Xaaji Xunjuf

Nomad
  • Content Count

    30,099
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    81

Everything posted by Xaaji Xunjuf

  1. Eglandh-{HNWS} Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaridka ah ee Kulmiye Mud: Axmed Maxamed Maxamuud {Siilanyo} ayaa wuxuu wadaa wali kulamo isdaba jooga oo u ku galaa bixinaayo Galbeedka Yurub hada wuxuu ku soo laabtay waddanka Boqortooyada Ingiriiska, Wuxuu hadaba maanta kulan balaadhan ku qaabilay Shacbiweynaha rer Somaliland ee ku dhaqan Caasimada labaad ee waddanka Ingiriiska Birmingham iyo dadweyne ka yimi magaaloyinka debedda ka ah Gobolka West Midlands, isu soo baxan wuxuu ahaa mid badi Shacabka rer Somaliland ee ku dhaqan Birmingham aanay u kala hadhin soo dhaweeynta Guddoomiyaha Kulmiye waxaad arkaysay dumarkii caruurti iyo dadii wayeelka oo socamiray shirka. Waxaa yana shirka joogay saxaafadda Sida TV-ga Universal iyo Shebekeda Hadhwanaagnwes.com waxaa kaloo jogay xubno ka socda wergeysyada ka soo baxa waddanka Boqortooyada Ingiriiska qaar kamida Waxaa ugu horreyn shirka furay Guddoomiyaha Laanta Birmingham ee Xisbiga Kulmiye Mud: Cabdoo Aayir oo ku soo dhaweeyay Axmed-Siilanyo Magaalada Birmingham. Cabdoo wuxuu si kooban uyidhi "Ku soo dhawoow Guddoomiye magaalada Birmingham iyo shacabka rer Somaliland ee ku dhaqan waxayna ka kooban yahiin dhamaan shacabkii Somaliland mana aha rer Kulmiye oo kaliya". Waxaa yaguna halkaas hadal ka jeediyay madax kala gedisan oo ka mida Xisbiga Kulmiye waxaana kamid ahaa Guddoomiyaha Guddida fulinta ee Ingiriiska Ibrahim Xuseen wuxuuna ka waramay socdaalka Guddoomiyaha iyo arrimaha waddankii ka taagan. Maxamuud Xaashi Cabdi oo shirka xidhii dhinaayay ayaa wuxuu ku soo dhaweeyay Xoghayaha arrimaha debedda ee Xisbiga Kulmiye Dr. Maxamed Cabdillahi Cumar xoghayuhu wuxuu ka hadlay Ictiraafka Somaliland halkay beesha caalamku ka taagantahay iyo hindisayaasha Xisbiga Kulmiye ee ku jihaysan balaadhinta saaxibada Somaliland ee beesha Caalamka. isagoo arrinta ka hadlayaa wuxuu yidhi " saxiibada ay Somaliland ku leedahay dawladdaha rer galbeedku waxay wakhti badan oo ay Somaliland taagero siyaasadeed ugu dooni lahayeen ku mashquulen iney Madaxweyne Riyaale kala hadlaan ilaalinta xuquuqda shacabka iyo inuu joojiyo meelkadhaca lagu sameynaayo siyaasiyinta iyo suxufiyiinta qarranka arrintaasi oo dhawac u gaysatay iney Somailand aqoonsi hesho". "hadeynu ka hadalno arrimaha barnamijka Xisbiyada waad ogtahiin waxay rer Somaliland u soo dagaalameen ey naf iyo maalba u horeen waxay ahayd iney ka xorobaan dawladd kali talisa oo cabudhisa dareenka shacabka oo joojisa dareenka xorriyada doorashooyinka waxaynu maanta u fadhinaa tii weye waxaanan ku kalsoonahay iney dhici doonto oo horteena iman doonto. Markaynu u nimaadno himilooyinkii shacabka iyo dalka runtii maanta wax badan oo lahigsanaayay may dhicin dhaqaalihi baa liita wadooyinkii ayaa liita, annagu waxaanu dhisi doonaa dawladd dhaqalaha xorta ah ee furan sameysa dekedeena maanta xolaheedi Jabuuti tagaan waanu furi doonaa oo cashuurta ayaanu dadka ka yareyn doonaa waxaanu nidaamin doona waxbarashad". Guddoomiyaha Kulmiye isagoo ka hadlaya doorashadii hore wuxuu yidhi " dadka qaarba igu yidhaahda doorashadii {2003} waxaad ku weydey {80} wanad sii deysay hadii maanta laga helo masiideynaysaa waxaan ku idhaahda haa waayo shacabka Somaliland Wallahay Billahay dagaal cidna waxba kaga helimayso. isha Cumar ka laalada waynu aragnaa maanta walalaheen Somaliya waxa haysta waad aragtaan hadii manta alle inaguma keeno uu ina qabsado dabkaasi goormu bakhtiyi doono cid taqaana majirto, waxaynu soo marnay waynu ognahay in Hargaysa iyo Burco dawladd ku sheegi Somaliya markaa xukumaysay intay diyaarado ku soo kicisey matidii iyo dumarkii oo caruurti afka kusita ay rushaynaysay dadkii waxaa ogaa maanta dagaal iyo wax lamida kuma hoggaaminaayo, cod iyo warqad baan ku hoggaaminayaa yaguna wax ku dooranayaan. khudbadaas oo dhereyd dhinacyo badana taabanaysay wuxuu kusoo qadey Axmed-Silaanyo arrimo badan markale ayaanu qaybo kamida indin soo gudbin doona. Kulankani wuxuu ahaa kii ugu balaadhnaa ee Guddoomiyaha Kulmiye ku qabto waddanka Ingiriiska intuu jogay xaga baxada dadka iyo sidey ugasoo qaybgaleen. Waxaana ugu danbeyntii lawaydiiyay Su’aalo ay saxaafadda iyo dadweynihiiba waydiyeen su’aalaha iyo khudbada qaybteeda kale kala soco Hadhwanaagnwes.com.
