-
Content Count
29,961 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
78
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Xaaji Xunjuf
-
Ismaaciil Cumar Geelle in Muqdisho
Xaaji Xunjuf replied to Miskiin-Macruuf-Aqiyaar's topic in Politics
Oodweyne your right before abiye forged ties with afewerqi gheele wanted some sort of notification he was not expecting this at all. That the TPLF would lose towards the popular galla uprise qeero. Abiye Axmed is still consdilating power and he needs afewerqi I don't know the 2 have some kind of deal between them abiye is an admirer of the afewerqi gheele is a tactical leader he never makes hasty decision he is calculating very well. He feels Somaliland is a bigger threat economically 4 million people the Berbera port we have more resources gold found in sanaag ,oil in oodweyne ,port services farm land, in gabiley and awdal fish factory in laasqoray. So even though he is in the most difficult position, he is trying to reinvent a new policy. It's actually the same policy support the bunker or wait for a new group alla sheikh ama ala ngo to emerge new puppet leader to hide in the Amisom armoured vehcle. Geele has no other card and ina boore is loving it. Maxay ahayd the phrase he is between a rock and a hard meel. War ina cumar geele halo duceeyo dhiba haysata. Qollada walanweynta iyaga toodi la ill xun. Failmaajo wuxu jeebka ugujira afewerqi waliga ma aragtay nin la iska kaxaysanyo si gabadh yaro uhuro u dhaxday. -
Ismaaciil Cumar Geelle in Muqdisho
Xaaji Xunjuf replied to Miskiin-Macruuf-Aqiyaar's topic in Politics
Waxba tari mayso safaraad lafurra iyo mid la xiidha. Afewerqi baa ina cumar geele sugaya una dhaarsan ras domairana wa halkeedi wali. Kan farmaajona tiisu la yaabanyahay kiiiniya dhinac ka riifeysa. Cumar geelana gaalki tigrayga u hanjabaya. Xassan adan samatarna gambling problemkusidu bu haya nin kontan kun oo dollar habeen ku dilaya roulette . Yarka cawala la qaatay. -
Gooni reerkinu waxay wali uqadan laa'yihin in waa hore la kalabaxay ,oo la kala adkaaday. Waddahadalku wa formality oo keliya luqada Englishta. Si lokala xamaan urursado. Oo beesha calaamka soo jeediyey wadahadalka na markasta waxa lugu qabanaya wadan aan ahayn Somalia ahayn ama Somaliland. Si goobtu u noqoto meel aan cid carab saarayn. Siyaasiinta Somaliland be metegi Karan xamar oo holcaysa. Kuwaa amisomta gumeysatu na xadhig ba kahoreya haday Somaliland imaadan. Marka si xeego na xeego u noqoto ilka na u nabad galan sidan ba xal noqotay. Xuduuda Somaliland iyo wadanka bantugu gumeysto iyo islaamiiyintu kama duwana xuduuda aad idinku laleedihiin kiiniya oo hada badh kale ku darsatay kismayo iyo jubooyinka. Xuduudaha isticmaarka afrika cidina bedeli mayso.
-
UNSG appoints Gobonese as Special Envoy to Horn of Africa.
Xaaji Xunjuf replied to Suldaanka's topic in Politics
It seems as if the U.N. is tired of the small entity they had given legitimacy through out the last decade or so. If the koonfurians try to act like the big guy, the U.N. will.simply say this guy covers the horn which is Somaliland Djibouti The amisom bunker and Ethiopia. It's going the wrong way for dowlada taagta daran. -
UNSG appoints Gobonese as Special Envoy to Horn of Africa.
