Xaaji Xunjuf

Nomad
  • Content Count

    29,613
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    72

Everything posted by Xaaji Xunjuf

  1. genereel who do you think will be a good leader for puntland you think ilka dooli can bring change or so or wiilka yar eeh dr selebaan. runti hada la sheego cadde muse changed puntiland he build bossaso airport bossaso port is booming what does ilka dooli got to offer puntland. his makhir Couzins salaad cali is in hargesa.bal ninkaasi muxu soo kordhinaya.
  2. Keep us updated genereel latest news kollay wararku mar dhow way isku soo dabbo dhici doonan.
  3. sagaal madaxweyne musharax oo aan xisbi lahay oo aan wax fikir aah lahayn oo wadda beel gaar ah mattala kaan ilka dooli bal lix bilood ayu bariga sanaag joogay muxu soo kordhiye
  4. Garoowe/Baydhabo, December 4, 2008 (Haatuf/W. Wararka) – Hoggaamiyaha Mbagathi Cabdillaahi Yuusuf oo haatan ku sugan magaalada Garoowe ee maamul-goboleedka Puntland, ayaa la sheegay inuu dhambaal qoraal ah ka helay Ra’iisal-wasaaraha Itoobiya Meles Zenawi, kaas oo uu gaadhsiiyay safiirka dawladda Mbagathi u fadhiya Addis Ababa Siciid Gees oo dorraad ka degay Boosaaso si fariinta u gaadhsiiyo Mr. Yuusuf. Safiirka Mbagathi u fadhiya Addis Ababa oo hore u ahaan jiray madaxa ilaaladda Cabdillaahi Yuusuf oo uu weheliyay xubin magaciisa lagu sheegay Khaliif Ciise Mudan ayaa doraad ka degay Madaarka Boosaaso waxayna isla markiiba u gudbeen Garoowe, iyagoo dhambaalka ay sideen kadibna la qaatay Cabdillaahi Yuusuf shir ilaa saqdii dhexe ee habeen hore socday. Si rasmiya looma shaacin waxay kulankooda albaabada u xidhan yihiin kaga wada hadleen hase yeeshee wararka laga helayo Garoowe waxay sheegayaan in Cabdillaahi Yuusuf Axmed safar ugu baxayo Djibouti si uu Madaxweyne Ismaaciil Cumar Geelle u weydiisto inuu dhexdhexaadiyo isaga iyo Meles Zenawi. Sidoo kale dhambaalka Meles Zenawi ayaa la sheegay inuu nuxurkiisu ahaa talooyin uu ku qanciyo Cabdilaahi Yuusuf inuu iska casilo xilka Madaxweynenimada Somalia. Cabdillaahi Yuusuf oo hore u ahaa gacanta midig ee ay Itoobiya ku leedahay Somalia, ayaa beryahan dambe waxaa aad xumaaday xidhiidhka u dhexeeya isaga iyo masuuliyiinta Itoobiya, waxaanay dhawr jeer masuuliyiinta sare ee Itoobiya ka dhawaajiyeen in Cabdillaahi Yuusuf yahay caqabada ay ka dhismi lahayd dawlad ay Somalia yeelato oo dhalin karta nabad iyo dib-u-heshiisiin, taas oo hadda u muuqata in Itoobiya ay cagta saartay waddadii ay kaga takhalusi lahayd Cabdillaahi Yuusuf si ay cid kale ugu dhiibto talada Somalia. Dhinaca kale, Ra’iisal-wasaaraha Mbagathi Nuur Xasan Xuseen (Nuur-Cadde) ayaa shalay ka degay madaarka Muqdisho, halkaas oo la sheegay inaanu dhaafin madaarka Muqdisho, balse waxyar kadib ay diyaaradii sidday isaga iyo koox ka tirsan Baarlamaanka Mbagathi oo ku sugnaa Muqdisho ula duushay dhinaca magaalada Baydhabo oo xarun u ah Baarlamaanka Mbagathi, halkaas oo ay ku sugan yihiin inta badan Xildhibaanada Mbagathi. Inkasta oo aan weli shaaca laga qaadin ujeedada socdaalka Nuur-cadde iyo xildhibaanada ka raacay Muqdisho, haddana waxaa jiray mooshin beryahan dambe laga waday xarunta Baarlamaanka ee Baydhabo, kaas oo la xidhiidha sidii xilka looga tuuri lahaa Cabdillaahi Yuusuf, kadib markii uu ka soo horjeestay heshiiskii dhawaan ay Djibouti ku kala saxeexdeen xukuumaddiisa iyo kooxaha mucaaridka, gaar ahaan garabka Sheekh Shariif Sh. Axmed. Masuuliyiinta dawladda Mbagathi oo khilaafka iyaga u dhexeeyaa uu ragaadiyay hawshii ay qaban lahaayeen, ayaa hadda waxa muuqda in Ra’iisal-wasaaraha iyo Gudoomiyaha Baarlamaanku ay taageerayaan heshiiska lala galay mucaaridka, halka Cabdillaahi Yuusuf aanu ogolayn wixii heshiiska lagu wada-gaadhay, sidaas darteed iyadoo inta badan Mudanayaasha Baarlamaanka Mbagathi ay taageersan yihiin dib-u-heshiisiinta, ayaa waxay u dhowdahay inuu mooshin kasta oo xilka lagaga qaadayo Cabdillaahi Yuusuf uu wakhtigan uu si dhib yar u mari karo Baarlamaanka Mbagathi, iyadoo ay dawladaha taageera dawladda Mbagathina ay dabada ka riixayaan hirgelinta heshiiska Djibouti ka dhacay, isla markaana ku baaqay in cidii ka soo horjeesata dib-u-heshiisiintana dhinac looga soo wada jeesto.
