
  13. what can they do what the Ethiopian troops coudent do come on
  14. Diiwaangelintii dadweynaha Somaliland oo Si habsami leh uga Socota Deegaano Ka Tirsan Buuhoodle Warkii 17-Dec-2008 iyo Qormadii: Xuseen Kurdi,Buuhoodle. iyadoo guud ahaanba ay diiwaangelintu si baahsan uga socoto gobolka Togdheer ayaa dhinaca kale gobolka Buuhoodle qaybo ka mid ah waxaa ka dhacday diiwaangelinta dadweynaha, waxaana magaalada Quruligud & Coodanle oo ka tirsan Buuhoodle maalmahan ka soconayey diiwaangelinta dadweynaha, xilli ay deegaanadasi booqdeen maanta mas'uuliyiinta ugu saraysa Xukuumadda & Xisbiga Kulmiye. Deegaano ay ka mid tahay Muraayadda, Coodanle, Qorulugud, Gocondhaale & Galgal oo dhamaan ka tirsan Buuhoodle ayaa waxaa maalmhan ka socday diiwaangelinta, waxaana maanta goor hore deegaanadaasi socod ku soo maray madaxweyne ku xigeenka Somaliland, Axmed Yuusuf Yaasiin & Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye Axmed Siilaanyo oo sidoo kale ah musharaxa madaxweyninimo ee Xisbigaasi. Gudoomiyaha Gobolka Buuhoodle Ismaaciil Axmed & Ku xigeenkiisa Xasan Ciise oo ay weheliyaan saraakiisha ciidamada gobolka ayaa iyaguna kormeer ku soo maray deegaanadaasi maanta, inkastoo aanay wax kulan ah oo rasmi ah la yeelan mas;uuliyiinta qaranka ee deegaanadaasi booqabnaya. Maalinta berrito ayaa laga yaabaa inay sii socoto diiwaangelintu waxaana la filayaa inay si nabadgelyo ah ku dhamaato. Wariye Xuseen Kurdi- Afnugaal,Buuhoodle.
  15. Originally posted by General Duke: Qalbi- brother its up to us to break and we will never do it as a reaction to any event. Secessionisam is a bad idea, and we shall not rush to it. Somaliweyn is the dream to be realised and it will not die with anyone or anytime. how if there is no somaliland jabuti Kilinka shanaad kiiniya where is somaliweyn ???
  16. does this means cabdilahi yusuf xilka laga qaaadaya and he will be gone waan iska mirqaasnanhay eeh ha ila yaabin waxaas oo dhan ma akhriy kar eh
  17. No there is no people of somalia sxb Somaliland case for recognition waleh its a don deal the people of somaliland made that choice clear to the world no one can stop the will of the people. No one will ask the people of somalia anything. Laakin dawlada somaliya ka dhalata wadda tashi banaga dhexeya iyo dariis wacan.
  18. general duke if Yey would make Somaliland his friends he would not of been here. he would of ruled xammer by now laakin he hates to tanasul. if he said i am the t f g I recognize Somaliland. Walahi that would of helped him even then somaliland could of helped him. stay in power military financially
  19. Originally posted by dhulQarnayn: ^^^first of all, do you know the difference between the people of SSC and the burco/berbera/hargeisa triangle? yeah can u tell me the difference between Governer xaji nur of ceerigabo sanaag and mayor jiciir of hargesa of maroodii jeex can u tell me the difference between those 2 men
  20. Somaliland has so many haters laakin somaliland cidii waxba ka qaadii meyso ama nac ama diid ama jeclow ku joogiin meyso
  21. haa sii fiican adigu ma warsaxafadeed baad imika noo qabatay but good u gave us the facts