Xaaji Xunjuf replied to Suldaanka's topic in Politics
Ergayga geeska Afrika. Kii Soomaaliya Farmaajo ayaa galaaftay 15th March 2019 admin Category : WARAR: AF SOOMAALI Jar iska xoornimadii siyaasadeed ee madaxweyne Farmaajo ayaa lagu joojiyey Ergay gaar ah ee Soomaali gooni u leedahay Xogahayaha guud ee QM António Guterres ayaa shalay ergey cusub usoo magacaabay Geeska Afrika, kaasi oo ah Parfait Onanga-Anyanga oo u dhashay dalka Gabon. Hase yeeshee magacaabistan ayaa abuurtay shaki weyn iyo su’aalo ku saabsan xiisadda Soomaaliya iyo QM kadib markii dowladda federaalka ay cayrisay wakiilkii QM ee Soomaaliya, Nicholas Haysom. Dhowr qodob oo is-biirsaday ayaa talaabadan u mujineysa mid ay QM uga aargudaneyso dowladda federaalka ah ee Soomaaliya, oo weli xiriirkooda uusan wanaagsaneyn. 1 – QM ma sheegin shaqada ergeyga cusub Parfait Onanga-Anyanga iyo waxa uu qaban doono, iyo dalalka uu qaabilsanaan doono, hase yeeshee marka laga soo tago Soomaaliya, inta kale dalalka Geeska Afrika waa kuwo dowlado dhisan ay ka jiraan oo QM aysan ergey usoo magacaabin. 2 – Qodobka labaad ee shakiga badan abuuraya ayaa ah in QM aysan hadda ka hore u lahayn ergey gaar ah oo qaabilsan Geeska Afrika, oo tani ay tahay markii koowaad ee ay dhacdo. 3 – Sidoo kale QM weli ergey uma soo magacaabin Soomaaliya, saddex bil kadib markii Soomaaliya ay cayrisay Nicholas Haysom. Way adag tahay in si rasmi ah loo ogaado qorshaha QM, hase yeeshee ergeyga cusub ayay u badan tahay in QM ay u magacowday laba arrin oo labaduba ka dhan ah dowladda Soomaaliya. 1 – QM oo dowladda Soomaaliya u muujineysa in go’aankeeda ciqaabtiisa la marsiinayo, ergeyga cusubna uu yahay mid qaabilsan Soomaaliya iyo Somaliland, oo markii hore uu wada qaabilsanaa ergeyga Soomaaliya, haddana loo muujinayo in si gaar ah loola macaamilayo Somaliland. 2 – QM oo ka hortageysa in dowladda Soomaaliya mar kale ay cayriso ergey ay soo dirsatay. Maadaama ergeygan uusan wadan magaca “Ergeyga Soomaaliya”, dowladda Soomaaliya awood uma lahan inay cayriso ama codsato in laga beddelo. Dowladda Soomaaliya, oo arrintan aan wax ka weydiinay way ka gaabstaay inay ka jawaabto. Hase yeeshee waxa ay dhowaanahan QM wadday tallaabooyin ay ku ciqaabeyso dowladda Soomaaliya. -
Che the koonfurians are known for not having any state secrets because their entire nation is in the hands of others the amisom even their intelligence. And who ever comes can be bought. Just like xasan sheikh took the 50 million and cut ties with Iran sacuudi petro dollar money. The koonfurians will do everything for the highest bidder.
-
Somali Federal Gov nullifies Berbera Port Deal
Xaaji Xunjuf replied to maakhiri1's topic in Politics
Where are all those koonfurians who believed and said there Is no dp world investment there is no berbera corridor . Wixini wada been iyo huuhaa bay ku dhamaatay- 54 replies
-
- 1
-
-
- UAE
- Somaliland
-
(and 1 more)
Tagged with:
-
The recovering of the Somali nation is this what you call recovering not a single town village was captured , suicide attacks in Mogadishu doubled the past year. All we see is farmaajo visiting one Bantu state to another Burundi uganda Kenya. The result remain the same.
-
Somaliland region of Somalia apologies to Somali region of Ethiopia
Xaaji Xunjuf replied to Saalax's topic in Politics
Golaha guurtida is not Somali land govt and Somaliland safiir to itoobiya said nothing wrong. Other than that some clans are laangaab in itoobiya -
Your a Somaliland hater and it's people it doesnt change it's something tribal I know. You feel threatend by the poeple of Somaliland and the Somaliland govt.
-
The koonfurians are the one dreaming they are killing their own mps yet they claim they are making progress. Xabashi idinka uun ba u raxleya isuna dhiiba. Anug masheegin apophis iyo reerkisa oo gumeysiga u jajuusa ama ka kasojeeda baydhabo oo amxarinya reerkisa oodhan official language utahay.
-
Amhara owns the city but the gallas own the surrounding area's it's the capital city.
-
Apophis they will not get into power onlf has been defeated by the gaalamadow first your halgan was neutralized by tigre meles. And now you have completely surrenderd to Ethiopia. Your qabil is known to be lackeys for Abyssiniansfor centuries. Wax iskakiin badalay majirto for almost a century.
-
Why would I be mad a man who's whole clan is under foreign rulers for over a century and still is bootlicking them.
-
The koonfurians have this crazy idea that Ethiopia is the lifeline of Somaliland. Ethiopia is just a trade partner.Ethiopia Doesn't manage our security. The xabashis rule bay bakool. And the tigres from asmara will be send also to Italian Somalia. Tiisa daryeela tukalakudara. Isagi bala hayste oo lootaliyaa. Markaasay Somaliland kaga dhegtey. Somaliland will exit til eternity dadkeeda mamuula oo wadaya ila yawma diin ama ooya ama cabaada. Ama bantu uyeedha ama saancadaale emeila udira. Somalida geeska Africa magaca Somali koruhayey for 3 decades wa Somaliland. Kuwaas somalisheegenayo. Ismamuulikariwaayey. Kan apophis ba ugu daran adeeraadadi onlf wakuwa yarki abiyot axmed isu dhiibay. Intikale maskax dhimanta ahayd. Kikiyu ayey nafmooden. Imisa sanadood baad amxara tigre gaalamadow kabbaqaaad uahayd. Jiilbajiil.