  2. Saturday, June 20, 2009 Ethiopian troops previously entered Soamlia in 2006 to drive out the Islamic Courts Union [File: EPA] -------------------- -------------------- -------------------- -------------------- Ethiopian troops have reportedly crossed into neighbouring Somalia after it made a plea for foreign troops to help it battle opposition fighters seeking to overthrow the government. Somalia's parliamentary speaker made the request on Saturday after several days of heavy fighting in the north of the capital, Mogadishu. "The government is weakened by the rebel forces. We ask neighbouring countries - including Kenya, Djibouti, Ethiopia and Yemen - to send troops to Somalia within 24 hours," Sheikh Aden Mohamed Nur, the Somali parliamentary speaker, said. Ethiopian troops last entered Somalia in late 2006 to support the then-government and drive out Islamic Courts Union fighters led by Sharif Ahmed, the current president. Ahmed later joined the government after signing a UN-brokered peace deal and is now battling former allies from the al-Shabab and Hizbul Islam groups, which have vowed to topple his government. Border security Al Jazeera's Mohammed Adow, reporting from Nairobi in Kenya, said that it remained to be seen what action Ethiopian forces would take. "Ethiopia has got a big stake in what is going on in Somalia because it believes that its security would be threatened if the Islamist militais, such as al-Shabab, take over Somalia," he said. "But I doubt it is sending its forces into Somalia, unless it gets its actions sanctioned by the United Nations, which would take weeks, if not months. "Ethiopia's return to Somalia might be about securing its borders rather than heading to Mogadishu." Nur said that it had been forced to call for help after the opposition fighters had been bolstered by hundreds of foreigners. "We have a state of emergency in this country today because foreign fighters from all over the world are fighting the government," he said. Nur also said that an al-Qaeda operative from Pakistan was directing the fighting and was based in the Sanna neighbourhood of Mogadishu, close to the presidential palace. He did not provide any evidence for his claims. The United States has previously said that the al-Shabab movement, which has vowed to topple the government of Sharif Ahmed, the president, is supported by al-Qaeda. Mohamed Sheikh Nor, a journalist in Mogadishu, told Al Jazeera that there was likely to be heavy fighting if the Ethiopian troops reached the central and southern areas controlled by the armed opposition groups. "There will be confrontations and clashes," he said. "Some of the politicians in the government say, however, that the Ethiopian troops can help set up the institutions of the government." Al-Shabab and Hizbul Islam launched an offensive against government forces on May 7 and more than 300 civilians are believed to have been killed in the resulting fighting. Heavy fighting There were reports of heavy fighting on Saturday in Hamarweh, another suburb near the presidential palace, after clashes in the northern Karan district overnight. "I saw heavily armed Islamist fighters advancing onto Hamarweh area. They are firing mortar shells and government forces are retaliating," Warsameh Ahmed, a Mogadishu resident, told the AFP news agency. "Kenya had been saying that it will attack the mujahidin of al-Shabab for the last four months. If it tries to, we will attack Kenya and destroy the tall buildings of