  5. Garoowe/Baydhabo, December 4, 2008 (Haatuf/W. Wararka) – Hoggaamiyaha Mbagathi Cabdillaahi Yuusuf oo haatan ku sugan magaalada Garoowe ee maamul-goboleedka Puntland, ayaa la sheegay inuu dhambaal qoraal ah ka helay Ra’iisal-wasaaraha Itoobiya Meles Zenawi, kaas oo uu gaadhsiiyay safiirka dawladda Mbagathi u fadhiya Addis Ababa Siciid Gees oo dorraad ka degay Boosaaso si fariinta u gaadhsiiyo Mr. Yuusuf. Safiirka Mbagathi u fadhiya Addis Ababa oo hore u ahaan jiray madaxa ilaaladda Cabdillaahi Yuusuf oo uu weheliyay xubin magaciisa lagu sheegay Khaliif Ciise Mudan ayaa doraad ka degay Madaarka Boosaaso waxayna isla markiiba u gudbeen Garoowe, iyagoo dhambaalka ay sideen kadibna la qaatay Cabdillaahi Yuusuf shir ilaa saqdii dhexe ee habeen hore socday. Si rasmiya looma shaacin waxay kulankooda albaabada u xidhan yihiin kaga wada hadleen hase yeeshee wararka laga helayo Garoowe waxay sheegayaan in Cabdillaahi Yuusuf Axmed safar ugu baxayo Djibouti si uu Madaxweyne Ismaaciil Cumar Geelle u weydiisto inuu dhexdhexaadiyo isaga iyo Meles Zenawi. Sidoo kale dhambaalka Meles Zenawi ayaa la sheegay inuu nuxurkiisu ahaa talooyin uu ku qanciyo Cabdilaahi Yuusuf inuu iska casilo xilka Madaxweynenimada Somalia. Cabdillaahi Yuusuf oo hore u ahaa gacanta midig ee ay Itoobiya ku leedahay Somalia, ayaa beryahan dambe waxaa aad xumaaday xidhiidhka u dhexeeya isaga iyo masuuliyiinta Itoobiya, waxaanay dhawr jeer masuuliyiinta sare ee Itoobiya ka dhawaajiyeen in Cabdillaahi Yuusuf yahay caqabada ay ka dhismi lahayd dawlad ay Somalia yeelato oo dhalin karta nabad iyo dib-u-heshiisiin, taas oo hadda u muuqata in Itoobiya ay cagta saartay waddadii ay kaga takhalusi lahayd Cabdillaahi Yuusuf si ay cid kale ugu dhiibto talada Somalia. Dhinaca kale, Ra’iisal-wasaaraha Mbagathi Nuur Xasan Xuseen (Nuur-Cadde) ayaa shalay ka degay madaarka Muqdisho, halkaas oo la sheegay inaanu dhaafin madaarka Muqdisho, balse waxyar kadib ay diyaaradii sidday isaga iyo koox ka tirsan Baarlamaanka Mbagathi oo ku sugnaa Muqdisho ula duushay dhinaca magaalada Baydhabo oo xarun u ah Baarlamaanka Mbagathi, halkaas oo ay ku sugan yihiin inta badan Xildhibaanada Mbagathi. Inkasta oo aan weli shaaca laga qaadin ujeedada socdaalka Nuur-cadde iyo xildhibaanada ka raacay Muqdisho, haddana waxaa jiray mooshin beryahan dambe laga waday xarunta Baarlamaanka ee Baydhabo, kaas oo la xidhiidha sidii xilka looga tuuri lahaa Cabdillaahi Yuusuf, kadib markii uu ka soo horjeestay heshiiskii dhawaan ay Djibouti ku kala saxeexdeen xukuumaddiisa iyo kooxaha mucaaridka, gaar ahaan garabka Sheekh Shariif Sh. Axmed. Masuuliyiinta dawladda Mbagathi oo khilaafka iyaga u dhexeeyaa uu ragaadiyay hawshii ay qaban