Xaaji Xunjuf

Nomad
  • Content Count

    29,812
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    77

Everything posted by Xaaji Xunjuf

  1. mashallah abaara dalki madhiye.waleh. wa in la ducaaysta.
  2. Kuma dhacaaan Yusuf siyaad indhacade wa laandhere , alshabaab isku ma tabtaan laandhereyaasha ileen way is ogyihin eh.
  3. Originally posted by General Duke: No I disagree with you. Puntland and Somaliland should mind their own business at this time. Sharif and his Midnimo Qaran government should defend itself. After all he seeked this job and no one forced him. I disagree sh hotel and his government are to weak to act so there for we need to act.if the shabaab if they fully control Mogadishu and anything south of galkacyo Somaliland and puntland should work side by side .at least to defeat this conmen enemy , I think even riyaale should place some of his troops in galkacyo. Haday arinti qadhaato weyaan taasi.
  4. Originally posted by Emperor: ^Adeer Shariifka, Hassan Dahir iyo Alshabaab are all fools, waxay kasimanyihiin waa dowlad-nimo iyo kala danbayn nacayb, A-Yusuf iyo Ethiopia ayaad kumarmarsooteen hada meesha majoogaan, maxaa dowlad oo hirgalin waayay oo maxaa la isku dagaalayaa? Hadii kale sidaadii odaga isaga marmarsoow.... they believe emperor ama sharif ha imaado ama shamsudiin ha yimado shaqadooda maha nimankan waxay aminsanyihin tfg ba xaraan ah ciidi oo gashana wa murtad gaal ah. cabdilahi yusuf iyo waxa kuma xiidna iyo Ethiopian. xassan daahir aweys said a few days back siyaasadi hore ayaanu waddana anagu sharifku siyaasad cusub buu la yimi kana yeelii mayno.
  5. waad jeceshihin inanu idin maamulno somaha lol. laakin waxayago reer ka weyn , ina riyaale baanu ku qanacsanahay lol.
  6. I have a back up plan does puntland have a back up plan
  7. Its funny fikir islaamad ka hadlaysa and you stop at lawyacade what is stopping you in lawyada cade Djibouti gall haday ka dacaad tahay oo dhulka canfarta gall eeh mulimiinta. Oo soco mise waxagu wa Somaliland uun lol Kilinka shanaad oo gudub haday fikirkan islaamka ka dacaad tahay oromada xorree. Lol. Laakin Somaliland these guys you are talking about godane they are wanted in Somaliland jail ba oo qorran kuwasaad adigu na emir ugu yeedhaysa lol. Runtii these people won’t pass galkacyo hadaynu runta isku sheegno hadabay soo dhafaaan ahlu suna waljamaca we saw the karbaash they got from ahlu sunna waljamaca in galguudud and gobolada dhexe.
  8. if sh sharif is smart he will re group and support the ahlu sunna wal jamaca or any resistance that is against these alshabaabist.
  9. Duke you said in one of your other post that puntland gave the sharif the benefit of the doubt did anything change yet. Or will you guys wait till sh sharif makes a decision
  10. What will the t f g do now what is their next step will they re group and try to liberate mogadisho now when the world sees that mogadisho the biggest major parts of the city are in the hands of the al shabaab and xisbal islaam , will the west send foreign troops one more time. Wil sh dalxiis resign in a preconference. Or will he stay in power as the legit president of Somalia who has no power whats so ever a president on paper. What will alshabaab and xisbal islam next step be will they take on each other. Or will they form a real coalition against ahl sunna wal jamaca in gobolada dhexe. Debate.
  11. Odayaal dhaqmeedku kuma jiiraan dagaalkan they will always say nabbada ha la ilaaliyo and axmed diiriye wa oday dhaqmeed.
  12. wasiirka arimaha guddaha i heard he has zero political experience. And he is the one who refused to unite the tfg soldiers and the maxakiim soliders under one military force. How the hell dawlad ciidankeedu badh na cumamada xidhanyihin badh na uniform.
  13. a clan war after all this looks good for the sharif he can counter attack the shabaab now.