Nairobi" Sheikh Hasan Yacqub, al-Shabab spokesman "It seems they are to close to taking control of the area." Three high-profile government officials - the security minister, an MP and a senior police officer - have been killed in recent days. More than 4,300 Ugandan and Burundian soldiers are already deployed in Somalia as part of an African Union (AU) force and are charged with protecting strategic sites such as the presidency, the port and the airport. But the troops are not allowed to fight alongside government forces and are only authorised to retaliate if they come under direct attack. Kenya said on Friday that it would not sit by and allow the situation in its neighbour to deteriorate further as it would destabilise the rest of the region. It said that the AU was committed to increasing its commitment, but al-Shabab had warned against any foreign intervention. Sheikh Hasan Yacqub, an al-Shabab spokesman, said in the southern port city of Kismayo: "Kenya had been saying that it will attack the mujahidin of al-Shabab for the last four months. "If it tries to, we will attack Kenya and destroy the tall buildings of Nairobi." Thousands of residents fled Mogadishu on Saturday, many of them joining the estimated 400,000 people who are living rough along the Afgooye corridor, about 20km south of the capital. 400,000 people who are living rough along the Afgooye corridor, about 20km south of the capital. Source: Al Jazeera and agencies
  3. No I think faroole is in America representing Bugland and ilka dooli is not the foreing minister of puntland isn’t he wasiirka aminga ama wasiirka arimaha gudaha. Any way the Foreign minister of Somalia is also there.
  4. When did Somali people started doing suicide bombings . Fikir somaliyeed maha wa wax caraba iyo afganistan inoo ga yiimi.
  5. Al shabaab and its extremist ideology is not a Somali ideology their headquarters are in tora bora.Their mission is to liberate Jerusalem and Alaska . Their leaders are usama bin laden and iman al zawahrii. Their weapons are suicide bombers. Their soldiers are young kids. The result is death and destruction for the Somali people.
  6. One million dollar question, who is going to replace him cumar buur
  7. Kenya oo Ciidamo keentay Xadka xili Dowladda KMG ay maanta codsatay in ciidamadeeda ay u soo dirto Soomaaliya. Posted: 6/20/2009 9:49:00 PM Shabelle: CEELWAAQ Dhaq dhaqaaq ciidan oo ka imaanaya dhinaca dowladda kenya ayaa waxaa siweyn looga dareemayaa degmooyinka ka tirsan gobolka Gedo gaar ahaan Magaalooyinka Balad Xaawo iyo Ceelwaaq oo labaduba ku yaala sowdinta u dhaxeysa Soomaaliya iyo Kenya. Wararka naga soo gaaraya degmooyinkaasi ayaa sheegaya in dowladda kenya ay ciidamo fara badan ay soo buux dhaafisay xadka ay la wadaagto Soomaaliya,ilaa iyo iyo haatana lama oga sababta ka dambaysa ciidamadaani la soo dhoobay halkaasi,waxaan xirin gaadiid doonayay in ay gudaha Soomaaliya u soo gudbaan iyo kuwa kale oo doonayay in ay galaan Kenya. Gudoomiyaha degmada Balad Xaawo Axmed Max’ed Barkuus oo shabelle ay wax ka weydiisay ciidamada dowladda kenay ay soo buux dhaafisay xaduuda ayaa sheegay in uusan garanayn xiligaani sababta ka dambaysa in dowladda Kenya ay halkaasi ciidamo soo dhigto. Barkuus ayaa waxaa uu inataasi ku daray in arintaasi uu qadka taleefanka kula hadlay gudoomiyaha degmada Mandheere ayna ku balameen in ay maanta ku kulamaan Xaduuda si ay uga wada hadlaan xaaladaha ka soo cusboonaaday xuduuda u dhaxeysa labada dal. Ciidamada la soo dhoobay Xaduuda Kenya iyo Soomaaliya ayaa imaanaya markii maanta Dowladda KMG Soomaaliya ay ka codsatay wadamo ay ka mid yahay Kenya in ay Ciidamo si dhaqsi leh ay ugu soo diraan Soomaaliya. Aqriso oo la soco Shabelle.net Saacad Walba si aad u hesho wararkii ugu dambeeyay ee Soomaaliya. Dhageyso wararka 7:00-Fiidnimo Habeen walba adigoo raacaya tilmaamaha Wabseydka. Qalad iyo Sax wixii aad aragto Fadlan Nala Soo xariir (Naxar@Shabelle.net) .