lahaayeen, ayaa hadda waxa muuqda in Ra’iisal-wasaaraha iyo Gudoomiyaha Baarlamaanku ay taageerayaan heshiiska lala galay mucaaridka, halka Cabdillaahi Yuusuf aanu ogolayn wixii heshiiska lagu wada-gaadhay, sidaas darteed iyadoo inta badan Mudanayaasha Baarlamaanka Mbagathi ay taageersan yihiin dib-u-heshiisiinta, ayaa waxay u dhowdahay inuu mooshin kasta oo xilka lagaga qaadayo Cabdillaahi Yuusuf uu wakhtigan uu si dhib yar u mari karo Baarlamaanka Mbagathi, iyadoo ay dawladaha taageera dawladda Mbagathina ay dabada ka riixayaan hirgelinta heshiiska Djibouti ka dhacay, isla markaana ku baaqay in cidii ka soo horjeesata dib-u-heshiisiintana dhinac looga soo wada jeesto.
  6. heshiski jabuuti ka dhacay ba lugu khasbaya inu aqbalo cabdilahi yusuf
  7. War deg deg ah: C/laahi Yuusuf & Cade Muuse oo ka dhoofay Garoowe Madaxweynaha dawlada Federaalka KMG ah ee Soomaaliya C/laahi Yuusuf Axmed iyo Madaxweynaha dawlad Goboleedka Puntland ayaa daqiiqado ka hor waxay si wadajir ah uga dhoofeen garoonka diyaaradaha ee magaalada Garoowe. Warar SBC International ay ka heshay dad xog ogaal ah ayaa sheegaya in wafdigan ay ku sii jeedaan wadanka Jabuuti, iyadoo la sheegay in ay ku tagayaan casuumad ay ka heleen madaxweynaha wadanka Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle. Safarka C/laahi Yuusuf iyo Cade Muuse ee wadanka Jabuuti ayaa ku soo aadayaa iyadoo maamul Goboleedka Puntland uu si buuxda u qaadacay natiijooyinkii ka soo baxay shirkii Jabuuti ee dhexmarey egooyin ka socda dawlada KMG ah iyo Isbahaysiga dib u xoreynta Soomaaliya. Warka ayaa wuxuu intaasi ku darayaa in Madaxweyne C/laahi Yuusuf uu u sii gudbi doono wadanka Kenya gaar ahaan magaalada Nairobi halkaasi oo lagu wado in uu uga qayb galo shir balaaran oo caalami ah oo looga hadlayo dhibaatada burcad badeeda. Suleeqa Maxamuud Qabowsade SBC International Garoowe
  8. Dr seleeb is a guy from buhoodle oo waashay ooo ohio ka yim oo is yidhi puntiland baad xukumaysa. ala ya wax oo sheega oo iskaga biir Somaliland
  9. hargeysa waxano idhahana iga waleh taasii nabii bay leedahay. B g waxba maha waan wavegereyn doon aka bluega 20 sannoh ba waan arkayeey from 1971 ila iyo 1991 waan arkayee marka wa caadi.
  10. Dr seleban kolay aabtii baan oo ahay ma yidhaha yarta aabtii iii soo qabo
  11. indhayguna yarta diraca cas xidhan bu ku dhacay ma ila aragteen
  12. odayga doonayaan inay ka takhalusan marka baydhaba lugu soo noqdo madaxweyne iyo raisal wasaare cusub bala so dooranaya.
  13. kan sheikh sharif waxaan xasuusta barii oo odhan jiiray ama bacad ayadaasii waxano sheegtay xadiiskaasiiw axay noo sheegtay. imika wuxu ku odhanaya qoddabadu waxay sheegayaan ahahhaha. alla ninku muxu is badalay.
