Xaaji Xunjuf

Nomad
  • Content Count

    29,811
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    77

Everything posted by Xaaji Xunjuf

  1. War degdega: Degmada Dhahar oo ay ka bilaabantay Diiwaangelinta Codbixiyayaashu Written by Qaran News Dec 27, 2008 at 10:34 AM Hargeysa(Qarannews)-Wararka naga soo gaadhaya degmada Dhahar oo ka mid deegaamada Beriga Gobolka Sanaag waxa maanta si rasmi ah uga bilaabantay Hawshii diiwaangelinta Codbixiyayaasha oo hakad galay maamlihii ay hore halkaa uga socotay. Sida uu Shabakada Qarannews u xaqiijiyay Gudoomiye ku xigeenka komishanka doorashada Md. Cali Maxamed Cabdalla (Biikalo) guud ahaan gobolka sanaag ayay haatan si rasmi ah uga socdaan hawlaha diiwaangelinta gaar ahaan deegaamda bariga Sanaag oo ay iyaga dib looga dhigay sababo xagga amaanka ah awgood. Gudoomiye kuxigeenku waxa kale oo uu tibaaxay in ay ilaa hadda si habsami ah uga socoto dadku safaf ugu jiraan goobaha diiwaangelinta si ay u qaataan kaadhadhka codbixinta iyo doorashada, oo ayna jirin wax cilad ah oo goo qudhaata ka taaganina. Degmada Dhahar ayaa ah degaanada ugu bariyeeya gobolada Somaliland ee saaran dhanka xadka aan la wadaagno Somalia sidaa awgeed degmada Dhahar ayaa kamid ah deegaamada aanay hore doorashadu uga dhicin dadkuna wacyi gelin ku filan habka ay isu diiwaangelinyaan ka helin, taasoo komishanka iyo wakiilada axsaabtu qiimayn xoog leh ku soo sameeyeen isla markaana soo xaqiijiyeen in ay dadku u bisil yihiin hamuuna u qabaan inay ka qayb galaan hayaanka dimuqraadiyadeed ee Somaliland ku jirto si ay caalamka u tusto Rabitaankeeda iyo aayo ka tashigeeda. Dhanka kalena waxa jira ciidamo aad u tiro badan oo ka soo goostay dhanka Puntland kuwaasi oo iska soo dhiibay dhanka Tuko raq, ciidamadaasi oo dhamaantood ka soo jeeda gobolka Sool, ciidamdani isu soo dhiibay ciidmada qaranka ayaa watay baabuur tikniko ah iyo hub aad u faro badan kuna wareejiyeen ciidmada qaranka, xiligan ayaa waxa magaalda Laascanood ku sugan Axmed Cabdi Xaabsade oo ugu baaqay in dhamaan reer Sool is diwaan galiyaan isla markaasna ay deegaan ahaan yihiin Somaliland oo ay wax la qabbsadaan gbolada kale ee dalka Somaliland, Xaabsade ayaa xalay soo gaadhay Laascanood isaga oo ka soo kicitimay caasimada Somaliland ee Hargaysa wixii warar ah ee ka soo kordha la soco shabakada qarannews Source Qarannews
  2. I dont want the t f g to end like this because if cabdilahi yusuf is gone its going to end. I Want to see cabdilahi yusuf in power till the bitter end And like to see alshabaab attack him in villa somaliya eeh maasha ka eryadaan like usc did with siyaad barre. If he resigns he will go home headshigh i dont want that. Kaas markaasay taarikhu sheekadan gallayaan. Laakin if he leaves and the factions of the islamic groups will fight eachother. then Cabdilahi yusuf won. And so far yusuf is staying in power.
  3. He is stil the president of somaliya and he needs to accept hesishki jabuuti and wa inu la shaqeyoo nur cade.
  4. Cardki ugu horeeye waxa qaatay jibril cali salaad. the so called president of maakhir state. all the tuuluyin around dhahar bahdhan vote registrationku way ka dhaceen, the somaliland vp is now in sanaag. caamiirow wadankaga ha ka cararin.