  14. 25 ku dhimatay dagaaladii Muqdisho oo xoogeystay 10 May 10, 2009 - 1:48:51 PM Ugu yaraan 25-qof oo uu ku jiro sarkaal ka tirsan dowlada ayaa ku dhintay 57-kalena way ku dhaawacmeen dagaalo u dhexeeya Maxkamadaha Islaamka ee dowlada raacsan, Ururka Xisbul Islaam iyo Ururka Al-shabaab, kuwaasoo xalay [May 9] oo dhan ka socday Muqdisho. Dagaalada oo weli socda ayaa ka dhacaya xaafado ka tirsan degmooyin Wardhiigley iyo Yaaqshiid, iyadoo xoogaga Al-shabaab ay ku siqayaan goobo muhim ah oo ay maalmihii lasoo dhaafay ku sugnaayeen maleeshiyada Maxkamadaha; waxaana xaafadaha qaar daadsan maydad. Goobjoogayaal ayaa sheegay in dadka dhintay ay qaarkood madaafiic kula dhacday gurayhooda, iyadoo dadku ay saakay bilaabeen inay guryahooda ka cararaan, ayna dib ugu laabtaan goobaha lagu barokacay sida Ceelasha Biyaha. "Madaafiic iyo rasaas xoogan ayaa la isku dhaafsanayaa xaafado ay ka mid yihiin Suuqa Bacaad oo ka tirsan degmada Yaaqshiid... dagaalku wuxuu u dhexeeyaa Xisbul Islam oo gacan ka helaysa Al-shabaab iyo Maxkamadha taageersan dowlada" ayuu yiri Cumar Ismaaciil oo ka mid ahaa dadkii ka cararay guryahooda. Sidoo kale dadka deegaanada lagu dagaalamay ee degmada Yaaqshiid ayaa sheegay in xoogaga Maxkamadaha Islaamku ay xalay la wareegeen saldhiga Degmada Yaaqshiid, halkaasoo laga fara-maroojiyay Xisbul Islam. Dagaalka ka socda degmada Wardhiigley, gaar ahaa agagaarka Madaxtooyada ayaa wuxuu ka bilowday kadib markii baasuuke lala beegaday gaari uu leeyahay sarkaal ka tirsan dowlada, kaasoo la sheegay inuu dhintay, halka ilaaladiisa qaarkood ay dhaawacmeen. Madaafiic dhowr ah ayaa lala beegsaday Madaxtooyada [Villa Somalia], halkaasoo uu ku sugan yahay Madaxweyne Sh. Shariif, balse ma jirto khasaare ay sababeen madaafiicdaas oo la sheegay. Gudoomiyaha Ururka Xisbul Islam Sh. Cumar Iimaan oo horay dagaalka ugu tilmaamay mid aan wanaagsanayn ayaa ka dhawaajiyay inay dagaalka ku biireen markii la weeraray saldhigyo ay ku leeyihiin Muqdisho. "Ciidamo taabacsan Maxkamadaha Islaamka ayaa weeraray saldhigyada Wardhiigley iyo kan Yaaqshiid oo ay ciidamadeenu ku sugnaayeen, sidaa ayaanan dagaalka ugu biirnay, waana wadaynaa" ayuu yiri Sh. Cumar Iimaan. Dhaqaatiirta Isbitaalada Dayniile, Kaysaney iyo Madiina ayaa sheegay inay soo gaarayaan dhaawacyo kala duwan, iyagoo xusay in dhaawacyada qaarkood ay yihiin kuwo halis ah. Iskahorimaadyadan u dhexeeya kooxaha mucaaradka ah iyo ciidamada dowlada ayaa noqonaya kuwii ugu cuslaa ee ku dhexmara Muqdisho tan iyo markii ay ciidamada Ethiopia ka baxeen Somalia. Dadweyne badan ayaa ka firxanaya guryahooda, iyadoo ay soo baxayaan baaqyo lagu dalbanayo in dagaalka la joojiyo, mana jirto koox si gaar weli uga hadashay dagaalka. GAROWE ONLINE
  15. some one needs to win runtii.
  16. Your right puntland is part of somalia and the south. But they are a region with in somalia.but their part of the country is peaceful, see Somalia is 12 province its not that hard to bring 3 provinces of Somalia under one rule which one clan rules. For the passed 11 years, the real reason they made that region autonomous is because they want to reach the top position of Somalia based on clan basses and region basses. Simple puntland wa ku nabbad ina abdirashid na wa la dhuqaya sh hotel. so if xammer stays the same you don’t mind that’s why you don’t want to see a real winner .