  14. hadhwanaag 2008-11-26 (Hadhwanaagnews) Gobolka Ma´rib waa gobol kamid ah ( 21 gobol) ee uu ukala qeebsamo dalka yaman waana gobol ku caan dheer goobooyin farabadan oo Ataar taariikhi ah o kuyaala waxaana kamid ah ( carsh balqiis) waa qasrigii boqoradii la odhan jirey Balqiisa uu guursaday casw nabi saleebaan waxay kaloo caan kutahay o kuyaala biya-xidheenka weyn (Sad maarib). waxaa kaleyto uu yahay gobolku mid leh kheyraad dabiici ah waa gobol soo saaro gaasta iyo batroolka oo dhoofintooda iyo iib geentoodu utahay dakhli aad uweyn dalka yaman. 14 dagmo ayuu ka kooban yahay gobolkan waxaa jirtey dagmooyinkaa mid kamid ah waa dagmada (Algaraamiish) in taariikhdu markay ahayd (6-4-2007) waxaa booqasho kuyimid dalka yaman madaxweyne Daahir rayaale kaahinwaxa ay codsadeen cuqaasha iyo waxgaradka iyo dhamaan xildhibaanada dowlada hoose ee dagmadaasi iney lakulmaan madaxweynaha jamhuuriyada somaliland iyagoo usida hadyad ay kusoo qoreen dusheeda ireyadatan( Waa hadyad kasocota Dagmada Algaraamiish e Gobolka Maarib´Kuna Socota Madaxweynaha Dlka Somaliland). sida uu sheegey Duqa dagmada mudane( Maxamed Saalax Alsaqaaf) isagoo hadalkiisa sii wata ayuu yiri ( aniga oo ah duqa dagmada matalanadadweynaha kunool waxaan u aragnaa iney somaliland tahay dal madax banan xaqna uleh shicibkeedu inuu qariro masiirkiisa waajibna kutahay dowladaha caalamka iney kutaageeraan nabadd galyada iyo dimuqraadiyada ay gaareen). waxaa kaleeto uu sheegey gudoomiyaha dagmada algaraamiish maxamed saalax alsaqaaf Arin Taariikhi ah isgoo sii wata hadalkiisii waxa uu yidhi ( Dad badan ayaa isweydiiyey hadey yihiin yamani iyo somaliba halkaanu ku baranay amase ku aragnay somaliland waxaanan! leeyaha y aniga iyo dadweynaha dagmadeena waxaanu niqiin dhulkaasi intii la odhan jirey waqooyi galbeed 1984 waxaana dadka somalilanderka najecleysiiyey o nabaray Nin Dhakhtar ah oo aanu saaxiibo nahay ninkaasi waxaa layidhaahdaa ( Dr maxamed warsame Guuleed ) Dr hilib) waxaanu gaarnay heer heer ah inaanu 1987-1988 u aruurino deeq kaalma ah aanu ufidiney jabhadii la odhan jirey ( SNM) e ay lahaayeen beelaha daga somaliland haatan.anagoo ku kaalmeyney Dakhtarkaa nala dariska ahaa ee degaanadeena joogey ninkaasoo hawla aad umuhiim ahaa uqabtay shicibka kunool dagmadeena . waxaa Dhacday in labadaley xeerkii dowladdaha hoose ee yaman halkii markii hore ay dowlada dhexe soo magacaabi jirtey Gudoomiyayaasha gobolada laga dhigay 10-4-2008 in lasoo doorto gudoomiya-yaasha gobolada dalka oo dhan nasiib wanaag waxaa ku guuleestay 1-5-2008 inuu gudoomiyaha noqdo gobolka maarib Nin kamid ah ( Kooxda Saaxiibada Reer Somaliland e dalka yaman) waa Janaraal ( Naaji Cali Alzaaķdii) waxaana dhambaal Tahniyadeed udirey saaxiibkii Dr maxamed warsame (Dr hilib) isagoo kasidana gudoomiyaha cusub ee haatan fariin uu yidhi iga gaarsii shicibka iyo xakuumadda somaliland fariintaas uu si xarfiyan ah ugu codsanayo isagoo leh( waxaan udiyaar ahay in aanu layeelano gobolada dalka somaliland xidhiidh saaxiibtinimo lana walaalownana. Warbixin Kooban oo kusaabsan Gobolka Maarib: 1. laba boqol iyo konton kun( 250) waa tirada dadweynaha daga gobolka 2. sadex (3) xildhibaan ayaa kaga jira barlamaanka 3. Afar ( 4) xildhibaan oo uu madaxweynuhu magacaabo ayaa kaga jira golaha duqeyda e layidhaahdo ´golaha talabixinta´oo ah aqalka labaad ee baarlamaanka . 4. waxaa kunool gobolka amaba udhashay odayaal cariga yamanta dhexdiisa ka caan ah waxaana kamid ah Ragii dhaliyey Towradii ay xoriyadda kuqaateen waqooyiga yaman 1962 waxaa kamid ah odayaashaasi ( Algardacii) waa halyeygii diley boqorkii katalinjirey waqooyiga yaman ee magaciisa la odhan jirey ( Al-imaam Axmed bin yaxyaa) markey taariikhdu ahayd 1958 iyo walibana shakhsiyaad kaleeto iyo reerahoogaba sida reer ( Alzaaidi) reer ( alciraadah) reer (alkuclaan) reer ( diyaab) reer ( bin nimraan) iyo reer ( Abuu luxuum). 5.Xubno Sarsare o kujira haatan Golaha Fulinta E xisbiga Talada Dalka haya ( Almutamar Alshacbi Alcaam) Golaha guud ee shicibka. Golaha Saaxiibada Reer Somaliland e Dalka Yaman Waxaa Asaasay o Hurmuudna u Ah Dr Maxamed Warsame Guuleed ( Dr hilib) Guuleed Maxamed Warsame Faculty Share´a And Law universaty Sana´a Yaman
