Xaaji Xunjuf

Nomad
  • Content Count

    29,624
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    72

Everything posted by Xaaji Xunjuf

  1. cheap shots dukie 31 may is in 2 month things where not ready for the election yet so the election wa inay sii fiican oo dhacdo.
  2. Rayaale and his vp must go a interim government needs to be established so they can set up the election. Rayaale and udub had one year the time to organize the election as good as possible they failed.
  3. It means that puntland did great a guy who they could punish inside bosaso they send him back to hargeysa. Because ninkani danbi puntland wu ka gallay waaaki Somaliland oo fadhiye gobolka sool kuxigeenka cali sandule. There for he is a treat to puntland. Second he became part of the parliament of the sharifs government in Djibouti so he was a treat to Somaliland so Somaliland arrested him Thank you puntland for giving back our citizens . who did khiyaamo qarran.
  4. Originally posted by General Duke: ^^^Adeer you can arrest your clansmen all you like that a local issue. This man was important to you because he was selling out his own clan, and this is a great message to the rest who are working for Shankaroon only in Puntland/Somalia can they get thir dignity. We arrest every one who participate in the peace deals in Somalia or even becomes a parliamentarian in Somalia federal government regardless of their clan. But my question to you is why didn’t puntland arrest this guy when he is bossaso he did treason against puntland working with Somaliland remember
  5. Not really every person who takes part of dawladah konfuurta somaliya will get arrested remember when Maxammad xaji iebrahien cigaal arrests Jamac maxammad qalib Buuba will face the same problem if he comes to Somaliland he will get arrested the lascanood people are no different then sifir from burco. Now what I don’t understand is this guy went to puntland and puntland did not arrest him he did khiiyaamo qarran he fought puntland in lascanood remember. Now bossaso send him to hargeysa.
  6. Xukuumadda Somaliland oo Xabsiga Dhigtay Guddoomiye-Xigeenkii Hore ee Sool oo ka Mid Noqday Baarlama Written by Qarannews Feb 27, 2009 at 05:23 AM Xukuumadda Somaliland oo Xabsiga Dhigtay Guddoomiye-Xigeenkii Hore ee Sool oo ka Mid Noqday Baarlamanka IMBAGATHI Hargeysa (Qarannews) - Waxa maanta laga qabtay madaarka Hargeysa ee Cigaal Moxamed Moxamoud Faarax (Indhabuur) oo hore u ahaan jiray Guddoomiye-Xigeenka gobolka Sool ee JSL. Waxana loo taxaabay saldhiga dhexe ee Hargeysa halkaas oo weli uu ku xidhan yahay. Sida wararku sheegayaan waxa Indhabuur ka soo kicitimay Djibouti isaga oo tagay Bosaaso laakiin maamulka Puntland ayaa dib ugu soo celiyey diyaaradii uu la socday. Markii diyaaradii Hargeysa dib ugu soo laabatay ayey ciidanka ilaaladda gegedda diyaaradaha ee Cigaal ay halkaa ku qabteen. Warar ka soo baxay wasaaradda arrimaha gudaha ee JSL waxay sheegayaan inuu Indhabuur fasax gaaban ka qaatay xilkiisii laba bilood ka hor, ka dibna ay ku war heleen isaga oo ku biiray Barlamanka TFG-da qaybta dhawaanta lagu kordhiyey ee garabka Sheikh Sharif. Waxa lagu eedeeyey Indhabuur: Khiyaamo qaran iyada oo aan sharciga JSL ogolayn muwaadiniinta reer Somaliand inay ka qayb qaataan shirarka ku lid ah jiritaanka Somaliland Lunsi hanti ummadeed isaga oo gaadhigii qaranka iyo hanti kaleba daayacay. Waaheen
  7. Xildhibaan ka tirsan dowlada Federaalka ee Somalia oo masuuliyiinta Somaliland ku xidheen Hargaysa Warkii 27-Feb-2009 iyo Qormadii: C/naasir C/laahi Gudoomiye ku xigeenkii Gobolka Sool ee Maamulka Somaliland hadana ah xildhibaan ka tirsan dowlada federaalka ee Somalia Maxamed Maxamud Faarax (Indhabuur) ayaa shalay lagu xidhay magaalada hargaysa ee xarunta Somaliland……………. Mr: Idhabuur ayaa 25 bishii January ee sanakan ka baxsaday maamulka Somaliland isagoona ka qaybgalay shirkii isku darka baarlamaanka Somalia halkaas oo uuka helay xubin baarlamaan waxaana uu isla magaalada jabuuti kaga qaybqaatay doorashadii Madaxaynaha Somalia. Xildhibaan Maxamed Maxamuud faarax (Idhabuur) ayaa markii uu ka soo kicitimay magaalada jabuuti isku dayey inuu ka soo dego magaalada Boosaaso ee Dowlad Goboleedka Puntland balse masuuliyiinta gobolka Bari ayaa udiiday isagoona ka soo degay magaalada hargaysa oo uu hada ku xidhan yahay .. Masuuliyiinta Somaliland ayaan ilaa hada ka hadlin xadhiga xildhibaankaasi waxaanuna xidhiidho la samaynay taliska booliiska hargaysa noo sheegeen in maxkamada ay u gudbin doonaan , dhinaca kale ma jiro isna war ku sabsan xadhiga xildhibaan indhabuur oo ka soo baxay dowlada midnimada qaran ee magaalada Mogadishu. Wixii waree ka soo kordha haka fogaan www.afnugaal.com C/naasir C/laahi Cali Afnugaal.com Faatax08@hotmail.com
  8. curses maha isaga sheegan jiiray inu aha inkaarqabihi mudug lol well C.yusuf yey is one of the most funniest somali siyaasiin the passed few years laakin wuu nastay odaygii so duke when will he be back in puntland.
