Xaaji Xunjuf

Nomad
  • Content Count

    29,592
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    72

Everything posted by Xaaji Xunjuf

  1. Ciid ba jabtay waleh c,yusuf intaas na ma garowe buu iska joogay baan fiilayaa
  2. kuwanii weeg kasta may yimadeen xago baxii lama ghaadhin eeh
  3. anigu beeshan waashay eeh boqoroda sheegta baan la yaaba war hee dhe boqornimda maano loo dhalan wamaxay cabdilahigan 50 jirka aah ee maanta la caleemo saraya for boqornimo. and whats with cabdilahi yusuf not know xasssan daahir afqudhac his last name ahahah
  4. So whats ur point it somalilander nss darwiish s n m ma kala laha intu ba wa somaliland wa ku siidee genereel .
  5. war kan faysal yalaxow wuu soo walanaya waxa la yidhi biidaartu iska mudda ma run baa anagu xammar dooni meyno xumaana oo geysan meyno
  6. Shirwac is not a somaliland name wa arin fiican
  7. waxa hadhay mamuulka puntiland markay goostaan somaliya inteeda kalle lets see if they call us still secconist iyo waxyalaha nocaas yusuf inyar buu jiira inu puntiland goosto
  8. Still your not making deals with alshabaab ur making deals with Ars asmara group and qeybta Djbouti kula shiiraysa alshabaab dagaalkooda fii jihadii fi sabililah way waddayaan
  9. war kuwii way ka soo darayaan dee maalin kasta ba filin cusub
  10. To many dad ba dawaday dee thats why ^^^ ama walanweyntii ba na cawriyee
  11. in another way he saying dont let mouseteeth in our puntiland we cantrust him Tuute muuse tuutaha ha iska saariin war hooyy ii maqla wa inkaarqabihi
  12. Somaliland walahi sumankay xidhatay way duushay
  13. Originally posted by Abwaan: loool.....Canaantay The UN. Obama already said there should only be one president so goormuu wax canaantay maba la wareegin xafiiskee? yeah afcourse somalia should have one president and not 2 adde muse and abdilahi yusuf waxasi wax suurta gall maha Somaliland all ready have one president.
  14. Nin gob ah oo run sheegay xallada ka jirta gobolka sool. Somaliland is the answer to all of your problems reer sool. Yaanu tuute muuse idin waalin.
  15. war kuwa ma colapse ba oo hadhay sookii cabdilahi yusuf ninki inkaarqabehe yidhi meelkasta walanaga haysta
  16. meel fiican bay idin maraysa hadaad reer somaliya tihin maanta maalin aad ka fiicantihin maba jiirto
  17. Wa war jiira fbigii baa hargeysa yimi . Huda barkhad bay shir la yeesheen albabadu oo xidhanyihin.
  18. Redy its like xassan gullled abti doon the former president oF djbouti technically wa somalilander oo seylac bu ku dhashay. laakin hayb ahana wa Djboutian its funny ismacil cumar geele wa qoti dhirdhawe ka yimid haseyeshe wa madaxweynaha Jabuuti. jacaylbaro oo ma dawlada baad ka miid tahay adigu wasiiirka jacaylka hadad rer burco tahay wasiirka horboodka baan ku siin laha lol
  19. Originally posted by J.a.c.a.y.l.b.a.r.o: Mr. way dhaqaaqday ,,, tolow xagee bay qabatay ,, walahi somaliland sumanka bay no xiidhanahay way duushay waleh ciidna oo joogin mayno wa bilahi tawfiiq.
  20. Originally posted by Redy: loool...maya I am afraid this time. ps. isn't this guy from SL originally? No he is Djboutian miise haybtiisa baad sheegaysa. haybtiisa waxay isku hayb yihin wasiirka arimaha gudaha somaliland.
  21. way dhaqaaqday waleh wasiirka maaliyada jabuutii ba yimi
  22. Originally posted by General Duke: When Gen ilkajiir ebcomes President even Erigavo will come without a fight. LA is no issue and we shall not make a front out of our people. With the change in Admin these regions will come to the union fold. Thus secessionist are again wasting their money and effort. ceerigabo wa xerro s n m it always was . mala badhan baad ku qaldaysa
  23. jibriel cali salaad wuxu doonaya inu soo qoslo marku hargeyso taggo siidii xaabsade isago aanba ghaadhin ayuu dhoosha ka sii qoslaaya
  24. Maraykanka Oo Warbixin Kasoo Saaray Qaraxyadii Hargeisa Iyo Bosaso {Hargeisa} 14-11-08"Agaasimaha Hey'adda Sirdoonka Mareykanka ee CIA Michael Hayden ayaa hadal uu baahiyey wuxuu ku tilmaamay in qaraxyadii ka dhacay magaalooyinka Boosaaso iyo Hargeysa ay ahaayeen kuwa ay ka danbeeyey Ururka Al-Shabaab oo Mareykanku ku xidhiidhiyo shabakada Al-Qaacida ee uu hogaamiyo Osama Bin Ladin. Mas'uulkan ayaa ku tilmaamay qaraxyadaas mid dhoolatus ah oo ay alshabaab ugu muujineysay Al-Qaacida inay taageero caalami iyo mid dhaqaale uga hesho, waxaana uu muujiyay in alshabaab aanay ka marneyn weerarkaas. Michael Hayden ‘Weeradii dhawaan ka dhacay Soomaaliya waxay ahaayeen kuwa looga dan lahaa in lagu xoojiyo is tus tuska la isku xidhiidhinayo hogaamiyeyaasha Al-Qaacida, waxayan u egyihiin in kooxda Shabaab iyo Al-Qaacida ay ku siiyaan dhaqaale xagjiriinta Soomaaliya" sidaasi waxaa yidhi Agaasimaha hay’ada CIA-da Mareykank. Ma jiro wax war ah oo ku aadan beenin ama rumeyn oo ka soo baxay xoogaga Al-Shabaab oo ku aadan warkan ka soo yeedhay sarkaalkan Mareykanka ah ee ee xagooda ku riixay qaraxyadaasi. Michael Hayden mar uu ka hadlayey hogaamiyaha Shabada Al-Qaacida ayuu sheegay in uu yahay hada nin go’doon ka ah sida hadalka uu yidhi ninkaasi hawlahii maskaxdiisa ka soo maaxay ee iminka ka soconaya meelo kala duwan oo caalamka, isla markaana aanu waxba kala socon hawlaha maalinlaha ee ay Al-Qaacida ka wado aduunka. Madaxa hay’ada sirdoonka Mareykanka ee CIA-da wuxuu xusey in ay si xoogan uga socdaan meelo kala duwan hawlgalada Al-Qaacida, isagoo soo qaatey dalalka Filipiin, Ciraaq, Indonesiya, iyo Sacuudi Carabiya, waxaana uu sheegay in hawlgaladaasi aanu waxba kala socon Osama Bin Ladin, wuxuuna farta ku fiiqay in dilka ama qabashada Bin Ladin ay wali u tahay yoolkooda ugu weyn. Widhwidh Online News Desk..Media Center