  15. Djibouti delegation holds talks with President Rayaale, cabinet ministers Written by Moha Dahir Farah Jire Nov 28, 2008 at 09:35 AM HARGEISA, Somaliland -A delegation from Djibouti has promised to give extra consideration towards recognizing Somaliland as a nation state. Mr. Hashi Abdilahi, special advisor to President Ismail Omar Guelleh, said: "After the terrorist attacks [in Somaliland] we will think of what they can do about unstable Somalia, which they have spent time and energy on dealing with for so long, but is still suffering without a stable and committed government." The advisor, who was part of the delegation that spent two days in Hargeisa, added: "We will definitely work closely with Somaliland no matter what other Somalis will feel, but I am not going to say things in advance; you Somalilanders must wait, bearing in mind that we [Djibouti] are considering the case for independence." The delegation was led by the finance minister of Djibouti Minister, Ali Farah Asowe. He gave an exclusive interview with the SSI and mentioned that the main aim of their trip was opening the third largest French private bank, which will be coming to Hargeisa in January 2009. He also briefly talked about how the high prices of food and oil affected their preparations for next year's budget. He said: "It slowed down the usual thinking of the preparations, but we have all the funds from the IMF, the World Bank, the AU, the EU, and so on. I think Somaliland, which is not getting such assistance, and also had the disaster of the terror attacks, should be a role model to the Djibouti government and its people who lost their will towards doing things for themselves and instead wait for international community's assistance." The minister of finance of Somaliland, Ambassador. Awil Ali Duale, who organized the visit, said: "We are from Africa, specifically the Horn, and we welcome all our neighbours." The Somaliland delegation will go to Djibouti on December 7 to open trade offices in both countries and the bank will come soon after that meeting. The President of Somaliland Dahir Rayaale Kahin held talks on the last day of the delegation's visit and thanked them for offering their sympathy on Somaliland's black day. He also thanked them for all the other support they had given and said he hoped the countries would continue to co-operate.• The Sub-Saharan Informer I mean what’s with the so many delegations that are coming from Djibouti towards Somaliland ma wax ba is baddalay with in 2 weeks they send 2 High delegations from Djibouti to hargeysa.
  16. abdilahi yusuf. waleh isaga ka caqli baddan kuwa alshababa isku sheegaya I support yusuf even though he is inkaarqabbe laakin wa halyey kuwan is qarxinaya aya ka darran.
  17. Originally posted by Ms DD: War waa qoloma ninkani? Indeed it is no suprise that QARDHO is the stage for such coronation ceremony for the king upon his accession to the throne cade tuute muse bay isku qolo yihin deeh duuh
  18. Originally posted by Kool_Kat: ^Dee Xamarba idinma doneysee kadhaqaaji baa lagu yidhi... if all the people where like you maalin kasta dhaha idin ma rabno reer woqoyi jarrka dhaca it makes us happy barri horre baa anaga na la ictraafi laha
  19. Ciid ba jabtay waleh c,yusuf intaas na ma garowe buu iska joogay baan fiilayaa
  20. kuwanii weeg kasta may yimadeen xago baxii lama ghaadhin eeh
  21. anigu beeshan waashay eeh boqoroda sheegta baan la yaaba war hee dhe boqornimda maano loo dhalan wamaxay cabdilahigan 50 jirka aah ee maanta la caleemo saraya for boqornimo. and whats with cabdilahi yusuf not know xasssan daahir afqudhac his last name ahahah
  22. So whats ur point it somalilander nss darwiish s n m ma kala laha intu ba wa somaliland wa ku siidee genereel .