  5. Kulan Uu Yeelan Lahaa Baarlamaanka Dowladda KMG Soomaaliya Oo Lafilayey Inuu Isku-Casilo Madaxweyne Cabdilaahi Yuusuf Oo Baaqday.Iyo Warar Kale -------------------------------------------------- ------------------------------ (Madaxweyne Cabdilaahi Yuusuf Axmed ) hadhwanaag 2008-12-27 (Hadhwanaagnews) Mudisho(HWN):-Kulan si aad ah loo wada sugayay oo uu maanta yeelan lahaa Baarlamaanka dowladda KMG Soomaaliya, isla markaana lagu waday inuu ka qaybgalo Madaxweyne C/llaahi Yuusuf Axmed si uu istiqaladii is casilaaddiisa u hor dhigo Baarlamaanka Soomaliya ayaa daqiiqadihii ugu dambeeyay xilli lagu jiro qabanqaabada kulankaasi la shaaciyey in uu baaqday. Sida warku sheegayo madaxweyne C/llaahi Yuusuf ayaa Guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaliya Sheekh Aadan Madoobe ka dalbaday in la baajiyo kulankaas. Lama oga xilliga la qabanayo Kulankaas oo aan muddo cayiman loo qabanin, waxaana la sheegayaa in Madaxweyne Yuusuf uu ka codsaday Guddoomiyaha Baarlamaanka in uu isugu yeero dhammaan xildhibaannada Baarlamaanka oo ay yimaadaan magaalada Baydhabo si ay goobjoog uga noqdaan kulanka uu yeelamayo Baarlamaanka madaxweynuhuna uu ka qeyb gelayo. Madaxweyne C/llaahi Yuusuf iyo Guddoomiyaha Baarlamaanka Sheekh Aadan Madoobe oo shalay kulan adag oo irdaha la isu xirtay ku yeeshay xarunta Baarlamaanka ayay wararku sheegayaan inay kaga wada hadleen arrimo xasaasi ah oo ay ka mid tahay is-casilaada Madaxweyne Yuusuf iyo arrimo kale oo siyaadsada Soomaaliya ku wajahan. Warar hoose oo laga helay xafiiska Sheekh Aadan Madoobe ayaa sheegaya in Madaxweyne Yuusuf ay ka go'an tahay inuu xilka ka tago, isla markaana uu qoraalkii iscasilaadiisa u gudbiyay Sheekh Aadan Madoobe. __________________________________________________ ______________________ =Dhimasho Ka Dhalatay Weerar Lagu Qaaday Sarkaal ka Tirsan Ciidamada Dowladda KMG Soomaaliya Muqdisho(HWN):-Kooxo ku hubaysnaa Bam gacmeedyo iyo qoryaha fudud ayaa habeenkii xalay weerar xoogan ku qaaday hoyga Sarkaal ka tirsan ciidamadadowladda KMG Soomaaliya, gaar ahaan ciidamada ilaalada deegaanka Gobolka Banaadir. Is rasaaseyn socotay qaddar daqiiqado ah ayay isweydaarsadeen kooxaha weerarka ku qaaday hoyga Sarkaalkaasi iyo ciidamo ku sugnaa inta u dhaxaysa Garoonka Diyaaradaha Muqdisho iyo Isgoyska KM-4 oo ah halka uu ku yaalay guriga sarkaalka. Lama sheegin wax khasaare ah oo gaaray sarkaalka la weeraray iyo dhinacyadii is rasaaseysay, waxayse wararku sheegayaan in weerarkaas uu ku dhaawacmay Sarkaal ka tirsan Hay'adda UNDP oo rasaastu ay ugu tagtay hoygiiga oo goobta ka dhawaa. __________________________________________________ _________ =Qarax Ay Ku Geeriyoodeen Afar Askar Itoobiyaan Ah Oo Ka Dhacay Gudaha Degmada Afgooye Muqdisho(HWN):-Qarax xooggan oo loo adeegsaday Miino kuwa dhulka lagu aaso ah ayaa Waabarigii saakar lala beegsaday ciidamo ka tirsan kuwa dowladda Itoobiya ee ku sugan degmada Afgooye. Qaraxaas ayaa sida la xaqiijiyey sababay dhimashada Afar Askari oo ka tirsan ciidamada Itoobiya iyo dhaawaca tiro intaas ka badan, iyadoo la sheegayo in dhimashadu intaas ka sii badnaan karto, maadaama goobta qaraxa uu ka dhacay markiiba ay isku gadaameen ciidamada Itoobiya. Qaraxa kadib ayay ciidamada Itoobiyaanku fureen rasaas xoogan oo qalqal ku abuurtay dadka ka ag dhowaa goobta uu qaraxu ka dhacay, mana la sheegin khasaare soo gaaray dadka rayidka. Ciidamada Itoobiya ayaa xilliga qaraxa lala beegsanayay waxa ay ku sii jeedeen xarun ay ku leeyihiin beerta C/raxmaan Jaamac Barre ee degmada Afgooye iyagoo xalay oo dhan ku sugnaa xaafadaha degmada Afgooye oo ay howlgallo ka sameynayeen. C/raxmaan Dalmar Reporter Hadhwanaagnews.com/Office Muqdisho/Soomaaliya. Email: muqdishonews@gmail.com
  6. did he resign yet i was just checking all the somali sites and its Saturday no resign i told you before cabdilahi yusuf is not resigning he will not taa aniga iiga qorra. Cabdilahi yusuf must finish his term till 2009 and let the asmara group get there seats in the T f g. And yusuf need to accept shirki Jabuuti wixii lugu soo heshiyee.