  17. Ciidamo Ethiopian ah oo Soo Galey Hiiraan Sunday, May 10th, 2009 at 9:42 am Cabdalle Muumin HR Media News Desk Wararka naga soo gaaraya magaalada Beledweyne ayaa sheegaya in ciidamo Ethiopian ah ay soo gaareen degaano ka mid ah gobolka Hiiraan. Wararka ka imaaaya degaano hoos yimaada magaalada Beledweyne ee gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in degaanada Far libaax iyo Diifow oo qiyaastii 50 KM xagga Waqooyi Galbeed ka xiga magaalada Beledweyne ay soo gaareen ciiidamo Ethiopian ah oo ku heysan gaadiidka dagaalka ee waaweyn. Dadweyne degaanadaasi ku sugan ayaa u xaqiijiyey Horseed Media in labadii maalmood ee la soo dhaafey ay ciidamadaasi ka soo talaabeen xuduuda u dhexeysa labada dal ee Soomaaliya iyo Ethiopia. Good joogayaasha ku sugan degaanka oo aan dooneyn in lamagacaabo ayaa ugu waramay Horseed Media in ciidamada oo kala dambeeyey ay fariisimo ka sameysteen degaanada Diifow iyo Far Libaax oo ah dhul miyo ah oo ay xoolo dhaqatadu degan tahay. Lama yaqaan sababta ciidanka ethiopianka u yimaadeen gobolka Hiiraan oo ay horey uga bexeen hase yeeshee imaanshahooda ayaa ku soo beegmeysa iyadoo dhowaan Beledweyne uu ka dhacay dagaal dhex marey xoogaga Maxkamadaha ee gacanta ku haya maamulka gobolka Hiiraan iyo kuwa Xisbul Islaam oo magaalada dagaal kula galey. Maamulka gobolka Hiiraan ayaan weli wax war ah ka soo saarin imaanshaha ciidanka Ethiopian-ka ee gobolka Hiiraan. Waxaase ciidankaasi walaac ka muujiyey dadka degaanka ee xoolo raacatada ah.
  18. What will I benefit if the south keeps burning nothing absolutely nothing but its better if the south gets a winner you said Abduraxmaan tuur iyo cigaal aun yaa adkaaday cigaal ba adkaaday. And jamac cali jamac and cabdilahi yusuf yaa adkaaday. Cabdilahi yusuf ba adkaaday even though cabdilahi messed up the south big time when he was in charge of the tfg during the icu days in 2006 the courts where one faction in 2006 and look at them today. But you on the other hand you have big plans you want Mogadishu to be the same as it was before abdilahi yusuf got elected. xammer to stay messed up no clear winner and getting your piece of the pie and invest that in puntland. But if the alshabaab takes control there wont be a t f g in xammer and your funds will stop.
  19. Emperor you’re a bit naïve as I would say they have tried the passed 18 years more then 15 reconciliation deals , and non of those reconciliation deals where effective. So let them fight and let the strongest one rule. It’s simple as that. Plus the era of pan somalisme is over Somalidu wa isku dad laakin kala dan.
  20. If that is so Somalia will remain like this for the next century. No clear winner no Somalia witch means no improvement of reconciliation, Somalis don’t know diplomatic ways. They only know the way of the gun. And if that’s not going to bring a solution things are going to be like this.
  21. Well xammer is the power base xammer hada lugu kala adkaan laha ciidi uun qabsan lahayd dhinac bay oo dhicii lahayd. one big war will solve it all as i see it. laakin in la is dawado wakhtiga uun ba ku dhamanaya.
  22. war lafihi ba soo tag tagaan la xawla war ya ummada kuwa ka qabta
  23. Emperor mar uun dadkani ha kala adkaadan ma waxad rabta inay somali waligood ku jiiraan koox hebbel ayaa galbeedka mogadisho haysta koox hebbel ba qeybta kale haysta war mar uun hala kala adkaado.
  24. What I don’t understand is the sharif is from Mogadishu how can he lose the biggest parts of Mogadishu to foreign fighters and fighters from other regions who united under the banner of shabaab. This government wasn’t strong in the beginning, and the so called opposition guys in his government can’t anything.