  9. war odaygii cabdilahi yusuf yey inkaarqabihi mudug sookaan qurux badnaaday odaygii sanca wabu ku nastay
  10. najmudin there where always niman konfuur naga qabta and they where always considered caade qaate. So i don't see what's so special about these guys in 2004 buuba was the foreign minister of the t f g what the difference between the 2 is now then.
  11. selebaan gaal next president of somaliland 29 march that is xeerka somaliland.
  12. Komiishanka Doorashooyinka Somaliland Oo Sheegay In Aanay Doorashadu Wakhtigeedi Qabsoomi Karin Sababo La Xidhiidha Dhaqaalaha iyo Farsamada -------------------------------------------------- ------------------------------ () hadhwanaag 2009-02-23 (Hadhwanaagnews) Hargeysa(HWN):-Komiishanka doorashooyinka Somaliland ayaa markii ugu horeysay shaaca ka qaaday inaanay doorashada madaxtinimada Somaliland ku qabsoomi karin wakhtigii loo cayimay. Sidaana waxay komiishanku ku sheegeen fadhigii Golaha Wakiillada ee Maanta oo ay warbixin ka siiyeen hawlaha doorashooyinka iyo ilaa hada waxa diyaar ah. "Komishinka Doorashooyinka Qaranku wuxuu imika ka soo baxay hawl juhdi weyn oo ah diiwaan gelintii codbixiyeyaasha ah hawshaasi oo aan filayo inay taariikhda wadankeena tiir ka mid horumarkiisa ay noqon doonto.Waad og-tihiin Somaliland waxay u ahayd diiwaan gelintu kolkii labaad wadankan dadkiisu muu ka soocnayn dadka kale, ku dheeraan maayo shacbiga dalku ku yar iyo ku weynba si laxaadle ayay uga qeyb qaateen, arintaas deeq bixiyeyaashuna tacab badan bay ku lahaayeen." Ayu yidhi Guddoomiyaha komiishanka doorashooyinka Somaliland Md, Jaamac Maxamuud Cumar(Jaamac Sweden), Isaga oo hadalkiisa sii watana waxa uu intaa raaciyey oo uu yidhi “Hawsha imika komishinka u taala ee deeqbixiyeyaasha iyo ha’yadan lacagaha la soo mariyo ee [inter-Peace] noo dhaxaysaa waa in si hufan looga shaqeeyo diiwaan gelintii codbixiyeyaasha ee laga soo ururiyay wadanka oo qiyaastii Milyan Iyo Afar Boqol ku dhawaad ah, si caalamiya oo qawaaniinta caalamiga ah ku salaysan oo la isla wada og-yahay looga saaro wixii is diiwaan geliyay hal mar wax ka badan, taasi waa diyaar Ha’yado caalamiya ayaa eegaya tayada mishiinada Serfarka. ha noqoto inay dhaqaalihii bixiyaan, ha noqoto inaanu ula nimaadno miisaaniyadii doorashada, ha noqoto inaanu heshiis la galno qolyaha lacagtu ay soo marto, taas macnaheedu waa in shuruudaha aasaasiga u ah in lacagta la helo oo ay kow ka tahay inaanu heshiis la galno ciddii lacagtu soo maraysay in miisaaniyad la isla sameeyo doorashada lagu qabto inta aan deeq-bixiyeyaasha looba tagin. Dawladuna ay balan qaadkeedii kharashaadka bixiso si loo ogaado halka ay wax ku baxayeen." Gudoomiyaha Komiiishanka doorashooyinku Jaamac Sweden waxa uu sheegay inaanay kaligood go’aan ka gaadhi Karin mudeynta wakhtiga doorashooyinka la qaban doono Deeq bixiyeyaashu xisbiyada qaranka iyo annagaba [Komishinka ] way na soo mareen, wixii ku lug leh muddaynta doorashada waxa weeyaan wax ay ka tashanayaan dhinacyada ay khusaysaa oo isla eegaya jid wal u dejinta hawlaha doorashada"ayuu