  7. Voter Registration Began in Eastern Sanaag Erigavo (JMG) – Somaliland Vice President, Mr. Ahmed Yusuf Yasin and his delegation arrived in Erigavo, Regional Capital of Sanaag Friday morning, at a time when voter registration in Eastern Sanaag began. Voter Registration in fifth region, Sanaag, began on Wednesday in 150 of the 210 stations allocated for Sanaag region. Registration has been so far moving smoothly and peacefully in these stations. There was a misunderstanding of beginning voter registration in 60 remaining stations allocated for East Sanaag.According to our Eastern Regions correspondent, Mr. Keyse Ahmed Digale, registration began at 37 new stations in the far Eastern part of the Region. “There was no voter registration in the towns of Badhan and Dhahar but registration began in almost all the villages surrounding these towns. Registration in the remaining 23 stations is expected to begin either on Saturday or Sunday morning,” said Keyse Digale. Jamhuuriya Online Printable version Email this to a friend
  8. Guri ceel oo ay la waregeen Ahlu sunah wal jameeco iyo ciidamo Ethiopian ah oo ku soo wajahan Wararkii ugu danbeeyey ee laga helayo guri ceel ayaa waxaa ay shegayaan in halkaasi ay iskaga baxeen Xoogagii Al-shabaab ee gacanta ku haye ee saakey ay ku dagalameen kuwa Ahlu Sunah waljameeca oo la sheegey in hada ay ku suganyihiin gudaha magaaladaas. Qasaaraha dadka ayaan la sheegin inta saxda ah ee uu yahey marka laga reebo 4 ruux oo la sheegay in isbitaalka la gaarsiiyey waxaan wararkii ugu danbeyey ee halkaasi laga heyley ay shegayaan in xabadi aysan ka socon oo ay joogsatey ka dib markii ay dib uga gurteen Xoogagii xarakada Al-shabaad oo la sheegay in meel aan ka fogeyn ay hada ku suganyihiin , balse Ciidamadii Ahlu sunah ay hada joogaan isteeshinka iyo xarunta Degmadaasi lana arkayo ayakoo si raxanraxan u dhaxmaraya xiligan. Dhanka kale wararka laga helayo guri ceel iyo balanbalae ayaa shegayaa in ciidamadii Ethiopia ee baryhan ku sugnaa Degmada Balanbal ay u soo dhaqaaqeen dhanka Guri ceel soona faarujiyeen halkaasi lamana oga waxa xiligan ku soo beegay dagaaladu ka dhaceen Degmada Guri Ceel ee Gobolka galagadud, waxaana jira warar kale oo sheegay in dadkii aysan wali ku soo laban degmadaan guri ceel walow ay degantahey xiligaan. Sidoo kale waxaa jira in xarunta gobolka galagaduud dadkii degana oo ay saakey ku soo biireen kuwo ka soo cararey dagalada Guri ceel ay welwel hor leh sii qaadeen markii ay maqleen ciidamo Ethiopian ah oo ku soo fool leh deeganada gobolka ee deriska la ah Dhuusamareeb
  9. Dagaal Degmada Guriceel ku dhexmaray Xoogagga Al-Shabaab iyo Xoogag ka tirsan Dariiqada Ahlu Sunna Wal-Jamaaca Sabti, December 27, 2008(HOL): Wararka naga soo gaaraya Degmada Guriceel ee Gobolka Galgaduud ayaa waxay sheegayaan in duleedka Degmadaas uu saaka dagaal ka dhacay, iyadoo dagaalkaasna uu u dhaxeeyo Xoogagga Al-Shabaab iyo Xoogag kale oo ka tirsan Dariiqada Ahlu Sunna Wal-Jamaaca. Dagaalkan ayaa wuxuu la xiriiraa dagaallo horay Degmada Guriceel ugu dhexmaray labada dhinac, iyadoo