  8. Saraakiil Itoobiyaan ah oo Muqdisho soo gaadhay iyo ciidamo Itoobiyaan ah oo gudaha usoo galay Sooma Written by Somalifans Jun 20, 2009 at 12:44 PM Saraakiil ka socota dowlada Ethiopia ayaa la soo sheegaya inay hada ka soo degteen garoonka magaalada moqdisho, Saraakiishan ayaa waxa la sheegay inay ku yimadeen sii degdeg ah kadib markii habeenimadii xalay u madaxweyne shariif sheekh axmed telfoon kula hadlay mas’uuliyiinta Ethiopia ugu sarsareysa, kuwas oo u ka codsaday inay Soo farageliyaan xaaladaha ka jira dalka Somaliya Saraakiishan ayaa la soo sheegaya inay noqon doonan kuwa oddoros ku sameya xaaladaha ka jira magaalada moqdisho xiligan, iyada oo dhinaca kalena aay xiliga aay yimadeen saraakiishan magaalada moqdisho ku ka soco dagaal xoogan Dowlada KMG ee somaliya ayaa saacado yar ka hor ku dhawaaqay inay burburi doonto hadii aan 24 saac gudahood lagu soo gaarin, waxana la dhahi kara dowlada Ethiopia ayaa noqotay dowlada ugu horreysay ee u soo gargaarta dowlada u madaxda ka yahay Shariif Sheekh Axmed Dhinaca kale Wararka aan ka heleyno gobolada kala ah Hiiraan, Bakool, Galguduud Iyo Gedo ayaa soo sheegaya in ciidamo ka socda dowlada Ethiopia aay gudaha u soo galeen gobolada iyaga oo ku hubeysan hubka noocyadiisa kala duwan, waxana laga filaya magaalada baladweyne In ciidankaasi soo gaaro halkaasi waqtiyada soo socda sidaa u soo sheegayo Wariyaha Somalifans Online ee magaalada B/weyne Ethiopia oo ka mid ah dowladah deriska la ah somaliya kuna jirta dowladaha aay dowlada KMG ee Somaliya baaqa u dirtay maanta inay soo fara geliyaan xaalada Somaliya Next>
  9. Ciidamada Wadamada Ethopia iyo Kenya oo soo buux dhaafshay Gudaha Soomaaliy News/Articles >EU extends anti-piracy operation for one yaer >unjani and somalia forge cooperation and education >Somali begins training 1st naval force in years >Somali Islamist leader not killed >Somali leader blames govt for civilian deaths >Gunmen kill Somali radio director >Nigerian tugboat freed by somalia pirates Waraysi Maqal ah > >Casharadan ku saabsan yihiin siiradii rasuulkeena Muxammed(Nabadgalyo iyo Naxariis Korkiisa ha ahaatee > > Ciidamo Itoobiyaan ah oo ku hubeysan in ka badan 80 gawaarida ay caanka ku yihiin ee Uralka ayaa lagu soo waramayaa inay soo buuxdhaafiyeen tuulooyinka ku heeran magaalada Beledweyn ee xarunta gobolkaasi Hiiraan saacado ka gadaal markii ay ka soo talaabeen soohdinta kala qeybisa Somalia iyo Itoobiya. Dad goobjoogayaal ah oo ku sugan tuulada Bacaad oo qiyaastii 25Km ka yara durugsan magaaladaasi Beledweyn ayaa goor dhaweyd Idaacadda HornAfrik u sheegay in ay arkayeen ciidamada oo qaarkood dhulka ku socda oo u soo gudbaya Beledweyn. Wararka qaarkoodna waxa ay sheegayaan in ciidamadu ay qarka u saaran yihiin Beledweyn xilli dadka ku dhaqan magaaladaasi Beledweyn ay cabsi ka muujinayaan ciidamada ku soo siqaya Beledweyn sadex maalin ka dib markii halkaasi qarax loogu laayey in ka badan 19 sarkaal, odayaal dhaqameedyo iyo mas’uuliyiin uu ka mid ahaa wasiirkii amniga qaranka dowladda Somalia Col Cumar Xaashi Aadan. Imaashaha ciidamadaas shisheeye ayaa ku soo beegmeysa xilli uu ku dhawaaqay afhayeenka baarlamaanka Somalia Sheekh Aadan Maxamed Nuur Madoobe oo maanta shir jaraa’id ku qabtay xarunta madaxtooyada ee Villa-Somalia in wadamada beesha caalamka gaar ahaan