yidhi Jaamac Sweden. Hadalka komiishanka doorashooyinku waxa uu ka danbeeyey kadib markii go’aan gole[Parliament Resolution] Golaha Wakiilladu doraad soo saareen ay komiishanka doorshooyinka kaga dalbadeen inay horyimaadaan, isla markaana warbixin ka siiyaan hawl socodka doorashooyinka. Dhawaaq komiishanku kaga dayriyey qabsoomida doorashooyinku waxay ku soo beegantay wakhti ay dalka ka taagan yihiin weedho xanaf siyaasadeed huwan oo ay Xisbiyadu is-dhaafsanayaan, iyada oo ay wakhtigii hore loogu cayimay inay doorashooyinku ku qabsoomaan ay ka hadhsan tahay 34 Maal-mood oo kaliya. Maaha markii ugu horeysay ee doorashooyinka dib loo dhigo, hasayeeshee ugu yaraan dhowr jeer oo kale ayaa dib loo dhigay, iyada oo sababaha dib loogu dhigayeyna ay ugu weynayd in la diwaangeliyo cod bixiyayaasha ka hor inta aan doorashooyinka la gelin. Intaa kadib waxay mudanayaashu xubnaha komiishanka doorashooyinka ku boobeen Su’aalo. S: Md. Axmed Ducaale Bulaale: Doorashadu haddii wakhtigeedii ay Ku dhici weydo maxaa la yeelayaa? Waxa uu CaCali Biikallo kaga jawaabay oo uu yidhi “Doorashada wakhti baynu u qabanay hore oo ahaa heshiiskii markii doorashadii dib u dhacday kal hore, waxay heshiisku ahaa in mudada ka horeysa 6-da bisha April ay doorashadu qabsoonto, haddii ay yimaadaan xaalado si kastaba ha ku yimaadaane keeni kara in mudadaa lagu balamay ay doorashadu ku qabsoomi karin, xaaladaas waxa heshiisku odhanayay waxa wada jir uga go’aan qaadanaya Komsihinka doorashooyinka iyo axsaabta qaranka. Imika sidaas aanu idiin sheegnay mudadaas lagu baahi bixi karo, waanu ka shiraynaa markaa wakhti lagu wada qanacsan yahay ayaa la soo saari doonaa. Laakiin muddo aan ku odhanayo waa wakhtigaasi ma jirto balse gacanta ayaa lagu hayaa”. Mustafe-Janaale Hadhwanaagnews.com/Office Hargeysaa/Somaliland
  13. anigu waan aqaana wa ina cabdilahi omaar nimaankasii dacaad uma shaqeynayaan t f g lacag ba lugu qaata looooooool Dhanka somaliland na kollay caada qaate bay ka yihin.
  14. its funny wasiirada 4.5 ba lugu qeybsanayaa wasiirka arimaha diibada wasiirka arimaha gudaha wasiirka gaashaadhiga wasiirka maaliyad looool i hope sifir gets wasiirka arimaha diibada and not that guy from sanag
  15. war its a start they want to make a mamuul for the south from kismayo yo the outskirts of galkacyo.
  16. looooooooool whats the point u guys are part of somalia
  17. ahahaa they are saying the passed few days goor dhow ba la magacaabii doona raisal wasaare maalin kasta big deal. raisal wasaaraha na jabuutii ba lugu soo magacabaya alla somalidiinan idin sheega , dawlad , dal shisheeye lugu soo dho dhobo shaqeyn meyso.
  18. Absolutely the opposition will take this as point to attack the udub regime in Somaliland I am sure of that. But the vp him self just said the people are Somalis and will always be Somalis. Yet we are different countrys .Maybe he is referring to something what the Arabs do some sort of Somali people who are united under a organization or something. And besides the vp is a very religious man. And honest