dagaallo midkan ka horeeyay ay ku itaal roonaadeen Xoogagga Al-Shabaab. Dagaalkan ayaa wuxuu saameeyay dadka ku dhaqan nawaaxiga halka ay dirirta ka dhacay oo ah Tuulo lagu magacaabo Gaban, waxaana tuuladaas gebi ahaanba isaga cararay dad reer miyi ah oo ku sugan. Ilaa iyo haatan laga oga khasaaraha uu dagaalkan geystay, waxaase la filayaa in saacadaha soo socda ay ka soo baxaan warar dheeraad ah oo ku saabsan khasaaraha dagaalka iyo weliba rasmi ahaan waxa uu salka ku hayo. Salaad Iidow Xasan (Xiis), Hiiraan Online sxiis@hiiraan.com Mogadishu, Somalia
  10. Cabdilahi yusuf wont resign its just to easy. /laahi Yuusuf Oo Dalal Dibada Ah Aadaya Iyo Caalamka Oo Diiday Inuu Is casilo {Baydhaba} 26-12-08"Sida uu qorey Wargeyska Sharqal Owsat Madaxweynayaasha Dalalka Yemen Cali Cabdala saalax , Sudaan Jen.Cumar Xasan Alsbashiir, Liibiya Macamar Al-qadaafi iyo kan Uganda Yuweri Mosfin iyo waliba safiirka Mareykanka ee Kenya Michael Ranneberger. ayaa waxay ka dalbadeen Madaxweyne C/laahi Yuusuf inuu ka laabto qorshihiisa is casilaada ee la sheegay inuu sabtida ku dhawaaqi doono iyagoo khadka taleefoonka kula soo xidhiidhay xili cadaadis caalami ah uu saran yahay madaxweyanaha. Madaxda dalalkan ayaa waxaa ay soo jeediyeen inuu xilka sii hayo ilaa iyo bisha September sanadka danbe xiligaasoo sida la sheegay ku eg jiritaanka Dowladan Faderaalka Soomaaliya sida uu dhigayo axdi qarameedka Dowlada faderaalka Soomaaliya. lama oga sida dalabkani ku suurtageli karo xili warar is khilaafsan soo baxayaan oo qaarkood sheegayaan in sabtida uu is casilaad soo gudbin doono Madaxweynaha iyadoo warar kale sheegayaan in madaxweynuhu dooneyn xiligan inuu is casilo oo ilaa bisha Janaayo horaantiisa uu si joogi doono isagoo intaas wada tashiyo la sameyn doono Soomaalida iyo beesha Caalamka. Dhanaka kale Madaxweyne C/laahi yuusuf ayaa la sheegay inuu dhawaan u safri doono dhowr dal oo Afrika ka tirsan isagoo ka bilaabi doona Dalka Tanzania oo madaxweynahoodu yahay Gudoomiyaa xiligan ee Ururka Midowga Afrika sidoo kale waxaa la sheegay inuu safri doono Dalal kale sida Uganda,iyo Suudaan oo uu ka dhici doonto shirweynaha 6aad ee Golaha iskaashiga Sanca si uu uga qeybgalo kulankaasi waxaana isugu imaan doona hogaamiyayaasha xubnaha ka ah Golahaasi. Widhwidh Online News Desk..Media Cente
  11. War garaadkii ba yimi waxa la yidhi cardka ugu horeeyee eeh Lascanood isaga qaadanaya. Sida madaxweynaha maakhir state eeh somaliland hoostimada
  12. Djbouti is over 60% Somali ama Beelaha kaala duwan eeh meesha ku dhaqan anaga na weydii anaga ka nimi eeh. Affar laftigoodu wa somali. Haday reer baydhabo ba Somali yihin Canfarta maxaad ugu diiday wabaanu is guursanaye. Somaliland is not nw Its Somaliland 1884 set borders. And u are from italian somalia wa siiday tahay.sxb. Djbouti is part of the so called Somaliweyn you promote maha U have to be fair here duke. Somali 5 bay ahayeeen .Labbo 1960 is raacay miid 1977 dantiisa gartay. Labbo qeyb oo Ethiopia iyo keniya kala haystaan Labaddi 1960 israacay, na way kala goosteen. Deal with it.