kuwa dariska la ah Somalia inay ciidamo caawiya dowladda u diraan wadanka Somalia. "Waxaan caalamka ugu baaqeynaa in ay dowladda ka soo gaaraan" ayuu yiri Aadan Madoobe. Afhayeenka baarlamaanka Somalia ayaa ka codsaday madaxda wadamada Kenya, Jabuuti, Itoobiya iyo Yeman in ay ciidamo la soo gaaraan dowladda Somalia 24-ka saacka ee soo socota si buu yiri loo badbaadiyo xukuumadda taagta daran ee Somalia, lama oga in ciidamada Itoobiya ay noqon karaan kuwo dowladda ka shaafiya cabsidii faraha badneyd ee ay ka qabeen xoogaga Islaamiyiinta ee duulaanka ku haya in dowladooda ay meesha ka tuuraan Dhanka kale dhaq dhaqaaq ciidan oo ka imaanaya dhinaca dowladda kenya ayaa waxaa siweyn looga dareemayaa degmooyinka ka tirsan gobolka Gedo gaar ahaan Magaalooyinka Balad Xaawo iyo Ceelwaaq oo labaduba ku yaala sowdinta u dhaxeysa Soomaaliya iyo Kenya. Wararka naga soo gaaraya degmooyinkaasi ayaa sheegaya in dowladda kenya ay ciidamo fara badan ay soo buux dhaafisay xadka ay la wadaagto Soomaaliya,ilaa iyo iyo haatana lama oga sababta ka dambaysa ciidamadaani la soo dhoobay halkaasi,waxaan xirin gaadiid doonayay in ay gudaha Soomaaliya u soo gudbaan iyo kuwa kale oo doonayay in ay galaan Kenya. Gudoomiyaha degmada Balad Xaawo Axmed Max’ed Barkuus oo shabelle ay wax ka weydiisay ciidamada dowladda kenay ay soo buux dhaafisay xaduuda ayaa sheegay in uusan garanayn xiligaani sababta ka dambaysa in dowladda Kenya ay halkaasi ciidamo soo dhigto. Barkuus ayaa waxaa uu inataasi ku daray in arintaasi uu qadka taleefanka kula hadlay gudoomiyaha degmada Mandheere ayna ku balameen in ay maanta ku kulamaan Xaduuda si ay uga wada hadlaan xaaladaha ka soo cusboonaaday xuduuda u dhaxeysa labada dal. Ciidamada la soo dhoobay Xaduuda Kenya iyo Soomaaliya ayaa imaanaya markii maanta Dowladda KMG Soomaaliya ay ka codsatay wadamo ay ka mid yahay Kenya in ay Ciidamo si dhaqsi leh ay ugu soo diraan Soomaaliya allsnaag .com
  10. Somaliland President meets with the Emir of Kuwait Written by Qarannews Jun 20, 2009 at 07:32 AM Kuwait (Qarannews)-The Somaliland President, Mr.Dahir Rayale Kahin and his delegation currently visiting Kuwait met with the Emir of Kuwait, Sheikh Nawaf Al-Ahmed Al Jabir Al Sabah this past Tuesday, June 16th, 2009. According to sources from the Horn of Africa Newspaper, the meeting took place at the offices of the Emir of Kuwait and was attended by the Kuwaiti Foreign Affairs minister, Mr. Mohamed Sabah Al Salem. President Rayale and his delegation, which includes the Somaliland minister of Education and the presidential staff departed for Kuwait last Sunday at the invitation of the Kuwaiti government from the port city of Berbera. The Somaliland delegation were also the guest of the Emir of Kuwait at a luncheon held in their honour attended by several prominent members of the Kuwaiti business community, according the Horn of Africa Newspaper sources in Kuwait City. Qarannews will endeavour to publish any further official communique from this visit. Qarannews Next>
  11. Lika shing its walad cabdalle wa wiilki maurataniga aha eeh somalia wakiil oo ah ilahaay ba wakiil oo ah eh.
  12. Afcourse xisbal al islam and alshabab are not the same, and they will fight wala isu kitaab sheegan doona other wise they would fight under one name one leader.
  13. Will never happen sh dalxiis and his government will be the government on paper oo coma ku jirta oo ay african union troopsku nafta ku hayaan. The west will never allow an alshabaab government in Mogadishu .the neighboring countrys of Somalia will never allow that to.
  14. The madow kid in Washington cut all the aid he was giving the Ethiopian government Ethiopia cant even feed it civilians , and sh dalxiis is talking about Melez can you please save me from al shabab, guess sheikh dalxiis is on his own. lol.
  15. Dee idinka meesha dhigay wadankiina, maxaad la calacalaysa imiika hadaba.
  16. Originally posted by Jacaylbaro: Waa laga ridanayay dee ,,,,,,, haday ka riiteen may iyaku xukumaan..
  17. oo maxa cabdilahi yusuf lugu haystey haday tigraygii soo noqdaan lol.
  18. Originally posted by m_aden_nur: In 2007 Prof.Dr.Ismail Hurre Buubaa's borhter Mahdi Buubaa died in Hargeisa. The Professor wanted to attend his brother's funeral but the Gov't of Somaliland refused him to enter to his Own country (Somaliland) and Capital (Hargiesa).The reason was known that he was Foreign Minister of Abdullahi Yusuf Gov't. This Clearly SHows the Equality of Somaliland officals on all somaliland Politicans who are in SOmalia. Indeed.
  19. Yeah I like to see that to I think they have on plate weyn oo ay bariiska ku wadda cunan. By the way the ties between the royal family of Kuwait and the government of Somaliland seems good.
  20. Any one who joins the government of the koonfurians we will hunt them down..
  21. Madaxweyne Rayaale oo la kulmay amiirka dalka Kuweyt Written by Qarannews Jun 18, 2009 at 05:15 AM Kuwait (Qarannews)-Madaxwey naha JSL Mudane Daahir Rayaale Kaahin oo socdaal ku jooga dalka Kuwayt, ayaa la kulmay amiirka dalka Kuwayt Sheekh Nawaaf Al-Axmed Al Jaabir Al Sabaah. Ma jiro wax war ah oo ka soo baxay labada dhinac oo ku saabsan kulankaas, laakiin ilo xogogaala ayaa wargeyska geeska afrika u xaqiijiyay Madaxweyne Rayaale oo amiirka la kulmay salaasadii doraad, sida uu warku sheegay kulankaas oo uu goob joog ka ahaa Wasiirka Arrimaha Dibada Kuwayt Mohammed Sabah AL Saleem waxa uu Madaxweyne Rayaale, madaxda Kuwayt ugu bandhigay qorshayaal aan si rasmi ah loo shaacin, balse uu warku tibaaxay inay la xidhiidhaan dhinacyada horumarka oo uu ka codsaday inay dawlada kuwayt ka caawiso Somaliland, waxaana la sheegay inuu kulankaasi ka dhacay qasriga Madaxtooyada. Warku waxa uu intaas ku daray in amiirku shalay Madaxweyne Rayaale u sameeyay qado sharaf ay goob joog ka ahaayeen qaar ka mid ah tujaarta reer Kuwayt iyo waliba wasiirka arrimaha dibada ee dalkaasi, waxa kale oo uu shalay la kulmay ninka leh dhaxalka boqortooyada dalkaas. Madaxweynaha Somaliland oo uu socdaalkiisa ku weheliyo Wasiirkiisa Waxbarashada iyo Xoghayntiisu, waxa uu magaalada Berbera ka raacay Axadii toddobaadkan diyaarad gaar ah oo ay dawlada kuwayt u soo dirtay, waxa la sheegayaa in dawlada Kuwayt si diiran u soo dhawaysay Madaxweynaha iyo wefdigiisa, waxana madaarka ku soo dhaweeyay Madaxweynaha badhasaabka gobolka ay caasimadu ku taalo ee Kuwayt. Qarannews desk.
  22. No group will be strong enough to take over Mogadishu, as long as the African union troops are there. The alshabaab have an excuse to continue the fighting and innocent people will only lose their lives. Koonfurians very sad story.