  13. Somaliland wa somaliland sxb jabuutii na wa jabuuti sxb Somaliya na wa somaliya thats the reality Anagu hayb ma eegno iyo reer ba halka daggan.
  14. Originally posted by dhulQarnayn: ^^^ Saaxiib ma ogtahay, dadka dagan gobolada Sanaag, Sool, Cayn, Bari, Nugaal, Mudug iyo Karkaar iney yihiin dad wada isir wadaag ah oo dhalasha ka dhaxayso-- Dhulka ay leeyihiinah waa loo dhashaa ey inta la marqaamo la iskama sheegto. Nin cadaan ah baa waa xuduud beeneed ah ii sameeyey, walaal kaa saarimeyso ee runta wa inaad fahantaa oo marqaankaan ku waalay aad marfishkaaga aad kula ekaatid! Doorashada Puntland, waxaan soomaliweyn-nimada aaminsanayn oo keli-goosad ah looma ogala iney ka qeyb galaan. Wibilahi Tawfiiq! dhulQarnayn :cool: Republic Of California sxb adigu ma garanaysa dadka daggan gobolka maroodii jeex gabilay awdal iyo jabuuti inay isir iyo dhiig iyo waxkasta wadaagaan laaakin hase yeeshe xuduud ba kala dhex yaal. Isirka iyo siyaasada kala saarr wiilka harta sheikha ku dhashay iyo willka hargeysa ku dhashay wa ilmadeer. ka burco ku dhashay iyo ka gaashamo ku dhashay siido kale. Soomaliweyn maxaad oo taqaan ma wadada garowe iyo bossaso oo dhexeysa bal ka jawaab
  15. why is a somalilander running for puntland presidency i dont get it
  16. Thursday, December 25, 2008 MOGADISHU, Dec. 25 (Xinhua) -- Somalia's presidential spokesman, Hussien Mohamed Hubsired, Thursday said President Abdulahi Yusuf Ahmed is not planning to resign next Saturday as media reports has been indicating a day after his newly appointed Prime Minister stepped down. "The president has no intention of resigning next Saturday or any other time as some media outlets have been speculating about lately," Hubsired told reporters in Mogadishu. "It is a media manipulation and a cheap propaganda by some rival politicians who want to create confusion in the country." Hubsired has been responding to media reports about repeated suggestions that President Yusuf would resign next Saturday when he is expected to address the parliament. Mohamed Mohamoud Guled, named by Yusuf last week as new Prime Minister to replace Nur Hassan Hussien whom he fell out with, on Wednesday has tended his resignation, saying he did not want to bean obstacle to peace. The parliament and other countries around the world rejected to accept the Somali President's decision to sack Hussien whom the parliament overwhelmingly endorsed. Kenyan and The East African regional body, the Inter Governmental Authority on Development (IGAD) threatened to impose sanctions on Yusuf and his associates whom they deemed as an obstacle to peace. Source: Xinhua, Dec 25, 2008 now who said cabdilahi yusuf wuu is casiilaya all the haters ma ninki inkaarqababah ayaa hawlyarada ku tagaya haba ka fiilin he will stay in power ila oo noolyahay yusuf
  17. No i support shabaab aslong as they stay with in there italian somaliya they can have there islam in the south they can fight the xabashis in there land i support them there halkodasay ku sharfanyihin.
  18. No i have never supported a government of somaliy that is aggainst my jiritaankayga somaliland and i will never.
  19. sxb its dhahar its almost near qardho meesha la isku haysta. and we wil secure that part of sanaag 2.Because we can
  20. Horta gacmadhere muu suuga ila christmaska waabu dag dagay eeh
  21. shaqadii safaarada malaga eryee lol ma nur cade ka eryee
  22. war niyo wa inaynu mar uun cagta mariina dhahartaas Walahi waxay is leeyihin somaliland is hor istaaga cidii somaliland isma hor istaagii karto. These people qaranndiidka will be captured and brought to Mandheera prison
  23. What does dagaalka sokeeye of somaliland did do some tanasuul, Cigaal was a smart man he was using the calan cas they where fighting for him.at the same time wuu iska ilaalin jiiray calan casta men like dhagoweyne and muse bixi etc. at the end wa kii aabtishi garka jiiday. kuraasiida barlamaanka na ooo badiiye waa tii somaliland na saa lugu heshiye aakhirki 1996